Warar aadan Hore umaqlin Barnaamijkii Dhulmar oo Maanta Xiiso Leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 101

  • @ihearttakis396
    @ihearttakis396 5 лет назад +7

    Adeer Allaha ku barakeyo wan jeclahay dadka wawen sheekadoda inan dhagato janoda Allaha ku geeyo adeer mcn

  • @welovesomaliawanjeclahaywa7883
    @welovesomaliawanjeclahaywa7883 5 лет назад +8

    Mash Allah barnaamijka dhulmar waa barnaamij wanagsan horay u socda reer horfadhi media ❤👈

  • @zakariyefarah1462
    @zakariyefarah1462 5 лет назад +1

    shukran ader aqoon badan waan ka faa iday
    horufadhi barnamujka dhulmar hala xoojiyo intii odayale dalka ku hadhayna waa inoo muhiim si an cashir uga barano wixii so maray dalka

  • @mohamedyare3079
    @mohamedyare3079 5 лет назад +2

    Qeyba qeybta kadanbeysa ee dhulmar waan sii jeclanaya waxaan leyahay rer horfadhi iney noo soo badiyan barnamijyada tariqda ah markale wad mahad sntihin 😘❤

  • @abshirmohamed842
    @abshirmohamed842 5 лет назад +1

    masha Allah walal waa barnamij wanagsan wixii somaray dunida waa mahad santihin dadihi yaasha barnamijka

  • @warsameapdulallahi1527
    @warsameapdulallahi1527 5 лет назад

    Masha Allah barnamijkan xiiso wayn buu leyhay dhulmar ❤❤taarikh iyo waayo aragmimo dad aqoon leh iyo nolosho waayo aragnimo uleh aya lagu soo qaata Mahadanaid Horufadhi media horumar wacan 😄

  • @cabdilaahiismail6058
    @cabdilaahiismail6058 5 лет назад +1

    Baynakuma Ahmed mural Alle cimriga iyo cafimadkagaba ha u barakeeyo barnaamijka no so waxa run ahanti wax badanban ka faaidnay

  • @mohamedalii4339
    @mohamedalii4339 5 лет назад +5

    Hr media baraamijayafa nocaana soo badiya
    Si ay no dhaxalsiyaan waya aragnimo

  • @yaax3646
    @yaax3646 5 лет назад +1

    Waxaan ku faraxsanahay inaan noqdo qofkii u horeeyay..
    Horufadhi media hore u socda 😍

  • @yahyemohamed5704
    @yahyemohamed5704 5 лет назад

    Aad iyo aad bad ugu mahadsan tihiin sida fiican eed uwaraysateen waayo arag Axmed
    wax badana waan ka faaidaystay runtii

  • @nabadonbadri1574
    @nabadonbadri1574 5 лет назад +3

    ahmed waan nin wayo arag ah tariikhdiisa nosii wada horfadhi media thanks

  • @haniabdirahman517
    @haniabdirahman517 5 лет назад

    mashaallh somalida waxaa u duceeyoyay nabiga csw

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 5 лет назад

    Somali waxeey ahaayeen umad isku xiran mashaa allaah baasaboorkena bilaa fiiyo baanu galijirnay wadamada yurub oo dhan mashaa allaah dad waa dadkii hore war hooy somaliyeey is fahma dhil gaalo wax nagama fiicna yaa allaah

  • @khadarmahamed1099
    @khadarmahamed1099 5 лет назад +7

    Asxaabta i jecel like isaara plse

  • @ramlanaasir1246
    @ramlanaasir1246 5 лет назад +3

    Mansha allah Horufadhi Media waad ku mahadsantihiin Baranaamijkan Dhulmar Danke schön Horufadhi🤗🤗

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 5 лет назад

    Barnaamijka dhulmar waa mid aad u wanaagsan waad Ku mahadsan tihiin

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 лет назад +4

    Maan sha allah we love you horu fadhi media

  • @طوبىللغرباء-ذ8و
    @طوبىللغرباء-ذ8و 5 лет назад

    *Yuhuuddu waykibirtee hitleer 2aad bay hadda Ubaahantahay allaw mid muslim ah usoosaar oowaliba **#somali** ah amiin*

