بارك الله فيك وباركلك في عمرك او عافيتك اواسرتك الكبير واسرتك الصغيره ياعبدالله احبك واكن لك كل الاحترام يا ابني انا ام وجده صوماليه الجنسيه من مواليد اليمن الجنوبي مدينة عدن ايام الاستعمار البريطاني كنت اتألم ايام سجنك وادعيلك بارك الله فيك وكثر من امثالك وتسلم البطن اللي جابتك الدنيا اي امك
Ilaahay safiya iyo reerkeeda iyo adiga A/malik ha idiin naxariisto sadaqadaana jana fardowsa ha ku casumo.safiya ba ilaahay guri balaadhan ha idin siiyo.
Aamiin yarabbi 😢😢...allah hau aqbalo ducada safiya iyo intii qof muslim ah caawisa...safiya awlaad baariya allah hauga dhigo caruurteeda😢😢😢😢❤❤❤❤ yaa allah ya allah....
Ma Sha Allaah.Ilaahay iyana ha u Abaal Gudo Cabdimalikoow adna Ilaahay ha ku dhowro. Waa in guri qurxoon, iyo shaqo dukaan loo furaa.Qofkaan awoodin u duceeya .
Allow ka aqbal janadii gey ayada iyo waaarideed aamin
بارك الله فيك وباركلك في عمرك او عافيتك اواسرتك الكبير واسرتك الصغيره ياعبدالله احبك واكن لك كل الاحترام يا ابني انا ام وجده صوماليه الجنسيه من مواليد اليمن الجنوبي مدينة عدن ايام الاستعمار البريطاني كنت اتألم ايام سجنك وادعيلك بارك الله فيك وكثر من امثالك وتسلم البطن اللي جابتك الدنيا اي امك
Manshalah safiya walaal allaha ku barakeeyo adiga iyo ubadkaagaba walaahay waa ilmeeyey walaal safiya barakooow walaal abdi malik la’aantaa waa gunimo iyo garab la’aan khayr dhamaantiis allaha ku siiyo
Mnshlllh safiyo alle ha brkiyoo
Wa edadey abehey ladhalatay qaxotiga an ku rafad sanahay wlhi
Safiyo wa edadey abehey ladhalatay
Ilaahay safiya iyo reerkeeda iyo adiga A/malik ha idiin naxariisto sadaqadaana jana fardowsa ha ku casumo.safiya ba ilaahay guri balaadhan ha idin siiyo.
Masha allah wa arin lagu farxo ilaahay miisanka xasaanadka ha ugu daro dadka so baxsaday anagna mid aan ku darsno na sii amiin amiin
Ilaahay ha ka aqbalo amiin amiin
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته جزاك الله خيرا اخي عبد مالك
Allow ka aqbal gabadhaa dhamaan dadka wax kubaxsha rerkaan amiin
Mahadsanid walal samafale sh Abdimalik muse coldoon.
Aamiin yarabbi 😢😢...allah hau aqbalo ducada safiya iyo intii qof muslim ah caawisa...safiya awlaad baariya allah hauga dhigo caruurteeda😢😢😢😢❤❤❤❤ yaa allah ya allah....
walal nagu soo biir
Ma Sha Allaah.Ilaahay iyana ha u Abaal Gudo Cabdimalikoow adna Ilaahay ha ku dhowro.
Waa in guri qurxoon, iyo shaqo dukaan loo furaa.Qofkaan awoodin u duceeya .
اللهم آمين
Allh hakaaqbalo
Amin ya rabi . Allahayow janatul fartusa ku marti qad famille kas barakaysan .❤❤❤❤❤❤❤.
