Waa maxay Xayawaanada Diinaasoorku? Miyaa lagu sheegay Quraanka?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024
  • Akhriso..gaaldiid.com/se...
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 / abdulazizoogle
    💥 / gaaldiiid
    💥 gaaldiid.com/
    💥 / hishaami
    Hordhac:
    Diinaasoorku waa xayawaano waaweyn oo la sheego inay noolaayeen malaayiin sanadood kahor. Erayga Dinaasoorna wuxuu kasoo jeedaa laba eray oo ah luuqada Afka giriiga waa Dina oo ah "Wayn" "Argagaxleh" iyo Saour oo ah "gurguurato" . Dabcan Diinaasoorku may ahayn xayawaano gurguurta ee xajmiga waynidooda ayaa ahayd kuwo waaweyn, iyo miisaankooda oo ahaa ku tobonaan jeer kusoo laablaabmaya maroodiga qaangaadhay..... kasii akhriso..gaaldiid.com/se...

Комментарии • 202

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe816 4 года назад +2

    Wll gaaldiid. Mahadsanid jazaka laahu khayr wll noosoo diyaari qisadii nabi haaruun cs taariikhdisa iyo siduu waxyigu ugu iman jiray iyo wll yaa hor dhintay nabi muuse cs iyo nabi haaruun cs

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 7 лет назад +4

    Mansha Allaah tabarkallaah jasakallaah khayr sheikh

  • @guled1285
    @guled1285 7 лет назад +5

    Jasaka Allah khayr my akhil Muslim

  • @abdullahiabdi2863
    @abdullahiabdi2863 7 лет назад +76

    Alle aya wayn isaga awood leh
    Isaga wax walba oh
    Allahu akbar

  • @khalidbonaldo2360
    @khalidbonaldo2360 4 года назад +1

    Suaal hadii aan marka hore dhulka cidi ku noolayn oo uu ahaa mid banaan kadib alle idhaa dhulka ayaa cid dhaxasha u samaynayaa miyaanay sidaa noqon karin ilayn meel banaan cid dhaxasha waa loo samayn karaa ......ALLE AYAA XAQIIQADA OG aYada quraanka aad soo daliishatayna xooGa khaliifka alle ka hadlay ayaa sharaxaad dheeri ah u baahan waad ku mahadsantahy wllo ALLAHU ACLAM ...

  • @mascudalcadaali8132
    @mascudalcadaali8132 7 лет назад +3

    Masha Allaah jasakalahu khayr

  • @ubaxaadan2079
    @ubaxaadan2079 5 лет назад +2

    Maasha ALLAAH ALLOW ku xafdi shiikh

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +11

    jazakallah ya shiekh
    illahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo inshallah anagana ha nagu anfaco

  • @filmdhoore1184
    @filmdhoore1184 7 лет назад +18

    Masha Allah jasakalah shiikh

  • @محمداحمد-ع1خ6ن
    @محمداحمد-ع1خ6ن 5 лет назад +2

    M sh allh waan jeclahy inaan ogaado xayawaaanka taarikhdiisa

  • @martisooremedia6364
    @martisooremedia6364 5 лет назад +3

    Maasha allaah

  • @yarkaqaniga6643
    @yarkaqaniga6643 5 лет назад +3

    Allal ayaa way subxanallah allahu akbar

  • @hanadhassan273
    @hanadhassan273 7 лет назад +8

    jazaaka allahu qeeyr

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 лет назад +9

    jazaakallaahu khayr yaa shaykh walaahi waan tawaaducey markaan dhageystay mawduucan iyo kii ka horeeyey ee ahaa malaa'igta xambaarsan carshiga raxmaanka subxaanallaah waa wax lagu cibro qaato allow naga dhig kuwa ku cibro qaata

