Congratulation wllshey mcn Ruwayda style waxan ku rajenayaa intaan iyo in ka badan I.a adna noo soo dadaal waxan si qaas ah noogu soo badisa qisooyinka cabsi cabsida 👋👋🙌🙌👏💖💖
manta waa faraxsanahay awal video yadada oo 1 sano ka hor soo dhigtay ayan dawan jiray lkn manata daqiiqado isago video gan yaala ayan arkay 😍waan ku taageera
Ruweyday mar hore in aan ku barto ayey aheyd masha Allah allha ku xafido i.a Gabadha aan dhali doono magaceedu waa ruweyda wa marki uu horeysay aan massege kuso Qore balse mar kastan qalbada kaa salama❤️🫡
Wad ku mahadsan tahy shacabka somaliyeed ee kugu xidhan ee aad mada daaliso una soo gudbiso sheekooyin nuxura oo aad juhdi farobadan ku bixi say wllshy ruwayda style hore usooco waxan ka mid ahy shacabka kugu xidhan marwalba ❤
Wll muraad baan leyahe ii soo duceeya inuu alle ii rumeeyo🤲🥺❤
Abaayo mcanto walahi sheekoyinkaga waan ka helay ❤❤
Ayy hamplyo ruweeydaaayyy intaan in KA badan kuu rajeena xbbt😂❤qisooyinka neh noosoo badi
Inanta kaliya ee codkeedu ka caansan yhy wajigeeda thank you for your effort
Yaan lagaa dareemin😂😮😅😢
Ma.Allah Hambalyo wlshy 1m inaad gaarto kuu rajeenaa
Zxb ruweydoy magaalada iisheeg please❤❤
Soo badi wll sheekoyinka jinka io casicabsida 🥰🥰🥰🥰
Hamblyo ruweyda intaas in kabadan ayaaad uqalntaa ee horey u soco abyo😫🥰🥰🥰🥰❤️🔥
Waxyar ka hor ku hadal hayne ani iyo wllshey ruwaydayyyy❤ congratulations huno 🎊 👏
Waan kuu xiisney walaashay
Hambalyo 100k
Congratulation wllshey mcn Ruwayda style waxan ku rajenayaa intaan iyo in ka badan I.a adna noo soo dadaal waxan si qaas ah noogu soo badisa qisooyinka cabsi cabsida 👋👋🙌🙌👏💖💖
Ruwayday hada saa every day u eegi jirey videogaaga hadaa nasiib u helay thank you golden voice
Abyo Meeshan ma boosaasa❤❤❤
Ruweyda wlshy xagee johtaana
Walaahi anaa ugu horeeyo like ta xataa anaa ugu horeeyo iyo daawashada😢❤😅
Xagaad iiga hooraysay wll
Saami qaybsi xaga muqaalada ah aya ayaanu rabnaa bosaaso naga badal oo hargaysa noga dhig kkk
Congratulations million times ruweyda ❤️👸🏻
🎉❤
Naag madow baan arkaa😂
Wlh waa runta waan arkay
Welcome back queen walhi sheko ii socotay waba ixumatay markan tada arkay dhexda oga imi❤😅😊
Hanbalyo hanbalyo mar labad
Melaha uun ka arki jiraya wlhi maan modayn inaad RUclips ledahay😢 mantana kgu so biiray
Ya sawtu Rahma
Jah qisooyinkaan jeclaa baa soo galisaye mahdsnid mcntyda
Thanks qisooyinkaan nuuca jeclaay waaye Mar kle Hambalyo hambalyo 🥰🥰
Wan u qalanta 100k in kabadan
I hope July da soo socotana inaa kasho 200k
100 markaa garesay kulama joogin lkn
Hada 🎉❤
Ada mudan Abyo shekoyinka cabsi cabsida noo sobadi abyo ruweyda wlhi kaliya takero kuu maihi ee wanba ku jeclahyba ❤❤❤❤
Ruweydaay anigu carabta qisooyinka cabsidaa aanba ku jeclahay 😂wana ku xisne ogow 😂❤
