Ma qaldanid walaal waa sax. Markaad salaama naqsato inaad la timaado iyo kahor inaad la timaado labaduna waa soo aroortay, waliba waxaa la isku raacsanyahay in aad markaad atixyaadka dhammayso la timaado kaddibna salaama naqsato
Masha Allah Mawduuc aad qayim u ah maad ka hadashay. Jazakalaahuqeyr. Aad baan sujuudi sahwiga ugu wareersanaan Allah baa noo kaa soo adeejiyay. shukran Aki
ASC Masha Allah sheikh jazaka allah waxan jeclan laha inad sido kale ad noga faideyso xidhashada salada mamunka siday kuansaxeyso rak cada hadi ay wax ka hor dhacan sida fataxada okale asc
Masha Allah sheikh Abdulaziz may Allah protect and bless you. This kind of education on the basics of salah is important. Thank you so much and may Allah keep you on the straight path. Ameen.
Shekhe dadka padidodu Mar kay sujud sanyihin war idhadan supxan rapiyal cadim wapi xamdi ma sax pa mise waa qalad shekhe ig soo jawan ilhay pan kug dhariye
Mansha Allah runtii si wayn ayaan uga faa idey marka hore waajib ama tiirka mrkan ka tago isku si ban sujuudu sahwiga ula iman jiray intaanan salaamo naqsan ka hor ayaan sujuud sahwi la iman jiray lkn hada aad ban kaaga faa idey sheikh abdi aziiz ilahy khyr iyo xasanaad haka siiyo
Jizakallahu kheyr waxan qaldaa sujuda labad ma sameysay mise ka dib waxan la iman jiray sajudi sahwi bis illahow ii danbi dhaaf ,wll shugran allaha ku xifdiyo adiga iyi reerkada maasha,allah
Mansha Allah wax badan ayaan ka faaiiday casharkaan Aniga ilowshaha wixii aan tukaday Salaad a dhexdeeda ayaa igu badan .sheydankas Allaha nags qabtee .DUCADEE LAGA AQRISTAA SHEEKHOW NOOGA FAIDEE TAASNA INSHL
Asc sheikh baarakallah waxaan jeclahay in aan salaadahayga ka dhigo kuwo tayo badan oo la aqbalo waxaan jeclaan lahaa salaad walba oo salaadaha subaxa duhurka casarka maqribka iyo cisha inad live u samayso yacni na barto Mahadsanid
ilahay ha naga aqbalo saladena iyo soonkena waladintena ilahay ha u dambi dhaafo Amiin
Sheikh Abdulaziz ilahay haku xifdiyo dambikada iyo dambika walidkada alle ha dhaafo Amiin
Amin
Amiin❤
Aaamiin aamiin
This sheikh is good ,he explains everything with ease without hurrying. Mashallah
walahi wan qaldi jiray sujudul sahwiga waxans amayn jiray markan atxiyadka dhameyo intanan salama naqsan subxanalaa ilahaw no danbi dhaf wll rabi haku xiftiyo
Ma qaldanid walaal waa sax. Markaad salaama naqsato inaad la timaado iyo kahor inaad la timaado labaduna waa soo aroortay, waliba waxaa la isku raacsanyahay in aad markaad atixyaadka dhammayso la timaado kaddibna salaama naqsato
ma qaldano waa saxan thy huuno
Shukran sheekh atixiyaadka Hore markaan ka tago waan kuso noqon jiray kadibna Salaad sahwi Bn La iman jiray alle ha ii dambi dhaafo ameen
Yaa Gafaar Noo Dambidhaaf.Qaladaad badan oo iloowsho ah ayaa igu dhacda.Sheekhoow Ajar iyo xasanaad Rabbi haka siiyo. Jizakallah khair.
