032 | Qulqulka Oromada sidee hal mar u joojin karnaa?!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Ummaddeennu iyada ayaa abuuraysa deegaan Oromada ku dhiirrigelinaysa in ay dalkeenna ku soo qulqulaan loo ay soo galaan, haddii naasnuujintaas aynnu ka jarno innaga oo aan waxba u geysan iyaga ayaa iskood isaga dareeraya.
    Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
    RUclips-ka Sahanka Xogaha:
    www.youtube.co....
    RUclips-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
    Spotify:
    open.spotify.c....
    Facebook Page Sahanka:
    / aadan.sahan1
    Facebook page Aadan-Sahan:
    / aadansahan
    Twitter:
    Aa....
    Instagram:
    / aadan_sahan
    Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Faca Koraya.
    3- Ismalure.
    4- Loollan.
    5- Dabadeed qofna ma hadhin.
    6- Waan ku salaamay saaxiib.
    7- Casariye.
    8- Waayaha Daanyeerta.
    Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
    1- الإسلام بين الشرق والغرب
    2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
    3- اعترافات عشاق
    5- في الحب والحياة
    7- سيكولوجية الجماهير
    Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
    1- Wabar.
    2- 56 dhibaabo jacayl.
    3- مرابط النظام الدولي.
    4- عائد إلى حيفا.
    5- ارشادات الحياة القصيرة.
    6- لغز بربروسا
    7- سر آريوس
    8- حرب الفاندال
    9- المعركة الآخيرة.
    10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
    11- حوار مع صديقي الملحد.
    Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
    Mahadsanidiin.

Комментарии • 306

  • @cqaniaden7315
    @cqaniaden7315 9 месяцев назад +1

    Ilahay Cimriga,
    Caqliga, Cilmiga iyo Caafimaad kaba hakuu barakeeyo inader.

  • @AbdihakimMustafe-du3ey
    @AbdihakimMustafe-du3ey 9 месяцев назад +2

    Mahadsanid aadan sahan

  • @sacdiyanuur
    @sacdiyanuur 9 месяцев назад

    Adiga badan Ilaah ha badiyo

  • @AbdihakimMustafe-du3ey
    @AbdihakimMustafe-du3ey 9 месяцев назад

    Lagend

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 10 месяцев назад

    Walaahi waa runtaa war soomaalay kaca oo baraaruga hanoqonina falastiin

  • @AbdihakimMustafe-du3ey
    @AbdihakimMustafe-du3ey 9 месяцев назад +1

    Soo badi barnaamijyada wlll

  • @maxamedcabdiraxman8825
    @maxamedcabdiraxman8825 10 месяцев назад +4

    Muqalkani waa wacyigalin bulshadeenu ubaahnayd mahadsanid Adam sahanow👍

  • @ibrahimabdishuuriye7382
    @ibrahimabdishuuriye7382 10 месяцев назад

    Aad iyo aad

  • @Shabbyy.
    @Shabbyy. 10 месяцев назад +31

    Waxa fiicnaa laheyd iyadoo somalida oo dhan gaadha marka qof walooba siifaafi awood kale maheyno aan ka aheyn ra'ayigan.

    • @Ahmed-gx9zy
      @Ahmed-gx9zy 10 месяцев назад

      You helped Meles quash the ONLF movement remember?🤣🤣🤣. Ninkii walaalkis loo xiirow adna soqoyso.
      Diredawa is completely taken. Babile and JigJiga are almost taken as well. I promise you we(Ogaden) will make sure to keep facilitating the Oromo transportation to Hargeisa, Burco and Berbera. After all waa Oromo Samale lol. Kaxaaxaabi.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 10 месяцев назад +19

    Hadda hooooy macnuhu maaha cunsiriyiiin noqda ee waa fahma waaqica nolosha 🙏

  • @abdelrahman8768
    @abdelrahman8768 4 месяца назад

    Walaalayaal vedio-ga faafiya dadka wacyigooda waa inoo kobcaa

  • @qadarbashirbile4033
    @qadarbashirbile4033 9 месяцев назад

    Wllkey aadanow illahey haku xifdiyo caqliga iyo garaadkana hakuu bara keeyo

  • @ahmedsuldan2498
    @ahmedsuldan2498 10 месяцев назад

    Maasha allah
    Ilaahey hakaa jszaa I siiyo
    Tuntaas aad sheegtey

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud2487 10 месяцев назад

    10:3

  • @mahamedsiciid204
    @mahamedsiciid204 9 месяцев назад

    Asc sxb aden waa qudhun somalinimadu waxa kafiican oromo iyo xabashi

  • @abdiwahaabchanel8595
    @abdiwahaabchanel8595 10 месяцев назад

    Legand masha allah

  • @nimcoahmed5815
    @nimcoahmed5815 10 месяцев назад

    Ustaad xataa heer inta ay miyigii u baxaan ay damcaan dumarkii xoolaha la joogay ee reer miyiga ahaa

