Комментарии •

  • @FarxiyoTawakal
    @FarxiyoTawakal 2 месяца назад +57

    +252 61 7415486 waakanaa macalimada nabarkeeda qofkii ay ka go antahay in uu barto quraanka kareemka sodhawaada lkn hadii ay laablaka kaatahay go aan soqaado xbbti❤

    • @SumayaAbdiqadir
      @SumayaAbdiqadir 2 месяца назад

      Mahadsanid abyo macaan❤

    • @SeynabJibriil
      @SeynabJibriil 2 месяца назад

      Inabarto warawa❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @SeynabJibriil
      @SeynabJibriil 2 месяца назад

      Hana rawo mamo farxiyo ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Maryanjimcale-d8p
      @Maryanjimcale-d8p 2 месяца назад +2

      @@FarxiyoTawakal shukran abayo

    • @lulhassan2207
      @lulhassan2207 2 месяца назад +2

      @@FarxiyoTawakal wll wax laab laka majiran qeyrkan allah nawafajiyo kuwii ka faideystana allah naga dhiigo

  • @blossom8569
    @blossom8569 2 месяца назад +17

    Waxaan ahy gabar hada 20ka gashay anigoo jira 17 sano aan bilaby saliga nabiga iska dhaaf markaa ciriiri dareemo xtaa hduu qof iga xanaajiyo saliga nabiga isku dajiyaa wlh been idinma sheegayo haka shakinina saliga nabiga iyo istiqfaarta walibo waxa ala yiri saliga nabiga dikri kasto kaa kaafinayo xtaa heesaha way iga madoobaden alxm quraanka aqrista tasbiixda ha mooganina ilaahy markaa baryeesan yaa dul jalaali wal ikraam dhaha wlh waxyaabo badan oo aan raby waan helay kaliga qalbiga haka soo go’do si niyada u tasbiixsada hana ka caajisina mahadsanidiin🫶🏼

  • @QamarUgaaso
    @QamarUgaaso 2 месяца назад +42

    Farxiyo tawakal abyo qur’aanka wa rabaa ani naku so xer ani qur’aanka wa dhameye blse ma xifidsani ilaaheyow i tus ano xifdiye qur’aanka intaa noolahy oo cafimadka qabo 😢😢

  • @Maymanageye
    @Maymanageye 2 месяца назад +40

    Farxiyooy adi iyo asxabtada ii so duceya in alle nabad igu kala keeno intaan hesana rabi ha siiyo

    • @cabdifatuush
      @cabdifatuush 2 месяца назад +1

      Amiiin adna alle haku kala keeni 🤲🏼🤲🏼

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 месяца назад +2

      Alle hakufududeyo abayo in sha Allah 🤲♥️

    • @shukrishiresiyad2623
      @shukrishiresiyad2623 2 месяца назад +1

      Alle ha kuu fududeeyo wallo qaali

    • @LadanYussuf
      @LadanYussuf 2 месяца назад +1

      Allaha kufudeeyo abayo

    • @ShukriAbdullahi-cj6bg
      @ShukriAbdullahi-cj6bg 2 месяца назад +1

      Allah haku cafiyo 🤲🤲

  • @Haffyy
    @Haffyy 2 месяца назад +23

    Hapo Farxiya naga farxiso♥️💯 qisadan aad ayan ogamurugoday i hope inay farxad kudhamato in sha Allah 😢😢

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +7

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🏻🕋❤️

  • @hamdibashirmohamud5961
    @hamdibashirmohamud5961 2 месяца назад +13

    ani murad ban leyahay iso duceya si qalbiya waa malin jimco ah kurban darema in alah iga dulqado

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam 2 месяца назад +13

    Alow u naxariiso mamo fiican waye ilahey janadii fardowso ha geeyo 🤲🤲🤲🤲

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 2 месяца назад +16

    AYEYO RAHAMA Allaha ha unaxarusto 8 Albabod janada Ala ha ufuro ijabo shalyna waa oynaynaay sKana fatxad Alx

  • @FadumoMuxudin-g7z
    @FadumoMuxudin-g7z 2 месяца назад +16

    Number 2❤

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 2 месяца назад +5

    MAASHA'ALLAAH Ijaabo khair badan ALLAHA ku siiyo ADDUUN IYO AAKHIRO ALLAAHUMMA AAMEEN.