  • @salaancumar5998
    @salaancumar5998 5 лет назад +3

    sharafta wali waan leenahay lkn maskaxda ayaan kawasaqoowney alloow nosifeee

  • @rashkaahmed8114
    @rashkaahmed8114 5 лет назад +1

    Wlhi the best news an dhagesto waa horfadhi waligena jira o joga

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 5 лет назад +6

    Wll haday subscribe agtaada wax ka ahayn aniga Somali ahaan igu caawi🌻🌻🇸🇴🌻

  • @abdisamad3020
    @abdisamad3020 5 лет назад

    masha Allah mahad sanid kanalka hour fadhi Media adinga iyo adeerka waan kahelay barnamik dhulmar noso badiya wararkisa qaasatan adeer axmed hormar wcn

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 5 лет назад

    Mansh Allah horufadhi media horeye usocoda inshaa Allah

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 года назад

    Markad soman tahaya waxa kasto ayaa kasomatahay iska somaa isnina qamisa ilaaheya janada haaidingiliyo 😍😍😍😍😍😍😘😗😚🔊🔊🔊🔊

  • @mewlidismail7614
    @mewlidismail7614 5 лет назад

    Horufadhi media hore u socda maanta wd nagu yarydeene 20 dqiiqo bs 30 ila 40 idinka sugynaa inshlh

  • @aishaalicia1794
    @aishaalicia1794 5 лет назад

    maashaAllaah jazaaka Allaah Hurufadhi Media

  • @abdiraufarabgorad5880
    @abdiraufarabgorad5880 5 лет назад

    Suleman zxp halyay sobaxay
    thy keep going bro

  • @محمدبنمحمد-ج7ن
    @محمدبنمحمد-ج7ن 5 лет назад +3

    Wllhi wan jeclahay horfadhi medi wasna uga mahad calinaya shaqada ayhayaan

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 5 лет назад +14

    😥😥 somalida keny halo duceeyo ganacsiy noga furane

    • @shukrisaid3708
      @shukrisaid3708 5 лет назад

      Tarxiil U Diyar Garoobe Somaliyey Keenya Walee Jawaab Kuluul Ayey Ka Bixin beri😢😢😢😢😢😢

    • @xaalkamaannta9259
      @xaalkamaannta9259 5 лет назад

      Maxa iska galay somalida iyo dagalka laga hayo kenya xaranta

    • @yuuyu114
      @yuuyu114 5 лет назад +1

      nasro hussein Bani`aadankooo dhan u duceeya

    • @alinoor8322
      @alinoor8322 5 лет назад

      nasro hussein alla ana joogee armaay nagaracan adontu somalida umbay xirxiran

    • @ozilmesut7553
      @ozilmesut7553 5 лет назад

      Nasro bayo dhulkaga wx kudhamo mahalan ogow

  • @mohamednasri7759
    @mohamednasri7759 5 лет назад +1

    Barnaamij wacan weeye laakin wariye cabdi salaan hereri ku soo casuum barnaamijkaaga kaasaaa dhul markii dhabta ahaaaye

  • @kafaaidaqoon1471
    @kafaaidaqoon1471 5 лет назад +1

    Somalinimadan wax ku nahay taasaan been ahayn
    Horfadhi media waxan idin ka codsanaya inaad barnamij noga so diyarisan xasuqi bosnia loogaystay iyo qaabku udhacay
    Mahadsanidiin

  • @shiineahmednuur9607
    @shiineahmednuur9607 5 лет назад +3

    Ninkan sheekadiisa kama xiiso gooyo
    Siimaanada sheekado waa cajiib

  • @dulqaaddiiran9817
    @dulqaaddiiran9817 5 лет назад

    Allow Somalia amaan kadhig adigaa magantaada nahaye 🇸🇴🇸🇴😍😍

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi 5 лет назад

    Allh awoodaleh ayaan kabaryar in awoodeenii soolaabato
    Slam waad nagu badh jarty wll meel macn ayuu marayay asagoodhamadayban arkay😭

