Dagaalka Raaskambooni , cida hadda gacanta ku heysa & waxa ka jira in la qabtey saraakiil CXD ?
HTML-код
- Опубликовано: 10 дек 2024
- Dagaalka Raaskambooni , cida hadda gacanta ku heysa & waxa ka jira in la qabtey saraakiil CXD dalka katirsan | Ciidanka JL Ma AS ayaa garab siiyay ?
Wariye sax ah ayaatahay walalkay mahadsanid
Xasan Shiikh, Adan Madoobe iyo Marxun Xamsa Cabdi Bare, iyo Daaliminta Khatilinta Ah Ee kala Shaqaynya Dhalinyaro Somaliyed Oo Ah Mustaqbalka Dalka iyo Dadka Ee Jaran Jarada ku Jooga Ville Somaliya iyo Kuso Noqoshada Gursiga ku gulaysan mayaan Insha Allaha, Sababto ah waxay ku Socdan Dulmi Cad,waayo 40 Sano ka dib ayay Dagal ku qadeen Mamul Dhisan,Somali waxay dhahan Dab Munafaq Shiday Muumina ku kubta Duq Xasan Sh, iyo Koxda kulla Socda waa Khatiliin Munafaqiin Mujrimiin, Allaha weyn waxan ka Baryayna inay Dulmigasi ku soo Naqdo kuwa Duq Xasan Shiikh iyo kuwa kula Socda Aamiin🤲.
Muqdishaa liis ku qalayaa xalna loomahayo jubalaana waa xoreenenaa caqliga xasan iyo xamse weeye midaas
Kuwaas axmed madowe ayeey ka amar qaataan waa shabaab 😂😂
Muqdiaho adoo qaawan oo qaxooti ayey guri iyo caano booro ku siisey, Garoowe uu faroole Ethiopia kaa gadan jirey ayey hawiye ku xoreeyeen, hadana lagaa dhigey raisel wasaare, abaal laawe awalbo cag dheer caqli leh lama sheegin
@@IHatemumafiq War maad runta sheegtid😂😂
adigu maa qaxoontiga siisida caana boodha xoreentaad sheegeeso maad shabaab iska woreeysaan😂😂😂😂@@IHatemumafiq
Allow xal deg deg ah noo keen yarrabb ilmahena ba agoontomayo anagii asay qadayna xasana dan kama laha midaas yarrabbbbbbbbbb😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲
Kanaaba xal ah ilaa Oromadaan gaalo madow da jigjiga ka soo duushey la cirib tiro nabad ma jirto, abaal laawayaasha
Illahow qawooji wiilishii soomaaliyeed waxey noqdeen xaawadii daneestaha😢
Xasan sheekh isagaa alshabaab ah nacaladbaa isaga iyo wixii iskadhalay kuyaal balmuu cadawga iskaceliyo muxuu soomaali iskugu hubaynaya
Orom xuno ciilan ba tahay Ethopian ka ahow uf aqas wa arin soomaali wax ba kama galin orom yahay Afka ureyso uf
Waa nasib daro in laysku gumaado ciidamada soomaliyeed ayado cadowga Ethiopia jiro laga rabay in lamideyo ciidamada iyo shacabka
Dagaalka waa muhiim oo qasab ah, inta lagu qabsan lahaa
War ha kala guuleestaanno , ha isku huuleestaanno , guul ha kala gaaraanno , guul ha isla sheegtaanno , ama guul ha kala sheegtaano markey eber iska siiyaan ayaa kuliigood wada guuleysan doonaan .
Ilahawo🤲🤲🤲🤲🤲 xala deg deg Sahal weelal soomaali AA ku mahah
Ilaahayoow umadaan bogooda burcad isku mari ilaahoow dagaalka kalaqabooji ilaahoow Soomaalida kala badbaadi wiilasha Soomaalida aamiin aamiin aamiin
الله nawatnasii88😢
GARGURTE MA DAD KU SHEEGAYA AL SHABAB MUNAFAQ
Subscribed
Xasan Gurguurte umadda intuu qoryo isugu dhiibo ayuu horey iyo gadaal diyaarad usaaran yahay. Xasan duf kubax. Kii dhintaaba waa soomaali Xasan baana laweydiinayaa yowmul qiyaama.
