WARARKII U DAMBEEYEY BARIGA DHEXE : SIR CULUS SIDEE SIRAA’IIL KU HELESHA XOGTA...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024

Комментарии • 73

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  Месяц назад +30

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Месяц назад +12

    Sirdoonka maraykanka, kan yurub iyo dawladaha carabta sirdoon koodu waa xog wadaag , dhamaan toodna waxa ay u shaqeeyaan difaaca isiraa,iil macnuhu waa basaasin ubasaasa muusad

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Месяц назад

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin

  • @AyanLeHuzzen
    @AyanLeHuzzen Месяц назад +1

    Mzha allha

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Месяц назад

    Insha allah
    Mahadsanid

  • @MohamedSaalim-i6n
    @MohamedSaalim-i6n Месяц назад

    Mowliid iibraan warkeeda nurur maleh.

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye Месяц назад

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Месяц назад

    Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin

    • @lailayshappy6718
      @lailayshappy6718 Месяц назад

      Habaar wax taraayo 70 sano la habaarayay orod caraabta iyo yuhuud waa walaalo adiigu somaalia ah isreal diin ahaan ku nacdey ilaa xaduud kulama lahooo😂😂😂

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol Месяц назад

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo Allaha u naxaristo Sheq Xassan Nasralaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 Месяц назад +6

    American waa munaafaq run ma ah waxa ay sheegan Israel wuxuu America uga digaya in ay qaado dal dulka
    Macnheedu waa waa in aad qaada dal dulka ah

    • @rahhasan4535
      @rahhasan4535 Месяц назад +1

      Waxa wax Dilayaaba wa Maraykan Yuhuda Wu adegsanaya bes💯

  • @MohamedAhmedjama-x2v
    @MohamedAhmedjama-x2v Месяц назад

    Ascm mawlid allahakaa ajarsiiyo sida fn ed warka noodeeqsiiso

  • @amiinbarud1577
    @amiinbarud1577 Месяц назад +1

    اسلام عليكم صباح الخير يا إخواني

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Месяц назад

    Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade shere iyo like tuna wa xagayaga sidaa hore ugu soco

  • @DalkaSomaliMedia
    @DalkaSomaliMedia Месяц назад

    Wcs_ Wwb Shugran Akhii

  • @SakariyoAscad
    @SakariyoAscad Месяц назад

    Asc mowliid

  • @dayibfanaxfanax3800
    @dayibfanaxfanax3800 27 дней назад

    ❤❤❤

  • @NajmaXaaji-f9n
    @NajmaXaaji-f9n Месяц назад +3

    Asc...HBN
    Waxan leeyahahay Maalinwalba sida loo midhaysanoRagii ugu adkaa beriga dhexe. Hagu danbeeyo XNasru lah maxay yeelayaan kuwii yuhuuda taageersanaa

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d Месяц назад

      @@NajmaXaaji-f9n way ku xigaan gaaladu cid ay dhafaysaa majirto nin jecel iyo nin ceba soomalidu xataa wakujirtaa

  • @maymunah5342
    @maymunah5342 Месяц назад

    Subax wanaagsan

  • @AyanLeHuzzen
    @AyanLeHuzzen Месяц назад

    Ok

  • @BarreMahdi
    @BarreMahdi Месяц назад

    Hassan nasrulahi

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Месяц назад +1

    Sirdoonka maraykanka, kan yurub iyo dawladaha carabta sirdoona koo doodu waa xog wadaag , dhamaan toodna waxa ay u shaqeeyaan difaaca isiraa,iil macnuhu waa basaasin ubasaasa muusad xataa sirdoono laatin ameerika wax jira dirdoono u shaqeeya yahuda

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth Месяц назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NawalMahdi-jh6hv
    @NawalMahdi-jh6hv Месяц назад

    😮😮😮

  • @maymunah5342
    @maymunah5342 Месяц назад +1

    Asc

  • @شمسالدينإبراهيمآدم
    @شمسالدينإبراهيمآدم Месяц назад +2

    Waxaan Kaqabaa Shaki in Ay Lashaqayso Dowlada Taagta Daran e Lubnaan israel

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 Месяц назад

    Sirdoonka USA UK FRANCE aya ka shaqeyay

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Месяц назад

    Slm waxaad.aqrisaan qoraaladeyda anaa iniinfasaxey .axaan kahadley eeraan sirdoonka aykuleedahey isaaiil madaxweynaha eeraan masaxanyahey sidebey aheyd markikiihore naska ciida😊

