GABAR CADAADO O SIR BADAN SHEGTY IYO SABABTA AY NAAGTA U WACDAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 19

  • @aminaabdulaziz1799
    @aminaabdulaziz1799 10 дней назад

    Subxanallah tan balaayo nin u noqdee waa musiibo Allah kaama soo adeejiyo

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r 5 дней назад

    Anaa raba inaad xaajigeyga minyaro u noqoto waana kusoo dhoweynaa gabar cadaadooy hadad lacala comentigeyga aragto ila soo xiriir iska daa nin lagu maseyrayo hadba xbbti anaa diyar kuu ah ❤ila soo xiriir xbbti arooskii qarniga kuu sameynaa 🎉

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi Месяц назад +4

    Walee media waa lagu waashey, nacasoobey... subxanallah

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 5 дней назад

    Gabsdhan maskixiyan ma fayawba

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 6 дней назад

    Waad ku sugtay. Kuli saas yeel adeer. Nika qaba ma qiimeeyaan waxay qiiimeeyaan dad ay shalay arkeen.

  • @HaalaAbdihalem
    @HaalaAbdihalem 25 дней назад

    Mxee ku qoslee iyadii rerka islaameed dumin rabtaa kedii dumee yaab

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 28 дней назад +2

    Social media dadka kujira maskaxiyan ma fiyooba bal naagtan wayn maxay ku hadlaysaa watan qosol gariirka kujirtee. Ayadoo cimrigaan kujirta la qodba siraystay ma waxaas ba lagu qoslaa ama lagu faana

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Месяц назад +4

    Subxanalaah war waxey ku hadleeyso bal fiiri. Ninka hadaan rabin maxaa u guursatey.

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c Месяц назад +3

    Kumeel gaadh baad ahayd

  • @draishamire330
    @draishamire330 14 дней назад

    Hooyadey waxee dhihi jiray qosol oyin ku qaris aad wadaa hda adga quransar u bahntahy qsl kuguma galinee xishoo 😂😂😂

  • @Habsanesaid
    @Habsanesaid Месяц назад +1

    Walale ilahaye nine ficane ha ku siyo

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 Месяц назад +1

    Naag nool kkk❤️💯😂

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 6 дней назад

    Naa kuli saas yeel.

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Месяц назад +2

    Wax social media kujira oo faaiidale waayay waa dad wada xanuunsan oo maskaxiyan buka xishooda iyo iimaan male

  • @fali8070
    @fali8070 Месяц назад +3

    Minyara qaraarsan oo rabta in la ogaado guri dumi ayaad islaheyd kaagii baad dabqabad siisay 😂😂😂 ninka kuguursaday inuu isaga kugu faano waaye not in aad adiga isasoo caanbixiso oo aad tiraahdid heblayoy ninkaagii baa iqabo minyaroyin markuu ninka naagtisa kale uu kabaqayo oo ayada laqarinayo ayeey i arkooy dhahda oo eey iyada naagtii raadisaa walaaley isku xishood oo iska aamus tan waad ku ceebowday

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c Месяц назад +1

    Caafimaad ma jiraa

  • @Habsanesaid
    @Habsanesaid Месяц назад +1

    Nine ragade iska soug

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