Daawo mucjisada Quraanka ee Qorrax soo baxyada badan!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024

Комментарии • 59

  • @qaasimcabdi9014
    @qaasimcabdi9014 7 лет назад +14

    masha allah aqoon iga dhineed baad i buuxisay allaha ku sharfo walaalkeey rabi hakaa abaal mariyo amin amin 👏👏👏

  • @abdallaabadullahi7331
    @abdallaabadullahi7331 7 лет назад

    subxallah allahu akbar shiikhoow illahay ajir hakaa siiyo

  • @jowhara5601
    @jowhara5601 7 лет назад +2

    Maansha allah,ilaaheey ha ku xafido

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 7 лет назад

    maaha Allah wll sheikh gaaldiid

  • @faysalsaudi2181
    @faysalsaudi2181 6 лет назад

    Mashaa a llaah jasaa a kalaahu khayraa

  • @inacumar1524
    @inacumar1524 7 лет назад +2

    masha Allah ilaah kheyr haku siiyo ilaahne haku xafido adiga iyo inta kheyrka jecel alxamduillah malmahn fasax ayaan haystaa oo inta ayaan kala soconaa insha allah noosoo badi

  • @hanadhassan273
    @hanadhassan273 7 лет назад +3

    masnsha alah

  • @caltumaali1889
    @caltumaali1889 7 лет назад +1

    jazakallahu kheyr

  • @םתדרטשצחםךגחרוןכדעהנ

    alahu akbar

  • @ubahletv684
    @ubahletv684 7 лет назад +1

    shiikhaw waxaan umaqlay sharaxaada ayadahaas inay tahay
    qorax soo baxyada badan inay tahay mar cadceedu waxay kasoo baxdaa
    - badhtanka bariga
    -marna waqooyi bari
    -marna koonfur bari
    sidaasaa lagu micneeyay qorax soo baxyada
    qorax dhacyaduna waa inataas
    uun bay u dhacaysaa hadba dhankay kasoo baxday

  • @maxamedcali5572
    @maxamedcali5572 7 лет назад

    Subxanalah

  • @abdibashir7009
    @abdibashir7009 7 лет назад +1

    walal qaabakan anagu tusaysay dunida iyo qorraxda... app miyaa mise....?

  • @tarmidabdullahi545
    @tarmidabdullahi545 7 лет назад

    asc sxp wakufududatay barnaamijkan lkn ankusaxo wll goraxda waytagantahay waxana kuweega dhuka oo ah meeraha sadaxaad ee qoraxda udhow marka lagahadlayo meerayaasha waweyn calakulixaad dhulku wuwaeega

  • @mahamedhassan4407
    @mahamedhassan4407 7 лет назад +1

    asc sxb an ku saxo 24 saac ayaa ku jirto dhoor qorox u so bax iyo dhor qorox u shac marka lo firsho ruushka ama Usa Ama Mekka sadaxba isku qorax ma ah mid hawen ku jira mid 13:00 u tahay mid waxo jogaa qorax soo bax illah midas ka hadlaa mar waxo kadlaa tan mekaka oo2 ah marne waxow kahadla guud ahan dunada oo dha 24 san ayaa ku jira 8 wax badan oo qorox u dhac iyo soo bax oona isla mid eheyn

  • @anisamohamed6723
    @anisamohamed6723 7 лет назад +1

    shekh dhulka maa warega mise qoraxda waa kuwareray tas

    • @abdulazizoogle
      @abdulazizoogle  7 лет назад +3

      Asc, dhulka iyo qorraxdaba way wareegaa. waxa cirka joogaba way socdaan, walaal. Wallahuaclam

    • @yuusuffanax7719
      @yuusuffanax7719 7 лет назад +1

      gaaldiid gaaldiid . qoraxdaa wareegta dhulka wuu fidsan yahay taagan na

    • @anisamohamed6723
      @anisamohamed6723 7 лет назад

      Wcs mahadsanid shiekh

    • @ibraah2094
      @ibraah2094 7 лет назад

      Dholka wariiga

  • @kamaalcarab1215
    @kamaalcarab1215 7 лет назад +18

    maasha alh shiikhena #gaaldiid kheyrka sidaas noogu wad

  • @tarmidabdullahi545
    @tarmidabdullahi545 7 лет назад

    asc sxp wakufududatay barnaamijkan lkn ankusaxo wll goraxda waytagantahay waxana kuweega dhuka oo ah meeraha sadaxaad ee qoraxda udhow marka lagahadlayo meerayaasha waweyn calakulixaad dhulku wuwaeega

  • @iloveuallah4664
    @iloveuallah4664 7 лет назад +2

    zhieq zidaas oo kle waan araky mar aan africa ja soo dulay oon u soo socday america ayaan waxaan transit ku noqday Europe gar ahan Frankfort ama Germany then waxan ka soo paxay Germany iyada oo dhararty qariib tahy ama bilow tahy sida inaga aan u naqanu after 12 hours ay hapen noqonee ama dharaar. mrka waxan germany ka zoo paxay 6 in the moring then america xoga aan u zoo zocde lkn iyada ooy 12 zacasood ayzan dhicin ayaan anigoo aror ka zo baxay hadane mrkiba aan arkay hapeen markaa wan yabay 15 an jiry markaan ka soo paxay africa hadana 16 ayaan ahy markaa sanad aan joga america marka aad ayaan ula yapay wan rumaysan wayy xata hdana maskaxdayda waxa kusoo dhacdy amaa intaa sexaty ay mrkipa hapen noqoty marka xogaa wan fikiray lkn markii danbe ayaan ogady in ay sacadu is badashay oon so galay america 12 mise 2 hapenimo ayay hayd marka way jiraan sidaan oo kle way na jirtaa hazakumu llah adine shieq illhy ha ku barakeyo adigoo klena hanaga ka dhigo salumallah shieq☝☝☝☝☝☝☝☝💕💕💖👈

