Barashada Adobe After effects bilow ah | Soomaali | Part-1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 80

  • @artismagraphics
    @artismagraphics  День назад +7

    Halkan kasoo dagso agabyada aan isticmaalnay (Project Files):
    bit.ly/FaylashaAE
    Fadlan like saar la wadaag asxaab kale si aan dad badan u gaarno.

    • @Soulpoul
      @Soulpoul День назад

      Thank you ustaad from my heart ❤❤

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  19 часов назад

      @@Soulpoul 👏🏽👏🏽

    • @kheyreofficial-1279
      @kheyreofficial-1279 8 часов назад

      Ustaad Adope after affect halken kala so daga

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  8 часов назад

      @@kheyreofficial-1279 Description ka waxaa yaalo link kasoo dagso feylasha muuqaalkan. Waxaa kujira video sida aa ku heli kartid program ka ama Telegram keyga soo fiiri t.me/artisma_graphics

  • @Talaabopro
    @Talaabopro День назад +4

    The greatest teacher of somali teacher's ❤

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  День назад +3

      Wey fiicnaan laheyd inaan noqdo lkn waxaa jira macalimiin badan oo heersare ah. Guuleyso sxb

    • @Omar___Hiigsade
      @Omar___Hiigsade 21 час назад

      ​@@artismagraphicsAlle Haku
      Xafido Ustaad

  • @caaqilncm-kd3vo
    @caaqilncm-kd3vo 9 часов назад

    Million Jeer Thanks Ustaad 🙏🙏

  • @abdirzakatosh26
    @abdirzakatosh26 День назад +1

    Mahadsanid ustadi wankula socona thanks for your time 🖤

  • @babyviral1
    @babyviral1 День назад +1

    Thanks macalin blenderkiina noo sii wad wax badan ayaan kaa fahamayee

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy 20 часов назад

    Macalin cashir kale kaa sugayna

  • @MAANGARASHO
    @MAANGARASHO День назад +2

    Mahadsnid ustaad aad baan ugu baahnaay

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  День назад +1

      Guul joogto ah baan kuu rajeynaa walaal sare.

    • @MAANGARASHO
      @MAANGARASHO День назад +1

      @@artismagraphics Haye Walalkie Galada Naga Barajee Please No Soo Bandhig Muqaalo Projects Casri Ah , Motion graphics aad Baan u Jeclahay laakin carab iyo cadaan ba u nacay oo wax si Fican u soo bandhigeynin Marka walal sidaas noo samee mahadsnid 🥰

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy 20 часов назад

    Macalin qaali ah Allah sw haku xafido jah walahi waa inaga farxisay qofna waxaa ugu wanaagsan qofka aqoontiisa ku tusiya una duceysid idigoon arag

  • @Garasho_channel
    @Garasho_channel День назад

    Ustaad alle haku sharfo sida nagu hagar baxado abaalkaga alle ha gudo runti cilmiyo badan ka bartey❤

  • @anasmohamed8648
    @anasmohamed8648 3 часа назад

    USTAAD waan ku mahadsan tahay u hagar-baxa ardaydaada guulayso insha allah

  • @abubara7267
    @abubara7267 18 часов назад

    Ustad allaha hakugu abaal mariyo jano sida codsiganaga noogu soo jawabty wlhi malin kasta waan fiirin jirin Inaad soo dhigty Shukrn ustad

  • @Somalia-p2n
    @Somalia-p2n 23 часа назад +2

    Adban kuugu mahad celinayaa ustaad

  • @HassanabdikadirNour
    @HassanabdikadirNour День назад

    Mahadsanid ustaad 👍

  • @Brother_1444
    @Brother_1444 День назад

    Ustd marka hore aad baan kugu mahad celinaya wax badan ayan kaa faaiday, shukran.
    Mida xigta ustd Adobe( Pr) & Adobe (Ae) lagac ayu iwaydiinaya 7days free aya isticmaali karaa ustd ciladan side lo xalin kara 🙏

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  День назад

      Muuqaalkan feylasha aan soo dhigay soo dagso waxaa kujira video tilmaamaayo sida saxda loo doo dagsado.

  • @arsheproduction6422
    @arsheproduction6422 День назад

    Mahadsanid teacher ilaa dhamaad inoga dhig

  • @yusufn7
    @yusufn7 День назад

    waa muhiim in ay dadkeenu afkooda hooyo ku helaan culuumta kala duwan, waad ku mahadsantihiin howshan aad bilowdeen

  • @abdishakurnuux5374
    @abdishakurnuux5374 19 часов назад

    شكرا أستاذ

  • @somvideo-k3u
    @somvideo-k3u 23 часа назад

    Ustaad mahadsanid wax badan ban sugayey After Efect

  • @asadabdullaahi8647
    @asadabdullaahi8647 День назад

    Mahadsanid , ustaad . Wlhi waxaa tahay tahay qof kale ee daacad ka tahay in aqoontiisa iyo cilmigiisa ugu faaideeyo bulshada soomaaliyeed . Thanks a gain .