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 2 месяца назад +7

    Aadban ugu farxay farxay nolosha ijabo waxana sabab u noqotay mamadii Allah ha u naxariisto

  • @xamdiali-c5v
    @xamdiali-c5v 2 месяца назад +8

    Masha Allah alxm wlhi waa ku farxay ijaabo ilaah ha ku barakeeyo nolosha

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 2 месяца назад +10

    Ilaahayow khyr kadhig

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 2 месяца назад +6

    ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ماشاء الله تبارك الرحمن اكبر الله اكبر الله اكبر الله ❤👍🌹

  • @ridwaanyussuf781
    @ridwaanyussuf781 2 месяца назад +13

    Number one ❤

  • @najah-muzze
    @najah-muzze 2 месяца назад +10

    Haboyareyy waa raba quraanka waa dhameyay Lkn ma xifdisani Ee igu so xir

  • @hamdibashirmohamud5961
    @hamdibashirmohamud5961 2 месяца назад +7

    masha alah alah ha ku barakeyo noloshada ijaab inti garabku sisay rabi janada alah ku arsuqo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 месяца назад +2

    Allaahu akbar Allaahu akbar noloshii adkayd farxad baa ka dambaysay maama Raxmo baana sabab u ahayd magaceeda baaba Raxma ah ilaahow maamadaas u naxariiso ilaahow jirkeeda cadaab ha taabsiin Ijaaboy adna mar walba maamadaas intaad nooshahay sadaqo u bixi. Qiso murugo ku bilaabatay laakiin farxad ku dhamaatay Masha allaah

  • @nagadsaleban
    @nagadsaleban 2 месяца назад +20

    Ijaabo waxan filay in ay hada nolol farxda ku jirto 😢 dhibto waa so maratay 😮

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 2 месяца назад +8

    ❤❤❤❤❤ inshaa Allah kheyr❤❤❤ ijabo

  • @caaishaxuseen5479
    @caaishaxuseen5479 2 месяца назад +8

    M.a wan ku faraxsanhy qisada ijaabo inee farxad kujirto ❤ farxad waarta alle ha ku siiyo ijaabo ❤❤

  • @anabali1098
    @anabali1098 2 месяца назад +4

    Allahu Akbar waa awoodaha ilaahey wax kamida inaw cidow doono kuusoo adeejiyo Maashaa Allah tabaarakallah

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 месяца назад +10

    Qofka ku dhacday sheekada sida aa ugu sheekeynisid ugu ma sheekeyn karo m.a alla il dadeed hakaa qabto

  • @IsraIbrahim-he9ul
    @IsraIbrahim-he9ul 2 месяца назад +15

    Wllo farxiyo waxaan rabaa inaan qur aaanka kariimkaka barto macalin fadumo inaad iguxidho rabaa wllo adooraliya

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 2 месяца назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ILAAHAYOW u naxariiso inti Ijaabo u naxariisatay ALLAAHUMMA AAMEEN.

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 2 месяца назад +10

    Alĺahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @CaashoYuusuf-c8m
    @CaashoYuusuf-c8m 2 месяца назад +2

    Subxanallh dadka qaar ilahey maba ka cabsahayan wllhi tasbixa io saliga nabiga qalbiga ku qabo jiya ❤

  • @munaqaali8038
    @munaqaali8038 2 месяца назад +7

    Alxamdulillah anigaa wax ku faa’iday salliga nabiga

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 2 месяца назад +4

      Abayo maxaa Ku heshay iisheeg

    • @munaqaali8038
      @munaqaali8038 2 месяца назад

      @@maryanmohammed9927 abyo wax bdn xitaa nabigaa ku royooday wallahi mar walbo soo xasuusto wan farxaa maashaa Allah

    • @munaqaali8038
      @munaqaali8038 Месяц назад

      @@maryanmohammed9927 sorry abyo wan kasoo daahay wax walbo oo taminayay wan helay waxaana iga sii qiima badneed inan (nabiga ku riyooday) Alxamdulillah

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 Месяц назад

      @@munaqaali8038 abayo nabiga scw mar LAGA joogo 13sano an guriyooday

  • @MurwaadDarod
    @MurwaadDarod 2 месяца назад +4

    Mnsha alhu ilahay inta hadhayna ha kuu sii hagaajiyo

  • @XafsaDheeg
    @XafsaDheeg 2 месяца назад +9

    Masha allah wllo xaji farxiya

  • @KtTr-p7d
    @KtTr-p7d 2 месяца назад +7

    Asc sethy farxiyo waxan rawa qoranka ina barto waxa waxan rawa qaladad nolasheydi ina saxo abyo labrka isii Sian qur Anka obarto Mar walbo an sheku yinkafa dhages to waxan kaqada dhiri Galin Wali wan yarahy marawo in sheydan iga awod badsho ee abyo team kina igo dar 🙏🙏🙏🙏

  • @faqiraadan9212
    @faqiraadan9212 2 месяца назад +6

    MshaAllah

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 2 месяца назад +6

    Ijaabooy Allaha ku hiiliyo

  • @MunaAbdi-v1y
    @MunaAbdi-v1y 2 месяца назад +3

    Farxiyo hpo mcn Allha ku. Xafido Adigah caruurtaaadah iyo sowgaagah Allha idin xafido 🤲. Mahadasanid hpo mcn sidaad wanaagah Noola jeceshy waa runtaaa istaqfaaarta iyo saligah nabigah. Wlhy Muraadkasta oo aad leedahay iyo kurbah kasta oo ku haysadah Allha waaa kaa dulqaadaaah.