  • @yusufxusen983
    @yusufxusen983 6 лет назад +2

    Alle wayne ayaa kushaqaleh walaal

  • @hamzaasadullah4970
    @hamzaasadullah4970 7 лет назад +2

    jazakallah khair akhii

  • @firinbimanaxo
    @firinbimanaxo 7 лет назад +8

    jazakallaah ya sheikh

  • @safaabdiabdirahman9377
    @safaabdiabdirahman9377 7 лет назад +4

    Allahu akbar ala wan alaa waxida

  • @nimcaanmohamet5079
    @nimcaanmohamet5079 5 лет назад +1

    Alleh hakaa jasa i siiyo walaal

  • @axmedsharey5224
    @axmedsharey5224 6 лет назад +2

    Shukran wll

  • @caltumaali1889
    @caltumaali1889 7 лет назад +12

    Masha Allah jazakallahu kheyr

  • @dhareofficial6541
    @dhareofficial6541 6 лет назад +2

    Wll quraanka miyaa lagu sheegay in aduunka inu malayiin sano jiray fadlan halayga caawiyo ?

  • @weezy1o941
    @weezy1o941 7 лет назад +3

    gaaldiid cimriga allaha kuu dheereeyo khayr badane

  • @nuradinabdiwahab3187
    @nuradinabdiwahab3187 7 лет назад +2

    maasha allaha

  • @ayanabdiaziz4505
    @ayanabdiaziz4505 7 лет назад +2

    Alllahu akbar

  • @aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
    @aragsanhooyomacaanjanokuwa7893 7 лет назад +4

    ماشاءالله walaaal

    • @wadanidaacad782
      @wadanidaacad782 5 лет назад

      Shiiq halataag .sida aad u qaadatay masha .waxaa laga hadlayaa .xiinu !ina dahri yacni .marki aanan LA aburin .Bini adamka

  • @amaadin12
    @amaadin12 7 лет назад +3

    Man sha allah thnks bro

  • @dayahali436
    @dayahali436 7 лет назад +3

    jazakallah

  • @yasmineali9190
    @yasmineali9190 7 лет назад +2

    asc walal gaaldiid wadku mahadsan tahay batnamijkan runti aniga markan arko ama maqlo dadko shegayo been ayan umaleyjiray lkn manta waxi laga bilayo i believe it

  • @abdullahiabdi2863
    @abdullahiabdi2863 7 лет назад +8

    Ma sha allah waa wax aad u fican

  • @rahmamohamed2287
    @rahmamohamed2287 7 лет назад +3

    Sheikan Waa xariif aad ah manshallah xafidu Allah

  • @munaaxmedaadan6749
    @munaaxmedaadan6749 5 лет назад +2

    Allahu akibar

  • @qisooyinkaaduunka1464
    @qisooyinkaaduunka1464 4 года назад +1

    Masha allah pro🙏

  • @hodanmohamedahmed3719
    @hodanmohamedahmed3719 7 лет назад +4

    maashaa Allaah sheekh Allaha ku barakeeyo oo ku xafido Aamiin Aamiin

  • @feysalabdi9236
    @feysalabdi9236 7 лет назад +5

    ma sha allah sheekh jzkllhu qeyr

  • @kpbiah8828
    @kpbiah8828 6 лет назад +1

    alaa wayn alaahu akbar

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 года назад +2

    Wallaahu aclaam

  • @ahmeddeak5467
    @ahmeddeak5467 7 лет назад +10

    mancha Allah wllky

  • @saaciddaahir4228
    @saaciddaahir4228 7 лет назад +2

    jizakalah walal

  • @faaraxfaaliyefaaliye1756
    @faaraxfaaliyefaaliye1756 7 лет назад +1

    allaahu akbar

  • @muhsinmohamed7715
    @muhsinmohamed7715 7 лет назад +2

    Jasakallah shiikh

  • @dayahali436
    @dayahali436 7 лет назад +1

    masha Allah

  • @umuomeyr7655
    @umuomeyr7655 7 лет назад +5

    سبحان الله

  • @rayaancaday1960
    @rayaancaday1960 7 лет назад +2

    mashalah

  • @sakariyedayib5154
    @sakariyedayib5154 7 лет назад +2

    jazaakallaah sh

  • @aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
    @aragsanhooyomacaanjanokuwa7893 7 лет назад +7

    masha allaaah barakallaaaah

  • @yaxyecumsgeqar5303
    @yaxyecumsgeqar5303 5 лет назад +1

    Waa run

  • @cabdilaahixukun9922
    @cabdilaahixukun9922 7 лет назад +3

    alle hakaa jisaai siiyo waad naga jahil sartay arinkaa xayawaanka

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 7 лет назад +5

    Allahu akbar subxanallah allahbaa wayn oo waaxida akhi waxan maqlay nabi adam sc waynidiisi iyo culayskiisi dhulkaa ka ashkatoon jiray ee bal tarikhdaasna bal noso raadi o wankaa sugaynaa jasakalaahu khayr

