SH MAXAMED UMAL MUXUU KA YIRI HADALKII Sh XASAN TAKAR QEEBTA 1AAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии • 9

  • @alinornageye3579
    @alinornageye3579 4 года назад +2

    sh Umal.mahdaanid

  • @SuperCcyoung
    @SuperCcyoung 13 лет назад

    maasha ALLAH...ILLAH ajir iyo xasanaad fara badan ha siiyo sheikha, run ahaan xili fiican bay ku soo aaday muxaadaradan taasoo ahayd ka hor intii aan la dilin sheikh Dr.ahmed haji abdirahman, maalintii hadalkan uu baxay ka dibna waa la dilay sheeikh ahmed haji....taasi waxay inoo cadeyneysaa inay culimadu wax badan ka ogyihiin fidnada ka dhallan karta hadalada Al-Shabaab iyo xukumadooda Muslimiinta lagu dilayo.....

  • @Thepathfoever
    @Thepathfoever 12 лет назад

    manshallah

  • @hosobify
    @hosobify 12 лет назад

    MASHALLAH

  • @wadaniforever
    @wadaniforever 12 лет назад

    Masha allh sheeq

  • @mohamedyare523
    @mohamedyare523 9 лет назад +1

    War sheeekha aduuunyo baaa saaa mayse ee marka waxa uu rabaaa in uuu fadhiga uuu ka fadhiyo jihaadka buuu qiiil U baaraayaaa ee iska qiro uu waxa tiraadaaa waaa kaqay .
    Jihaaadi diinte faraha kala dhax..
    اللهم انصرالمجاهدين في كل المكان

  • @IBRAMOURSAL
    @IBRAMOURSAL 13 лет назад

    sheikh umal wuu sidifaacayaa lkn mid baa ka maqan waxaan dhihi lahaa muxadirada la shegaayo dhageeso waxa leey sheegay lees kuma difaaco wax cusub dhihi lahaa qofki qof muslim ka been abuurta alle asana abaaal kiisa siiya lkn waxaa la sheeegay hala qabsi haak dhigan waayo waxaa in badan ku soo celisay waxaa lee sheegay xasan takar ayaa lee sheegay ino muxadiro qabtay marka sheikhoow bal wax hubso waaxaad ogtahay na kahadal

  • @IBRAMOURSAL
    @IBRAMOURSAL 13 лет назад

    bro ha isku danbaabin culumada qeeybk ma oga waxaas aad ku hadashana ma'ahan wax muslim ku hadlo hadi sheikh la dilay na umal ma ogeeen warna umahaayo marka buubuuniska iskadaaa wadaad walba somali ah na siyaasad faraha kula jiraa waxaan dantiisa eheeyn kama shaqeeeyo marka aqligaaga diinta iyo sunnada nabiga csw raaac sheikh hebel yiri waliga meel hala istaagin sheikh walba waa bini adam hadal kiisana waxyi ma'ahan wana iga talo

  • @abdullahmahamoud7727
    @abdullahmahamoud7727 11 лет назад

    war sheikho wax uusan hubin mesha lama uusan imaanin ninka codkiisaba lagu dhageesiiyeybe inte usocota culimada amaansiii