Iyo kuwa dembi baarista😂
alla ruwayday mxn inan youtubkaaga soo helo ku dhibtooday saaa id dad kuna anay ila yaabi jireeen wlhi codkaagu funny waaye wllhie😂😂😢❤❤❤❤😊
100 kun oo qofba kugu xidhan adoo hal malin wajigaaga la arag😊 keep going wllhi naag adag bad tahe
Waad u qalantaa intaas iyo in kabada queen
Ruwaydooy shekoyinkan nuucan aadban ujeclahe apayoy inaga so dhaqso wall qali❤👸🏻
Hanbalyo hanbalyo habbalyo🎉🎉 ❤ xpptti
sheekooyinka jinka ah soo badi walal😫
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 habo macaan I like your golden voice 💛 anu xta wxn ka mid ahy kuwa shekoyinka cabsida ee nocan jcel tnks😊
Congratulation Wllshey Mcn Ruweyda 🎉❤🥰
Magaalada jooga daawanaaya 😅😂😂😂
Tikto hada dawanayya jah yutubka iso dhaca😅😅
manta waa faraxsanahay awal video yadada oo 1 sano ka hor soo dhigtay ayan dawan jiray lkn manata daqiiqado isago video gan yaala ayan arkay 😍waan ku taageera
Number one
Ruweyday mar hore in aan ku barto ayey aheyd masha Allah allha ku xafido i.a Gabadha aan dhali doono magaceedu waa ruweyda wa marki uu horeysay aan massege kuso Qore balse mar kastan qalbada kaa salama❤️🫡
100 million baad uqalantaa🥰 cod dahabeey❤
Wad ku mahadsan tahy shacabka somaliyeed ee kugu xidhan ee aad mada daaliso una soo gudbiso sheekooyin nuxura oo aad juhdi farobadan ku bixi say wllshy ruwayda style hore usooco waxan ka mid ahy shacabka kugu xidhan marwalba ❤
Walahi wan kujeclahay ruda istayl
Sheekoyinka jinka iyo cabsida soo badi ruweyda 🎉
Quruxey noo soo badi hee muuqalada 😢 allaha ku sharfee
Hno ruwayda walhie waaaanu ku jecelnahee dee laakiin video yada lasoo dhaqso markaste hno macan hambalyo na🎉🎉🎉 100k eed gaadhay❤😊
Wallhi wall aad baan ku taageer naa inkabadana waan ku rejaynaynaa ee nosodadal walashay
RUWEYDA WLL MA WAXAAD AHEED WAGII HORE WARIYE ADIGO RALI AH WAAYO WAXAA TAHAY QOF AF TAHAN AH MASHA ALLAAH RUWEYDA WANA KU SALAMAY ASC WR WB
Sheekada inta hore waxbad sida isku dhex dhigtay 😂😂
Maxamed abihii ba guursade sidu uga weynan kara ilmaha dambe ee dhashay 😂😂😂 mahadsanid wllo
Thanks xppti jinka ino soo badi wuuw ano kaligey guriga joga ba dhagesta😂😂😂😭
Hambalyo boqorad ruweyda inta iyo in kaabadan waa u qalantaa waana gaadhana i.a keep going 😊👍
Samiyeey video gaaga soo dhaca waa daawada ee noosoo dhig marwalba
Masha Allah Walaal Alle hanoo kaa barakeeeyo ❤
Noo soo badi goormaan ku arki doona bye gabar ahy wiil hay moodin😘😚
Hambalyo walashay ❤ intaan iyo kabad-ba waad istaahisha
Walalooy nosoo badi waa macane😮ani ahaan run Bay ila thy😊
Qofka ugu horeeya noqdey wll ruweyda
hanbalyo walashay ruweyda style voice beuty selon
Mid ka mid ah kanaalada you tube ugu jeclahay..hadal erayo qurux badan wato..👍🏻..qisoyinka carbaha ka dhaco hadaad so badiso...wa kaga mahadcelin.
