“FARATOON WALAASHII OO BAHDISHAY SAMAROON IYO MAXAMEED ABII:SOOMALI LAND OO REER SOOL SI LAYAAB LEH.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • “FARATOON WALAASHII OO BAHDISHAY SAMAROON IYO MAXAMEED ABII:SOOMALI LAND OO REER SOOL SI LAYAAB LEH U DIFAACEEN.

Комментарии • 19

  • @Barwaaqo-gx2rr
    @Barwaaqo-gx2rr 2 месяца назад +5

    somaliland caDaw bdn bay ledahay lkn way ka guulaysanaysaH

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 2 месяца назад +3

    Waar sida raga war cad ku hadal qabiilkuu rabo ha ahaafo qadiyada Somaliland qofkii ka hor yimado ama cadawga la safta sharcigu ha qabto

  • @riyanhassan6333
    @riyanhassan6333 2 месяца назад +1

    Kursiga faratoon wuxu haysta shacab farabadan

  • @khadrayusuf5122
    @khadrayusuf5122 2 месяца назад +3

    Asc ww hngaraarac lug um dhutiyo .ooyooye sharkiisa ilaahay ha kaqabto wadan ka

  • @IsmacilACabdi
    @IsmacilACabdi 2 месяца назад +1

    Kaagan xiiqsan kusoo biir safka xaarkaa kaa daadanaye
    Kan kelyaha buuran ee aad sheegaysano jeelkaa lagu hubsado

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 2 месяца назад +1

    Wariyahu sow maha namim sida uu u dhigayo hadlka beenale ilhay ka goay

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 2 месяца назад +1

    Weriye,hadalkaaga u dhig si saxa.faallaad ka dhigtee.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 2 месяца назад

    Namiim ilahay ka goa.y

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 2 месяца назад

    Namiim isku diraya qabailka

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 2 месяца назад +1

    soomaaliland in badan ayey eegaysay maxamed ooyaaye lkn hadeer waa loo soo jeestay awdalna waxay samayn karto ayaa iska yar waayo beesha dhulbahante kursigeeda iyadaa iska leh cid ka qaadi kartaana ma jirto cali xaamudna lagama yaabo inuu ku fadhiisto kursiga faratoon

  • @halimojama2378
    @halimojama2378 2 месяца назад

    Samarooneey kursiga faratoon ku fadhiyo wuxuu idiin jiraa inta cirku idiin jiro

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 месяца назад +1

    Yarka maxa kawalaysan xukumadanu maxay kaga mushqulay m abib dawlado waweyn ba dalka kuso dulay

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 месяца назад +1

    EX.XIL. M.ABIIB WAA DAMBIILE QARANKA KA GALAY. SSC. WAA JABHAD. S.LAND XUDUD BAY LEEDAHAY. FARTOON WAA S.LANDER.

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 2 месяца назад

    Dawladnimo ayaanad garanayne maxaa ka dhiman Boorame intay dalka xukumeen cid xukuntay ma jirtee. Xasaanadu xad bay leedahay ee qur'aan lama taabtaan ah ma aha.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 месяца назад

    Taasi been maaha cidna ma metelo samaroon ayaa xaa u leh

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 2 месяца назад

    Wariyahan isgaba cadpw ah