  • @hassanabdiadhiile4115
    @hassanabdiadhiile4115 7 лет назад +2

    jazaakalah khayraa sh

  • @aqableymedia8182
    @aqableymedia8182 7 лет назад +11

    سبحان الله الخالق

  • @khayrsheeg7566
    @khayrsheeg7566 7 лет назад +3

    jazakallah khayr

  • @darulibastaillor4557
    @darulibastaillor4557 6 лет назад +1

    Jasaakalaah

  • @sowdaismail4285
    @sowdaismail4285 7 лет назад +3

    manshaallah jazakaallah

  • @eng-abdirahmanlaboqarash2457
    @eng-abdirahmanlaboqarash2457 6 лет назад

    shiikh jasakallah shiikh su aal qaba o ah xayawankan diinsoor ee taariikhda fog leh madam si cad quraankeenu uga hadlin am magacood lagu soo qadin oo ay jireen inaga ama bini aadam ka hor maalinta qiyaame ee lays xisabinayo ma noqondonaan kuwa yimada oo sida xayawanka ama makhluuqa rabi loo xashiyey loosoo xashrin dono

    • @abdulazizoogle
      @abdulazizoogle  6 лет назад

      Dhamaan makhluuqaadka waxa Ilaahay ku kulminaya banka wayn ee Qayaamaha. Akhriso suurada Takwiir.

  • @axmedcabdillahi3158
    @axmedcabdillahi3158 6 лет назад +2

    Waa sheeko cajiib ah

  • @nimcanabdirahmanjamaac2584
    @nimcanabdirahmanjamaac2584 4 года назад

    allah ha ku asturo aakhiro iyo aduunyoba

  • @maxamuudiimaan9252
    @maxamuudiimaan9252 7 лет назад +3

    masha alah
    tankz

  • @bedrafarah9830
    @bedrafarah9830 7 лет назад +4

    ,mash Allah Thank you

  • @sacdiyamustaqbal5939
    @sacdiyamustaqbal5939 4 года назад +1

    horay usoco noqo sh mustafihi 2baad

  • @ayaanhussein3246
    @ayaanhussein3246 4 года назад

    Allaah akbar

  • @officialjr2283
    @officialjr2283 6 лет назад +2

    Jaza kallah

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 6 лет назад +4

    Sxb ma u malaynaysa in xayawanadani yajuj wama juj ahayen ?
    Hadanay ahayn yajuj wama juj
    Maxa lo arki wayay lafohodi.

  • @axmedsharey5224
    @axmedsharey5224 6 лет назад +3

    Allaha kaa abaal mariyo

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 лет назад +6

    sheekhow mahdiga si faahfaahsan cid noogu sharaxda oo tabta culimadan mucaasiriinta ah uga waramaan adaa jire sheekhow noo soo gudbi iyo aakhiru zamaankaba haddaad waqti u heshid.

  • @naimasaid4866
    @naimasaid4866 7 лет назад +4

    walal waxan arkay lagoo decumentry oo laga sheekaynayo oo dawasho ah lkn xaqiiqda alle ayaa og markii aan dhagaystay wll gaaldiid waan qancoo hadalka alle ayaan ku qancay

  • @rahmahassan6307
    @rahmahassan6307 4 года назад

    Wll Allah kubarkeeyo

  • @amiraliciro6002
    @amiraliciro6002 6 лет назад +3

    masha allh, waa saax

  • @khaalidalcammaari6596
    @khaalidalcammaari6596 7 лет назад +6

    wll gaaldiid isku magac baynu nahye wxn kaa codsanaynaa in aad noo soo bandhigtid nebi Nuux IYO afartiisii caruur

