Yaa ku shegey walalo wali is dilki iyo kufsigi ayaba socda Mida labad somalie waxba iskuma ogala hubkas ayagaba isku dili doona Lakin kheirka ad shegeysid ALLEH WEYN ha rumeyo
ASC, Aad baad u tahay MUTAFAA'IL, Addigga oo kalle baadna reer SOMALIA haddii aydin tihiin u baahan tihiin, Maxaa yeellay caqabbaddaha uggu wayn ee iddin haysta waxa ka mid ah daggaalka ay iddinku hayaan urrurradda AHLU-TAWXIID ka ahi, Siddaa awgeed callamkan tawxiidka leh ee shaashadda kuu saarran, Haddii aydin ka dhiggataan ka qarrankiinna, Waxaa suurto gal ah in si fuddud loo soo af- jarro urrurraddaas AHLU-TAWXIID ka ah. Wa BILLAAHI tawfiiq.
Sababta waa in somalia ay kutaalo eel qariirad ahaan istaratiiji ah nuuc ealbo waxa somalia mara dhul baraha aduunka sidaas li ajligeed gantaalki hawada looga rido dhanka somalia waxuu heestaac cabir wanaa san marku khilaafka dhulka kabaxo bada cas ayada jabuuti aa naga xigta lkn ninki somalia bartamaheeda ku leh saldhigyo difaaca cirka hdi lacala waxa lagu soo ridone heesto jaanis uu ku sii ogaado lagu waxs ku soo wajahan somalia waxay hesataah sedax bad bada khaliijka carabta badweenta hindiya bada cas wlh lama soo koobi karo itraatiiji ahaan sida uu dalkan muhiim u yahay ayadoon qayraad lagaarin lkn dadka aaan aniga ka midka ahay ee juhalada ayaa kunool 😢😢😢
Air space ee toos dayax ugu beegan waa berbera hadii runta laga hadlayo meshaas baa ugu wacan marka soo labanayo iyo marka hawada loo dirayo turkidu noma sheegin horey baa loo ogaa 40 sanno ka hor
War hadda is gaarsiinteena hawada aad iyo aad ay u sareeysaa laakiin haddii lagu soo faragashto saad rabtid uma hadli kartid nusqaan aa ka imaneyso halkaas xagga is gaarsiinta😢
Wll soomaaliya waxaan ka sugaayeey warkaas iyo wax ka wayn . Sabaabtoo ah waxna nama dheere kuwa gaaray 9 bilood bay ragoodu ku dhasheen anaguna rageena sideenoo kale ee raga soomaaliyeed fadhiga ka kaca asaagiin gaara
You dont have any Idea what you taking about. We don't want. because health issue Adeer caafimaadka dadkeena khatar buu kujiraa. Lacag kaliya hadaad raadiso waa. Khater. Cancer Radioactive Poison reflection Cuduro badan baa laga qaada Wadamada saboolkaa bay la aadaan. Ama dadka aan laga naxayn. Look before you leap. Jaale ka fiirso Somalia. Is dead country
الله أكبر الله أكبر ماشاءاللہ❤
Maasha Allah soomaaliya guul insha Allah 🇸🇴 💪 🇸🇴 💪 🇸🇴 💪 🇸🇴 ❤
Guuuuuuul Somalia ♥️🇹🇷♥️🇸🇴♥️💫💫💫
Masha allaah guul soomalia ❤
Wadaniyadaada owgeed waxaa kugu amaal mariyey guuleyso iyo scripted❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hydrogen 21% in world 🌎 aa nahay soo baar after shidaal waana meesha caalamka u socdo hada waa guul kale ❤❤❤ guul Somalia 🇸🇴
Masha allaha soomaliya guuul inasha allaha ❤❤❤
Allahu akbar somali guuul❤
Allaahu akbar wasax somaliyeey dhagaha fura
Kheyr alle ha inooga dhigo
Warunta ilahay hagarab galo Turkiga 🇹🇷🇹🇷🇹🇷💫💫💫💫
Guuul
Somaligii ugu hadalfiican baadtahay sanadahaan
Yaaaahuuuu war mareeykan ma rabno
🇸🇴🇹🇷 dowlada turkiga❤
Somaliya dadbay ubahantey, qarankii qabiilbay kadorteen
Mahadsanid bro xaqiiqada run ilaahey hanoga dhigo.
somali turkey ❤
Viva Somalie 🎉🎉🎉 viva mio fratellos🎉🎉 . Amis et ennemis ne sont pas même .
❤❤❤❤❤❤😂😂😂igu qabo libaax
illahow nabad nasiii
😢😢😢😢😢a
Aad baan uga xumahay
Turkigu waa dal muslin ah,
Wax badan soomaaliya taray,
Cadaawadi naga dhexayn,
Xuduudna aynan la lahayn.
Waddan cadow soo jireena nahay.