  • @qadarbashirbile4033
    @qadarbashirbile4033 9 месяцев назад

    Wlhi fikirkaan hadaan wada qadan laheyn dhibatooyin badan ayaan xal u heli laheyn lkn caqligeyni ayaaba si kale ushaqeynaya

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 10 месяцев назад +2

    Hoy adanow podcastka noso badi

  • @AroundUs-2024
    @AroundUs-2024 10 месяцев назад +1

    masha allah Aadan aad baad ugu mahadsan tahay

  • @mataan125
    @mataan125 10 месяцев назад

    Sxp fikirkaaga waan kula qabaa oromo way naqabsanee hadaanu kahor tagi wayo waa maskiin intaan ku hayno waxba mahagaagayo

  • @abwaansugun
    @abwaansugun 10 месяцев назад +6

    SHEER GAREEYA WAAR FOGEEYA 24:51 Dadkan lahadlayaa baan lahayn duxiyo iidaane 16:09 waxaan islahaa waxaad noqotay cunsuri lkn waxaan ogaaday inay rag ila fikir ihi jiraan 21:18

    • @qumeiniahmed6437
      @qumeiniahmed6437 10 месяцев назад

      MHn cunsuriyad bro

    • @Ahmed-gx9zy
      @Ahmed-gx9zy 10 месяцев назад

      You helped Meles quash the ONLF movement remember?🤣🤣🤣. Ninkii walaalkis loo xiirow adna soqoyso.
      Diredawa is completely taken. Babile and JigJiga are almost taken as well. I promise you we(Ogaden) will make sure to keep facilitating the Oromo transportation to Hargeisa, Burco and Berbera. After all waa Oromo Samale lol. Kaxaaxaabi.

  • @abdullahiali6093
    @abdullahiali6093 10 месяцев назад

    Boosaaso aad bey ubuuxaan oromada

  • @suusaanabdi5058
    @suusaanabdi5058 10 месяцев назад

    I.a masodhawayn doono

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 8 месяцев назад

    Soomaalida Dabeecadohooda Waa Dabeecadaha Umadaha La Ciilay, La Tirtiray

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 10 месяцев назад +12

    Gabar Ethiopian ah oo aan dugsiga sare wadanka Netherlands isla dhigan jirnay, ayaa waxay igu tiri waalidkeey iyo Ethiopianka qowmiyadahooda way neceb yihiin Somalida waxayna aaminsan yihiin in ay dhulka Somalida oo dhan ee geeska Africa in Ethiopia leedahay.

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 10 месяцев назад +2

    Oromada waan qixinaynaa aabahood wasooyin

    • @Ahmed-gx9zy
      @Ahmed-gx9zy 10 месяцев назад

      waa oromo samale. Please welcome them. Me and my cousin help with their transport every month 29 new people is our goal.... that is just on our end there's more people also subsidizing their ventures into your land.
      Ina-ader naladareen xanuunka.

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 10 месяцев назад

      Imisay kugu qaadatey inaad​ af-somaliga baratid oromyahay@@Ahmed-gx9zy

  • @sucaadsiciid9092
    @sucaadsiciid9092 10 месяцев назад +2

    Wlhi wa run wll ha la share gareeyo si uu dad badan u gaadho please

    • @Ahmed-gx9zy
      @Ahmed-gx9zy 10 месяцев назад

      You helped Meles quash the ONLF movement remember?🤣🤣🤣. Ninkii walaalkis loo xiirow adna soqoyso.
      Diredawa is completely taken. Babile and JigJiga are almost taken as well. I promise you we(Ogaden) will make sure to keep facilitating the Oromo transportation to Hargeisa, Burco and Berbera. Both me and my cousins take part in subsidizing their trips. Feel the pain with us bro😜. After all waa Oromo Samale lol. Kaxaaxaabi.

  • @NehaalMukhtar
    @NehaalMukhtar 9 месяцев назад

    ani wan yabanay

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud2487 10 месяцев назад

    Asc dhamaan wllaha somalida ah dadka oramada ah ee muslimiinta ah hala sodhoweeyo iskumid ma ahan qof muslim ah iyo qof yahuudi ah xitta haddii ay somalia oodhan ay qaatan marna suurtagal manoqoneyso sida yahuuda

    • @Mahir52143
      @Mahir52143 10 месяцев назад

      Aamu oromyow wadankaaga Muslim ku ahow

  • @MohamedMahir123
    @MohamedMahir123 10 месяцев назад

    Wll anigu Hargaysa ayaan joogaa maalin anigoo maraya xaafada jigjiga yar ayaan sidaa u eegay oromoda jooga wlhi 1meter ba koox oromo ah ayaa taagan, kadib ayaan ka fikiray tolow wadankani 15sano kadib siday oromodu ku noqondoonaan!!!!!!!!!

