Man sha allah putland waa maamul somaliyeed fahansan isu socodka somalida waa baabuurta ka dhexshaqaysa mamulada somalida in aan entire la waydiin gawadhida kaliya alaabta ayaa la cashuurayaa guulayista
Jamacow somalida waa dad laablakac ku shaqeeya marka puntland iyo majeerten ma ka qaangareen irintas ama beri ayay sidoodi dadka deegan ku dhibateydonan markay arkan wax yaroo mida la dhaxwada oo qabyalad ku sabsan irintas ka soo jawaab sona weydi ciday quseysa
Puntland argagixisada uun bay ka ilaalisaa deeganka ay xukunto. Mj waa qabiil odayaal iyo waxgarad leh dadkana ma dulmiyan dulmina ma qaatan. Sidaa u fahan
Ma lagayaabaa Jaamacow in dagaalka dhanba intaa looga jeedey, Ninbaa wuxuu yidhi waa laguu tashaday, wuxuu yidhi oo meesha la iigu tashaday ilaahay ma joogey, markaasuu yidhi haa, bal weynu eegi dagaalkaa aad iminka cadaysay waxa looga jeedey in uu Somaliland adhaxda ka jebiyo iyo in uu ka jebiyo kii soo maleegey, Ibrahim Birmingham
Masha’Allah! Guul. Thanks Puntland!
Maansha alaah DDS iyo puntland guuleeyasata guul guul guul💪🔥❤️
Gobanimo puntland viva so dhaweeye walaaleh
D5 power kusoo dhawaada dhulkiinii iyo dadkiinii daarood power..
Mahadsanidiin walaalahayo reer buntland D5 dhiigu biyo maahan ilmaaderayaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mshaa alah wahoray aheed ingaracad lowarego guuul
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah puntland ❤❤❤❤🎉
Mshaa alah dhulkanaga nodhismi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa khatar weyn
Viva darood ismaaciil jabarti 💪👏💪
Man sha allah putland waa maamul somaliyeed fahansan isu socodka somalida waa baabuurta ka dhexshaqaysa mamulada somalida in aan entire la waydiin gawadhida kaliya alaabta ayaa la cashuurayaa guulayista
Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul 💔💓💪💔💔💪💪💔💔💪💔💪💪💔💪💔💪💔💪💔💪💔💔
Waa halis weyn
PUTLAYN jabka soomaalida kale waa ka faa"iidaan
Indoorka Doqoniinadiisa ayaa keentay
Soomaaliland uma bahna Itobiya ka badaan Soomaaliland idinka ku nool dakada qalalaan ee wajale Mustafe cagjaar baa ka adegta wajale 😂😂😂 jamacow maxaad heysaan oo jigjiga yaalaa😂😂😂
Shidaalka baa noo dhiman inaan ka dhoofino garacad ee ka howlgala dds tunoouinka shidaaalka ee dds
CAQLIGA FIYOOW WAA KAN BUNTLAND. IIDOOR WAA DAD XANUUNSAN OO AAN OGEEN WAXAY SAMEYNAYAAN !!!
Wardheer waa in loo hiiliyo waa magaalo magac wayn leh
Cagdheer waaba gaajo lacag xitaa ma haystaan
Jamacow somalida waa dad laablakac ku shaqeeya marka puntland iyo majeerten ma ka qaangareen irintas ama beri ayay sidoodi dadka deegan ku dhibateydonan markay arkan wax yaroo mida la dhaxwada oo qabyalad ku sabsan irintas ka soo jawaab sona weydi ciday quseysa
Puntland argagixisada uun bay ka ilaalisaa deeganka ay xukunto. Mj waa qabiil odayaal iyo waxgarad leh dadkana ma dulmiyan dulmina ma qaatan. Sidaa u fahan
War ninyahow meshas wda maleh gawaridii way wada rogmadèn wana wado dheer oo 750 km
Ma lagayaabaa Jaamacow in dagaalka dhanba intaa looga jeedey,
Ninbaa wuxuu yidhi waa laguu tashaday, wuxuu yidhi oo meesha la iigu tashaday ilaahay ma joogey, markaasuu yidhi haa, bal weynu eegi dagaalkaa aad iminka cadaysay waxa looga jeedey in uu Somaliland adhaxda ka jebiyo iyo in uu ka jebiyo kii soo maleegey,
Ibrahim Birmingham
Somaliland yaan lafogeynin
iyaguna hys
dajiyaan
xamaasad iyo colaadu
waa waxa somali khariby
somali waa iswada dhashye haloo
arxamo ehelka
ninki muslin sheeganayoow
Allow sahal !!!
OGAADE3N KALIYA KULA NOOL KOLNKA 5AAD CARUUTO U SHEEG QARKAAG MIDA KALE MAC3ESHADA VIROA ISKU SHAREER
Puntuland guul guul