WAX KA OGOW QORSHAHA DUULAANKA TRUMP EE KA DHANKA AH IIRAAN- MAXAASE KA DHALAN KARA?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 дек 2024

Комментарии • 55

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  9 часов назад +8

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 часов назад +5

    MAXAMUUD CABBAS, ISRA'IL AYU U SHAQEEYA.

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 9 часов назад +1

    Waa shahiid janadii Ilaahey ha geeyo

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 5 часов назад +1

    insha allaahu waa ku jabaa kufaarka adduunka

  • @AxmedCarab-x9y
    @AxmedCarab-x9y 4 часа назад

    Magacaygu waa Waxan ahay wiil 20 jir ah waxan joga jigjiga alle hayniga rali naoqde wan inigu xidhnahay HBN walalaha

  • @AxmedCarab-x9y
    @AxmedCarab-x9y 4 часа назад

    Islamkuna ha sareyo insha allah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 7 часов назад

    Maasha allaah mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️

  • @XamdiAbduwahb
    @XamdiAbduwahb 8 часов назад +2

    Turkiga xaal kiiso waa iidhe

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 часов назад +2

    Holland iyo reer galbeed haka sugina cadaalad waa yay in arag lagu dilo ayey ku fiican yihiin arag meel ay joogaanba waayo waa argagixjso islaamkuna ma leh cadaw aan ahayn yuhuud reer galbeed iyo carabta dabadhilfka u ah sida imaaraadka

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 часов назад +2

    Alle waxaan ka baryey in trump uu aragiisa naga qariyo inta aanu qaban xilka

  • @CabdigahayrGuleed
    @CabdigahayrGuleed 7 часов назад

    Ey ka andacood oo ey kale u adacood macno male ilaahay burbur iyo baa ba haka dhigo guul falastiin insh Allah

  • @MuminKhayre
    @MuminKhayre 8 часов назад

    Waa.ay.shahiideen.kuwaasi.allaha.unaxariito.sucuudigana.allaha.soohadayyo

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 8 часов назад

    Turkeya alle ha guuleeyo

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 6 часов назад

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 часов назад +1

    MA DHICI KARTA, IN IRAN AY MAANTABA HEYSAT, DHOWR MADA, LAKIIN AYSA DOONEYN IN AY SHEEGTO.

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 9 часов назад

    HBN Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 9 часов назад

    Asc 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @khalidalta6397
    @khalidalta6397 9 часов назад

    Allahu akbar

  • @axmedxaajidhuux3755
    @axmedxaajidhuux3755 2 часа назад +1

    Asc

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 5 часов назад

    Allow muqaawamada garabkooda gal
    Wadadii falastiin looga qaatey dhulkeeda
    Waxaa wadadaas Saaran
    Soomaaliya oo badeedii Itoobiya siisay
    Alloow Adaa noo maqan
    Dalkaana hogaamiye caadil ah u keen

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare 7 часов назад

    ASC DAGALKA. SEDEXAD. CIYAR. MAHA. TAAS. OGOW. RUUSH. IYO. MARAYKAN. WAA. HORE. AY. MEEL. DHIGAN. EE. ADUUNKA. LAGU. CABSINA

  • @ahmedmedissa7767
    @ahmedmedissa7767 9 часов назад

    Sidda warka iraan

  • @CarabAxmed-c8l
    @CarabAxmed-c8l 9 часов назад

    Allah akbar

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 8 часов назад

    Israalhabaado

  • @Hanifarahk
    @Hanifarahk 8 часов назад

    Israaiil waxay uburburinaysaa suuriya waxay rabtaa inay iraan kaweraraan sidokalena ayidka wax umaraan xibulaah xirato arintana waxa wata reer galbeed xambaarsan yuhuud ALLAAHU Aclam

