Aniga waxan ad u jeclahay in an boradhagti sosaro aniga gar i ah sida sakida iyo karemada jirka hadane maclumad fican ka ma haysto oo waxan aqon wanagsan u lahan in an bulshadayda ukeno marabo tala wanagsan isiya ilma aderayal
Aniga rabaa ina furo maktabad wayn bugaagta lagu gado laguna soo bandhigo sababto ah waxa wadankeena ku soo badanayaa dadka qorayaasha ah man hystaan meelo lagu soo bandhigo huteelo iyo lala aada bandhigyada
ALXM wllo Runtii Wxn jira 21 sano wxna Aburey 11 ganacasi Ayan sameyey hal mid mahee wxa kalle faaido kama hellin kii u yaraa lacagtiisa wxn ku billabey 15000 doller mrka dadaal iguma yaree sidan i Nasiib Xumahy Ayan is Iri hadana wali wan sii wada kamna niyad jabo
Soo dhowaada walalayaal 4 tan shaqo kee is leedahay ka faa'idayso?
Aad bad umahdsantahy wll aniga ahaantay xirfada dawaarka
Zakariye Abdullahi Ali jazakulahkheyr Allah bless you 💋❤👍👏
Kan mac'macaanka maxa yeelay aad ayaan u aqaan alxdullilaah waana bilaabaya waana kula so socodsiinaya wllky zakariye kun iyo kow jeer mahadsanid
Zakariye Abdullahi Ali walaao caawin iyo talo gaar ah ayaan u baahanahay
Ilaahy hku sharfo waadku mahadsan thy sida hablaha walaha een awoodayn inay dibada ubaxan uga fikiryso
Mashallaah wll zakaria inshallaah waxa imaandoonta in soomaali oo dhan dareenta kaalinta aad ugu jirto iyo hawsha aad isa saartay
Jazakllh qeir wll hormar nala raba tahay ,Allh ka abaal mariyo wangaga
masha Allah ani 3 home bakery ba ku fcnahy alx.cake tortaha sameya ana guriga joga 25dolar siya lkn ina Hormar kasi saraya thanks
Mashaa Allaah
Si adag u shaqee insha alah guul wayn ba ka gaari
Gabdhaha usoo badi fursadaha waayo iyagaa ugu badan waxtarka nolosha qoysaska dhamaan dhinac walba . Oo kuwa dalka joogo iyo kuwa qurbaha joogo usoo kala micneey qeyr alaha ku siiyo waa lagaa faaiidey wllkey keep going
Labaa shey oo hobby geyga aha ayad sheegtey dawarka dharka ayan 6bilood ku jira towbar from germany wlhi wa qali wxn rabaa backing ku xigsiyo inshallah
Jazakallah khayr farabadan allha Ku siiyo wll
M.shallh wll sakariye ad baa u mahadsanthy hore u soco
Masha allh thanks walalo sidaa noola jcshahy hormarka ❣
Fikrada ugu dambeeysa ayaan bal is leeyahay ka faaiideyso. jazakallah walaal
Inshallaah Allaahna wuu kaa abaalmarindoonaa
Maansha allaah walaaloow waad ku mahad santahay taageerad gabdhaha aad u fidisay
Aniga waxan ad u jeclahay in an boradhagti sosaro aniga gar i ah sida sakida iyo karemada jirka hadane maclumad fican ka ma haysto oo waxan aqon wanagsan u lahan in an bulshadayda ukeno marabo tala wanagsan isiya ilma aderayal
M.a wan kahely zxp
Wadku mahadsanthy wllky sida marwalba aad noo dhiri galisid 😊
Adaa mudan walal soo dhowow
Wataa xirfadayda aan ku riyoodo tulinta 🤲❤
Wcs. waraxmatullahi wabarakaatu walaal Zakariye, aad ayaad u mahadsan tahay jazakallahu kheyr
Mahadsanid wll zakaria aad ban uga faaidaystay fikrado kale oo women in business hadaad hayso nala wadaag walalkay jazaaka Allaah
Thank you so much
Manshaa Allah brother
MaashaAllah qof waxtarleh baad tahay .