Alaah jano ha ugu bedelo adigana c maaligoow ale abaalkaga jano haka dhigo matada aad u adeegaysona kuwaga hakugu dhiwro oo hakuu barakeeyo adoo kalena ale haka dhigo guulayslayo daaci ale murugo aduun iyo akhiro kuma tuho hooyo
جزاكم الله خيرا وبارك فيكم ❤
Imaheeda gaalada alle haku ilaaliyo ubad saaalixiina ha ugu dhigo
Safiyo wa edadey abehey ladhalatay qaxotiga an ku rafad sanahay wlhi wa adun
Maasha Allaah Sida Aad U Samafasheen Aad Uga Farxiseen Qoyskaas Adiga Cabdimaalik Ah Iyo Reerka Wax Dhiibay Aduunyo Fil Nimco Aakhiro Fil Janno Allaha Edin Seeyo BiFalli Allaah
Maashaa Allah illaahey haku xifdiyo wll qaaliya ayaa tahey illaahey hakaa ajarsiiyo aduun iyo aakhiraba safiyana illaahey ha ha habarakeeyo iyada iyo owlaadeedaba inta islaamka ugargaartana illaahey ha ugargaaro
Allaha ubarakeyo safiyo awlada iyo maalkaba guri wasac ahna allaha siiyo adun iyo aakhiraba
Safiya ilaahay khary aakhiro iyo mid anuunba ha ku abaalmariyo
Ubadkana alle ha u barakeeyo
Ilhy haa baarakeeyo iyada Iyo ubadkeeda ilhy wax ka badan haa ugu baadalo Ameen
Masha allah wlll safiya iyo owladeda illahow janada guru ka sii qoskane deegan qeer qabo waa sadaqa jaariya masha allh
Allaha ka ajarsiiyo safiya malkeeda iyo awladeeda Allaha u barakeeyo aqrirana jano Allaha ugu badalo InshaAllaah ❤❤❤❤
Safiyo wa edadey abehey ladhalatay qaxotiga an ku rafad sanahay wa adunyo
@@AminomaxamedNuur-f7k amay safiyo kaletabay ilaa safiyo bas baa lasheegay ina,ayo lamasheegine
@@Jananjanan-g9w wan oga ahay lkn ine gabar cawisay familka shegaye guriye Muqdisho ka dhisi rabta
Haa InshaAllaah adna wahelaysaa malbadan o marakaysan
@@Jananjanan-g9w insha allaah
Ale ajar badan haka siyo adunka akhrina jannatul fardowsa inshallah INSHALLAH
ilahay aduun iyo aqiraaba Allaha ha ugargaaro hooyadaas somaliyeed ee Soo dhiibtay lacagta adinah Allaha hagu siiyo qeer 😢😢😢😢😢
Jazaaka allahu khayran Colleen waa nin ehlu khayra oo naxasi8s badan dad badana allah swt ku badbaadiyey
Aamiin
Maashaa Allaah maama safiya iyo hablaheeda Allaah haka abaal mariyo qeeyr caawinta eey caawiyeen qoyskaas guri janada Allaah ha u ku dhiso❤❤
اللهم يارب جازيها بالجنة الفردوس الأعلى اختناصفية
Mashaallah tabarakallah safiya sadaqada ALLAH u aqbalo
Amin Allow u aqbal ducadaa illahay waxqeer hasiiyo wallasheen
Maasha Allah,,Allaha ku barakeeyo Sheikh Cabdimalik Coldoon
Amiin amiin amiin
Alle gabadha iyo adigaba haydin barakeeyo
جزاك الله خير ❤❤❤
MashAllah MashAllah MashAllah ❤
اللهم آميييين
C/ maalik muse coldoon alle ha xafido waa qof wanaagsan❤❤
Amin ya rabi
Ameen Yaa Rabb
Aamiin yaarabi ilaahow safiyo waxay doonayso gacanta midigta ah kasaar owlaadana alle ha ubarakeeyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Aamiin Allaha Wax Ka Farxiyo ha tuso Safiyo❤❤❤
Aamiin aamiin aamiin
ماشاء الله تبارك الله
Alle haka abaal mariyo
Gabadhaas muxsinada ah
Iyo cabdi maalik.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alaah ale haka ajirsiiyo intii waxkudarty reerkaas
Allah.ha.ku.barakeeyo.safiyo.allow.meel.aad.falayn.kaa.sii..safiyo.aaloow.guri.janada.ugu.dhis.oougu.xafid.amuuraheeda.
