Wllkey marka kowad wan ku salamy marka labad allha kuu marka xigto waxajirto labada qof eeisjecel marki eyisqilafan duco eyakhristan ducada waxeythy leysalahamindunilahikashifa wllkey wxnrajenaya ducadas ineyku aficiotontowllkey ku dadal inshaalah😢😢😢
qu'Allah tes guéri inchallah HN macan et qu'il accepte tout tes vœux et des doua inchallah. Je vous souhaite de réconcilier avec votre femme et que vous puissiez vivre avec ta famille une vie heureux plein d'amour jusqu'à l'éternité hn .
Rabiyow qalbiyadiii isku wanagii Alle qalbigeydaa haku jilceyo wll I.a farxad warto iyo nolol cafimad tam ah Alle Haa ku seeyo ilhayow adunkaga cafimad tam ah see😢🤲🤲😭😭
Gabadha dacad ayey aheyd wilkana wa dacad laba qof o laisudoray aniga waxan oran lahaa 30 kun hasiyo wayo qalbigaga wanagsan ayuu ilhay wax kawangsan kugusin Donna marwalbo waxan dahaa ina aniga wax laiyelo dhib maleh lkn aniga inan qof dibateyo ayaa dhib ah Alana wuxu leyahy ولا يحيق المكر السيء الا باهله qofki xuman sameyo asiga Lee kunoqonee iyo ان الله لا يضيع اجر المحسنين ilahay madayacayo ajarka kuwa wanajiyo
Naagaha markii ladhahaayey caqli waa ku yaryahay been ma ahan nin jecel dhaqanaayo aaqabo wey dulminee hadhowna nin xun ayey helee naagaha Zaman kaan jira raga fiican marabaan ee wax duleysta oo adoonsado ayey rabaan
Amuuraha alle hasahlo lkn mid ayan ku darsanaa waligaa gabar hakenin wadanka ad jogto ama qurbaha taas wa iga talo ragow 1 mida kale marka e rabto xogaa ku adkay ado rabo maya wan mashqulsanahy dheh bal firi falka e kaceliso hasiinin lcgta hadi kle way ka tagee ogaw shrci aye ku qabsan rabtaa loyar hasinin sxb ilaa e qof wangsan ka noqonayso sorry sxb wan daremaya ciilkaas cml majeclu wlh
Istiqfar iyo saliga nabiga habadiyo salatul leylna hatukadho qurnka hadu shan juz kuaqrini karo yomiyan ha aqriyo biidniAllah ilahay dhibka wukadulqaadhi
Wow manta dadka ugu horeyo noqdey supercarab wan ku xiistey gold voice
Allow caafimaad taam ah isii cadonkaga🤲
Ilahay cafimad taam ah hasiyo wilka qalbiga haudajiyo rerkisa hauwanajiyo gabadha wanagsan balanti ey Africa kusoqaday kuofisay wanag umayaro asina hoyadis ey dhibka iskuhayan dhinac lama marin MnshaAllah wa dad gurka macnihisa fahansan ilahayow rerka sida isuga wanagsan wanagoda usoceli wilka maskinka ahna asiga iyo oridhisa islaax daxdoda dhig
Saliga nabiga iyo istiqfarta akhsiro illahay udhawow illahay caafimad hakusiiyo
Wllkey marka kowad wan ku salamy marka labad allha kuu marka xigto waxajirto labada qof eeisjecel marki eyisqilafan duco eyakhristan ducada waxeythy leysalahamindunilahikashifa wllkey wxnrajenaya ducadas ineyku aficiotontowllkey ku dadal inshaalah😢😢😢
Rabbi cafimad haku siiyo wlal istaqfaarta badai insha allh🤲🏿qof walbo xanun daremayo rabbi haka dulqado🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿
Rabi wxn kgabaryaaya boqaradada in qlpigeyga kuso aadiyo abw Mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤
qu'Allah tes guéri inchallah HN macan et qu'il accepte tout tes vœux et des doua inchallah. Je vous souhaite de réconcilier avec votre femme et que vous puissiez vivre avec ta famille une vie heureux plein d'amour jusqu'à l'éternité hn .