😢
Si fiican ayaan u fahmay walahi wan ku wareer sanaa intaa aad sheegtayba wan u bahnaa ilahay ha inoo naxariisto adina misanka xasanadka ha kuu saaro
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw ❤
Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤
Wlh wuu ka yelay ilahey inan ka faaiidnay yaa sheikh ilahey adun iyo aqaradadaba hakugu hagajiyo
Masha Allah Mawduuc aad qayim u ah maad ka hadashay. Jazakalaahuqeyr. Aad baan sujuudi sahwiga ugu wareersanaan Allah baa noo kaa soo adeejiyay. shukran Aki
Jk
ASC Masha Allah sheikh jazaka allah waxan jeclan laha inad sido kale ad noga faideyso xidhashada salada mamunka siday kuansaxeyso rak cada hadi ay wax ka hor dhacan sida fataxada okale asc
Rabihaku barakeeyo was mowduuc loo baahnaa
Masha Allah sheikh Abdulaziz may Allah protect and bless you. This kind of education on the basics of salah is important. Thank you so much and may Allah keep you on the straight path. Ameen.
Zaè
@@fatimaxuseen8397 Somali baa lagugula hadlay nagula hadal ama naga aamus
Masha allah sheekh
Masha allah khayar allah kusiiyo ❤❤❤
سبحان ربي العظيم وبحمده ركوع
سبحان ربي العلا ء وبحمده سجودا
Saas soo sax ma ahan
سبحان ربي العظيم waye rukucda
Manta waxan Ka faiiday markasto salamada noqsiga kahor lee samen jiray manta bartay jazakallah alfa qer shikh
Masha AllaaH UstaaD KhaYrka Aad Noo FaaidaYsay iLaahaY hakaa AbaaLmariYo
Allow rabbigii dacwadan dhamayska tiran lahaayow iyo salaada oogan lahaayow sii muxammad (s.c.w)wasiilada(oo ah darajo jannada kamid ah)iyo darajo dadka dheer,soo saarna maalinka qiyaamada isgootagan meel lamahadiyay,kaasood uballan qaaday adiguna allow ma goysid ballanka ❤❤❤
Shukran sheekh I can fix my salad now.
Somali baa lagugula hadlay nagula hadal ama naga aamus
@@2023Palestine wa iga qoslise😂😂
@@2023Palestine
😂😂😂😂 Shiqa dhagesta dagalka halajojiyo
@@MACSAROODOWAA😂
@@MACSAROODOWAA😂😂😂😂
Ilaahay haka dhigo abaalkaaga jano sheekh
ماشاء الله تبارك الله شيخنا الله يحفظك فيدنيا والاخره
Jazaakalaha kheyran sheikh Cabdicazis wax badan ayaa ka faa iiday Sajuuda sahwi sida loo sameeyo Allaha haku barakeeyo
Haa hadaan ku fahmay amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin yaa rabi
Jazaka Allah sheikh sheikh.waxbadan baad noo faaidaysay
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.
Waan ku soobaqday wanaaga jecel anaa wll la ah
@@sahramohamed8755 Mahadsanid
Mahadsanid sheikh
Maaa sha Allah rabi ha ku difdiyo waligaa wll qali guuleso waliga wadna mahadsantahay keep going my brother
Shugran sheikh
Jazakallh khyr sheikh aad baad u mahdsnatahy wx badan ka bartay video gaan allaha naga qabto shydanka io waswaskisa😢
سبحان الله waxaad modaa inaan anigu kuu dirsaday videowga ilhey ajir ahkaa siiyo ❤❤❤❤❤❤
Masha’allah tabarakal’allah jzkl qeyr sheikh wan ku warersanan jirey manta ka hor illahay ajar haka siyo amiin ya rabul calamin
Janatul firdowsa allaha kugu abaal mariyo
Markasta waxaan raadin jiray sujuudul sahwiga
Masha Allah. Sheekh Abdulaziz ilaahay raali hakaa noqdo. ilaahay cimriga cisi iyo sharaf hakuugu dheereyo. Allah haku xifido adiga iyo qoyskaaga. Wax badan ayaan ka korodhsadey
Clipkan Alxamdulilah
Allah ha ku barakeeyo Sheekh Abdulaziz
Jazaka-Allah kheyr
Very important lesson in daily life.
