Sheikh Shilbi Oo kabaha la maray Ridwaan Issac iyo dadka wax la jiloᴴᴰ 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 199

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 10 месяцев назад +13

    Mashaa Allaah Sheekh Allaha swt haku xifdiyo fiddaarayn adiga iyo ehelkaaga iyo Culumadda ☪️ Muslimiinta meel ay joogaanba iyo Umadda Soomaaliyeed Dhammaan Allaha swt ha Xifdiyo.
    أللهم انصر المجاهدين في سبيلك في كل مكان وخاصتا في غزة المباركة

  • @umuibrahim
    @umuibrahim 9 месяцев назад +1

    Ilaahw culimadeenna oodhan sidaan xaqa ucadeeyaan adna sheekunaa ilaahy hanookaa xifdiyo aduun iyo aakhiraba. Aamiin yaa allaah

  • @issackmaalim388
    @issackmaalim388 10 месяцев назад +1

    Jazaklh khayran

  • @abdig6153
    @abdig6153 9 месяцев назад +3

    May Allah's blessings be with you today, tomorrow and always.

  • @k-gofficial5661
    @k-gofficial5661 8 месяцев назад

    Msha alllah Aqliga Iyo Cimrigapa Allah Haa Inii Barakeyo Culimadayada❤🙏🤲

  • @MhomedFaantul-pi3yt
    @MhomedFaantul-pi3yt 10 месяцев назад +7

    Waan jeclaan laaha inay culumida saan ula socdaan wax ay ku suganyihiiin dadkooda oo ay ka waniyaaan , waa macalin Qaliya.

  • @idrisbari6029
    @idrisbari6029 10 месяцев назад +1

    Jazakallahu kheyran sheikhana

  • @ramloaadan
    @ramloaadan 10 месяцев назад +7

    Masha Allah 🥺❤️

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 9 месяцев назад

    Walaahi waa xaqiiqo hadalka sheekh shibil❤😊 m.a ilaahy hakuu danbi dhaafo🤲👍☝️💙💚

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 10 месяцев назад +2

    ALLAH HAKU BARAKEYO SHEIKH WALAHI MORWALBO WAN ISWEEYDIYAA OO TI QOWAAN OO AN ARKAABA WAXAAN IS DHAHA WABA SOMALI EE AWAAY DADKA AYKA DHALATAY ALLE QATIIMADA HANO SUGO INSHALLAH ❤❤❤❤JAZZAKALLAHU KHEYR HABIBI ❤❤

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 10 месяцев назад +4

    Salalahu caleyhi wasalaam ❤❤❤❤❤Aamiin YAA ALLAH YAA RABBI Aamiin INSHALLAH ❤❤

  • @MahdiAhmed-j6w
    @MahdiAhmed-j6w 9 месяцев назад +1

    Culimadeena .alaha .barakeeyo .sheekh .maxamuud .shibil .codkiisa .macaan .maanshaalaah .❤❤❤❤❤❤

  • @muzamilciise3344
    @muzamilciise3344 10 месяцев назад +1

    Masha Allah thanks Sheeq Shibili

  • @fahadimaancabdi2488
    @fahadimaancabdi2488 10 месяцев назад +2

    Masha allh shiq shibli xaqa wa lacadeya waana wax sax ah waxa ad kahadashay jasakallah

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 10 месяцев назад +26

    Allahu akibar KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

    • @Nuh-v4t
      @Nuh-v4t 9 месяцев назад

      Am🌜⭐

    • @zahraomar9359
      @zahraomar9359 9 месяцев назад +1

      Salallaahu Caleyhi Wasalam❤❤❤

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 10 месяцев назад +2

    Subxaan Allah ilaahay ha ina badbaadiyo
    Jazaka Allahu khayr sh Mahamud shible xafidu Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RahmaAbuukarRahmaAbuukar
    @RahmaAbuukarRahmaAbuukar 10 месяцев назад +1

    Masha allah allah ha ku barakeyo ❤

  • @fartahaajiali9173
    @fartahaajiali9173 9 месяцев назад

    Inay xumaan qaatayaalka ay wax ku qaataan allaha ku duwo kahor intaanay geeriyoonin.
    Allaahuma tuwafiqnaa limaa tuxibu watardaa aamiin.