Sax waaya wallahi
Masha Allah ilahe Adiga cafimad haku siyo😢😢
Inshallah wnkuducayneeyna abw Mcn ❤❤❤,, niyada kheir usheeg
Rabiyow qalbiyadiii isku wanagii Alle qalbigeydaa haku jilceyo wll I.a farxad warto iyo nolol cafimad tam ah Alle Haa ku seeyo ilhayow adunkaga cafimad tam ah see😢🤲🤲😭😭
Aamiin Aamiin yaa Allah ilaahay ha caafiyo wiilka
Xaaskiisana ha u sahlo
May Almighty Allah grant your quick shiffa. Sabir insha Allah Allah will change her heart .in sha Allah kheyr
Marka hore alle isku xidh adigana wll caafimaf taama haku siiyo xaaskaaga alle qalbigeda naxariis haku beero qalbigeda illahay lacagtan xujada ah hakasaaro aamiin yaarabi yaaraxmaan😢
Wlhei waa xanun, Ee ilaaahay wxn kgabaryaaya dhipka in u kaqado inshallah ❤❤❤❤
Amiin Amiin yaarabi allah kucafiyo 😢😢😢😢😢
Illahow rabiyow Rahmanow illahow xanunka kadul qad yarabi illahow xaskisana heshiis kaladig yarabi sidu jecelyahay uyeel Amiin yarabi
Allah ha caafiyo xaaskiisana Allah ka u islaaxiyo. Aamiin.
Ilaahey swt waxaan kaaga rejeyneynaa I.a in uu ilaahey swt ku caafiyo I.a
Caafimd tama Allaha ku siiiyo wllkei qali Xaaskgana qalpigeda wanaaga allha ku beero🤲🏻🤲🏻
Ilaahy caafimaad taama hakusiiyo
Wll subeer carab iga gadhsii wiilka qisada kula so wadaagy fariintan aan ku sheegi doono wllo saliga nabiga sallhu calyhi waaa salm badso iyo astaqfaarta wlll digriga allhe ku dawobysah wllhi salatulylkanh tuko wllo ku dhe wllhi uu cafimadyah haduu intaa sameeee wllo iga gadhsii carabow allhe xaskiisa xaqa ha tuso❤
Ilhaaay ha u khasboh Xaaskiisiisa Yaarabi u khasab. Allha Caafimaad taam ah Allha siiyo Insh wuu caafimaadayaah
Ilhey cfmd taam hku siiyo xnunkna danbi alle hkga dhigo wllke
amiiin amiiin yaa allah ❤
Mxaa qofka wax jecel markasta
Dhibka u maraa 😢😢
Sabab too ah jacelka hal dhinac le waye abyo lawda qof marka eey dacada isku yihin jecelka oo ka socdo lawda dhinac maqasaro ❤❤
Sababta Ann wx u jeclan la,ahy so tas ma,ahn
@@HamdiXasan-d3e aniguba waxa ka qomamaynaya ilaa hada
Waa jacaylka aan dhibtiisa
Ku jiro keligay abayo
@@HamdiXasan-d3e hadii aad hesho qof kujcel ha iska fasixin ee kudhag i.n
Ilahay haku caafiyo oo fay hakaa dhigo iyadna illahay hakusoo dabciyo aad iyo aad
Ilaahay haku caafi walaalo saliganabiga badsso suguuda kubari ilaahay
Allah's ku cafiyo walakey xaaskagana qabigeda wanagsa alaha ku soo aadiyo ❤❤❤❤❤❤
Ale haku cafiyo abwe ayadane ale haku soohadayo
Wll Alle cafimad tam ah haku seeyo yaa Allah Alle ayan kuso baryaa wll wlhi waa mid xanun badhan😢😢😢
Allah Ka dulqaado 😔😔
illh ha cafiyo qalbiga ha u qawojeyo illh waxa idn kabarye iney ku fahanto
alle ha ku cafiyo wll
Allah caafiyo walalkeena
Allehakucafiyo rerkagana hakuhagajiyo wllo
Amiin yarabi