Wllhy 100K io wax kabadan ayaad gari laheed hadaad malin waliba Video soo dhigi laheed lkn waan ku dareemi karaa sister 🫶🏻
Ruwayda sharaf ioo karama korkaga malpeey❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Mahadsanid abaayo madaama codsigeena aqbashay farta taaga dadka jecel sheekooyinka noocaana😊
Hambalyo hore usoco xbbti shekoyinka noso badi🎉
Hanbalyo hanbalyo 🎉🎉wllshay Ruwayd Style ❤
Horay uu soco Qali 🎉
Noso Dadal Inbadan Xppti ❤
Masha allah ruweydaay waxaan kaa soo salaamooyaa muqdisho👑👑💙💙
De ruweydey adigo sida dhan lagu xil qaamey hdana nagama soo hagaagysid 😅😅😅💔👋
Naso badi
Hampalyo Hampalyo ruweyda golden voice ✨️ 💛 👌 ♥️
Xabbti intas iyo inkabadanba waad uqalanta❤❤❤
Habite walah waa ku jeclahay sheekada horry usoco
Naa wll ruweydaay mlin kasta saan pagekga ufirinyay waan dalay armey wax soo dhigtay cmll❤🥰
Ayy hambalyi❤🎉
Gold voice❤keeb going sister
hmblyo hppti 1m inaa gaarto kuu rajeynaa😍😍
I don't see a long time you come back miss you come back😂😂😂😂😂😂😂
Long time😊
11:00
intaa io inkabdn waa uqalntaa xppti❤waxaana kuu rajeen guul waarta abid❤
WAlasheey macaneey ruweeda wn kula sodaaa ❤❤❤🎉
Mcntooo hambalyo I can't believe wlhi tan iyo xagagi hore bn sugayey darajadan100000
Wad uqalanta Hppt I'm your biggest fun keep up the good work wllo
Replayna iso gal😂
Video yadada waku farxa Wlshay Ruweyda ❤😊
Ruwayda fariideey waxaan rajaynayaa inaad caafimaad qabto oo ay isugu kaa beegbeegantahay ilaahayna kuu roonyahay
Walaaly waxaad uqalantaa malaayiin wllhy
Halka aad rabto meel ka saraysa ayaan kuu rajaynayaa gacalo sheekooyinkaaga badanka waxa aan dhagaystaa wakhtiyada aan shaqaynayo aad baan uga helaa waxyaabaha aad ka sheekayso sida aad sheekada ulaxamayso iyo codkaaga macaanka badan ee haybadaysan qof hurdo haysayna ka Duulin kara walaly sheekadaadan inta aanan dhamaysan ayaan jeclaystay inaan intan yar ku dhahee jir oo noo joog Nala joog waaya badan insha allh waxaanan rajaynayaa inaan kuusoo gudbiyo sheekooyin aan anigu qoray oo hadii aad codkaaga macaan dadka ugu sharaxdo sonkor noqonaya
Noo soo badi ruweydoy❤🎉❤😊
Mee kuwii cusbaa ruwayda waan ku salaamay
Mansha allah🥰 hanpalyo hanpalyo kun iyo kow jer abyoy
Madaxa weyna waa isku sharxi kartaa my queen ❤❤❤❤
Please noo Soo badi cabsi cabsida sheekooyin somali 🥰
Tolow saa u cod macantahay ma uquruxsantahay😂 sweet voice
Hambalyo hppti ruweyda intaas iyo kabadan uqalantaa❤😘
Mnt Ana ugu horeyo🎉❤
Walaaley ruweyda naga so dhaqso waad naga so daahdaa ❤
Ruwayda wa anaga kucimamadnay oo 100k xirnaye adna nafahano noosobadi muuqalada💜🦋
Soo maaha
Haa xbbti
Wlle mcn sheekooyinka cabsida noo soo badi
Hamplyo wlashay 1M i.a wad gari donta
Alla Wll jinankas mad naga daysid isbucyaa la Ii khaakhaayiray 😂😂😂
My home bosaso❤
Soo badi ruwaydaay pls
RUWEYDA QOSOLKA IGADHAMEYSAY KULAHAA JINNI NOOGU SHEEKEEY 😂😂😂
Aniga awoodeyda hadey tahay RUWEYDA waxaan ku cimaamadi lahaa 2 milyan, laakiin waa lama huraane 100000 iska iimaanso
Congratulations 🎊 👏 💐 ታህሳስ ጮኸ ጴጥሮስና ኾነ 🎉🤍
السلام عليكم أختي الكريمه أحبك في الله ألف مبروووووووووووووك 100k ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤هنيألك حياك الله حبيبتي الغاليه
Ayy Hampalyo queen 🎉❤noso badi sheekoyinka jinka qaali welcome 🙏
Ani kuwa jinkaa kahelaa inkastoo aa kacabsadaa nosoobadi Queen 👑 ❤😊