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 2 месяца назад +2

    Farxiya ilaahay qof codkar ah ayaad tahay maansha allaah Alle ha ku barakeeyo

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 2 месяца назад +6

    Alxamdulillaah haduu ilaaheey dad ubixiyay

  • @ZacdiyaZiman-hw4zc
    @ZacdiyaZiman-hw4zc 2 месяца назад +3

    Masha allah ijaabo iyo ilmaheda allah ha isku barakeyo digriga wa lagu daga mida kale gabdho yaqin la imada aniga hadan dig riga an ilmamo khadar ban gaa marka lasin kadhigta 🥰🙏

  • @hamdibashirmohamud5961
    @hamdibashirmohamud5961 2 месяца назад +5

    ijaabo waad ku mahadasantahy sheekadada quruxda ku soo dhamatay m.a

  • @AminoMohamed-d1d
    @AminoMohamed-d1d 2 месяца назад +5

    Masha allaah❤❤❤

  • @Maryanjimcale-d8p
    @Maryanjimcale-d8p 2 месяца назад +6

    Aamiin abayo

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 2 месяца назад +10

    Number 3

  • @HindiyoXuseen
    @HindiyoXuseen 2 месяца назад +5

    Masha Allh😊❤

  • @munaqaali8038
    @munaqaali8038 2 месяца назад +7

    Sallalahu calleyhi wasallam

  • @ubaxsalad4891
    @ubaxsalad4891 2 месяца назад +4

    Allaah haku xifdiyo farxiyo iyo dhamaan gabdhaha khayrka aan ku dadaalno dhamaanteen walaalayoow reer falastiin uduceeya

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 месяца назад +3

    Maamadaas anaga dhan uduceynay alla janada hagaliyo

  • @SafiyoCwaaxidnuur
    @SafiyoCwaaxidnuur 2 месяца назад +8

    Waan raba inaa qur àanka barto macalin faduumo nagu xir habo farxiyo plz

  • @SaynabMaxamed-cb9hi
    @SaynabMaxamed-cb9hi 2 месяца назад +1

    Wa dhigtaa dugsi inata adiga ku bartey ilahad waa dhigtaa masha allah ❤❤farxiyo ❤❤❤

  • @sevdasevda7506
    @sevdasevda7506 2 месяца назад +2

    Shekadaan waxaan ka faa,idey
    يا حي يا قيوم 700
    يا ودود 100
    Saliga nabiga
    Istiqfaarta
    Tahliisha
    Taxmiidka
    Takbiirta
    Adigoo weeso qawo inaad seexato
    Quraanka aqrintii inaad ku dadaashid ,hadaadan aqoona inaad baratid
    Xariga alle inaad adkeysid nolosha ayadaa kusoo doonaneyso

  • @aishacuudey7543
    @aishacuudey7543 2 месяца назад

    M.a tabaaraka raxmaan illahay ayaa ugargaaray ijaabo dadkii shalay soo tuureen ayey maanta ugargaartay illahay abaalkaaga janada allaha kadhigo ❤❤❤❤❤❤ wllhi aad baan ula qiirooday dhibaatada ay soo martay ijaabo dhibka dheef ayaa kadanbeyso
    Farxiyo tawakal habo mcn waad mahadsantahy abaalkaaga jano allaha kadhigo anagana kuwii kuwaano qaata allaha nagadhigo
    ❤❤❤❤

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 2 месяца назад +3

    Eyaaa habo waaan rabaaa xage kahelaaaa iso sheeg

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 месяца назад +6

    Farxiyo waxaan ku weydiiyay ijaabo reerkii ey Caruurta u dhashay Dib uma Arkin miyaa ilaahey ayaa mahad leh oo ijaabo farxad iyo nolol qurux badan geliyay maamo Raxmo alle ha u naxariisto