  • @Xinvanin
    @Xinvanin 10 месяцев назад

    👍

  • @xamsekhuburo1636
    @xamsekhuburo1636 9 месяцев назад

    War inika Meeli laga xiiran jiray yagaaba la wareegaya wll

  • @mohameddheere08
    @mohameddheere08 10 месяцев назад +16

    💯 aad iyo aad waxaa xaqiiq ah in ay qabsadeen shaqooyinka asaasiga ah iyaga ayaa heysta waxayna dhahaan Sucudiga iyo yurub ban adayna mana aadaan oo family gooda ayey keenaan

  • @MuxiyadinXiyo
    @MuxiyadinXiyo 10 месяцев назад

    thanks

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 10 месяцев назад +1

    Ethiopia way inaga wax soo saar, warshado, amni, daganaasho siyaasadeed, beero, wabiyaal iyo roob badan yihiin waa maxay marka sababta ay ugu soo qulqulayaan dhulka Somalida waa waxay aaminsan yihiin in ay iyaga leeyihiin oo si farsameesan ula wareegaan.

  • @zakihaji5616
    @zakihaji5616 10 месяцев назад +5

    waan ku salaamay aadan sahan 👐👐👐👐👐

  • @khadarali6105
    @khadarali6105 10 месяцев назад +2

    Wllhi waa barnamijkii ugu qiimaha iyo waxtarka badnaa eeqof somaliya waligii kahadlo waa arin aadiyo aad ugu wayn aayaha u.mada waa inalagahortagaa hadiikale waynu eedi doonaa waad ku mahadsantahay geesi somaliyed alle wayne hanookadayo horay usoco barnaamijkaa hadayn hanakadalin wllaal shacabka baraaruji khatarta kusofoole isha allaah

  • @AbdikaafiAwil
    @AbdikaafiAwil 10 месяцев назад +4

    Mnsha allaah
    Adan sahan runtii waa qac jiraad cadaysay

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 9 месяцев назад

    asc war sahanow waxaa la yiri sadaq sokeeya dhaaftta sooma noqotaa la yiri soomaalidu waa cawaan cadowgooda iyagaa cayiliya ilaahey cadowgeena hana garansiiyo

  • @MuuseYusuf-yn9ng
    @MuuseYusuf-yn9ng 9 месяцев назад

    Asc azxp arintan uu saxiinkeen aadan noosheegay mida kadaran waa inay yihiin basaasiin ushaqeeya Ethiopia dadkan aad Moodaysid inay shaqaystaan waa basaas xogta gud binaya xalku waa sidaa uusheegay aadan❤

  • @nadiyalajecley6829
    @nadiyalajecley6829 9 месяцев назад

    Fariidd bad tahee muse bixi aya waxan inogu wacan

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 10 месяцев назад +5

    Itoobiyankan ka yimid in ka badan 1500KM oo intaas oo lacag ah kusoo bixiyay maskiin ma ahee ee waxay rabaan in lacagta ay tuugsiga ku helaan ay ku maal galiyaan la wareega ay dhulka Somalida kula wareegayaan.

  • @indhataag4446
    @indhataag4446 10 месяцев назад +2

    Waa runtaa walaal garashadaa allaha ina siiyo

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed 10 месяцев назад +3

    Maanta Laga Bilaabo waan DhaQan Galinayaa Arrinkaa Iyo Taladaa Walaalkayow❤

  • @sarkamaoda
    @sarkamaoda 10 месяцев назад

    Istus

  • @khayr10
    @khayr10 10 месяцев назад +5

    Waa barnaamij muhiima
    Oo ka hortaga u noqon kara
    Oramada dhulka inala yeelatay
    Please dhalinyaro aan faafino
    Mahadznid wllky aadan sahan
    Waxaan kaa codsanayaa inaad sii wado oo ka daalin ilaa inta bulshadeenu ku baraarugayso khatar ay dadkani ku yihiin dhulkeena