Masha Allah Alle haku barakeeyo indeer keep going
Wlhi waxn ahy gabar aad ujecel ganacsiga aad bad umahdsantahy wll qaali
Mashllh dhiiri galiye wangsan baa tahy wll ilahy khayr badan hakaa siiyo waxyabn aad noo samyso
Ganacsi ama shaqo wiilasha guriga ku sameysan karaan noo soo gudbi.
Fadlan
Ibrahim Mohammed ali gedi ad wiil badd tahay banaanka kasoo shaqee guriga maxaad ka qabanaysa..
Habiba Mohamed 😂😂😂😂
Mash allah hablaheenna alle ha innoo xafido
Shukran wllo🎉
masha allah walal bulshada kobcinteeda ayaad isku xilqaantay allaha kaa ajirsiiyo wallal
Allaah yakatar amsaalak hooyo wiil faaiido utaray bulshada ayaa tahay liibaan oo waxba kuguma adkadan inshaa Allaah
anoon ifanoneeynin wa kushaqeesta4
Thank you so much. This is Expensive think
Maasha alaah walaal sida fiican ee aad noogu sharaxdey casharkasn
Shukran wll jazaka allah
Masha allh alle ha ku daayo bro
Wll mahadsanid zakariye
Wad mahad san tahay wll aniga labada ugu horaysa ayan is lahaa isku ba darso insha allaah wan rajeynaya inan ka miro dhaliyo
Masha allah ilaahay hakuu barakeeyo caqliga iyo carabka
Jazaaka Allahu khairan
Maasha allaah
Mahadsanid wllo qli
Msh Allah wll alle haku xafido
Mansha allah hawl muhiima bulshada u haysa hormar wacan wall👏👏👏👏
Masha Allah wlky mahasanid
Mahadsanid wll sakariye
Mahadsanid walalakeey
4 business girls
Coofeer
Harqaan , best designs tailored business,
Bakery 🥯
Cosmatic product line
Intas ganacsi aad sameysay maku jira cdy
Ma shaa Alah walaakey baarakalaah.
Wllkey wlh waa ubaahnaay manta ku arkay waan kusaaray sabiskareyba waan mahadsan tahay
Ok.wll
Masha Allah walaale ajar iyo xasanaad hadinkasiiyo hire usoco
Allha kubarkeeyi wall shugren
Thank you aboowe maso koobi Karo mahad celintaada
Rabi cilmiga hakuu siyaadiyo waxaan hubaa in malaayin ey ka faaideysan doonto waxaan ogahay sidiiloga faa ideytay shaqa abuuri cabitaanada dalka iyo sey miro dhal u aqatay ani ahaa aad ayaan ugu fikiraa mid kamid ah ayaan bilaabay insha allaah waan ka mira dhalin waayo mac luumad aan ku fikirey oo dherad ah ayaan kaa helay walaal rabi haku xifdiyo
xagee waxa marsiinaysaa 2 sano ka dib sidaan filayo waad guulaysatay waana ka miro dhalisay
Mahadsanid wllo aad iyo aaad nosoo badi fikradaha anfacaya dumarka hada tan wanna fAA IDAY
Mhadsanid walaal
Thanks bro
Hawl fiican aad wadaa bro lkn codka kor uyarqaad markaad hadlaysid 👍
Baaraka laahu fiika Walaal sakariye Cabdullaahi Cali
Masha allay mahadsanid walaalo
Hore usoco wll
Masha Allah wll waa na dhirigalisay Insha Allah waan sameyn doona
mnsha allh
Mashaa allaah horay usooco
Mn sha Alaah ilaahow ku xafid wll
Asc wll codkaga wa liitaa fadlan kor uqaad
Mahadsanid
Saaxiib xaggee kaala so xidhiidhaa ganacsi ban bilaabi lahaa fikrad bn kaa raby inad iga siiso.