    • @FarxiyoTawakal
      @FarxiyoTawakal 2 месяца назад +1

      Maya lkn in ay qaraabo aheen ayeey is arkeen asna meel kuma sheego

    • @shukrishiresiyad2623
      @shukrishiresiyad2623 2 месяца назад

      @@FarxiyoTawakal sax waan gartay mahadsanid

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 2 месяца назад +3

    Aamiin yaarabii 🤲

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад +6

    Scw

  • @Maizo0574
    @Maizo0574 2 месяца назад +3

    Adaa ugu faraxsanhy nolosha ijaabo❤❤❤ m.a

  • @Kalsaniita
    @Kalsaniita 2 месяца назад +5

    Asc azxaapta farxiyo tawakal waan idin salamay salan kadib aqyarey muraad baan leyhy plz iso duceya inuu alle i fududeyo muradkeyga 😢

    • @hamdibashirmohamud5961
      @hamdibashirmohamud5961 2 месяца назад

      @@Kalsaniita muradkaga on macsilahen rabi haku sahlo abayo an waxa kurbo igu haya in rabi iga dulqado igu soo duce waa malin jimco ah

    • @Kalsaniita
      @Kalsaniita 2 месяца назад

      @@hamdibashirmohamud5961 aamin abyo adigana mel walpo cules ka daremeso allha ka feydo

    • @Cayuushaweys
      @Cayuushaweys 2 месяца назад

      Abayo mcnto ilahey muradkada hakusahlo

    • @hamdibashirmohamud5961
      @hamdibashirmohamud5961 2 месяца назад

      @@Cayuushaweys amiin amiin yaarabi

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir 2 месяца назад +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso

  • @DeeqoMaxamed-bw8fb
    @DeeqoMaxamed-bw8fb 2 месяца назад +3

    Xbb ale ha kuufu dudeeyo

  • @Nafisomaxamed144
    @Nafisomaxamed144 2 месяца назад +4

    xaajiyo farxiyo

  • @AsliMclnyare
    @AsliMclnyare 2 месяца назад +2

    Farxad ayn la ooyey ijaabo guusha ey gaarty allahu akbar

  • @Siman2213
    @Siman2213 2 месяца назад +2

    Ilahow mama rahma unxariso❤❤

  • @muqtarbibaye
    @muqtarbibaye 2 месяца назад +1

    Abayo quraanka ayan rabaa inten inkagaso biiraa qeyr allaha kusiiyee

  • @nimcoxuseen9788
    @nimcoxuseen9788 2 месяца назад +1

    Faxiyo abayo waxaan diyar uahay in aan Barto quranka aanka ee igusoodar❤❤❤❤

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 2 месяца назад

    Masha Allah tabarak Allah. Illahay ha ku siyadiyo wanaga.

  • @Hodan123-v8d
    @Hodan123-v8d 2 месяца назад +1

    Wllhi qisadan murug kubilabate farxad kudhamate m.a wllhi aad oolafarxe ilahayow Ana murugta iga qaad😢

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 2 месяца назад +3

    Wcs farxiya qurux san u sugay lee❤❤ alh ku xafido

  • @XamdiShiqcali-b7q
    @XamdiShiqcali-b7q 2 месяца назад

    Alla xanuun badanaa wlhi inta qiso aan dhagesanayay qiso kaxanuun badan ma arkin ijabo adiga iyo ilmahaaga ilhey haidin xafido❤

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 месяца назад

    Masha allah, alhamdulilah. Ilaaheygii ka saaray dhibka

  • @MunaAbdi-v1y
    @MunaAbdi-v1y 2 месяца назад +1

    Mnsh Alxm. Allh ka saaray dhibka Allha u siyaaadiyo noloshyda

  • @Xabiiboibraahim-em8ys
    @Xabiiboibraahim-em8ys 2 месяца назад +1

    Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umyassir3022
    @umyassir3022 2 месяца назад +1

    Masha Allha 😢😢😢

  • @Deqamohamed-o6z
    @Deqamohamed-o6z 2 месяца назад

    Aamiin
    Habo Xajka iyo Cumrada Allah kaa aqbalo marar badanne Allah kuu kaso kuligeenba
    Maama Raxma Allah unaxariisto qabrigane Allah unuuriyo janatul firdowzil Aclaa Allah geeyo Dardaarankeedana waa cajiib Rabbi hanoo saqiro oo hanagu sugo Habo ijaabana nolosheeda Allah ubarakeeyo Aamiin

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 2 месяца назад +2

    Mashallaah.alxamdulilaah.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.shekada.ijabo.waaxanuunbadned