  • @RubacAruurey
    @RubacAruurey Месяц назад

    waxaan ahay dhagayste kugu xiran

  • @ashaabdi6714
    @ashaabdi6714 Месяц назад +2

    Madaxweynaha cusub e iraan marka la doortay maxey wax kasta u dhacen Ismail hania ba la dilay Allah u naxariste she Hassan nasrallah ba ku xigay ninka Iraan lo doortay madaxweyne far ba ku godan

    • @c.cafton749
      @c.cafton749 Месяц назад

      @@ashaabdi6714 waa wax laga shakiyo

    • @issarashid9585
      @issarashid9585 Месяц назад

      Marki ladortay wuxu xisbullah kajojiye wax mar walbana isagana lugaha iyo gacmaha haye hadana wuxu joga mareykanka si lofura wada hadaladi nuclear

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Yuhuudi ma qaado talaabo aan maraykan ogayn waxba maaha lkn waxa buunbuuniya warbaahinta reer galbeedka

  • @seefyare
    @seefyare Месяц назад

    Wad ku mahadsantahiin sida wanagsan ee wararka nogu soo gudbisan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Waxa la joogaa waqtigii maraykan iyo yuhuuda bariga dhexe laga sifayn lahaa waayo waa argagixiso khatar ku ah dunida Muslimka

  • @hassan-8474
    @hassan-8474 Месяц назад

    War waa sax arinta waxaa ka dambeeyo sirdoonka Iran iyo madaxda Iraan oo la shaqeeya sirdoonka Israel waxaana kuu cadaynayaa inay Israel la shaqeyaan, madaxdii hore iyo Madaxweynihii hore iyo wasiirkiisa la dilay inay ka dambeeyaan sirdoonka Iraan oo si toos ah ay ula shaqeyaan Israel iyo intii hore loogu dilay Iraan madaxdeeda, ilaa iyo maanta la dilayo madax iyo hogaamiyaha Xisbulaah marka way iska cadahay arintaani inay ka dambeyaan Iraan sirdoonkooda inay la shaqayaan Israel iyo maraykanka. Waxwalbana way ogyihiin Maraykanka marka ay Israel werar ku qadayso meel walbo way iska cadahay. Wax walba waxay ku dhamaanaysaa arimaha ka socda bariga dhexe, siduu Ilaah subxaana watacaala ugu tala galay.

  • @HiboCali-q5y
    @HiboCali-q5y Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😮😮 7:32

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Месяц назад

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Месяц назад

    Eeraan wexeedu waa booto meeqa jeer bay hanjabtay waxaasaan samaynayaa waxaa ka fiican waan sameeyay

  • @abdihamiid9573
    @abdihamiid9573 Месяц назад +1

    Ayatollah khumayni isagna wuu dhimanaya taas iga qora

  • @IbrahimiltireComptable
    @IbrahimiltireComptable Месяц назад

    conntinuez de votre journal sans publicite

  • @saidismail4529
    @saidismail4529 Месяц назад

    Iran 🇮🇷 lafdiida ayay xog ka hayaan hadayna wax ka badalin jabwayn ayay la maagan yihiin..

  • @RubacAruurey
    @RubacAruurey Месяц назад

    Wall toosi qoraalka israa iil sida aad uqortay

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Месяц назад

    Sirdoonka caallmka 100/70 waxy lashaqeeyan israa,iil

  • @abshirosman26
    @abshirosman26 Месяц назад

    Hada ayaan safar u ahay jihaàd
    Waxana usocdaa falastin
    So duceya

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Месяц назад +1

    Soceli sawrkiisa kadbgo saqajanka

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад

    Reerkaan waa la dhex galay

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Месяц назад

    Waxaas waa isku dhufasho la,isku dhufanayo hallgama yaasha iyo taagerahooda😂

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Iran iyo ruushku way hanjabaan lkn ma qaadaan talaabo adag sidaa dartreed yaanay sugin wax danbe waayo yuhuudi waa beed ukun cid ka jilicsani ma jirto

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Yuhuudi waa cancer in dunida laga cidhib tiro ayeyna mudan yihiin