Jubaland guul
Guul jubaland
Dowlada marki la xanujiyo ayee shabaab dhahaan 😊
allow na dhaafi axmadowe
Xassan canbuule aloow na dhaafi
Wxn canbareynaya dagaalka Damal jidid kuso qaadtey raaskaboni rer jubaland wxn leeyahey iska difaca Mooryan USC Ee xasan shiikh horkacayo
Subscribed MUNASAR MAXAMED
Thank you munasar
Xasan sh. Maxaa Ka qaldan somalidu muxuu karaba xasnow xalani iyo baladoogle kasaar gaalka soomalida iskadaa wadanka xurayso maxa karabtaa walalahaa gaalka iskasaar baladoogle iyo xalane ku jira
Ciidanka qaranka yaa hor istaagi karo waa ciidan dowladeed ma ahan maleyshiyaad laga keenay itoobiya
Axmad madoowe wuxuu u shaqeeyaa itoobiya waana la soo qabanayaa asaga iyo itoobiyaanka la socdo
Guul Guul ciidanka xooga soomaaliyeed
Gurguurte maleshiyadka u keenay raskamboni wa la so qaban donaaa
Allha kalabadbadiyo xasan waa markii 2 uu dagal kuqadey kismyo
LABADAAS DABIILAYAAL EE GAALADA U SHAQEEYO ILLAHEY HANAGA QABTO OO AYSAN UMADA XAALAD QABIIL KU CELIN KUWAAS WIILASHA UDHIMANAAYO WALEE HOOYOYINKIIN AYAAD KA GABLANTEEN WAXAAD ARKEE LABADAAN MUJRIM AYAGOO BARILEH WAAN HESHIINEY EE ADINKA AGOONTIINA HAIDIIN BIILEEN
Muuqaal,ka warka aad ku baahi,neyso waxaa duubay ciidanka gurmadka dag daga ciwaan warkaagane waxaa na dhehee warka waxaa ka Helen,naa dhinaca kismaayo kuma fahmin
Wariyahaan maangaab waaye sababtoo ah maleeshiyo qabiil iyo ciidan qaran ayuu ka hadlayaa asagoo si qaldan warka utabinayo
Asc Munasar waa Ceeb in aad taageerto Boqor Tooyo Goboleed iyo Hogaamiye Kooxeed aan rabin Dowlad Somaliyeed Hawiye iyo Daarood ama Midnimo Somaliyeed hana ka hor dhicin war aadan hubin 400 Ciidan Dowlada ayaa la qabtay iyo Hadalo Xanaf leh Mahad sanid
MUNASAR MAXAMED warkaasi ka gaabso, dowlada Soomaalia ayaa heysato garoonka .
Wale xasen hi sheekh waa wasakh inu ethopia wadanka kasaro ayay ahayd lkn waxa uu kafaidaya jubaland
Ceelkii biyah jubalaan ayaa heeesta
Madaxda isu xalaaleysay iney dad walaalo ah dagaalaan ayaa mas,uul ka ah wixii ka dhaco oo dhib ah
dowlada ayadaa dadka isku leysay oo dambiila ah dowlad kama jirto somalia
Ilahow kala qawoji
Yaa dhintay
Af-siile muna-siile
Wan kaxumahay
War Munasarvyaa nagu soo dhisayo beryahan CCB rasmi ah ayuu noqday , war waxaan oo kale hanoo soo tabin 😂😂😂😂
MUNASAR GUULAYSO BRO😊
AXMED SOOMAALIYA KAMA NAXAYO TAN AYAANA Dliil u AH
Xasan iyo xamse waaxay waxayku hadlanbaa waa waliwayo al shabab umaa
Tagin jubaland lkn waxad iskujabisay wiil soomaaliyeed
Abgaal iyo ogaaden miyaa istijaabinaaya waa labo qolo aan aqli badan lagu ogeyn 😂 hadana dowladnimo sheeganaaya adeerayaal armey DAMEERIHIINA IYO GEELIINA iska dhaqataan 😂
Adiga yaa ka caqli xuun qofka xamar ka yimid caqli xuun balse ha isku qaldin dadka xaywan tahay
😂😂 war heedhe sideed wax yeeshay? Lkn su’aal sxbow labadeena kee yara roon yara roon horta:)? From cida Geela 😂💯
Aduun ma waxaan joogna hilbaheena aan cuneyno 😩
a
Allow isku jebi laba munaafiq waaba ar daal. Oo gaala u sha qeen
War ninyahow haku katsoomin wararka jubbaland
Somalia mataqanaa adiga
Adaba dabadhilif ah fahad yasiin
Wili ku borogaramsan thy ciilkii ad uqabtaa dowlada xasan dalxoreeye
Taliye Fanax gacanta Lagu Haayaa
Kuwaan Oromada jigjiga nooga soo duuley ayaa walahi nooga daran cadowga Ethiopia
WAX JUBAN SHEEGATEY INEY BEEN TAHAYNA INUU BEENYAHAY 400 00 ASKERI MA JIIFAAN
NInyohow ileen beenale eheeyd meshaan jonay mixed beenka sheege
Daarood iyo hawiye halayskumadhaan
Maxad ka helli
Maxaa keenay daaarood iyo hawiye adeer sheekada caatada ah kala tag meesha.
GUUL JUBALAND, JAB IYO HALAAG WAXA UU U SUGNAADEY MAAMULKA KM4 EE KA TIRSAN MAGAALADA MUQDISHO...
Walaahi hadda ayaan isdhahaaye muxuu warbixin usoo gudbin waaye munasar.
Inaad jirneyd ayaan mooday?.