  • @fadumoadan644
    @fadumoadan644 10 месяцев назад +14

    Aroosyada xataa halaga hadlo wlh gabadh kasta oo asturnayd malinta arooska sidi galada isu soo qawisa waxadba modaa in laga kor qaday xijabka malinkas

    • @Ahmedkaafi47
      @Ahmedkaafi47 10 месяцев назад

      😊 damiirki ka dhintay dumarki allah haso hanuuniyo walal

  • @badr3628
    @badr3628 10 месяцев назад +2

    jazakalah kheyr sheekh

  • @dalsanhiran1635
    @dalsanhiran1635 9 месяцев назад

    M.a sheekh Allah ha ku xafido

  • @ruqiyaxukun8779
    @ruqiyaxukun8779 9 месяцев назад +1

    Masha.alh sheekh allh hakaa ajir siiiyo

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 10 месяцев назад +1

    👌💯manshallah 👍🙏

  • @raxmaali6044
    @raxmaali6044 10 месяцев назад +2

    MASHAA ALLAAH SHEEKH ALLAH KU BARAKEEYO

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 9 месяцев назад

    ماشاءالله تبارك الله حفظك الله شيخ

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan8441 10 месяцев назад +1

    Jazaakalaahu kheyr sheekh

  • @amongus-cx1ye
    @amongus-cx1ye 10 месяцев назад +2

    Allaha ku xifdiyo Sheekh Shibili iyo dhamaan culumada.

  • @Maahirzayinmaahirzayin
    @Maahirzayinmaahirzayin 10 месяцев назад +14

    Sheekh maxamuud shibli alle haku barakeeyo alle haku xafido alle haku ilaaliyo xaqqa ayaad cadeysey oo dadka fitnad ka shaqeeynaayo ayaad cedeysey

  • @MrBulle252
    @MrBulle252 10 месяцев назад

    Jazakallah ❤

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 10 месяцев назад +1

    Maansha alaah shiikhu waa ku mahad sanyahay

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 10 месяцев назад +2

    Masha Allah arrin muhiim ah baad ka hadashay Shiikh runtii

  • @Amiira96
    @Amiira96 10 месяцев назад +6

    M.a dadka runta way dhibtaa iyo xaqa naqda kuwa cabsida allah xusuusta marwalbo culumadena allow kheyr sii yaa rabbi

  • @atika5785
    @atika5785 10 месяцев назад +2

    Fariid sheikh shibil barakoow sheikhow runtaad ka hadasheen ,RUclips rada Allah umada ka qabta dhamaantood kuwa sharwadayaasha dhamaantood

  • @jaamacbashir1516
    @jaamacbashir1516 9 месяцев назад

    Masha alaah alle ha xifdiyo culumadeena
    Ridwaan isaaq shaqo shaydaan ayuu hayaaa

    • @hafsa2am
      @hafsa2am 9 месяцев назад

      Maxow sameyay?

  • @AbdisalamahmedTech
    @AbdisalamahmedTech 9 месяцев назад

    ما شاألله

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 10 месяцев назад +1

    Masha allah illaah ha kaa jaazeeyo. Wwcdigaada

  • @IsmaaciilIrshaad-je4mb
    @IsmaaciilIrshaad-je4mb 10 месяцев назад +2

    Masha allaha allah hakudhawro😍💖💖

  • @Cabdilegend
    @Cabdilegend 10 месяцев назад

    Masha allah,
    Mahadsanid ustaad 🙏

  • @professoroska9193
    @professoroska9193 10 месяцев назад +1

    Allahu akbar kusalia xabibkena Scw Scw Scw

    • @Wh0657
      @Wh0657 9 месяцев назад

      ALLAHU AKBAR
      SALLALLAHU CALAIHI WASALIM

  • @Nafisa-queen8501
    @Nafisa-queen8501 10 месяцев назад +1

    Mash allah allahabara keeyo

  • @museomer9306
    @museomer9306 10 месяцев назад +11

    ما شاءالله حفظك الله أينما كنت

  • @astarlinhassan4702
    @astarlinhassan4702 10 месяцев назад +2

    Shukran Sheikhuna waa xaqiiq jiir tawa

  • @fadumohassen1856
    @fadumohassen1856 10 месяцев назад +1

    Jasakalahu kheiran 😊

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm 10 месяцев назад

    Sheeq jazaakallah qeyr

  • @SumayoSagal-j1u
    @SumayoSagal-j1u 10 месяцев назад +1

    Maasha Allah❤❤❤

  • @FarxiyaMaxamud-z2c
    @FarxiyaMaxamud-z2c 10 месяцев назад +3

    Mashalh mashalh ❤❤❤❤❤ Alah ku sharfo

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 10 месяцев назад +6

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @HawaSaidAhmed
    @HawaSaidAhmed 10 месяцев назад +1