  • @NajmoMaxamad-mm3hd
    @NajmoMaxamad-mm3hd Месяц назад

    Asc mowlid diyaaradah israil gantal lugudhufta maheysstanmiyaa xisbulsh

  • @arqamnor7503
    @arqamnor7503 Месяц назад

    Waa isku dhamaatay kooxdaas waa laga yimid , wabiga gadaashis ayaa la marini donaa

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Carab basaas lagama waayo Suni iyo shiicoba

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Iran hubka ha u qaybiso dadka carabeed ee ay xooga ku haystaan yuhuud ingiriis Meesha keenay sida kuwa ka Taliya sacuudiga imaaraadka urdun iwm

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад

    Iran bootay haysaa generaaladeedii waa la laayey hadana afdheer bay la taagantahay, shiico iyagoo idil waaaajuusin yuhuuda iyo maraykanka iyo reer galbeedka u shaqeeyo, sharkooda ala hana dhaafiyo😊

  • @AliBihi-z4i
    @AliBihi-z4i Месяц назад

    BEENAALE MUNAAFAQ AH MARAYKAN

  • @ahmedsadiiq8894
    @ahmedsadiiq8894 Месяц назад

    Siraaiil ma magac usub miyaaa

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 Месяц назад

    Iran wxba kama jiran hanjabadeda

  • @monicely4887
    @monicely4887 Месяц назад

    Iran wax ka fuleysan waligay ma arag

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Месяц назад

    Waxaaba Saldanha in uuismaaviil Vaniyambadi kasooqeybgalo valeemasaarka madaxweynaha eeraa markii lavaleemasaarayey waayo asagu madaxweyne ka aqoonsanyahey ma ahen eewaxuuahaa nin dhufeyskujira ookorka lagaheysto waceu ahed sidaa daraadeed shamaag loodhigey inlaguqabto wazna qaladka 1 waad oo dagaalka bariga dhexe hogaankiisa lagula wzreegey si kastoo aythey qofka muslimkaa mar ayuu Chintan gaalkuna 2 labajeer ayuudhintaa keenee geerida kabaqa waasuazl kutuseysa iimaankaaga sirta dagaaki waaxamaaszda gasa

  • @MohamedHussein-kq2ms
    @MohamedHussein-kq2ms Месяц назад

    Maxaa yahuda wax bax kama dhintaan miyaa mise lama sheegi karo oo waa laga baqayaa see camal

  • @HasenAbdi-d7i
    @HasenAbdi-d7i Месяц назад

    Waruun.arinkas

  • @Hamoudcisman
    @Hamoudcisman Месяц назад

    Maanta uumbaad been cadqadateen mawliidow waa iskudir xisbulah iyo iiraan in lakalagooyo

  • @hassanomer-q4v
    @hassanomer-q4v Месяц назад

    Dagaal socda hanjabaada dhexdiisu maxay tahay ?

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Месяц назад

    Iiraaniyiintu waa kuwo aan inaba isku shiixin! oo dunnidu ku qoslayso! Inay fulayaal yihiin balantooduna aanay macno samayn! Mas'uul ayaa lagu dilay dalkooda oo weliba iyaga marti u ahaa! Waxay dhaheen dhiiga Isnaaciil Allaha u naxariiste jawaab la'aan ma noqonayo! Maantana isla luuqadii ayeey ku hadlayaan ! oo hadii trump guulaystana waa lagu soo maqan yahay!

  • @XasanAdan-x1w
    @XasanAdan-x1w Месяц назад

    iiraan hadal badan haan ma buuxsho waa in aad masraxa ka soo muuqata waayo amerikanka iyo xulafadiisa dagalka toos ayay igu jiraan marka hadad sugsyso iiraney inta lubnan gaza oo kle laga dhigayo hada waa adiga marka kolay kulanka kale israel waa adiga ???????

  • @Greatnorth483
    @Greatnorth483 Месяц назад

    Bootada iyo beenta Iran waa xad dhaaf..ilaa maanta waxaan sugeynaa argudashadii Ismael haniya been iyo booto Kali ayeey buufinaayaan wasaqdu hadii ey cabsaneynin jaa mar hore ayeey duqeen lahayeen yuhuuda

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol Месяц назад +2

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo Allaha u naxaristo Sheq Xassan Nasralaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