Maa ogtahay iin aa tahy shiiqaa kaliya aan malin walba dawado . Illahey haku bakareyo sheikh run ahaanti nolosheyda wax badan aya ka badashay 🥰🥰 xassan top umadeyna maa ahaan subxannalah kaa xishow sheikh qeyna
Sheekh amaan siya Somali lagama yaboo inayi hal suurada akhriistan maalinti lakiin inayi qof been kashgan oyi ku mashqul laan wayi ka heelan ilahoo nasoo hadee amiin ya rabiil calamiin
sheek cadaanta waanba u jeednaa sheeg waxay ilfis kuu marisay awal hore cibaadada maanay ku ifin jirin nagadaa sheekh ruwaayada plz ii sheeg ku madaw baan haystaaye
Dadka is cadeeyo safiican ayaan u aqaan Shelhan dhegahiisa laga fahmaaya inuusan is cadeeys shaqo kulaheen walahi waana cibaadadabadan allah sii nuursho
Wada var iga dheh somali dhib badanaa🤣🤣shiiqow var tiktok ayaa lagu ogaay Facebookna mala geeyaay shiiqa ka leexda somaliyeey shiiq qeyrka aad noo soo gudbin jirtay adne wijiga biyo ku aqri kadib iska mar mari allaah haku caafiyo
Nimanka iyo gabdhaha waxaan ku waaninaa in ay joogiyaan kimikada ay marsanaayaa gabdhaha xoogaa waa loo dulqaadan karaa laakiin nimanka ceeb ay ku tahay in ay is xadeeyaan waayo waala fahmaa ninkii ama naagtii kiimiko marsato waxaa lagu gartaa nabro aa ka soo baxaayo joojiya kiimikada
Sheikh waadka qoslisay Xasan top caadi mahan runtii hadalkiisaaba qosol leh masha allaah
Hadii ilaaah arsaaqada ku kordhiyo waa in kaa muuqata markaas daadaya sheekh Masha'Allah u dhaha tabaraka Allah Allah ha ku xafido sheekh
Maa ogtahay iin aa tahy shiiqaa kaliya aan malin walba dawado . Illahey haku bakareyo sheikh run ahaanti nolosheyda wax badan aya ka badashay 🥰🥰 xassan top umadeyna maa ahaan subxannalah kaa xishow sheikh qeyna
Maxa isku cadaysay inta arkay baa so cararay 😂😂😂😅
Video yadisa hore margty 😳
Waxaa waaye nuurka cibaadada rabi iyo qalbi salim eh mansha allah tabaaraka Allah
Alle kacabsa nyw wax baas marsatee
Nuurka cibaadad rabi zidan loguma cadaado wllo
Bal culimada fiiri waa sidii aan ku baranay
Somali madow iyo maariin waaye lkn
Shiikhan wax inuu marsaday wa iska cadahay
Kan shikh ma aha sheydanka
Culamada oo dhan hadey sidan noqon lahayeen Diinta sifican aya losi si jeclanlaha❤️
Dinga ilahay inat jeclato kuma haku xidhin shakhsi akhy markasta jeclow waxat tidha dabecadisa dheh
Keep en going yaa shiikh baaraka allah fiikum ❤️🌹🌻👍🙏🇸🇦🇸🇴
Masha Allah 😁🍱
Masha allh shekh badbado farxad kunolow rabi ha inixafido dhamantin
Waa lagu waalay sheekhow
Sirna ma hayside
Sumcadadi bd dishay
Sheekh amaan siya Somali lagama yaboo inayi hal suurada akhriistan maalinti lakiin inayi qof been kashgan oyi ku mashqul laan wayi ka heelan ilahoo nasoo hadee amiin ya rabiil calamiin
Ninkii saan ogaa u maadoow aa saan noqdy cajaaib sheiqow walee inaa bilaash lagu cadaan iyo naag laguursado laguma caddado ee waxa jira sheeg
Taas baa xaqiiqo ah
Very true wuu isbadalay waliba saaid sidii naagihii is cadeen jiray ayuu ugubtay runtii
Ustaaad Badbado we love you Xayakulaaah
Mashallah 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️
Wlhi wuu iga qosliyay sheikha allh xafidee
Asc الشيخ ❤️❤️
Inuu cadey shiiquye waa cibaadada iyo farxada uu ku noolyahay iyo tacliinta uu leeyehay sheeq hore usoco ustssdkeena qaaliga ahoow
sheek cadaanta waanba u jeednaa sheeg waxay ilfis kuu marisay awal hore cibaadada maanay ku ifin jirin nagadaa sheekh ruwaayada plz ii sheeg ku madaw baan haystaaye
Naga daa sheikh. Runta sheeg. Ilaahay majecla sun jurka lamarsado.