    • @asadabdullaahi8647
      @asadabdullaahi8647 День назад

      Jano alle hakugu abaalmariyo . Aamiin . Cilmigaada iyo aqoontaada alle hakuu barakeeyo . Aamiin yarabi

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  День назад +3

      Mahadsanid. Asxaab badan oo wanaag soo gudbiyaa jira lkn taageerada shacabka ayaa ku yar. waan wadeynaa intaan noolnahay👏🏽👏🏽

    • @asadabdullaahi8647
      @asadabdullaahi8647 День назад

      Macalin numbrkaada whatsupka igu caawi . Inaa kula soo xariiro ayaa rabaa . Waa codsi jwb

  • @Qani_Studio
    @Qani_Studio 20 часов назад

    thanks ustaad waxaan biloyin fahmi waa yay halsaac igu fahan sii say jazaa kalaah ustaad part2 i.n

  • @guuleednaaji
    @guuleednaaji День назад

    Boqortooyo ❤🎉

  • @abdifitahhassanibrahim5907
    @abdifitahhassanibrahim5907 День назад

    Thanks😊

  • @Adankulmiye1
    @Adankulmiye1 День назад

    Ustad thanks

  • @Ifowadajir114
    @Ifowadajir114 21 час назад

    Ustad waxat ishegtaa

  • @Guusha.
    @Guusha. 21 час назад

    wa mahad santahy ustaad wali waa kula soconaa, waxaan rajayna inad nosii wadi doontid blender-ka iyo after efects ka

  • @thezakiboyofficial7335
    @thezakiboyofficial7335 10 часов назад

    Ustaad Adobe After Effects Setup ma heli karnaaaa

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  9 часов назад

      Website lagasoo dagsado ayaa jiro isagoo fres ah. Telegramnkeyga soo fiiri t.me/artisma_graphics

  • @MoHamEdturKiE
    @MoHamEdturKiE День назад

    thanks 100 %

  • @socdaal252
    @socdaal252 22 часа назад

    M.a, Thanks bro

  • @OmarSadiiq
    @OmarSadiiq День назад

    Ustaad ilaahy hakaa abaalmariyo dhalinta shaqada aad u hyso❤
    Marka Xigta Waxaan kaa Codsan lahaaa inaaa Noo soo galiso Sida form-ka loo buuxiyo Google Adsense Ee youtube ka loogu Xirto
    Mahadsanid Ustaaad kun jeeer❤

  • @Zeynii530
    @Zeynii530 21 час назад

    Mahadsanid ustaad waligey ma Isticmaalin After Effects lkn waan ku hami jiray, waxaan isticmaalaa Softwares yar yar Sida Capcut, Filmora, waan ka soo Guraa Hadda ka Dib, Ee waxaan ka Codsaneynaa Course Adobe premier pro Sidaan Cml ah Maku jiraa RUclips ka? Waan arkay Playlist-ga Hadii kale Sidaan Dagan Inoogu soo Duub,
    Runtii Video-gaan Halfadhi ayaan ku daawaday practicing wey Xigi insha allah Mahadsanid 🫱🫡

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  21 час назад +1

      Inshaa allaah sxb mid 1 hr ayaa kujiray strike ayaa leyga saaray mid kale waan soo sameyn doonaa

    • @Zeynii530
      @Zeynii530 20 часов назад

      @@artismagraphics insha allah ku so Fududeeyo ustaad

  • @NASIIBILIGEY-sx6ww
    @NASIIBILIGEY-sx6ww 6 часов назад

    Waxaan kaa codsanaynaa in aad ka soo samayso cashara taxana ah oo isku xigxiga

  • @Qoraaga810
    @Qoraaga810 21 час назад

    Ustaad softwerkan adigoo mahadsan ma heli karaa

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  20 часов назад

      Website laga soo dagsado ayaa jiro si free ah Telegram keyga imaw waa arkeysaa.

  • @Mazutozil
    @Mazutozil День назад

    AFFTER EFFECT SETUP MA HELI KARNAA LAST VERSION

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  День назад

      Faylasha muuqaalkan lasocda soo dagso video ayaa kudhexjira sida loo helo applicationada

  • @siyaadcade1290
    @siyaadcade1290 День назад

    Ustaad ilah ka abaal mariyo sida aad wax ino bareyso🙏

  • @gemes1
    @gemes1 День назад

    Adobe Premiere Pro soo samee pls

  • @Ifowadajir114
    @Ifowadajir114 21 час назад

    Isbucii mar maa lasoodhigi rabaa misa

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  21 час назад

      Sidaas ayan rajeynaa sxb gambalelka furo si aa u aragtid muuqaalada cusub

  • @Dan.aep88
    @Dan.aep88 2 часа назад

    Ustaad free miya

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  2 часа назад

      Maya lkn waa heli kartaa si free ah. Telegram keyga soo fiiri: t.me/artisma_graphics