  • @shaakirabdirahman6216
    @shaakirabdirahman6216 7 лет назад +3

    jasaa akalaahu khayran

  • @qamaraxmed8296
    @qamaraxmed8296 5 лет назад +1

    allah Akbar

  • @kingmadom5628
    @kingmadom5628 7 лет назад +27

    qoom caad qoom saalax qoom nuux dhulka lagu halagay waa Yemen ? qoom luud waxa lagu halagay jordan iyo falastiin baxrul meyd qoomkii fircoon waxa lagu halaagay masar wa kasaaa tariikhda waraqaaha postooyinka maanta leesagu diro waxaa laga dhaxley shimbirkii hud hud iyo boqortoyadii yemen katalineyse gobolka marab baliqiis iyo nabi saleyman cs fariimihii leesku diraye 2 dhinac shimrkii qaadaye waaye meshaas laga dhaxlay post manta lesku diro carabta asalka dadka ah waa yemen carabta kale ee manta dunida ku nool waxa loo yahay abti oo wala carabeeye carab asli iyo carabal curuub aa lakala dhahaa wa tariikhda wa tasaa qoomamka inaga horeeye ee la halaagay dhamantooda yemen lagu halaagay marka laga reebo qoomki fircoon iyo qoom luud 2 daas lee masar iyo shaam kala ah inta kale yemen lagu xasuuqey wakasaaa tariikhda

    • @hassanabdiadhiile4115
      @hassanabdiadhiile4115 7 лет назад +1

      jazaakalah khayraa

    • @farhanmotto8698
      @farhanmotto8698 7 лет назад

      king madom jasaaklallahu khayr wll waad Ku mahadsantahay waxa iga maqanaa ayaan Adi ka faaiday wan kugu mahadcelinayaa kolay wakhti hore Aad commentiga bixisay lagana yaaba inaad aragto qorolkaa anyway thankz pro

    • @abdikaniibrahem1668
      @abdikaniibrahem1668 6 лет назад

      Hhhhh
      Taariikhdu waa wixii qoran ee maaha wixii qof kuriyoodo ama iska dhaho ,,,

    • @Story.dramas
      @Story.dramas 5 лет назад

      Thank u 😍

    • @xamsebaashe816
      @xamsebaashe816 4 года назад

      Mansha allah

  • @caamiryare9491
    @caamiryare9491 5 лет назад +2

    Sxp macan daynaasor San filaayo
    Waa uu jiray 1000 sano kahor
    Balse xaywaanadaan way noocyo
    Badayihiin waxaana kamid aha
    1.tirex
    2.borkx
    3.Naryx
    Balse xaywaanadaas midka ugu wen
    Dhirirkiisa waxa u gaaraya ilaa
    6 lug balaclana ilaa
    10 lugod balse waxa is weedin
    Mudan Dabar go.ooda MXAA
    sawabay

  • @ayanmohamed4079
    @ayanmohamed4079 7 лет назад +2

    Mansha allah

  • @khalidbonaldo2360
    @khalidbonaldo2360 4 года назад +1

    Sheekh umal alle Cimriga haw barakeyo marka uu ka hadlaayo faahfaahinTa aayadana aad soo qaadatay wll wuxu idhi..."khaliifa waxa laga wada kuwa xukunka dhulka ukala dambeeya ayaan dhulka ka samaynayaa ayuu alle idhi oo jiilba jiil ka ka dambeeya uu xukumo sidaas ayuu ku sheegay sheekh umal macnaha tafsirka ayaata 30 suuratul baqra

  • @mohamedjanan3381
    @mohamedjanan3381 7 лет назад +2

    quraanka waxkasta wuu kahadlaa lkn dadka intooda badan mafahmaan allah cilmi hanasiiyo aaamiin

  • @sihaamcadeey9781
    @sihaamcadeey9781 6 лет назад +2

    Mashallaha

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 лет назад +12

    filinkii jurrasic park shaw run buu ahaa kkkk.