  • @kamaalcarab1215
    @kamaalcarab1215 7 лет назад +10

    qofki 94 aa ahay kwrn alla badna dadka kheyrka jecel

  • @missnimca419
    @missnimca419 7 лет назад +5

    Masha Allah sheikh abdulaziz wax badan ayaa nafahansiisa ilaahey ajir iyo xasanaad aan lasoo koobin karin haka siiyo

  • @abdullahiabdi2863
    @abdullahiabdi2863 7 лет назад +2

    Asc sheekh maad so daysid
    Taarikhdii taatarka iyo Muslimiinta guusheena alle in siyaya

  • @mB-ro8er
    @mB-ro8er 6 лет назад +1

    JAWAbta mida koobad waaa sax lkn mida labaad sax maahan labo Qorax dhac waxaa loola jeeda Qoraxdu si Fudud Qaboobaha waxay ka dhacda Jaho Kulaylahana jaho kale Sidoo kalana Labo Jaho ayay kasoo kala baxda ..sidaa darteed Waa Rabul mashriqayni Warabul magribayni ... lkn Tan sadixaad jawaabteeda ilahey ayaan u daayay

  • @iqqiyusuf1277
    @iqqiyusuf1277 7 лет назад +3

    masha Allah jazzakallah walaal

  • @ismailrizaki1940
    @ismailrizaki1940 7 лет назад

    Asc wll waxam ku weydinaya hadii uu qof lagu siro hilibka doofaarka asigoon ogeyn danbi maku lahan sax jirkiisa xaraam ma noqonayo

  • @deechirad81
    @deechirad81 6 лет назад +1

    Shiikh alle Hakuna siyadiyo noo sabadi mhsnd

  • @annabellaomar1713
    @annabellaomar1713 7 лет назад +1

    wa calaykumus sallam wa raxmatu Allah wa barakat,jazaka Allah khayran ya sheekh.

  • @caanocaano9896
    @caanocaano9896 4 года назад

    Abti bulshaad wax usoo gudbinaysaa ee qaabkad ciwaanka usoo qortay dib ugu noqo

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 6 лет назад

    Wadaadka kheeyr allah siiye dhulka aan ku noolnahay qorax u dhacyo fara badan ayaa jira ayuu leeyahay wax miyaad ka fahmeeysaan. Ileen maba jiraan laba qorax u dhac iyo laba qorax u soo bax

  • @mahdimohamed5744
    @mahdimohamed5744 7 лет назад +1

    Maashaa Allah: Gaaldiid; kheyr badan Eebbe ha ku siiyo; dadaalka halkaas ka sii wad; ilaahey hakula garabgalo

  • @updyhakiin3236
    @updyhakiin3236 7 лет назад +1

    masha Allah jazaakalah qer wll qaali allaha ku dhowro aduun iyo aakhiro

  • @MohamedHirsi__999
    @MohamedHirsi__999 7 лет назад

    Mashalah sheekh alle haka abaal mariyo

  • @FARXYOBELLO
    @FARXYOBELLO 7 лет назад +2

    Jazzakalah wlo

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 лет назад

    zubxaanallaah malikal quduus allaahu akbar

  • @martinfidele787
    @martinfidele787 7 лет назад

    maasha Allah Allah Hakaa jazaa,isiiyo

  • @martinfidele787
    @martinfidele787 7 лет назад

    Allah danbigaaga ha dhaafo sheikh

  • @mukhtarabdi9989
    @mukhtarabdi9989 6 лет назад

    masha allah ilahay khayr haku siiyo

  • @mohacigale6279
    @mohacigale6279 7 лет назад +1

    masha alh shikh ilhy haku dhowro

  • @deqosheqdon5542
    @deqosheqdon5542 6 лет назад

    Mashaallaah jazaakalah qara

  • @saidsalahmohamed6874
    @saidsalahmohamed6874 7 лет назад +1

    manshaa allh jazkalah shiikh

  • @UUSomaliVevo
    @UUSomaliVevo 7 лет назад

    allah akbar

  • @nimcaalecade3151
    @nimcaalecade3151 6 лет назад +1

    Maasha Allah

  • @khaalidmk3216
    @khaalidmk3216 4 года назад

    Allahu akbar

  • @ahmednaasirahmednaasir9336
    @ahmednaasirahmednaasir9336 5 лет назад

    mnshaa allah

  • @luckyboymoha8052
    @luckyboymoha8052 7 лет назад

    #gaaldiid waad mahsantahay

  • @idirismaxamuud9972
    @idirismaxamuud9972 5 лет назад

    mansha alaah

  • @Equivalent-xj9of
    @Equivalent-xj9of 6 лет назад

    Masha alaah

  • @fowziassecretrecipes
    @fowziassecretrecipes 7 лет назад

    MashaAllah

  • @saynabmasha.allahmaxamed4587
    @saynabmasha.allahmaxamed4587 7 лет назад

    جزاك الله خير

  • @footballhabibti3703
    @footballhabibti3703 7 лет назад +2

    are you a scientist ?

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 6 лет назад

    Hal qorax u dhac iyo qoraxu soo bax ayaa ka jira dhulkan aan ku noolnahay waana ayada hore mida lagu cabiray. Aayada labaad qorax u dhacyada eey sheegtay iyo qorax u soo baxaxyada ay sheegtay waa meerayaasha kale oo aanan isku dhanic u wada wareegin taasana kaliftay ineeysan jiraan qorax u dhacyo fara fadan. Saynis ahaan waa la cadeeyey in meerayaasha isku dhinac u wada wareegin

  • @Rashidfx
    @Rashidfx 7 лет назад +1

    jazakallah