    Mash Allah

  • @nasirkimbo4342
    @nasirkimbo4342 9 месяцев назад

    Thank you

  • @ShukriShukri-gp9xh
    @ShukriShukri-gp9xh 10 месяцев назад +1

    Alle haku xafido sheeekh

  • @UmucubeydCabdi
    @UmucubeydCabdi 10 месяцев назад +1

    Alaha ku xafido wllo sheekhaan aadaan ugu baahanahy mas aladaan weydiina inteen ka helaa plz

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 10 месяцев назад

    Karbaasha xalaal ah ridwaan isaaq

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 10 месяцев назад

    Waa xaqiiq ninkaas waan layaabanahy balse hadda wuuba ka sii daray waxoo bilaabay Wareysi Subxaanallaah

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 10 месяцев назад

    Masha Allah.

  • @ahmedhussien5516
    @ahmedhussien5516 10 месяцев назад

    Sheikh shibil alle haku xifidiyo waxaa run baa ka hadashaye

  • @najmawehlie6281
    @najmawehlie6281 10 месяцев назад

    Manshallah

  • @Aadan666
    @Aadan666 10 месяцев назад

    ❤aad io ad ayaa umadsanthy sh. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ggh8712
    @ggh8712 10 месяцев назад +5

    Subaxanalah

  • @umuibrahim
    @umuibrahim 9 месяцев назад +1

    21:19

  • @xilkasxilka932
    @xilkasxilka932 9 месяцев назад +1

    Subxanallah allow no naxariso

  • @ZakariyeMuhyadin
    @ZakariyeMuhyadin 10 месяцев назад +2

    Masha allh wax kasta maa sidaa loo cadeeyo
    Wlhi hadalo aaan la yaabay ayay ku hadlaaan

  • @kahinhass6547
    @kahinhass6547 10 месяцев назад +4

    Wllkin somaliyed oo xaalad adag ku jiraan ahay alx fataxada isoo mara wllo ❤ in illahay iga dulqaado hanuuna isiiyo ☺️

    • @abdulrahmanabdullahi3886
      @abdulrahmanabdullahi3886 10 месяцев назад

      Allaha dhibka kaa dul qaado wllo hanuuna ku siiyo

    • @MaslahDiriye
      @MaslahDiriye 9 месяцев назад

      Walal oguxoren Alle xakadulqadho culeska lkn nolasha caqawad kama Marno marnawo waxakubisharesataa Faraj Inu kusodabyaxay

  • @Asli256
    @Asli256 9 месяцев назад

    Mnsha allah sheekhana wlhi point lo baahna buu ka hadlay illhow qabiilkan somali ku walaty maga qabo

  • @fatmaqurux6432
    @fatmaqurux6432 10 месяцев назад

    Jazaakalh wax badan buu taabtay wlh allow xaqa na tuso

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 10 месяцев назад

    Illahey ajaar xakasiyo insha Allah

  • @ShukriShukri-gp9xh
    @ShukriShukri-gp9xh 10 месяцев назад

    Allow culimada noo ilaali yaarabi

  • @SuathaAbdullahi
    @SuathaAbdullahi 10 месяцев назад +1

    Masha alah❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdi7457
    @maxamedcabdi7457 10 месяцев назад

    M.a haday baraarugeen culimadeeniii

  • @ashaabdullahi3586
    @ashaabdullahi3586 10 месяцев назад

    Haa sheikh waa run taa allah haso hanunsho

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 10 месяцев назад +1

    Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam

  • @TYM.20
    @TYM.20 10 месяцев назад

    Allah kujecladha sheikh mnshlh

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 10 месяцев назад +1

    صلى الله عليه وسلم ❤️

  • @hamudsheikh7489
    @hamudsheikh7489 10 месяцев назад

    maashaallah sheikh wa runti arin and ubuki in jac ladaho ridwan issak

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 10 месяцев назад +2

    walee shikhan allah ha barakeye waaqiciga jira ayu ka hadlay iyo fitnada inagu socota eynan ogayn culimadu haday sida farta ugu wada godi lahayen wax un ba is badali laha lkn waxa mooda inay ka gaabiyen