ILLAHAY qayr hasiiyo Aduunyo iyo aaqiro INSHA ALLAH
Masha Allah ilahow douada ooh agbal awladane ooh barakay
Allow gabdhaha kheyr ka badan allow sii yaa rabiyow sii kheyr sii yaa rabi aamin aamin from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaa alaah c/maalik qeyr aan kaa dhamaan alaha ku siiyo walaasheen safiyo janada guri alaha uga dhiso aamiin
Masha Allah Tabaraka Allah.
Baaraka Allahu Fiykum
Iinsha allaaaah
Allahu ma aamiin ,safiya iyo warasadeeda allaha xafido😢
Mnsha Allah gabadhaas ilaahay aduun iyo aakhiraba ha barakeeyo janatul firdowsana ilaahay ha uga farxiyo aamiin
Guulayso USTAAD Cooldoon.
Amiiin ya rabbi
Allahu akbar allaahu akbar allaahu akbar
Mansha Allah ilaahow caruurteeda u barakee
Jasakalh sh cabdimalik. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aaaaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi yaaa Raxmaan 🤲🤲
Aaaamiin masha allah janno allaha ku bal mariyo cajiib
Masha Allah allaha barakeeyo gabadhaas
Alle haka abaar mariyo jannadiisana ha ka waraabiyo gabdhamuxsinada ah
Adigana wanaagaa aad wado alle ha kaa abaalmariyo
اللهم ارزق صفية بيت فى جنة الفردوس الأعلى
اللهم امين
Abdi maalik ilahay kheyr ku irsaaqo insha
Alle haku sharfo 🎉
Aamiin yaa RABI Allah hawaqbalo sadaqada jaariga ah
Aallaaha haxafido safiya iyo.cauuriteeda.janatul fardosa
Amin Amin Amin
Masha Allaah Ajar Iyo xasanad hakusiyo Allaahu ma Aamiin Yaa Rabbi
Hooyadaas iyo ilmeheeda Allaha barakeeyo
Allah Gabadhaas habarakeeyo
Amiin yaa Allah
MASHA’ALLAH 💙💙
Masha allah inta aad masakinta wax. U qabneysid rabi wu ku ilalinayaa ee horr uwad masakinta cawintooda
Mashaa allah aahow ugargaar badalqayrqabana sii gabadhaasasobaxday acagta yarabi
Maashaa alaah ilaahaay guri janada ha ugadhiso Aamiin Aamiin Aamiin yaa alaah
Wll khayr allahakusiiyo c/maaligow dadka,waxbixiyana janatufardaws allahageeyo
Alle ha ka aqbalo safiya aakhiro iyo aduunba alle ha barakeeyo.
reerkanna kurbada alle ha ka dulqaado.
Samaale Allaha Ku Xifdiyo oo Ku barakeeyo
اللهم أميين
Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi
Mashallah dadka somaaliyeed waa walaalo
Amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
اللهم آمييييييييييين
masha allah ❤
Aaamiiin aaamiiin aaamiiin yarabi yaa allaaah
Maansha Allah tabarka raxmaan ale ha ku barkeeyo wllo
Amin amin
Safiyaay wll macaan ilaahay janada haku abaaliyo aamiin wallaal diinta ku dhaqankeeda ku dadaal caruuurta iyo aabahoodna baari hakaaga dhigo wll khayr hel khatar ka baxso dhib la aan ku noolow
Jazakumu Allahu kheyra
Aamiin ilaahay ha u barakeeyo iyada iyo caruurteedaba
Allah haka aqbalo sadaqadaa gabadhaa misanka xasanadka allah ha u saaro maalinta qiyaamaha
Walakey cabdi malik Allah hku xafidiyo amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Illahoow cabdimaaligoow janada daar kaaga dhis aamiin
Allah akbar m,a allah hahifdiyo iyataa iyo carurtethawo
Aamiin Aamiin Aamiin allaha barakeeyo Safiya, dadka somaliyed waa dad wanaagsan siyaasiyiin liito ayaa kala xidh xidhay mooye ilaahayow dadkeena quluubtooda isu fur hogaan wanaasanna talada noogu dhiib
Aaamiin yaarabi ❤
Asc walalkis janatul firdowsa alahageyo aminyarabi
Alle ha ugaxoreeyo sadaqada aylabaxday maamada cadaabka ayda iyo ilmaheeda