  • @najmaabdullahi6957
    @najmaabdullahi6957 5 лет назад

    Allow SOMAALIYA sharaf teeda sooceli AAMIIN#

  • @abdiahmed1379
    @abdiahmed1379 5 лет назад

    I like this man

  • @mohamedwardi6509
    @mohamedwardi6509 5 лет назад +13

    Maxaa nogo kala jartay waa igu socday hdlka waaya araga

  • @fareysaladsaid7073
    @fareysaladsaid7073 5 лет назад +1

    Sheekoyinkaga xisahaleh wa kuheysta

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 года назад

    صل على النبي اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @guulaangodgal4013
    @guulaangodgal4013 5 лет назад

    Mahadsanid Horufadhi media

  • @fardosabdi5599
    @fardosabdi5599 5 лет назад

    Horfadhi media ❤❤

  • @abuukarskytv1891
    @abuukarskytv1891 5 лет назад

    Horfadhi media thankz

  • @FaiqoAndSharmake
    @FaiqoAndSharmake 5 лет назад +1

    Plz SBSRB waxaa nahay lamano

  • @amaluk7107
    @amaluk7107 4 года назад +1

    ❤️❤️❤️

  • @libanliiabdi1729
    @libanliiabdi1729 5 лет назад

    Mashalaah

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 года назад

    Ninkani waxuu ugu tegey (Ahmed kenadiid ilma kanadiid baa nool hada weli jooga Germany frankfurt.Hy muuse care 1971. By soo galeen
    Waxaa isna joogey Munich
    Germany Isna Cali dheere Hjclo) 1974 kii Sogaley ninkani 75 buu isna ahaa Si wacan bn u gartey.1978 rag waxbarasho Dawladii somliya u keentey nin Mjertena Isna Manheim. Haydelberg ku nolaa Somalida waxyar by ahaayeen hda Waali 100 kun kabadan somalida hda

  • @zakariayousuf8421
    @zakariayousuf8421 5 лет назад

    asc horufadhi media

  • @Muslim_Online86
    @Muslim_Online86 5 лет назад +1

    masha alah aniga waxan ku nolahay magaalada bremerhaven ee jamalka ku tala wa magaladi uu so maray tarikhyakan somaliyed waxan ad ugu faraxsanahay inan dhagesto magadayda 1966 sidi ay ahan jirtay www.bremerhaven.cm

  • @abdinajiibbadri6311
    @abdinajiibbadri6311 5 лет назад

    Masha allah hore usoco wll

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 года назад

    وان تصوموا خير لكم صوم اثنين والخميس💟💛💜💝💥💕💙

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 лет назад +1

    Odaygan waa in lagu maamusa bilada qaranka somalia

  • @cabdulaahiaxmedmaxamed922
    @cabdulaahiaxmedmaxamed922 5 лет назад +2

    Hadal macaankiisa wadnaga jerteenbe

  • @mohamudjama4760
    @mohamudjama4760 5 лет назад

    walaal sheekada hakal jarina fadlan

  • @nipseypiraat4077
    @nipseypiraat4077 5 лет назад

    Mansha alah

  • @abdiwahabothman7324
    @abdiwahabothman7324 5 лет назад

    Wayo Arag Ahmed

  • @xidigxidigstudio8866
    @xidigxidigstudio8866 5 лет назад

    Asc xaji wxn ka so lanay Garmny 🙏🙏🙏🙏

  • @geedibare7594
    @geedibare7594 5 лет назад

    Dhulmar party 4 ayaa raadinayaa

  • @abdulahiartan5271
    @abdulahiartan5271 5 лет назад +1

    Asc

  • @ahmedmahdi7728
    @ahmedmahdi7728 5 лет назад

    Arkidhuk Francis Ferdinet

  • @KHALIIFMEDIA100
    @KHALIIFMEDIA100 5 лет назад

    Please asxaabta subscribe iigu caawiya waa walaalkiin 🙏💖👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖

  • @abazhasami1468
    @abazhasami1468 5 лет назад

    Tariikhda Germany waxa kujirta inay Somalidu wadanka ay waxkadhistay dagaalka kabacdi tariikhda mahaysan?

