TOOS: Gudoomiyaha Cusub ee Gedo oo gaaray doolow Fariin Adagna u diray Xasan Sheekh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 янв 2025

Комментарии •

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 18 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 rag rag dhalay iska qabta xasan iyo xamse waa 2masiibo

  • @bby6
    @bby6 18 дней назад

    Guul iyo gobanimo sade darood iyo dhaman reer jubaland state guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 18 дней назад

    Dowlada jubbaland guuleeyasata guul guul guul 💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 18 дней назад

    Guul gudomiyaha cusub ee gedo hadalka kugu malnay guuleyso

  • @qasimsharif24
    @qasimsharif24 18 дней назад +5

    war mareexaanow degaan idinkaa leh waxydaan samyna meesha kama dhicin waxaase nasiib daro ah tiimka xamar eeshaly ku kaanbeen gareenayy farmaajo waa marexan in maant qofkii saa ahaa jaanis idin kahelo war meesha iska qaada hadal nool meesha la.imaada hadal caato waaliid war degaankiina utashada mamaantaa mooriyaan idiin dawldaynaysaa war hadaan nahay puntland waxaa waxaan unaqaan jileec war meesha iska qaada

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 18 дней назад

      Zanzibaar deni calool weyne oo malaayiin doolar xamar geeyay oo xasan sheykh kursiga ugu codeeyey kadibna dabada laga soo haraantiyey oo hamza raisulwasaare laga dhigay, ayaa ugu xun
      Gedo iyo Mareexaan wax kaa galay ma jiro ee shaqo yeelo

  • @HalimaKulmiye-gr9xn
    @HalimaKulmiye-gr9xn 18 дней назад

    Yaahuu Ethiopia injirey saaxiib noo ma ahan waane cadoowga somaliyeed

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 18 дней назад

    AKHAS CALEEG AKHAS CALEEG AKHAS CALEEG DOBA DHILIF YAAAL LASHA QEEYA CADOWGA ITOOBYA CADOWGA 🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹🇪🇹

  • @ER-qw6fh
    @ER-qw6fh 18 дней назад +1

    bal kuwaan maxay ugu kale niikinaayo dhuxuleyste iyo xasan sheykh

  • @MohamedMoge-br6nv
    @MohamedMoge-br6nv 18 дней назад +1

    Daauus Media Waxaa Tagertin Ahmed Madobe oo Gacan Kudigle Ah

    • @mruun6114
      @mruun6114 18 дней назад

      Cilan mahad kaqadikartan sayid ahmed

    • @shamkehade5972
      @shamkehade5972 18 дней назад

      Haduu ahmed madobe gacan ku dhigle yahay HASAN MAGAC U BIXI XAQIIQDANA KA HADAL

  • @Qabar22
    @Qabar22 18 дней назад

    Qaainu wadan ayaatihiin 2 hadleeyso waxaa disheen soomaalinimo waxaa disheen mustaqbalka ubadkiina

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 18 дней назад

    Dowlada fadaralka Somaliya afgenbi qarsodi ah miyaa lagu qabsadey oo khawarij tii argagixisada miyaa la waregtey dalka maxaa qaldan

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 18 дней назад +1

    Tuuga amxaaro iyo xalooshood ushaqeydo

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 18 дней назад

      Adeerkaa Bakhti u sajuude u sheeg!