  • @AbdishakourShakto
    @AbdishakourShakto 18 дней назад

    Waar soomalidu shaqooyinka hoose way yasaan mxa LA samayn 😊😮

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA1825 10 месяцев назад +29

    Khatarta manta somalida haysta waa Qulqulka oroomada haddii manta somalida hurdada kaa kicin tobanka sano Ee sosocota dalka somalida oroomada la wareegaysa 😢

    • @cabdullahi2
      @cabdullahi2 10 месяцев назад +1

      Inta aniga joogo waxna haka baqin walaalka 😅😅

    • @Zakiika
      @Zakiika 10 месяцев назад

      xaqiiq

    • @zaamifilimshdpro6743
      @zaamifilimshdpro6743 10 месяцев назад

      Maxy midaa ugu baqan somalida kenya iyo ethiopia kama baqan somalida jogto weliba iyga oo xilala waawen ka qabta cidna wax aad ledahy xog kagama qadan karto mida igow

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 10 месяцев назад

    Reepubtland iyo ree soomalilandba way qariyeen

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdi 9 месяцев назад

    Iyaan dhawayd waxaan is waydiinayay qowmiyadaha itoobiyaanku waa 70 iyo dheeriye maxaa oromada kaliya inagu soo faruuray haddaan hadalkaaga waxaan kafahmay in dadka muslimkaa sida kaliya ee aad beer laxawsi iyo inaad isdhexgashaan aad ugu guulaysan kadhaa ay tahay inaa adna muslim tahay marka oromada muslim nimaa naloogu soodirayaa .

  • @AbdullahNuur-y7x
    @AbdullahNuur-y7x 10 месяцев назад +8

    Mar aan Akhrinayay Buugga the productive Muslim Book ayaa waxa uu Yiri Waxyaabaha muslimiinta bur buriyay waxaa kamid ah Firado khaldan oo ay aaminsanyihiin markaa baan fakaray waxaan soo xasuustay markii live kujireen daaci mukhtaar markaa baad tiro waxa inoo xiran oo kiyaal cadaab oo Diinta intii kle waalaga taagy mar horena Podcast waxaa kusaxday Cibaadada maanta habfahanka ruuxa kaa mudan sadaqada mudane thanks

  • @XariirBaruud
    @XariirBaruud 10 месяцев назад +1

    Markii aynu kala guurnaybaa
    Gaade soo kacay

  • @CabdullahiCase
    @CabdullahiCase 10 месяцев назад

    Waxa aan joogaa boosaaso, maalinkii iyo habeenkii waxaa iga soo horbaxa ugu yaraan 20 tuugsade oo oromo ah ilaahay amarkiis, boosaaso si aan caadi ahayn ayay ujoogaan.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 10 месяцев назад +2

      Waa qiyaano lacag ha siinina waxay iska dhigaan masaakiin qaarkood waxay iska dhigaan indhool xiran muraayada indhaha ulna wada qof kalana gacanta hayo ,qaarna waxay iska dhigaan masaakiin.

  • @mahadmohammed1645
    @mahadmohammed1645 10 месяцев назад

    Xaqiiqo jirta war oromo halays ka qabto

  • @alyascalu
    @alyascalu 10 месяцев назад

    Warka soo badi wllo wayo malayin ayaan kuxidhidhan

  • @faaisaapshir8595
    @faaisaapshir8595 10 месяцев назад +12

    Muwaadin somaliyed❤❤

  • @abdinajib9760
    @abdinajib9760 10 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤sxp keep going

  • @dhhol77
    @dhhol77 10 месяцев назад

    Haa wlhi intaaas illahey ha garadsiiyo dadkeena wlhi ilaa xamar iyo kismaayo ayy daadsan yihin baahina ma hayse dan bey le yihn

  • @Maclimiuuu
    @Maclimiuuu 10 месяцев назад +3

    Zxp legend bathy wllhy

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 10 месяцев назад +1

    mahadsaniid adan sahanow wll shaqo fican ayada noo hays runtii aqoonahan ayada tahy alle haku barkeeyo ❤️❤️🫶💯⚘️⚘️

  • @khadaribrahimjama9546
    @khadaribrahimjama9546 10 месяцев назад +1

    Mahadsanid walaal , runtii waa waaqic dhaba oo dhulkeena ka jira kuwa wax ka qaban karanaa waa shacabka waar shacaboow baraaruga .

  • @arday661
    @arday661 10 месяцев назад

    Waa sixir

  • @diiniyodacawo3241
    @diiniyodacawo3241 10 месяцев назад

    maalin dhawayd ayaa waxan iswaydiiyay, hadii dawladu rabto inay joojiso soo galitaanka oromada, maxay u ganaaxi wayday dadka guryaha ka kireeya . Hadii lagu ganaaxo qofkasta oo ka kireeya oromada sharcidarada ku soo gasha wadanka lacag farobadan , way adkaan lahayd inay kudhex noolaadan magaaloyinka iyaga oo bilaa guryo ah.

