Manshalah Allah gacanta haku barakeeyo walal Suad laakin noo so sheeeg waxad burka dhexda ka galisay magaca aad sheegayso ma garanayo , love you queen from Somaliland 💞💞💞
Ramadanka qofka soomana 12 sacadood calooshisa uma wanagsana inuu ku afuro cunto sonkor leh ama macan ee iska ilaaliya somaliyey wlshy adigana cuntada aad soo bandhigayso ha u badnadan cunto caafimad ahaan u wanagsan sida kaluunka fruitiska
Asc asxapteeyda qaaliga ah channel keyga kale cunto karinta wakana linkeyga ruclips.net/video/7gAVmbUW6f0/видео.html channel ka qurxinta ne wakana linkeyga ruclips.net/video/6tMXh2aHQjc/видео.html
Abaayo number lagaala soo xariiro noosoo qor plz adoo mahadsan Su"aalo aan kaa weydiineynaa Fadlan
@@BileTv88 see cml🤣
Woww Woww keep going sister 👏 💪 ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
Shukran wlashay sucad aad baan uga helay runtii. ❤️❤️❤️❤️😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋
Masha alaah
Manshalaha Rabi gacnat haku Barkeyo Nosogali Ramadanka kahor cabtano fudud o Nafqo leh Mahdsanid
Masha allah I’m gone try tomorrow thanks sis
Masha allh abyo
Masha Allaah
Masha Allah alpha kubarakeyo
M.a allah ku barkeyo gacantada abyo
Mash allah 💖gacmaha allah ku barakeyo
Msha alh xabibti mhdsanod horay usoco
Mnsha allah xbbti gacanta ilaahey hakuubarakeyo darta aynba RUclips usogalaa baarakalaah xbbti
Tnx mcney suad wan ku jeclhy 😍⚘
Masha Allah shukran wllo
Mashaa Allaah tabaarakalaa
😍😍
Cashirada soo badi wll wxbn kaa faaidaynaaye hada nahay wiilash bisha si wngzn baan uga bxyna adi sababta thx wll ☪️☪️☪️☪️☪️RMDN KRIM ☪️😍
M.sh zxp keep goin pro ❤❤❤💖💖💖💖🌹🌹🌹
Masha Allah shukran
Jignaha wa maxay wl
Macha Allah hbbt
Jasakallah abyog❤️
Walalaal cod kaada kor uqaad pls?
Asc walaal waad ku mahadsantahay waxyaabaha aad nooga faaiidaysay ilaahY gacantaada ha barkeeyo amiin. Laakiin walaal xogaa confused ayaan ku noqday laba nooc ee burka, labadaba caanaha iyo burka waa isku qiyaas haddana kan danbe wuu jicilsan yahay isoo kala cadee walaal.
Manshalah Allah gacanta haku barakeeyo walal Suad laakin noo so sheeeg waxad burka dhexda ka galisay magaca aad sheegayso ma garanayo , love you queen from Somaliland 💞💞💞
Jibno ama cheese cream
Farmaajo sadax gees iney thn u maleynaa
M.a mcny alla haku xafido gacantaadana alla hakuu barakeeyo i.a 3 chanelba waan la socdaa horma abaayo qaali💞🥰
Asc My sister waxaa rawaa in aad noosoo dhigto caanaha macaanka thank you
Isbadalka Subaga Salid makubadal karaah
Walalay Wan soomanhy imankina wa iga so riday😂
Fadaln aado raliya bajiyaha Na tus Sida lo sameyo walal❤😊
jumno maxa ladhaha walaley ani ma aqaan marki hore cheese miya isdhahy bal ino jilci
Haa
Keep going my sister
Thank you sis
Asc abyo aad uga heley masha Allah....waxa aa dhexda ka gelisey maxaa waaye abyo ?! ...isoo jawaab hbty
abayo Waa. ku Taagera ❤️
M.a
Was that cheese you put in between in the first one..please reply abayo
Adiga maclimad ah lkn cusbo iyo leewito mala’isku daro marka aad yara sugi rabtid si’aay leewitada active unoqoto, aad ayaan video yadaada u daawadaa, mahad sanid abaayo mcn.
Subaga hadan haysan saliid ma isticnaali kara
I AM FIRST TODAY &I LIKE YOUR COOKING.
Thank you love 😍
Codsi Hadi ana heysay subag max'an Ku badali karna
Walal sucad marka aad isku dareysi plz soo qor dl am tbs sii hadda caruurtu uu sameyso.mahadsanin
Walashey jimnaha maxaka wada magac kale kusheg ado mahad san aniga waxan joga kismayo
Cheese ama farmajo baladaha
Burku ma daqiq da abayo
Abaayo wax kor uu shubeysid sidii usuubisay
Ramadanka qofka soomana 12 sacadood calooshisa uma wanagsana inuu ku afuro cunto sonkor leh ama macan ee iska ilaaliya somaliyey wlshy adigana cuntada aad soo bandhigayso ha u badnadan cunto caafimad ahaan u wanagsan sida kaluunka fruitiska
CREAMKA INTEE LAGA HELAA UK AAN JIOGAA THANKS
Jigmo maxaa laga wadaa magac kle ma leedahay
Waxan walaashay xaliimo baa samaysay😁😁
Caanahan intee laga helaa wall
Jibno waxa lagawado hala ishego somaliyey
Wcs wku mahadsan tahay sida quruxda bdn aad noga faa'iideyneyso cilmigaga waxaa rabaa inaa barto cunto karinta waxana ahay wiil jcl ee ma igu cawin kartaa meel an ka barto haddii ay macqul tahay
Keep going prother raga cunta waa in bartaan si ay jeexooga u caawiyaan
Abyo waxn aad dhxda kagalineso maka marmi kra pls iso jawab qali ilhy hkuxifdiye
wshy jibnihu waxay qlih
Wsc
Suubag ma helaayo salid ma ku dari karaa
Jibnaha mxaa waye sister
Cheese balagawadha ama farmajo
Thanks
Welcome
Jimno mxaa la dheha abaayo 😲
Farmajo ayaa ladhaha abyo🥰
@@sihaamabdurahman8523 tnx mcnto
@@sagalahmedapdale6786 🥰🥰
@@sihaamabdurahman8523 farmajo mx wye byo
@Jamila🤎🖤 Elape cheese
apayo jibno ifahansi
Waw
😍💕
Abyh jumla lan mlakarin karo miyh
Haa abyu ani xita jumla la,an miyan karin karaa
Nooga jawaab aby
Mawa noga sojawabyso😔🤣
Gimloo maxa ladaaa walashey adiga rali ah
Jibna mx waye abayo
Subag yar eey dhexda ka galinyso weeye
Burku ma daqiq ba abyao
Jubno maxawaye farmajoo
Jubna magac kle mleyahay
Cheese baladaha
M.a