Sheikh badbaado maanta aadbaad noogu qososhay illaahay hakuxiftiyo
msha alaha waxa laka yaba qofka ino maka hore darufsomaray hore usco
Subxanallah maxaa kaqaldan Somalida war maxaad skeikh ugu
Mashquusheen Subxanallah
Allaah haku saamaxo kalmadaha khaar iska ilaali sheeq nimada waa ku kufriyay inaad dhahdo waa khatar xataa haduu sh sixiroole yahay danbigiisa asaga rabi kugula xisaabtamaayo kalmad aad iska dheh u dhahday yuusan Rabi subxaanahu watacaalaa kugu ciqaabin
Iyaa sheikh badbaado daacad waaye
Keep going shiikhow🦋
Aniga maba aaminsani in sheq badbado is cadeyi subxanalah sidee qof diinta wax ka yaqaana isku cadeyna oo midib kii ilahay siiyay ubadalaya
ماشاء الله تبارك الله
Hassan Top🤣🤣🤣👏
Shaik suala qosol badan Ayu ku waydiiyey ninkan Xasan top marka dadka hadalkooda ha ujoojin
sheeq shidan masha allaah sheeq gaari dumar baa gacanta ku heeso ninki gaari qawo wee ka muuqa taa masha allaah
Hhhhh masha allaah baashal ka dhacaye shiikh xasantob fartuun bal bal waydiin
Mansha Allah ❤
Mashaallaah shiiq badbaado iyo xasan top waa Naga qosliseen
Sheekhoow waa lagu hayaa ee alllahaaga u noqo
Shekhu kaftanlo ale hakubarkeyo
You are very happy, ma sha Allah
Masha allah
Sheikhow marba hda afkada ka tiri ma is cadeeynin anigu wan ka rumeystay wana ku tageera
keep going insha allah 👍👍👍👍
Dadka is cadeeyo safiican ayaan u aqaan Shelhan dhegahiisa laga fahmaaya inuusan is cadeeys shaqo kulaheen walahi waana cibaadadabadan allah sii nuursho
War sxp careemka waa maxay ninka badbaado wax ayuu is mariyey
Sheikh faraha isulatagwy
Quruxda Ilaahay jecelyahay maaha muuqa ee waa qalbiga Ilaahay maxabadiisa iyo cabsidiisu ka buuxdo. Wll dadka dianada iyo waxa aad usarbeebin ha uqurxin hana usharxin si sahln
asv
Sheekow bidixda la iskuma salaamo😣
Asc sidee tahay walaalkisa shiikha waa qof fiican
Sheekh lkn dhabanadaada way shidanyihin wax yar xitaa way jiraan😀😀
Sheiq badbaado allaaya baarak 😇💖
Oh manshaa Allah
Sheekh Badbaado
Family kiisu waa dad cascas oo aad uqurux baadan. I know his real brother.
Masha allah walahi Shekha ba laga fahmaaya quruxdiisa allaha daayo
Sheekhàan badbaabo waagii hore iyo hada wajigiisa waa kalla labo.
Raga waa gursadaa wajigana ma badalmo lkn فيه شي, sh badbaado
maanshalaaa
Shekh waxd nab raha u isticmasho nosheg
Cream ki fican raadso kulahaaa lahaa 😁😁🤣🤣🤣
Is cadaynta waa nafada badso sxp
Allahu akbar
Xasanoow adiguba Aad baad isu badasheye Markii hore iyo hada waad kale duwantaheye ma gacanbaad isula tagteye
Warka mesha kuqoran inta run umoodey farta taaga🤣🤣🤣
MashaAllah
Is addeec dumarka Ayaan ku ogeyne ,Raggiina ma iscaddeeyeen
Way iska cadahay in aad iskula tagtay sheikh xataa kuma dhihi karno ee kadaa bahasha Rabbigii ku abuuray kabaq
Subhanallah
Subhanllh wll adigoon waxba ogeen waxba ha iskaadlin ogoow maalinka qiyaame markii lagudhaho miyaad ujeeday maxaad kujawaabi
@@sundusadi2173 walal mahadsanid Rabbi hano wada dambi dhaafo lkn ninkaan maxaa wajiga kahelay oo lagubtay xataa lama fiirin karo waxaan ku arkay gabdhaha iscadeeyo ayaa wajigooda saas noqdo. Horta suaal an kuwaydiiye ninkan vedioyadiisa hore ma aragtay qof maariin ah ayuu ahaa marka Rabbi hana cafiyo.