Usc xasan soo diray waala jafay waxna waa laqabty ninkii dhoof kuyimidbee geeridu dhibeysa
Guul jubalaan
Xasan tuug hala qabto
Birjeex guul guul
Yaab shabaabka joogo doonka iyo basro asnki arki wayey eerabo inuu jubaland ku duulo waa ninriyoday malincad
Kkkkkkk
sxbow kaamirada xaafadaha muqdisho ku xiran waxey duubaan tabintooda ayaad ku fiican tahay arintaan waad ku qasmeee xog fiican kama heysid.
Alshabaab iyo dabadhilif waay is tageeran xaqiiqda laba qarin karo viva ciidanka xooga dalka
@@abdirahmanlibaan5850 kkkk
Dabo dhilf waa midka abiy u safray ee si bada loogu xalaaleeyo kkk xassan xaraashle dyli fowqal duli
99% umadda Soomaaliyeed ee jubbooyinka dega ma eey ahan , labada cid ee ku kor dirira, xasuuqa iyo dhibaatada weeyna muddada saas u dheer ku heeysey,marka umadda waa in eey iska difaaci karaan oo eey doowladdaa iyo Soomaali Weeyn oo dhami hiil iyo hooba ka helaan, si kaas dhulkooda raba in uu ka xaaqdo meesha uga baxaa abid oo eey ayagu aayahooda ka tashadaan WBT
Dowlada federal ka jubbaland weerarka ku qaadeyso Ethiopiankii xuduuda soo gudbaayay oo wadanka sharci darada kusoo galaayay iska deeysay amar la'aana kusoo qulquleyso xeey tahay warkaas munasaroow walaal ?xasan shekh masoo waashay mise qamriga ayuu bilaabay madaxweynaha sidaan kumaba fiyoobee!
Munasr manta xaqiqada ayaad kafogtahay sumcadadina hoosbay udhacday ninkagi kubotayn jiray warar xaqiqa ah manta been low ayaadtahay
Askartu yeysan isdilin labada dhinac walaalaatihiin somali iyo islamnimo isla sheegta hubka sheydaan cirka u rida yaan la idin lumin xasan iyo axmedadobe ha feertamaan kii raya itobiya ha u haro , intaad dhamaataan yaan itobiya cidla ka helin dad iyo dalba .
War beenta nuu caane maxaad ulajeedaa😂 raaskambooni wali waxaa fadhiyo dowlada federalka
Hogaamiye kooxeed ka Axmed Geeda naar wa la so Af jaraya wa Hogaamiye kooxeed ku haysta Af duub shacabka Jubaland Axmed Geeda naar wa jaajuus u shaqeya Ethopia iyo Kenya 🇰🇪 18 sano Kismaayo haysta hal jid xita uma dhisin is bitaal uma dhisin wa shacab dhiigoda uu cabay shacabka Kismaayo 18 sano Kismaayo fadhiye xita jilib wa uu xoreyn waye 90 ka in umada shacabka sida u so hor taag nado ayu raba Axmed Geeda naar kuwa maleshiyaadka uu haysto u dala maya wa dam biila yaal Ethopia ka so wada cara ray wa kuwii shacab koda so xasuuqay jig jiga wa kuwii Abdi ileey u shaqeyn jiray Ee shacabka rer jigjiga so laaye jeel Ogaden ku xasuuqay wana la so qaban naya asaga iyo Hogaamiye kooxeed ka mujrim ka ah Axmed Geeda naar no more Hogaamiye kooxeed Gobol Af duub ku haysto dalka dowlad ayu le yahay wana la so Af jaraya
BEENAALE
𝑗𝑢𝑏𝑎𝑙𝑎𝑎𝑛𝑑 𝑔𝑢𝑢𝑙 𝑓𝑟𝑜𝑚 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑
Gobol to gobol
Daanyeer baad tahay.. Beentas baad sheegtay.. Meesha dagaalku ka dhacay waan og nahaye.. Beenta jooji
Guul somaliland and itoobiya
Beenta jooji meesha waxaa kadagaalaa waa soomaali iyo oromo soomaaliya kusoo duulay oo jigjia harar kamid lakiin way jabbaan sidii 77 aan qabsanaynaq
Oromada madaxtoyada iyo airporkeey fadhiyan ee usc filada fadhida ayaadushey dhul dadleyahy tagty waan lajafay kawaranhe
@saylunsaeed668 usc waa ragaagii midakale usc waa soomaali adiga yaatahay oromo aatahay jigjiga lagakeenay aad dhulkiinii dhul soomaali usc aa masuul ka ah meesha itoobiya mahan waa soomaaliya
Munasoor markii khadka lafuro ayaad ogaan doontaa, iska yaraha sug..ninkii meesha jooga iyo ninkii kaleba..birjeex ayaa faraha isaaray mana cararin been waaye
Sharmuuto aya ku dhashay dib danbe ku dhageysama langab langab dhalay
hooyada baa caysay isaga madan caynin ruunta miyaa diidaysaa😂😂