  • @hamseyare4451
    @hamseyare4451 10 месяцев назад +4

    Aadan sahan waanku Salaamay Macalin. Maanta Niyadayda. Waxa ku jiray arinkan adka hadashay.isla.markaa an is waydiinayay. Mabduucan.kadib waxan arkay anoo anoo kaligay garashadayda waydiiyay.kalana doodaya Naftayda.adoo.soo gudbiyay.37.daqiiqo ka hor Mahad sanid wll Hore u soco

  • @maxamedaweys8535
    @maxamedaweys8535 10 месяцев назад +1

    ustaad waad saxan tahay aniga weligay lacag masiinin lkn hada aad ayey ugu soo bateen hargeisa somalida ayaa ka ganacsata soo geli taankooda,kuwa yar yar ee oromada meel kasto aad fadhido,sida goobaha lagu caweeyo sagaashan jeer ayey kusoo marayaan ayagoo wata bokisyo xanjo iyo nac nac waxay kuleeyihiin iga iibso yaab

    • @Ahmed-gx9zy
      @Ahmed-gx9zy 10 месяцев назад

      You helped Meles quash the ONLF movement remember?🤣🤣🤣. Ninkii walaalkis loo xiirow adna soqoyso.
      Diredawa is completely taken. Babile and JigJiga are almost taken as well. I promise you we(Ogaden) will make sure to keep facilitating the Oromo transportation to Hargeisa, Burco and Berbera. Both me and my cousins take part in subsidizing their trips. Feel the pain with us bro😜. After all waa Oromo Samale lol. Kaxaaxaabi.

  • @iidanadam
    @iidanadam 10 месяцев назад

    Aadanow walaal, Alle haku barakeeyo waxyaabo xaqiiqiya ayaad ka hadashaa.
    Inkastoonan Barnaamijyadaada wada dhamaysan, Wakhtigoo igu yar darteed

  • @Nimcan
    @Nimcan 10 месяцев назад

    Runti, arin aad u muhiima ka dhawajisay, shre gareeya❤

  • @abdikariimmohamedhusein2637
    @abdikariimmohamedhusein2637 10 месяцев назад +2

    Oromada muslimiin baa ubadan muslimkana xuduud malaha

    • @Abdullahgii
      @Abdullahgii 10 месяцев назад

      Muslimka Xuduud malahan! Why Sacuudiga lagaga soo tarxiila?

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 10 месяцев назад +1

      Orom Af Somali bartay baad tahay. Oromada Muslim ha ahaadaan ama yaysan ahaan.Oromada dhul bay leeyihiin. Qofna aduunka dhul kale visa la'aan uskama aadi kari, sharci la'aan kuma noolaan karo.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 10 месяцев назад

      ​@@Abdullahgii Kaa u jawaabtay waa Orom Af Somali bartay. Oromada Muslim ha ahaadaan ama yaysan ahaan.Oromada dhul bay leeyihiin. Qofna aduunka dhul kale visa la'aan iskama aadi kari, sharci la'aan kuma noolaan karo. Waa tarxiil.

    • @Abdullahgii
      @Abdullahgii 10 месяцев назад

      @@cabdirshidosman9649 Aad io aad. Islaamnimo hadde Addunkan kajirto Sacuudiga nagalama soo tarxiilen weliba iyado la’ogyahay Somalida wadankooda inuu bur-bursanyahay!. Oromoda dhulkooda wax colaada kama jirto, baahi iyo Abaarna kama jiran, Sabab ay dhulkoda uga so tagan keena kuyimadan majirto.

  • @cismanh.c
    @cismanh.c 9 месяцев назад

    Waa runtaaye isaaq ya ka dhaadhicin doon

  • @LaylaLaara
    @LaylaLaara 9 месяцев назад

    Guri kasta hargeasa wax jaariyad ka ah ormo xata waxay marayan inay jagooyin ibsadan dhayahgaanan ku arakay waan yaabay hadii lugu arko ado la hadlay lugu arko waxay ku dhahyaan maskiinta maxaad leedahy

  • @Fikir-dheere
    @Fikir-dheere 10 месяцев назад +2

    Oromada muslimka ahh wadanka lomadiidi karo lkn kuwa gaalada ahh yaan loo ogolaanin.marbuu haduu Muslim yahay wadanka kama xigtid

    • @Abdullahgii
      @Abdullahgii 10 месяцев назад

      Dad Diin isku naca maha Oromada taas maankaga kuhaay, Kooda gaalka iyo midkooda Muslimka waa isku argati, Waana sidi dhulka Somalida ula wareegi lahayen. Teeda kale dhul iyo deeganba we leeyihiin haku nooladan dhulkooda Islaamnimo yaa lagugu so ganban. Islaamnimo hade Aduunka kajirto anakuba Sacuudiga nagalama so tarxiileen ee dhulkaaga ilaasho niyo intay goor-goori tahay. Mise Oromadi afka baratay tahay?