Maxa kagalay haduu iscadeyay
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wan furay san u qoslaaye mantay. cream nuura iyo saliid nuureyso wad igu igthy sheikh badbaado
Masha alah
Ar xasanaaa Balo ku dhibsatay Arshiekh ka har
caadi waaye shekh hori usoco walal cimrigaada allah ha dhereeyo Aamiin
Annaa usheeikhaa aaaaaaaa walleey warbaa kuhaysta
walaahi caawa iga harin
hada kabacdi noo fariista
saliid nurses kkkkk funny sh badbaado
Finanka waa maxay hadaadan is cadayn
ماشاء الله تبارك الرحمن ربي
Sheikh badbaaaado. Cadi ma Ahan. Shalada. Timaha. Xitaaaa. Wuka hadalay. Wax. Uuu. Cafinaaayo. Majirto. Xasan. Tob Cawa. Hadalkaaaa. Kaxidhan xanunsanyhay
May Allah bless you always
Mashaa Allaah
Mashallah mashallah
Masha allah xasan top waa is Badaley
Badbaado waxaas ha ubixin dadka kugu mashquulsan naftooda ay kasoo caal waayeen
Hore usoco waan kutaakeernaa
Waxathywmclinka waxksta nabaray noloow
Cadowgaaga hajabo
Xasan top waxba MA qariyo intaas ku Jeclahay
ما شاء الله تبارك الله
Mashallah
Wada var iga dheh somali dhib badanaa🤣🤣shiiqow var tiktok ayaa lagu ogaay Facebookna mala geeyaay shiiqa ka leexda somaliyeey shiiq qeyrka aad noo soo gudbin jirtay adne wijiga biyo ku aqri kadib iska mar mari allaah haku caafiyo
Wajiga anon waxba marinin sas iga noqday alx ilhy cafimad hanawada siiyo
Sheekh timir laf ayaa ku jirta
Shiikh nabro ayaa kaa soo yaacay waa is cadeysay 😂😂😂😂😂😂😂
Quruxda ta kaa muuqata keliya maaha laakiin xataa ta kugu qarsoona waa qurux
Shekhoow markaad jeesatid wajikaako iyo qortatu iskouma eeka
Hassn tob guurka waxba kama badalin isaga kk
Asc♥️♥️😁😁😁
M.a
sax
xasan top waa fani walahi libaax
m.shaala
Kkkk sheekh
Hhhhh Xasantop iyo Shekha is heleen masha allah
Xasan top dhib badnaaaaa
Wajigi ayaba kahalabe
Sheikha kaliya maxa meel kaliya ku xiray waan qoslay walhi 😂😂😂 sheikul kuli
Cream kii fiican raadsada 😂😂😂😂😂 isboor jafa yaqee mashquulka daaaye waa la idiin sheegay sirta no more nin madoow oo dambe
Somalideena qaar dadka dhinaca wanaagsan wax kama eegaan waxaa inagu badan dadka meel xun wax karaadiya hada shiikhan wexe leyihiin adigiiba leh wax ismari lkin sheekha wuxu ulajeeda inaad waxmarsato diinta madiidin ee wxa xun in aad midabkaaga badasho isnaash naash lama diidana oo nadaafa bee kamid thy
Keep going bro
Maashaa allah
qosol kkkk
Hhh mashallah xasan top funny waye
Nimanka iyo gabdhaha waxaan ku waaninaa in ay joogiyaan kimikada ay marsanaayaa gabdhaha xoogaa waa loo dulqaadan karaa laakiin nimanka ceeb ay ku tahay in ay is xadeeyaan waayo waala fahmaa ninkii ama naagtii kiimiko marsato waxaa lagu gartaa nabro aa ka soo baxaayo joojiya kiimikada
Sheekhoow waa fashilmatay saan maxaa ka wadaaa birigii masaajidka 7ka galabta aad kutubka ka aqrin jirtay ayaa fiicneyd hada maqaar ayaa iska fiiqday kkk