  • @AliCiilmi
    @AliCiilmi 9 часов назад

    ❤❤

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 3 часа назад

    Maraykan iyo israil waa cadaw laabaduba ilaahay haabaabiyo yuhuda insha alaah

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 часов назад

    Allaw Biden netanyaahu iyo trump ka takhalus oo ku salid balaayada wareegta

  • @AbdullahiAli-wj7dl
    @AbdullahiAli-wj7dl 7 часов назад

    Meeqa Sano aan maqleynaa waey sameysanesaaa. Meeqa Sano ayeey qadaneneysaa

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 8 часов назад

    Iran ruushka ayeey xulufo dhow yihiin mana ku fiirsan doono in laga taqaluso

  • @madinaali6274
    @madinaali6274 6 часов назад

    Wllo maxaa kuwa somaaliyo joga ee xildhibaanada lagu magacaabay mawaaysan baawar lahayn ay kan dugaaga kucasilan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 часов назад

    Maalin kasta wuu hanjabaa Mr medbayev iyo weliba Mr putinba lkn Ma qaadaan talaabo adag oo ka dhan ah Ukraine iyo nato oo ah urur argagixiso ah dagaalna ay kula jiraan dalka ruushka iyaga oo daahay gadaashiisa ka wada

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 9 часов назад

    Sharcigii iyo Binu,aadninamadii waxaa burburiyey Ruush,Maraykan iyo Israa,iil sidaas darteed Adduunku wuxuu u laabandoontaa xolligii ugaarsi ee sharciga Dugaagga.

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 9 часов назад

    Bashar asad haduu sidaa xilka uwareejinlahaa hantida iyo dadka suuriya may burburteen

  • @hassanali-zr8nd
    @hassanali-zr8nd 6 часов назад

    Iraan waxay ku jirtaa dodobada waddan ee maraykanku qosheeyay in uu ka tirtiro bariga dhaxe : soomaaliya,ciraaq,suuriya, sudaan, yaman, liibiya, iraan. Waxa ugu dambasi waa iraan

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 8 часов назад

    Iraanhanoolaato sxb

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 8 часов назад

    Isku hooga ayaan leyahay Israel america iyo Iran isku jaba

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 часов назад

    Way hanjabaan madaxda ruushku mar walba lkn marna talaabo kama qaadaan cadawgooda sida Ukraine iyo nato oo Halis ku ah nabada daganaanshaha iyo qaranimada ruushka

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 4 часа назад

    Cadawga israil ilahow baabi guub yuhud insha alaah

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 часов назад

    Yayga gaajaysan ee trump waxba naga qaadi kari maayo waayo alle sir ma qabe alaa u sahan ah

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 9 часов назад

    Shiica danbe hataageerina wa cadowga islaamka

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 8 часов назад

    Lagama yaabo in ree palestine aay heshiiyaan amaba xoroobaan inta ABUUMAASIN joogo waayo waajaajuus ushaqeeya yuhuuda taas ayaa xaqiiqaa ilaaheey hakaqabto

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 4 часа назад

    Israil ilahay haabaabiyo yuhud cadawa insha alaah

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 часов назад

    Waxba iran ka qaadi maayaan cadawgaa isa soo bahaystay waayo iran horay ayey uga soo gudubtay imtixaano badan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 часов назад

    Maraykan waa wada inkaar qabayaal dhagar qabayaal nacaladi ku dhacday allaw maraykan Maad ka qaban Kari wayday dunida

  • @LadnaDahir-g7c
    @LadnaDahir-g7c 3 минуты назад

    Hadaa hawerartoo inTas Ayna udiyargarobii naatoo habaabii iisoo hadaa yuuhuuda

  • @safirashid
    @safirashid 7 часов назад

    Waxa adduunka qalaanqal galiyey waa mareykanka ayada unaqabateen mallasaari karaa hhhhhh???

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 8 часов назад

    Suryahanoolaato

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 часов назад

    Maraykan iyo israel oo ah labada argagixiso isla markaana ah labada cadaw ee islaamka waa in loo midoobo suni iyo shiicaba labadaa cadaw ee fulayda ah

  • @CarabAxmed-c8l
    @CarabAxmed-c8l 9 часов назад

    Gul falastin