  • @abdinoorosman-p5s
    @abdinoorosman-p5s 10 месяцев назад +1

    Sheekha wan ku raacsanahay in arimaha Aan habooneen laga hortago wa wax ufiican bulshado

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 10 месяцев назад +1

    Waa sax allh hanaga qaabto subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh

  • @ShukriShukri-gp9xh
    @ShukriShukri-gp9xh 10 месяцев назад

    Alle ajri hakaasiiyo

  • @mohadekh3587
    @mohadekh3587 10 месяцев назад

    Magaca shiikha sax

  • @NimcaanDaud-cm6rr
    @NimcaanDaud-cm6rr 10 месяцев назад +1

    M.a

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 10 месяцев назад +1

    Sallahu caleeyhi wasaallam

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 10 месяцев назад

    Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh ❤ Amin amiin amiin amiin ❤

  • @wiilqaranofficial6620
    @wiilqaranofficial6620 10 месяцев назад +2

    Aniga qofkas Horta madawada walahi ifka ayaan Oogu necebahay waana qof malayacni ah

  • @aligarad2067
    @aligarad2067 10 месяцев назад +5

    Halagaraco ridwan issak

  • @fatimoabdarisaaq1637
    @fatimoabdarisaaq1637 10 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanibarahim2385
    @ayaanibarahim2385 10 месяцев назад

    Shiq maxamad shibli Allaha kuxifdiyo adigasawjadada awladada iyocailadada

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 10 месяцев назад

    Mnsha allaha ❤

  • @moqh-b3q
    @moqh-b3q 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumohassen1856
    @fadumohassen1856 10 месяцев назад

    M.a tabarakalaah allaha ku xafido aduun io aqiro Sheekh

  • @Khadaribrahim123
    @Khadaribrahim123 10 месяцев назад

    𝐦𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐥𝐡❤

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 10 месяцев назад

    Radwan issak
    Waxan allah uga baryey in xaa u tuso
    Isku dirka qoysaska inbarnamij ka kheyr badan ugu bedelo wbt

  • @mandeqyarka4678
    @mandeqyarka4678 10 месяцев назад +1

    Ridwan issack ana garacayooo

  • @hasanadem2848
    @hasanadem2848 10 месяцев назад

    Masha allah ilahay haku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 10 месяцев назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @ikranabib7919
      @ikranabib7919 10 месяцев назад

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abumoalim
    @abumoalim 10 месяцев назад

    Halagaraco Ridwan Issak, shekh shibile adigana kheyr Allah kusiiyo.

  • @coffeemen1566
    @coffeemen1566 10 месяцев назад

    Sheekhu kabtan ayub marka aw kahadlayey Ma uusan aflagadayn mesha ridwan kabaha ladulmaray walee qabyaladu meelwalba way gashay

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 10 месяцев назад +5

    Yarkaa aadbaan ula yabaa waa qof bilaa dhaqan ah aan lahayn wax qabsadah malaha waalidku ilmihiisa waa inay wax usheegaan

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j 10 месяцев назад +2

      Dhaqan xumadisa waxaba kaga daran salanta wanu kukari waynay yooo yoooo isago leh unbu kuso gale waba shaydan

  • @asmamacalinqueenasma-ew2ev
    @asmamacalinqueenasma-ew2ev 10 месяцев назад +1

    M.a sheikh runta ayad ka hadashey wlhi

  • @jaabiribnu1568
    @jaabiribnu1568 10 месяцев назад

    Alle hasoo hanuuniyo ,haduu hanuun ladooney, hadii uusan ladoonin umada alle hakaqabto

  • @welcomallislam1234
    @welcomallislam1234 10 месяцев назад

    .m.a shiiq shibli❤

  • @MohamudDek-f8u
    @MohamudDek-f8u 10 месяцев назад

    hadaf production xayawan sanidaa xageed isku diri sheekha ilaham Yar ee xanuunsan
    Oo udhihi karbasha ma waxuu ka hadaly dhibka baraha bulshada mise sigaar ayuu uwajahay
    Benaale ayaa tahay

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j 10 месяцев назад

      Waa garac Intasu rabaa inuu lacag kasameyo