Wasaaradaha cusub ee uu soo kordhiyay Madaxweyne Cirro
HTML-код
- Опубликовано: 13 дек 2024
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
ciro waa gob cidii ugu horaysay uu magacaabo wuxu ka dhigay sacad muuse ❤❤❤❤❤
Waa Kaa! tvga maxaafidka cusub! Siday iskugu nacamlaynayaan eeg!
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Lacagtii wax lagu qaban lahaa wasiirada la siinayaa 27 looma baahna wax wasiiro yar qaban karaa muhiimadu waa in wasiiro wacan la soo xulaa
27 wasiir. Maraykan baan xitaa lahay!
Qayrkaa lama eegto
Mashallah guul Somaliland
In la yareeyo ayay ahayd ee wa maxay Wasaradahan Faraha badan
Somaliland uma baahna wax ka badan 10-12 wasaaradood. 27 way badantahay.
Maraykanka oo intuu doono innaga baaxad weyn oo innaga dad badan intuu doono ayaa leh 15 wasaaradood. Khasaare ayay innagu tahay inaynu 27 wasaaradood yeelanna
Dayr timo jilic
Dayr magacaabistiisu waa 100%
Iligow Osgood
Iligow adiga Wasiir malaga dhigayaa?
Wasaarada Maaliyada kalajebintedu waa dhabal korrebshan
MMTV ereyada qaar iska hagaajiya "Beelaha laa haybsoco" maxay tahay ?
Waxa ka xun beelaha laga tirada badanyahay!.
Waligiin baa laydin odhan jirey ma ilig baa idiin bixiyey in al idin hayb sooco
@@hodancige7233 beelaha Gabooye ayaa la yidhaa magacooda ugu yeedh.
@@hodancige7233 naag xishood ankoo iidan maqaleyaan na xamaaniesan😂🎉
Anigu waxaan qabaa agaasimayaal kooban maadaaama aan wadanka la aqoonsanayn hayntiisuna yar tahay reernimadana waa in meesha alaga saraaa oo aqoon dadka lagu keenaaa hadii kale qof caruurnimo ku waashay oo silic ku soo koray ayaa wasiir inoo noqondoona😂😂😂😂😂😂😂
No no more many ministers
Ziilaanyo waa maxay ? waar xarfka Z afsoomaaliga kuma jiro. adigoo weriye weyn ah. afsoomaaliga siduu yahay ugu dhawaaq. waa siilaanyo waa ' s'. dhalinyaro badan baad tusaale u tahay adeer ee islaali
Kaadari anu wxn u aqaanaa gaal
27 waxay makhaaxi miyaa 18 kabadan waa waali
Maraykan oo ah dawlada uuqu dhaqaalaha badan dunida wuxuu leeyahay 13 wasiir.
Waxaa soomaalinad la sheegay in waalida ku badan tahay waxaana lagu sabeeyey fakhriga iyo qaadka iyo wax cashuur lagu sheego oo dhac ah 😂😂sidii dadka fakhriga looga saari lahaa ha laga shaqeeyo yaan magacyo beena oo dadka xaalufinaya làmagcaabin
afhayeenk Deyr loo magacbey hadey run tahey waan soo dhaweynyaa wa nin jaceyl dalkiisa oon la iibsan karin sida lo iibsadey xirsi mxmud xaashi iyo kii halhayskaa u laha qadiyada waxaa xataa magciis ama xasuusto why waa nin ka liita laba tuug kale isga waaba doqankii oo qof ah
Ku waalo raga somaliland danbaaba
Xirsi iyo xashi
war lagu faraxo ma ahaa hadii la magacbyo wasiirka madaxtooyada waa fartii Xirsi Gaab ku boobey xukaka dalaka isagon shacbka dooran xirsi noqdey madaxweye markuu sumeey Allaya raxmee Siraanyo waxaa lagu wada baan maqaley yarkii dhukran ee khadar ee marku u hadlbaa odhan jirey somaliland waddo hoogaa ku soctaa wadanka waa abaaro waa la bakhtiyaa waxaan sugnabaaa waa khadar dhakur oo sumeyaa oo biyha kinin miyirka ka qaada ciro siiyaa ka bacadi 5 sanno isaga iyo khabiirkiisi xirsi ina qasan
Kawaran agaasimihii xirsi bedelay oo Hargeisa kala badh maanta leh corruption ka xukuymaddii muuse abid may soo marin Somaliland
Habarjeclo imisa wasiir ayaa la siiyay😂
17 wasiir.
3😅