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 2 месяца назад +4

    Anaa uhoreyo yes taem farxiya❤❤❤

  • @CaashoYuusuf-c8m
    @CaashoYuusuf-c8m 2 месяца назад +1

    Masha Allah ijaboo😢

  • @AyaanmaxamedXuseen-ot2zi
    @AyaanmaxamedXuseen-ot2zi 2 месяца назад +3

    Farxiyo adi iyo asxapta igu so duceya xajigaa iga xnunsan inuu ilahy ii cafiyo hdna India ayaa la jogaaa

    • @UbaxHusein
      @UbaxHusein 2 месяца назад

      Saliga nabiga aqri Salalaahu calayhi wasalam ❤

  • @Kiki__1433
    @Kiki__1433 2 месяца назад

    Subxanallah 1000 jer Alxamdulilah 1000 jeer lailaha ilalah 1000 jer laxawla walaquwata ilabilah 1000 jer

  • @haliimomahamed9907
    @haliimomahamed9907 2 месяца назад

    Farxiya baayo aad baad umahadsanthy illhy ha ku barakeeyo waan ubaahanhy quraan ka kariimka in aan barto insha allh

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 2 месяца назад +3

    Laakiin ijaabo waxaan dhihilahaa shaqadada ha dhaafin

  • @AbdiCanab
    @AbdiCanab 2 месяца назад +1

    Macalin fadumo nagu xir abayo farxiyo Ani diyar ahaye qu aanka in aan barto

  • @ifrahhassan6365
    @ifrahhassan6365 2 месяца назад

    Mashallah Wlhi farxad an la oyay bilawgina murug an la oyay 😢❤❤😊

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 2 месяца назад

    Masha Allah tabaarakallah farxad ayan la ilmeeyey wlh farajkuu ilahay siiyey ijaabo

  • @Bisharo-l2y
    @Bisharo-l2y 2 месяца назад

    Masha allah masha allh Aallahuma bariik ijaabo wn sugaye shaxshaxdada iyo barwaqadada 🎉❤

  • @fahiimaahmed1855
    @fahiimaahmed1855 2 месяца назад

    Masha Allah ❤❤❤

  • @NimcoAhmed-z5q
    @NimcoAhmed-z5q 2 месяца назад

    Masha aallah

  • @ramlaahmed7180
    @ramlaahmed7180 2 месяца назад +1

    Farxiyo tawakal abyo qur’an ka wan raba ee ino sheg mesha

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 2 месяца назад

    Mashallah Mashallah Mashallah abayo ijaabo

  • @Fardowsosiyad-i4v
    @Fardowsosiyad-i4v 2 месяца назад

    Farxiiyo habo waad mahsantahay anigaba waan rabay ina quranka barto mahsaniid habo mcn allha ha ku barkeyo❤

  • @sharifaabuu5528
    @sharifaabuu5528 2 месяца назад

    Mashallah ❤❤ farxad aan la ooyay ijabo halaha xafido

  • @hodanhussein1747
    @hodanhussein1747 2 месяца назад

    M.a Alle ha ubarakeeyo reerkeeda wlhi waan la murugoody

  • @XaawoIbrahim-uo3eq
    @XaawoIbrahim-uo3eq 2 месяца назад

    Maasha Allah Alla haku xafido Abaayo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 месяца назад

    Masha Allah ijaabo Allah ku barakeeyo ❤❤

  • @lulhassan2207
    @lulhassan2207 2 месяца назад

    Allah ku sharfo farxiyo tawakal abyo wan ubahanhy quranka kariimka

  • @anabali1098
    @anabali1098 2 месяца назад

    Subxaanallah qof islam ah inaw aamina waaye saliga Nabiga waa xadiith inaw yahay

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 месяца назад

    Masha Allah sister farxiyo ❤❤

  • @Anisa-vg3kd
    @Anisa-vg3kd Месяц назад

    الحمد الله على نعمة الإسلام

  • @ZeinabSalah-rd2kn
    @ZeinabSalah-rd2kn 2 месяца назад +1

    Walahi warun tasbiixda walagugulesta

  • @nooriyahassan5506
    @nooriyahassan5506 2 месяца назад

    Wlh shekadi ijabo murug iyo calol xumo wan wanwadi wayey lkn alhamduliallah farxad anigo ilmeynaa Ayaan dhamestey alhamduliallah

  • @Safaabdimualim
    @Safaabdimualim 2 месяца назад

    Alx waxan ad ugu farax sanhy ijapo inuu illahy nimcadiisa kuarsaqayy alx🤲❤️

  • @muscabcabdinaasir5884
    @muscabcabdinaasir5884 2 месяца назад +3

    Asc hawofarxiyo walaahi wnjeclh inaanbarto anigagarabigusii baliis