Sababtu waa in aan dhacno dhulbaraha, taas oo aad ugu fiican ( satellite launching) ❤
Yaa ku shegey walalo wali is dilki iyo kufsigi ayaba socda
Mida labad somalie waxba iskuma ogala hubkas ayagaba isku dili doona
Lakin kheirka ad shegeysid ALLEH WEYN ha rumeyo
Masha Allah
Masha Alaah Waa War Fican
Masha Allah wax wanagsan
ASC, Aad baad u tahay MUTAFAA'IL,
Addigga oo kalle baadna reer SOMALIA haddii aydin tihiin u baahan tihiin,
Maxaa yeellay caqabbaddaha uggu wayn ee iddin haysta waxa ka mid ah daggaalka ay iddinku hayaan urrurradda AHLU-TAWXIID ka ahi,
Siddaa awgeed callamkan tawxiidka leh ee shaashadda kuu saarran, Haddii aydin ka dhiggataan ka qarrankiinna,
Waxaa suurto gal ah in si fuddud loo soo af- jarro urrurraddaas AHLU-TAWXIID ka ah.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
❤❤❤❤❤❤❤ maasha Allahu yeeeeeeeh
hambalyo hambalyo ❤
Waaa in. Dowlada eee laxisabtamaan lacagta xagee lageyay
Wadaninimadaada banaanka ayey taal ee nacnac la yaasha weli ha dhageysan
Ethiopia ha dhacdo.
Sababta waa in somalia ay kutaalo eel qariirad ahaan istaratiiji ah nuuc ealbo waxa somalia mara dhul baraha aduunka sidaas li ajligeed gantaalki hawada looga rido dhanka somalia waxuu heestaac cabir wanaa san marku khilaafka dhulka kabaxo bada cas ayada jabuuti aa naga xigta lkn ninki somalia bartamaheeda ku leh saldhigyo difaaca cirka hdi lacala waxa lagu soo ridone heesto jaanis uu ku sii ogaado lagu waxs ku soo wajahan somalia waxay hesataah sedax bad bada khaliijka carabta badweenta hindiya bada cas wlh lama soo koobi karo itraatiiji ahaan sida uu dalkan muhiim u yahay ayadoon qayraad lagaarin lkn dadka aaan aniga ka midka ahay ee juhalada ayaa kunool 😢😢😢
Air space ee toos dayax ugu beegan waa berbera hadii runta laga hadlayo meshaas baa ugu wacan marka soo labanayo iyo marka hawada loo dirayo turkidu noma sheegin horey baa loo ogaa 40 sanno ka hor
🇸🇴❤👍🇹🇷👍❤🇸🇴👍🤲🤲🤲👍
Türkiye un ba'an wax u ogolnahay
Mr Cowboy waxaa ilowday in Ethiopia ay haysato dhul Soomaaliyeed ayna gumaysato shacabka dhulkaa ku nool.
Lacagtah xasan mah dhaargeeh uunvah jeebkah kuushuban Somali maa aarkeyso iinuh kuuaaqaledeyo mooyeh
Sxb halkaas kasiwad niyada ba laganoladaa
War hadda is gaarsiinteena hawada aad iyo aad ay u sareeysaa laakiin haddii lagu soo faragashto saad rabtid uma hadli kartid nusqaan aa ka imaneyso halkaas xagga is gaarsiinta😢
Degmada cadale ayaa laga dhisidoonaa Air space ka very soon, Guul & gobanimo.
Trump yuuw tarxiilaa
🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
❤❤❤❤❤❤
Xasan dhiqo wadanki wuu ibiyay😂😂😂😂kkkkkkk waa tuugo hawiye
Ceeb willow naga xishoo
Gantaalka hawada lo dirayo anaga ma leh aqoonteda leh
Wll soomaaliya waxaan ka sugaayeey warkaas iyo wax ka wayn . Sabaabtoo ah waxna nama dheere kuwa gaaray 9 bilood bay ragoodu ku dhasheen anaguna rageena sideenoo kale ee raga soomaaliyeed fadhiga ka kaca asaagiin gaara
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Turkey dalkiisa muu ka dhista teeda kale maxaan ka faa,iidaynaa bal soo sheeg?
SOMALI DHOHANEY AWALBA XOOLO,BEERO IYO KALUUN IYO DHUL BARWAAQO AH BAAD KU HESHIIN WEYDEEN OOD ISQALATEEN. ADUUNKA IIDIN DIIDEY NABAD HADU IDINKU SOO YAACO, MAXAA INAGA HARAYA, KHEYRADKI HORABA DAB LOOWAA.
Xasan wax walba uu saxiixo lacag buu ku qaataa
Difference waa equator ka
Ninyahow adigu USA baa iska joogtaa somaliya iyada gubanayso turkiya waa gumaysi socdo haa isku ha leen dadkaaas ee adigu wax qabso
Noosoobadi sxiib .dhulkeena nimcaa fadhida.
Somali cabooy wadani buxa tahay
Maxd uu dhihi waday dhalinyaro
Kaca dalkina qabsada
👀👀🤣🤣🤣
Dawlada ayady waxeeda waa dubo oo daangeeso
200 aan siineeynaass
Musk ha noo keenin waa sheydaan turkiga iskaga meereyso
Kiro maha miya hhhhhh dhulka maleyska qadana ma ilmaha turkiga kaliya miya lodaneyna talow shidalka boqolkiba 73 ayeeyqadanay anaga doqonti gurigeda laga adeegtay manahay talow?
War kuwa si wax xun u arko naga daa
Hawiye propaganda 😊
dantiina inaad aqoonsataan idiin fiicanaa soomaaliyeey, 100 sano wax kabadan baa hididiilo been ah la,idinku soo waday, mabaraarugtaan miyaa? yaab
You dont have any Idea what you taking about. We don't want. because health issue
Adeer caafimaadka dadkeena khatar buu kujiraa. Lacag kaliya hadaad raadiso waa. Khater.
Cancer
Radioactive
Poison reflection
Cuduro badan baa laga qaada
Wadamada saboolkaa bay la aadaan. Ama dadka aan laga naxayn.
Look before you leap. Jaale ka fiirso
Somalia. Is dead country
❤❤❤❤❤❤❤