Axmed Yaasiin Digfeer - Hibooy (Hees Kaban Solo)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 11

  • @cabdiraxmaanrashiid2953
    @cabdiraxmaanrashiid2953 2 года назад +4

    Ik Channel waa Hoyga Kaydka suuganta masha Allah hore soco masuul

    • @ikhajji
      @ikhajji  2 года назад +2

      Ahsante walalo. Adbad umahadsantahay

  • @maxmedbashiircige7775
    @maxmedbashiircige7775 2 года назад +3

    hees qaaliya A, H.U, N , axmed yaasin (DIGFEER) waan ku salaamay Ik hajji balse codsi baan wataa sxp waxad noo soo galisaa heestii (SHIFO) oo kaban ah aamina cabdilahi aya qaadaysa , sheekhbaa wuxu yidhi inanyahy shar kuuma le ana waan shifaystee nola soo dhakhso pro waan kaa sugayaa 🙏

    • @ikhajji
      @ikhajji  2 года назад

      Ka baaro, heesta wey kujirtaa channel-ka walalow

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 2 месяца назад

    Hawlaha aduunkaa i hareera yaalee waa sidaan caawa ahay

  • @hasaanmahmoud7273
    @hasaanmahmoud7273 2 года назад +2

    Kaama haaayo
    Muuse ismaciil qalinle
    Xasan aadan samatar heestii ayaamaha kaban waaana balamisay

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 года назад +1

    Aun digfeer

  • @suugaantatv2809
    @suugaantatv2809 2 года назад +3

    Adeerkay baan ka maqlay Erayada qaar galab annagoo Ari xero u oodayna, sidii ban ku xifdiyay ilaa aan Mar dambe helay heesta oo dhan

    • @ikhajji
      @ikhajji  2 года назад +1

      Dhageysi wanagsan walalo

    • @aqoonkororsi8500
      @aqoonkororsi8500 2 года назад

      Hido iyo dhaqan ..... Xara ari laoodaayo

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 месяцев назад

    Hees xusid mudan