  • @suldaankagarxajis3006
    @suldaankagarxajis3006 5 лет назад

    Somalia 🇸🇴 😜🥰😘

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 5 лет назад

    qaybtii 2 meeday

  • @mohamudjama4760
    @mohamudjama4760 5 лет назад

    sixun baad yeesheen hakala jarina hadalka

  • @lamyalamay3049
    @lamyalamay3049 5 лет назад +2

    ninkam maka gan kagaan baa

    • @halimabulhan7682
      @halimabulhan7682 5 лет назад

      lamya lamay haaaa waa laftisii werihaa soo caanbaxay ee halkudhag giisu yahay kagaan kagasn caalamka

  • @diichaneldw1886
    @diichaneldw1886 5 лет назад +4

    Dhulmar wanba sugi li ahay guulwacan somaliweny

  • @khadarcabdimaxamuud1997
    @khadarcabdimaxamuud1997 5 лет назад

    Walalahay shaw nin yar ayaad tahay wllo

  • @cabdishakuursiciid9372
    @cabdishakuursiciid9372 5 лет назад

    Kagaaan kagaaan

  • @kaderismail1676
    @kaderismail1676 5 лет назад +1

    wayo arag waxwaydii

  • @muhammadabudabi6868
    @muhammadabudabi6868 5 лет назад

    Waxay. Waxaasi. Meshi. Ugu xiusabadnaa. Bad. Nagajarteen

  • @sanahsanah4544
    @sanahsanah4544 4 года назад

    اليوم الاثنين صيام يوم الاثنين 😗😘😗😘

  • @najiibali9008
    @najiibali9008 5 лет назад

    mahad sanid wll👍

  • @balayaxmedia9091
    @balayaxmedia9091 5 лет назад +1

    Ahmed mursal tariikh buu noo reebay waxaanan ka codsanaya inuu dhulkiisi dib ugu soo noqodo kana mid noqodo guurtida waxaynu u bahnay isbadal

  • @awilmohamad2551
    @awilmohamad2551 5 лет назад +2

    Gabadh gurdona hada tahay iso qabo

  • @siciidfaaraxbaradho7542
    @siciidfaaraxbaradho7542 5 лет назад

    Frd

  • @smearbinali5584
    @smearbinali5584 5 лет назад

    First

  • @abdullahiabdirisakgure8099
    @abdullahiabdirisakgure8099 5 лет назад

    shit waa maxay qab yadaan

  • @abdulahidiinaarabtiga4437
    @abdulahidiinaarabtiga4437 5 лет назад

    odagan mgcisa aya iga lumay lknze braamij yda noo bdia mdakle wxn k braneynaa in dagal lga gud by oo dhaqle lgu tartamaayo hda somlidana insha alh w in ay k brtan

  • @nagaadmohamed1934
    @nagaadmohamed1934 5 лет назад +1

    Wabal eega herka uu ahaa BASABORKA somalidu barigaa iyo imika siduu yahay inallilah waxasi waa hitlerka somalida ayaa saanoogalay SIYAD BARRE

  • @luulfamilychannel5922
    @luulfamilychannel5922 5 лет назад

    scm

  • @puntlanderbosaso8168
    @puntlanderbosaso8168 5 лет назад +1

    Dhul mar ala mayee cir mar dadka ka daaya beenta mida kale odayga maxaad ka waali ood uleedahay been cad dadka ka dhaadhici

    • @walishardi1228
      @walishardi1228 5 лет назад

      Masha Allah ENG Solomon wadani ayad tahy anigana wanka daranahy se iigu salan waalidka qaaliga ah ee taarikhyahka ah aabo Ahmed Mursal iyo kuwa lamidka ahba noolaada dheh cimrigina Rabi ha idin siyadiyo dheh janada kuwii nabigena Muhammad Scw kula rafiiqa allaha inaga yeelo Aamin

  • @suldaankagarxajis3006
    @suldaankagarxajis3006 5 лет назад

    Asc