Jazaka llah khiyr
Somali baa lagugula hadlay nagula hadal ama naga aamus
Haa waa sax walal lkn wax xun ma sheegin
Maashaa'allaah ilaahay ha ku xifdiyo sheekh jazaakumulaah kheyr walaal
MashaAllah lesson learned be blessed ya ustadh🙏
Shekhe dadka padidodu Mar kay sujud sanyihin war idhadan supxan rapiyal cadim wapi xamdi ma sax pa mise waa qalad shekhe ig soo jawan ilhay pan kug dhariye
Barodiitaadasalradawaakomaalsitahy
جزاك الله عنا وعن المسلمين خير الجزاء
Muuqaalkani si fiicn baan ufahmay oo weliba u note gareeystay Alaah wanaag , debi dhaaf iyo Jano firdwsa derajadeeda usarysa hakugu abaal mariyo Sheikhayga AbdulAziz Ogle. 🤲🤲🤲🤲بارك الله
اللهم انا نسألك حسن الخاتمة
Sheikh Alle qayr haku siiyo
Ma sha Allaah 🥰🙏 shiekh jazaaka Allaahu kheyr fahmay in badan, Alhmd llh
Mashalah waa muuqaalkii ugu faseexsana, ugu qeexnaa, uguna tafaaftirnaa barashads salaada. Fadlan khayr alle hakaasiiyo noosoo Badi muuqaalada laxiriira barashada salaada.
MashaAllah jazkaallaha kheyr shekh Abdulziiz maxamed oogle waxa badan ayd noo fawiidaysa
jazakallahu kheyr sheikh
اللهم لك الحمد كما ينبغي لجلال وجهك وعظيم سلطانك جعلت الدين سهلا
⁰⁰⁰⁰0⁰⁰
Masha Allah tabarakillah
Masha Allah tabarakillah
Masha Allah, shekh Abdulaziz Allah ku barakeeyo, iyo sidoo kale waalidkaaga.
جزاك الله خير الجزاء يا شيخ
Masha Allah tabarakallah walahi sifican Baan ugafaideyste jazakalahu kheyran sheikh Cabdicaziz Ogle my favourite
Masha Allah wa wax lo bahnaa in badan oo inaga mid ahna fahamsaneyn. Shugran
Wlhi waxb ban ka fa idey rabiyow danbigisa kan walidkisa dhaaf 🤲
MASHA Allah Allaha ku barakeeyo waa ay iga maqneyd taasi jazaka Allah sheekh cabdi caziis
Allahu agbar ❤❤❤❤❤
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا
الله يحفظك
salaalhu caleyhi wasalm
Mansha allah sheckh Abdulaziz جزاك الله خير الجزاء
ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير
Mahadsanid sheekhuna aad iyo aad baan ugu faa'ideystey. Waa waxyaabo sanado badan jaahil ka ahayn ama hadba si uun u sahwiyi jirney . Ilaahow noo fududee barashada diinteena Islaamka.
ماشاء الله شكرا شيخ جزاك الله خيرا
Mansha Allah runtii si wayn ayaan uga faa idey marka hore waajib ama tiirka mrkan ka tago isku si ban sujuudu sahwiga ula iman jiray intaanan salaamo naqsan ka hor ayaan sujuud sahwi la iman jiray lkn hada aad ban kaaga faa idey sheikh abdi aziiz ilahy khyr iyo xasanaad haka siiyo
masha allah jassa kallaahu qeer yaa sheeq waa u baahnen
Rabil fiqre
Maashallah tabarikalah Allah hakuxifdiyo aamiin
Asc waraxam manshallaaah walal Allah haku barakeeyo Allah haku xifdiyo manshallaaah wad noo faaiidaysay
Mashallaah
جزاك الله خير الجزاء يا شيخ جزيت الجنه ونعيمها
Masha allaah qeyrka alaha ka abal siiyo walal
Masha allaa
Aamin
Jazaka'Allah khayr will runti waa arin aad iigu badan ee Allah swt ha naga qabto sheydaanka ameen.