    • @sirajalfaqeeh
      @sirajalfaqeeh 10 месяцев назад +1

      Waa sax walaal oromada muslim ayee ubadanyihiin

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 10 месяцев назад +1

      Orom Af Somali bartay baad tahay. Oromada Muslim ha ahaadaan ama yaysan ahaan.Oromada dhul bay leeyihiin. Qofna aduunka dhul kale visa la'aan iskama aadi karo sharci la'aan kumana noolaan karo.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 10 месяцев назад

      Orom Af Somali bartay baad tahay. Oromada Muslim ha ahaadaan ama yaysan ahaan.Oromada dhul bay leeyihiin. Qofna aduunka dhul kale visa la'aan uskama aadi kari, sharci la'aan kuma noolaan karo.

    • @sirajalfaqeeh
      @sirajalfaqeeh 10 месяцев назад

      @@cabdirshidosman9649 anaga soomaali hadaa nahay waxa aanu isdagaalsannahay waa Ethiopia ee ma'aha oromo, runta aan usku sheegno oromada qawmiyadaha aduunka ayaga ayaa noogu dhaw weey noo egyihiin xitaa luuqadooda kalmado afsoomaali ah ayaa ka buuxa waa dad muslim ah
      واما السائل فلا تنهر
      قالَ رسولُ اللهِ "صـلى اللهُ عليهِ و سلـم " : ( لا فرق بين عربي و لا أعجمي و لا أبيض ولا أسود إلا بالتقوى )
      Ethiopia aan dhulkay naga heesato kasoo ceshano laakiin ma'aha in dad masaakiin ah oo dagaal usocon Aan ku marmarsiyoono syrian yaman hindi nooc walba ayaa soomaali jooga maxaa umada dariska nala ah inagu diray?!

  • @yahyeqalade2000
    @yahyeqalade2000 10 месяцев назад

    Adanow Oromo badan oo wadankena jogta oo ku dhalatay Afsoomaligana wa yaqaanan xogtad no shegtayna dhageystey sirtaan wa fakatay ban Uma leynaya

  • @cabdiciise3469
    @cabdiciise3469 10 месяцев назад

    Mashaa Allah wall aad umahasan tahy wanaaddah iyo Nasteexadda

  • @sirmoha.editor11
    @sirmoha.editor11 10 месяцев назад

    Iska saara oromka xun ee idiin soo dhexgalay aniga hadaan muuse ahaan lahaa jab ayaa ku dhici lahaa oromka

  • @xamsexiis7217
    @xamsexiis7217 10 месяцев назад

    Aadam wll adoo iga raaliya gadhka maxaad ku xiirtay

  • @Ina_geesi
    @Ina_geesi 9 месяцев назад

    OROMADA BURSADA OO INDHAHA Ku GUBA oo hadalka u xumeya muqdisho ma jogto oromo

  • @qalbisame9111
    @qalbisame9111 9 месяцев назад

    Anigu dalka waxan ka maqnaa almost 4 years maalinkii aan ku soo noqday aniga oo yaaban oo leh gidaar kasta waxa taagan oromo oo xataa baalashkii caruurtu ka shaqeyn jirtay rag waaweyn oo oromo ah ayaa ka shaqeynaya ayaa waxaan arkay maalin xaafadayada qashinka laga qaadayey ayaan ninka gaadhiga qashinka saaran inu af soomaligu ku adag yahay markaasaan u fiirsaday saan ogaaday inuu oromo yahay maalinkaas wixii ka danbeeyey sadaqada ma siiyo wanan ka ilaaliyaa xataa kaama tagayaa ilaa aad dagaasho haduu ka tagi waayo yara dagal oo wajiga ku gub isagaa iska tagaya

