Xeebtan Liido ee Kismaayo waa meeshii aan dabaasha ku bartay waayo waayo! Waxaan xasuustaa Haamahaas Shidaalka oo wada qurxoon oo marka haraaga wasakhda laga nadiifinayo dhawrkii biloodba mar xagga Badda u butaacin jiray haraaga Shidaalka. Taas oo sababi jirtay in maalmo xeebta lagu ciyaari waayo, inkasta ooy Badda dhaqso nadiifin jirtay! Adduunow xaalkaaga wakaa!
Aad baan kaaga mahadcelinayaa walal qaaliya inaad nala wadaagto waayihii hore ee uu dalkeenu kusugnaa iyo haraadigii kaharay si aan niyada ugu dhisano allow dalkeena ukeen madax caadil ah inshallah waan kaasugeenaa
Mansha allah tabintada aad ban ugu helay hore u soco wll
Dadkii xumaanta dalka soo gudbiyo ilaahay naga qabo
masha allaah sxb habka cajiibka ah aad inoogu tabinayso iyo sidaa duubista iskula socotaan ayaa ah hab cajiib ah masha alaah guuleeleyso bron
Ilaahey ha cadaabo Qabqablayaashii Dalka dumiyeen
Wad ku mahad santahy zxp xoga naga qarsan inaaa nalawadag tid thanks ❤
Kacaanka dalka waa dhisey
Kuwii ka danbeeyeen wax ee dhiseen mala arkey?
Ala maxaan banooni kudheelay hoostooda
M.a wll waa kuu mahadsantahay
Maasha ALLAAH
Xeebtan Liido ee Kismaayo waa meeshii aan dabaasha ku bartay waayo waayo! Waxaan xasuustaa Haamahaas Shidaalka oo wada qurxoon oo marka haraaga wasakhda laga nadiifinayo dhawrkii biloodba mar xagga Badda u butaacin jiray haraaga Shidaalka. Taas oo sababi jirtay in maalmo xeebta lagu ciyaari waayo, inkasta ooy Badda dhaqso nadiifin jirtay! Adduunow xaalkaaga wakaa!
Sanadkee eheed waagaa
Siyaad barre dal wuu dhisay dhan waliba sumcad iyo wax qabadba balse calooshood ushaqeesta yaasha iminka joogaa ee jaqaya dhiiga yaga hadaanan iska qaban dhalinyaroow dalkeenaan quruxda badan itoopiyaan ayuu u dambeen
❤😘
Very sad 😭
Keep going sxp sare
.
Waxaan aad ula yaabay oo sawirka iiga muuqdo, Baddii Liido iyo tii Calanleey oo isku darsami rabo oo aay Dekeddii Kismaayo Jasiirad noqon rabto! Runtii waxaa u dhexeeyey dhul weyn oo sida muuqato aay Badda cuntay, khaasatan dhanka Liido!!! Waxaa iigu dambeeysay 1991kii
Éthiopia ayaa dhisan doonta malin dhaw
Hooyadaa miyaa siinaysa ethiopianka
@@hanadmohamed78
Waa warning bas
Tuugtii USC ineey scap ahaan u qaateen ayaan moodey