Ax 😢 dadka wngsn dad fcn kuma soo toosan 😢 wll Allah haku caafiyo 🤲😭
Gabadha dacad ayey aheyd wilkana wa dacad laba qof o laisudoray aniga waxan oran lahaa 30 kun hasiyo wayo qalbigaga wanagsan ayuu ilhay wax kawangsan kugusin Donna marwalbo waxan dahaa ina aniga wax laiyelo dhib maleh lkn aniga inan qof dibateyo ayaa dhib ah Alana wuxu leyahy ولا يحيق المكر السيء الا باهله qofki xuman sameyo asiga Lee kunoqonee iyo ان الله لا يضيع اجر المحسنين ilahay madayacayo ajarka kuwa wanajiyo
Illahay caafimad hasiiyo
ilahay kucafiyo abowe mcn 🤲🤲
Allh kucaafiyo macln
Walalkey allah kucafiyo
Allah haku cafiyo amiiin yaa rabi ❤
Marka hore ilahay cafimad degdega hakusiyo wadnahaga ilahay hakaga dhigo midcafimadqaba Marka labadna dhibatada ilahay hakasaro xaskagana alaha kuhadeeyo
Allah cafiyo 😢
Allow haku cafiyo wll mcn😢
😢😢 ax subxan allah maskinka xanun san 30kun xaku kakena haduu fiicnaan lahay haaaa lkn qof xanun san alle ha ku caafiyo wll caafimad taam ah ❤❤❤
Aamiin aamiin I wllo😢
Allha Caafimaad taaam ah. Allha siiyo
May Allah give u good health 😢😭
😢😢😢😢😢wAA QIISO XANUUN BADN😢
Amiin yaa rabi 🤲
Wllo cafimaad sareecana ha ku siiyo ilahayna iyskiin fananyiyo
Alaha ku caafiyo hno is quaan saara
Ilahay Haku caafiyo wll cafimad tama ah
qofkii ugu horeeyey ayaan ahay
Allh ha cafiyo maclinka 😢
ALleh Ha caafiyo
Iallhey caafimaad hasiiyo😢
Ilahow ku cafi wllo
Aamiin aamiin 🤲
Tagere 1 one ❤
Asc wllky subr caraab waa ku salaamey lambarkaag wesabka waxan ahy hooyo murug haaso
Alaha ha kaduqaado dhibka
Nin codmacaan❤
Amiin amiin
istigfar baadsada musliminka
Amiiin Amiiin Amiiiiin Amiiin
Asc all team higsi-no1❤
😢😢😢😢😢
qiso kuu hayaa
😢😢😢
Lkn aniga hadan lacag dalbanayo 100dolar baa igabadane gabadha maxa kaqaldan
sidee kugu sheegaa heee wllkey
Naagaha markii ladhahaayey caqli waa ku yaryahay been ma ahan nin jecel dhaqanaayo aaqabo wey dulminee hadhowna nin xun ayey helee naagaha Zaman kaan jira raga fiican marabaan ee wax duleysta oo adoonsado ayey rabaan
Naagta qaladka maleh ninka qaldan waayo haduusan waxba heen muxuu hooyadiis uladajina dhibka gawadha guriga kuheesto hooyadiis usabab ah
Amuuraha alle hasahlo lkn mid ayan ku darsanaa waligaa gabar hakenin wadanka ad jogto ama qurbaha taas wa iga talo ragow 1 mida kale marka e rabto xogaa ku adkay ado rabo maya wan mashqulsanahy dheh bal firi falka e kaceliso hasiinin lcgta hadi kle way ka tagee ogaw shrci aye ku qabsan rabtaa loyar hasinin sxb ilaa e qof wangsan ka noqonayso sorry sxb wan daremaya ciilkaas cml majeclu wlh
😢
2rw
Saliga nabiga badso kudeh
Caafimd tama Allaha ku siiiyo wllkei qali Xaaskgana qalpigeda wanaaga allha ku beero🤲🏻🤲🏻
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