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 лет назад +2

    Wax kastaa marbay dabar goaan wiyishii cadayd midkii ugu dambeeyey wuxuu dhintay 2011kii

  • @abdulahimuhamud6326
    @abdulahimuhamud6326 7 лет назад +4

    masha Allah akhii illaheey dartiis ayaan kuu jecalahey

  • @abdimalik1739
    @abdimalik1739 4 года назад +1

    💖🖤

  • @samiayuusuf7455
    @samiayuusuf7455 6 лет назад +1

    Thinkiz

  • @billybilly445
    @billybilly445 7 лет назад

    walal mcne waxan kaaga digayaa aayadaha quranka haku been abuurin tafsiirkoda dhan kale ha u rogin

  • @caishacuud2049
    @caishacuud2049 7 лет назад +21

    😥asc walal gaaldiid wadku mhdsnthy dhaman waxad nosogudbiso xayawankan mgcsa asago English ah isheg plz

  • @ahmedawaissheikhahmed8393
    @ahmedawaissheikhahmed8393 6 лет назад +2

    masha allha
    jasaka allahu qeyer

  • @fardowsoabdalla8578
    @fardowsoabdalla8578 Год назад

    Salalahu caleyhii wasalam

  • @tiriik454
    @tiriik454 7 лет назад +2

    waxan wll waa wax gaaladu buunbuuninayso baybalkooda ayuuna ku qoran yhy markaas iyagaa ka dhigaya xayawaan jiray si ay u meel mariyaan baybalkooda qoomam nabi aadan cs ka danbeeyay ayaa la halaagay maxay u soo heli waayeen lafahooda waxan waa wax ay iska been abuurteen gaaladu wll

  • @axmednuuri2axmedmaxamed740
    @axmednuuri2axmedmaxamed740 7 лет назад +1

    Thnkz

  • @kannaazizou1316
    @kannaazizou1316 7 лет назад +3

    subxana ALLAAH
    wll faaiido weyn baan ka faa idnay mahaanid

  • @zubairabdilahi5776
    @zubairabdilahi5776 7 лет назад +15

    Haddii dinosaur tu jirtay nabi aadam hortii yaa usheegay dadka in sida filimada iyo sawirada ka aragnay inay u eegtahay muuqaalkeedu?

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 7 лет назад +2

      Zubair Abdilahi lafahoodi baa lahelay oo cilmi baaris lagu sameeyey sida cumada saynisku noosheegeen

    • @yasmineali9190
      @yasmineali9190 7 лет назад +3

      lafahoda ayey arken weyna isku ken kenen kadibna konbiyutarka ayey kusameyen

    • @laylaabdi5232
      @laylaabdi5232 5 лет назад

      2291991ik1k1jjizzz 1 mgn. 422zx0sxxdd0@@nacaybtire7056

  • @amiirahmed4256
    @amiirahmed4256 5 лет назад +2

    Inta Allah awoodiisa aaminsan subscribe igu qabta 🙏

  • @cabdifataax2587
    @cabdifataax2587 7 лет назад +16

    qowmo caad bal noo soo diyaari waxa ku saabsan oo taariikhdu ka qortay

  • @nadarabdul5895
    @nadarabdul5895 4 года назад

    Jizaakallaah

  • @miikaleabow2287
    @miikaleabow2287 7 лет назад +4

    ماشا الله

  • @LeyloMohamed-ub1bt
    @LeyloMohamed-ub1bt Год назад

    ❤❤❤

  • @fartuunabdiqadir4335
    @fartuunabdiqadir4335 7 лет назад +4

    Allahu Akbar

  • @imandhol408
    @imandhol408 7 лет назад +1

    walal waxan umalaynaya Inay sijiran sababtoo ah malin baan kadawanayay national geography calooshiisa waxa galay shan nin wadnihisana wuxu leeka tifiyada cadiga ee guryaha culayskana laba qofa isla qadaysay awal filimantan Ku arki jiray markan tifiga kadawadan kumaystay

  • @samdaoffical6375
    @samdaoffical6375 2 года назад

    Thanks for wallken

  • @iidleapdi6830
    @iidleapdi6830 4 года назад +1

    Wllhy waa layaap

  • @aboubakerdj2378
    @aboubakerdj2378 7 лет назад +2

    mashallah