  • @Caisha-rj7qp
    @Caisha-rj7qp 10 месяцев назад

    Khasab bay kaaga qadayan wll hadaad

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 10 месяцев назад

      Mxd qaadeysa Ma dhulkeena Somali nolosha yaan lagugu aasin sida awowayaashaa

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 10 месяцев назад

      Oromo jaajuus waatan 😂

  • @farxanzakir1030
    @farxanzakir1030 10 месяцев назад

    Dhibta somaali da isumana xariisato

  • @zhiravan99
    @zhiravan99 10 месяцев назад +11

    Waxaan ahay nin dhalinyaro ah ooh 20kii uun hada madaxa kyla jira misana arday ah waxaan go'aan saday intaan wax bananyo baranayo mahee inta kale inaan shaqaysto small business ayaan samaystay lknbwaxaan khaati ka taganay waa oromo xataa hadii aad wax siin weydo kaama tagayaan markasaan weydiiyey maxaa ushaqaysan weydeenwaxey dhaheen shaqo marabno mana shaqaysanayno dabadeed mrsheydaahsi ineysoo isatagaan waan ubadiideyba

  • @SIYAAD.BARE.HANOOL
    @SIYAAD.BARE.HANOOL 10 месяцев назад

    Jabhad xabashida laysa aan ka sameeno somalia gudaheeda diyaar baa ahay👍🔫

  • @naturere-laxationw
    @naturere-laxationw 10 месяцев назад

    Wll Burco, Hargesa, Garoowe iyo boosaaso way soo dhaafeen hadda waxay joogaan dhusamareeb, caabudwaaq iyo cadaado

    • @Mahir52143
      @Mahir52143 10 месяцев назад

      Waa dhow bosaso iyo hargaysa waa qabsan doonaan hdn Laga gaarin hargaysa iyo bosaso xaafado bay kaligood deganyihiin

  • @hassanabubakar1226
    @hassanabubakar1226 10 месяцев назад

    baadiya kuwa jooga inta lagaadhin kuwa magaalada jooga oo baahan caawmaad ta labaad umada soomaaliyeed ma rabaan in ayshayqaystaan waayo shaqooyinka ay diideen in ayka shaqeeyaan marka qurbaha la yimaado taas uunbaa la qabtaa ee soomaaliyeey aan shaqooyinkeena qabsano markaas ayaan dhulna badbaadinkarnaa

  • @obsesadiq
    @obsesadiq 10 месяцев назад +1

    Walahi aqontu markay tahay badh waa dhibato waxan lagu dirsan xaqeda wad heliye 😂😂😂😂waxad tahay 🎉00000🎉

    • @Mahir52143
      @Mahir52143 10 месяцев назад +3

      Aamu oromyow xun dhulkaagii aad

    • @0name530
      @0name530 10 месяцев назад

      ​@@Mahir52143runta aad usheegtay oromayga

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 10 месяцев назад +1

      ​@@Mahir52143 waa Orom af Somali bartay.

  • @the_player78
    @the_player78 10 месяцев назад +14

    nin soomali ah baad tahay sxp wan ku taageera 😍

  • @abdiislam4722
    @abdiislam4722 10 месяцев назад

    Hadalkaasi waa xaq, sadaqo bixiyoo sokeeyaha sii.
    Tolka soomaalidu markii dhib kirro ayay xusuustaan
    Xiliga raaxada oromkuu u yeedhan uuna wax u quudhi

  • @cabaas8626
    @cabaas8626 10 месяцев назад

    Baabuurti dadka somali aadku gurteen maad ku gurtaan xuduudka ku labataan.

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 10 месяцев назад

    Howl gal wacan

  • @Englishmadefunn
    @Englishmadefunn 9 месяцев назад

    Dawarsadaha kaan moodana waa dagaal yahan

  • @Ahmed-gx9zy
    @Ahmed-gx9zy 10 месяцев назад

    Oromo waa walalaheen. They're Oromo Samale. As always they're welcome I'm Hargeisa, Burco and Berbera. They will welcomed with open arms and the best hospitality one can imagine. Any Ethiopian that needs transportation fee to Somaliland please let me know.

    • @BoramaWarrior
      @BoramaWarrior 9 месяцев назад

      Dayuus xun baad tahay. Cadow raba iney dhulkiina qaataan oo dadkiina dilaan baad futada u dhiganeysa. Dayuus foqol dayuus.

    • @Ahmed-gx9zy
      @Ahmed-gx9zy 9 месяцев назад

      @@BoramaWarrior Maya walale. Mesha waa Boqortoyo Habar Awal. Amarkooda shaqeeya.