4ta ganaczi waaa
1:home sallon ><
2:dawaarle
3: macmacanka
4: cosmetics product (skincare +hair care
Thank uh wll
Mansha allah wll
Maasha Allah
Sakiriye wallo waxaan u bahanahy qalabkan saluunka sidan ku heli karaa
Wadmahdasanthy wll 🙏
Waan ku salamey zakariye waad ku
Mahadzan thy zoo
Gudbintaada fcn zida
Aad noola garab taagan
Thy horumarka hadii
Suurto gal tahay wxd
Kasoo hadashaa appyada iyo websiteyada
Lacagta laga helo dadbaa kasoo hadla lkn
Waan ku wareernay
Wxd kale kasoo hadashaa ganacziga eppay alibaba amazon
Sida loogu dhex
Shaqaysto mahadzanid
Maasha alaah
masha allah
Masha Allah tabaraka laah waxan ku fikirayaa channelkan maxaad marhore u arki wayday
Masha Allah hobo waan u baahanay how to do online
Business mahadsanid
Thanks bowe
Thanks wll waxan ku waydiinayaa ma jiraa program lacag lagu sameeyo
Walaal qaaliya
MAN sha Allah
Wll shankun Ayaa hesta intee wax ka bilaawa Epow
isheg
zxp guul baan ku rajanyaa
zool
Tnz wll lkn gabdhaha jira 13 llama 14 ma looga baahan yhy inay bartaan xirfadahaas gaar ahaan tolmaha iyo cuntada
MashaAllah walal wanka faaidnay
Ma sha Allah keep going walal
Jazāk Allāhu Khayran
Maashaa Allaah Allaha Ku Barakeeyo ❤🌹
Mansha alh sedxdba wan ku fikiraa hooyo ban ahy lkn aada uga xumy wakhti iyo dhaqle ma haysto😭😭😭
Mo alim gancsiga iyo baahida jirta xiriir miyey leeyihiin
❤❤❤❤❤
Asc Wllo halken laga heeli kara waxay laguu shuumo kreamda jars ka oo markasta aad heli karo? Please isoo sheeg hadad wax kaa ogtey?
Wlky aad ba umahdsantahy ani waxn ahy ardayd weliba iskool sare fasalka form four waxaan rba gancsi inaan bilaabo wll oo dhanka dharka ah horta wax lacag ah mahysto lkiin waxn jeclhy ina bilaabo waayo bahiyahyga ayaan rba inaan kukafiyo wll ila heee jamcedeeed mxa igula talin lahyd adoo raaliya
Aniga rabaa ina furo maktabad wayn bugaagta lagu gado laguna soo bandhigo sababto ah waxa wadankeena ku soo badanayaa dadka qorayaasha ah man hystaan meelo lagu soo bandhigo huteelo iyo lala aada bandhigyada
Ku soco waa shaqo fcn
Mashallaah aad baad u mahadsan.
ALXM wllo Runtii Wxn jira 21 sano wxna Aburey 11 ganacasi Ayan sameyey hal mid mahee wxa kalle faaido kama hellin kii u yaraa lacagtiisa wxn ku billabey 15000 doller mrka dadaal iguma yaree sidan i Nasiib Xumahy Ayan is Iri hadana wali wan sii wada kamna niyad jabo
Asc abyo sthy
Anaa kuu faideyna ani iso qawo
Wllo waxad igu caawi saah zideeban Ku bilaabi karaah ganacsi dhaqaale yar Ku baxah
Thanks brother jzklahul qeer
M.a
Asc wadmahadsantay walaal
Keep going
M.a masuul waxaad bulshada uheysaa arin muhiim ah
Bro shaqooyin aan lacag badan lagu bilaaabeyn