Sheekh waxan kaa sugaynaa jawaabihii su'aalihii lagaran waayay video gii uugu danbeeyay barnaamijka baro diintaada aad na waanu uuga faa'iidnaa barnaamijkaa jazakalahu khyr wll
M.A shukran yaa shiiqnaa wxbadanaa kaa faaiidey😢 wlhi
Jazakallah shekh Allah ku xafido
مان شاء الله تبارك الله يا شيخ
Maansha allah saan urabay
Amiiin amiin jazakalah khayr
Jasakallahu Khayr Sheikh
التعليم بالفعل أوقع فى النفس وأعون على الحفظ والفهم يا شيخنا أكثر بنا وجزاك الله خيرا إضف بالحج والعمرة💘💘💘💘💘💘💯
Shukrn
شكر جزاك الله خيرا شيخ
Khayr badan ilahey ha ku siiya faaida badan ayaad umadda u haysa, jazakallah
Barodiintaada
Jazakallahu qeyr ❤❤❤
Maasha allah
My
Mashaa ALLAH tabarakallah jazakallah qeer sheikh waan maqle lakin wanku warersana thanks for sharing 👏👏👏💕💕💕💕
Masha Allah Allah ajar kaa siiyo
JazaakumuAllah ManshaAllah TabaarakAllah 💯👍👍👍❤❤❤
Sheekh khayr allah hakusiiyo aad baan ugu baahnaa salaatu sahwiga inla iga jaahin bixiyo
Kheer alha kusiiyo sheeq inoofa idey
Sheikh abdi azis oogle Jazaakalaah kheyral jazaa
in badan ayaan ku wareersanaa mowduucan waadna naga jaahil bixisay
ماشاء الله تبارك حفظك الله فك ورعاك اسرك وجزاك الله خيرا
Jizakallahu kheyr waxan qaldaa sujuda labad ma sameysay mise ka dib waxan la iman jiray sajudi sahwi bis illahow ii danbi dhaaf ,wll shugran allaha ku xifdiyo adiga iyi reerkada maasha,allah
Maashaallah sheekh oogle
Jazakallaah. Khayr
Maashallah Tabaarakallah ilaahay hakaa Jazaa’i mariyo khayrkaa aad nala wadaagtay
Allah kaa ajarsiiyo barnaamiyadaadii hore icjaaska quraanka iyo seyniska noosoo celi
يرحمك الله اخي الكريم. | شيخ عبد العزيز
Masha allah mansha allah jesaka laahu khayir sheekh abdulaziiz
Jasakallahu kheyran yaa sheekh hore usoco Waa kugu xiraney,,
Alaah rabulcaalamiin ha ku xafiddo adigga iyo inta aad jeceshahay allaahu Aamiin aamiin aamiin aamiin
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin SUBSCRIBED i wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Wan kusaraya walalo qaali
Waan kuu saaray ALLAH ha ku barakeeyo
Mansha Allah wax badan ayaan ka faaiiday casharkaan Aniga ilowshaha wixii aan tukaday Salaad a dhexdeeda ayaa igu badan .sheydankas Allaha nags qabtee .DUCADEE LAGA AQRISTAA SHEEKHOW NOOGA FAIDEE TAASNA INSHL
Thank you so much, I didn’t know that. this is part of my life.
Masha Allah
Masha allah baraka lahu fikum sheekh
Asc sheikh baarakallah waxaan jeclahay in aan salaadahayga ka dhigo kuwo tayo badan oo la aqbalo waxaan jeclaan lahaa salaad walba oo salaadaha subaxa duhurka casarka maqribka iyo cisha inad live u samayso yacni na barto
Mahadsanid
Jazakallah khayran jazaa sheikh🥰
Waxan layabye dadka dislike tabanya ma waxa ba udhiman subxan Allah
Jazaka Allahu khayran ustaad sujuudul sahwiga kuli waxan la iman jiray salaama naqsiga ka hor
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin SUBSCRIBED i wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aamiin aamiin aamiin aamiin
Fiidow nagala tag baryada oo sheekha la faaiidayso
Jizaakalahu qeyran aqii nosoo badi wixii qeyr AH
MashaAllah tabaarakallah sheikh Abdulaziiz
Allaha kuxifdiyo❤️❤️❤️
Jasakallh khayr
Mansha allah qaabkii ugu wacnaa ee ay cid waliba fahmi karaysay ayaad noogu soo gudbisay jazaakalaah shiiikh
Jazakallah qeyr
JazakaAllahu kheyr wanka faidaay Allah hakubarayo sheikh
Wey iga qaldaneed waligey maanta waad iga saxday jazakaAllah