Deg Deg Cirro Oo Kala Diraya Golaha Guurtida S/Land, Qiyaanads Itoobiya, Hawlgalka Ciidanka Xooga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 янв 2025

Комментарии • 31

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 18 дней назад +5

    Mahadsenid Garaad TV. Illama aha in Itoobiya ay sii joogi doonto Soomaaliya. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @huseinguudle5328
    @huseinguudle5328 17 дней назад

    Mw Hassan Sheehk waa wareeray waxa subinayo ma oga

  • @atoalsheikh3541
    @atoalsheikh3541 18 дней назад +1

    Dalka ma hagaagayo ila ay kaso labto mid limada somaliyeed khabyaada waa cudur aan daawo lahen kuna faafo jiil ba jiilkiisa waxey isku arkaan cadow dhaxdoda waxaa kafaa ideesto cadow jacel dalka burbur kiisa somaliyey waxa burburayo waa dalka iyo dadka iyo diinta ee aqli isku yeela qabyaalada dawadeda waa mid lima kharan waxan rajeena kabilabato sanadka cusub somaliyo mid ah kuna difacadan dalkoda into san gacanta kabixin ilaahayo mideey somaliyo dhan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @GayfaneSalaad
    @GayfaneSalaad 17 дней назад

    Waa laga yabanyahi iisyaasada soomaliya iitoobiya logama bahan somalia ee haalaladiriro itobiya ama hagkagudho waa danka somaliya 31.12.2024

  • @rocky4066
    @rocky4066 18 дней назад

    Xasan sheekh waa In la casilaa waddanka Laguma aminikaro

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 18 дней назад

    Xasan gurguurte iyo kooxdiisu waxay wadanka ku wadaan in itoobiya qabsato

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 18 дней назад

    XASSAN SHIIKH WAA KHAAIN DALKA, DIINTA DADKA SOOMAALIYEED WUU KHIYAAMEEYEY..WAANA IN LA ABAAKIISA LA MARIYAA MARKII UU XILKA KA DEGO

  • @BeekiiWarraSalaaleeBeekiyyee
    @BeekiiWarraSalaaleeBeekiyyee 18 дней назад

    Black Lion Ethiopia 🇪🇹

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 18 дней назад

    WAA NIINfiicaan niinkaas.

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 18 дней назад

    GARAAD TV NINKAN WAA ISKA NEEFSADAY DOWLADDA NAGA MASUUL AH NO MORE CBBDII BAKHTISAY NO MORE MUQDISHO CBB

  • @Idil-f6h
    @Idil-f6h 18 дней назад

    Daaroood anagaaa waasna cagdheeran rajo maleh waxan xasan sheekh leeyahay soo qapo tuuga daarod waaa allshapaaape

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 18 дней назад

    Haddii itoobiya loo oggolaado somaliya waa taariikh madow oo laga shallayn doono oo xasan sh.ku suntanyahay

  • @ALASOWMOHAMADABDI
    @ALASOWMOHAMADABDI 18 дней назад

    Burundi Wax tarimee xeroyinkeeda lagu weraray dhower keer lkn nafbey uhureen midowga Africa all wamahad san yihiiin haiska baxaan ciidamada somalia xigey xoreynayen dagmoyin Badan xeroyinkooda soma dhaafin suul halootaago😮

  • @samir7657
    @samir7657 18 дней назад +1

    Saleebaan gaal golaha guurtida ma dhaxal bu u haysta

  • @daudnur9232
    @daudnur9232 18 дней назад

    Siyaasad xumo iyo fulaynimo iskaadkaasho
    Gudaha waa nasiibdaro

  • @CabdimsxamudC.qadhabo
    @CabdimsxamudC.qadhabo 18 дней назад

    Mw xasan sheikh shishiyeeha.aad.buu.ugu.. nugul.yahay.qabkii.uu.mw. Fernaajo uu.wadanka.ku
    Hogaamin.jiray.ilaahayoow naga.qabo

  • @kiinali409
    @kiinali409 17 дней назад

    Uma malaynaayo in ethopia dalkeena sii joogayso warkaasu waatiro kuteen

  • @AbdulAhmed-os6kj
    @AbdulAhmed-os6kj 18 дней назад

    itopiya shacabka somaliya marabaan yaa noola keenin waa cadoow somaliyed

  • @MegagCise
    @MegagCise 18 дней назад

    adeer xabashiida axmed iyo deni ayaa wata oo xabashi ayaan ka nahay lasoo'taagan marka xasan iyo xamse maxey'didi'karaan waa in yaguna dhabarka dambe ay xabashi'kamaraan

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 18 дней назад

    Idaacaddaan waa in beenteeda umadda laga qabto

  • @ZebraasAli
    @ZebraasAli 18 дней назад

    Haddu xassan sheikh mohamoud askarta Ethiopia usoo ogolaado , Ethiopia ambassador kii fadhiyey united nation inu ku bahdil hortoodii ma wuxuu u baqayaa xilka madaxweyne mise qaranka ku weyn,e Ethiopia

  • @HusseinHAden
    @HusseinHAden 18 дней назад

    2,000 ciidan itoobiyaan haddii loo ogolaado ineey Somaaliya sii joogaan 20,000 ayeey soo gali ayaan soomaaliya.
    Sinaba yaan loo ogolaanin ciidan itoobiyaan kuwa hadda jooga sidii loo saari lahaa halaga fekero

  • @Abdiwaahidxammarry.Xammarry
    @Abdiwaahidxammarry.Xammarry 18 дней назад

    Halagu bedelo itoopia ciidanka nabad ilaalinta soomaaliya ciidanka dowladda soomali landAUSom..

  • @AbdillahiFarah-y4h
    @AbdillahiFarah-y4h 18 дней назад

    RAGGA FIILA SOMALIYAA,
    HADAY IYAGU ETHIOPIA JECEL YIHIIN ,HA AADAAN ADISABABA.
    BALSE, SHACABKA SOMALIYED, DONIMAAYO, CIIDAN ETHIOPIANA, INAY DADLKA SII JOOGAAN,

  • @samir7657
    @samir7657 18 дней назад

    Somalida iyo axmaaro way isyaqaanaan. Hassan uraaye, tuug, dabadhilif ama daaqada ha ka do galiyo ama guriga hooyadi ha dajiyo wa lala jahaadi

  • @SadikIbrahimHassan-c2e
    @SadikIbrahimHassan-c2e 18 дней назад

    Silki hoyada usheeg ahmed madobe wa daroad ogaden mohamed zuber waxba lagama qadayo

  • @kiinali409
    @kiinali409 17 дней назад

    Sababta ay dawlada soomaaliya u ogolaatay maxay tahay uma malaynaayo inay runaway in ciidan ethopia sii joogto dalkeena taasi haduu sameeyo xasan sheekh waa qiyaano qaran

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 18 дней назад

    Waar beenta iska daaya awood umalaha uu ku kala diri karo golaha guurtida iyaga ayaaba ka awood badan dawlada