    • @BoramaWarrior
      @BoramaWarrior 9 месяцев назад

      @@Ahmed-gx9zy Boqortooyo maaha ee waa dad wax loo ogaladey oo walaalo la moodey

    • @Ahmed-gx9zy
      @Ahmed-gx9zy 9 месяцев назад

      @@BoramaWarrior Walaalo la moodey🤔? Maki yiri anoo wax dili kara duco qaadan maayo? Makuwii Ethiopian soo baheystay oo Dila iyo Borama xasuuqa kageystay? Makuwii labo saacadod gudaheed kun hof Samaron kadilay? Makuwii diiday dadkii niliga xasuuqay in Aad uduceysaan? Makuwii gabiley iyo dulbeeredkiina xoga kula wareegay? Makuwii xerada barakacayaasha dulkiina kasameeye? Makuwa canshurtiinia qaata oo inikana shaqooyinka nii diidan? Makuwa gabdihina gariga lugaha kamariya?
      Yaa Allah Samaroon illah baa umaqan.
      Walaahi waa yaab. War najaasa tihiine kakaca fadiga hidii kale waligiin bahdil iyo duleysi baad kujiri doontan!!! Samaroonow kaca!!!

  • @zaamifilimshdpro6743
    @zaamifilimshdpro6743 10 месяцев назад

    Wn ku slmy sho marka hore aniga fikirkaan kugu ma rac sani inta bdn muqLdada ku xiranhy lkn waxa qald ah in aad ka cabsato wax aaf ledahy in laga qato somalida mel walba way jogaan welina iyaga oo awood ku leh kenya ha ugu horeso waxh ka hesaa xilal bdn hadan kama maqan in ay wadanka la waregan welib waxy lee yhiin ganac siyada ugu wawen sidan uwada ognahy why aad ugu baqesa dad masakin ah hadii ad donto hal malin aad cagta marin karo in ay wadanka dhan la wregan mida waxan u arkaa fikir aad u hooseya marka aniga wax wen uma arko aduunka canda ugu hureso malyiin dad ayee keen sataa si ee ugu shaqestaan wan lisku nilyhy shp

  • @LUQMAANMUSE
    @LUQMAANMUSE 10 месяцев назад +2

    Waxaan ku noola turki in ku dhow 2 sanno . turkiga waxa ku nool quxuunti siiriyaan 5m gaadhaya wali ma arag siiriyaan albabaada garacaya oo dawarsanaya , hadduu dawarsanaya meelaha lacagtu taalo ayey ka dawarsan jireen sida bangiyada(ATM) iyo suuqyada . lkn aniga waxa illa imika iga dhaadhici la raggan xooga ee subixi guryaha laga kallahay soo garaacay lacag mattaalo oo waa laga shaqatagey e , kassi daranka meel walba wareegaya , in laxakameeyo ayey ahayd sababtoo dhulkeena waxa daadsan xogta dawlada waana mabnuuc in meel walba uu marro qof aan dalka u dhalan.

  • @ZamzamHassan-lo1ix
    @ZamzamHassan-lo1ix 10 месяцев назад

    Alaahu akbar walken waad saxantahy❤

  • @saidabduul8396
    @saidabduul8396 9 месяцев назад

    Itoobiya walgey waa kashakisnaa 2024 wixi an kashakisna aya so baxay waa dad aan cadaw nahay asxaan malhan Dalka noga bixiya

  • @dramenaadow1029
    @dramenaadow1029 10 месяцев назад

    Sax waye

  • @abdurazaq_abdillahi
    @abdurazaq_abdillahi 10 месяцев назад +1

    Nio ani nin ethiopian baan ahay lkn madaxda somaalidu maxay uga hadli weydey wallyal anigu waan arkey dadkaa oo dawarsanaya lkn amharaduna oromoo ayey sheegtaan dharka jeexjeexana iyagaa ayaa xidha waarun waan soo badaney anigu laftirgkeygu waxaan dareemayaa cules aan dalka somalida ku hayo ilaahay ha hanuuniyo lkn dadka somalida waxaan kula talin lahaa dadka dawarsad in aan lasiin wasalaamu aleykum

    • @aaminasahra5013
      @aaminasahra5013 10 месяцев назад

      Hhhhh ma adaa oroma

    • @sirajalfaqeeh
      @sirajalfaqeeh 10 месяцев назад

      Mar hadaad af soomaaliga baratay oo aad muslim tahay soomaali ayaad tahay ❤ wadanka waa wadankaagi.

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 10 месяцев назад

    Waa arrin zax ah

  • @Cabdiqani6657
    @Cabdiqani6657 10 месяцев назад

    Somaliland wa xaleyhayi talabo sharciya halakqado ooromada sida okdhaqsabadan Somaliland daowladana halkalhadlo shacabkana sidahalookisiyo iyo somaliwayin melayjotaba ooromada kacan birahlokoqabto✊🏻

  • @AbdiSeeyga
    @AbdiSeeyga 10 месяцев назад +6

    Wlh cadowga somaliyeed waa ithoopian Runta we Gulushahay