Ereybixinta Ciidanka Xoogga | Darajooyinka CXD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2023
  • Video-gan wuxuu ustaad Cabdiraxmaan Guure ku falanqaynayaa darajooyinka/garaadooyinka iyo qeybaha Ciidanka Xoogga Dalka (CXDS). Ka bilow dhibbow ilaa SARREEYE GUUD, iyo unug ilaa qeyb.
    #cxds #ciidanka #darajooyin #garaaddo #ciidankaxoogga #soomaaliya #qeybta26d #qeyb #sarkaal ciidanka qalabka sida #shamaca #muqdisho Shakir Mohamed Abdullahi
    FADLAN #SUBSCRIBE saar ‪@Shamaca‬ haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID.
    HALKAN AYAAN IGALA SOCON KARTAA⤵️
    Instagram: / shaakirmc
    Website: www.shamaca.com/
    Facebook: / shakirmc
    Twitter: / shaakirmc

Комментарии • 13

  • @xuseenyare3039
    @xuseenyare3039 25 дней назад

    Mahadsanid ustaad

  • @asmayuusuf7501
    @asmayuusuf7501 24 дня назад

    Su,aal Wataa Why 2 wadamada Ay Heestaan Ciidanka Somalia Ugu dhiman yahay Waydii Taas aniga magoo 2024 ayaan soo dhumee😂❤

  • @yusufmohamud1639
    @yusufmohamud1639 Месяц назад

    Thanks sxp 🔥

  • @abdiwaliabraham2386
    @abdiwaliabraham2386 10 месяцев назад

    Masha allah Shakir iyo ustad cabduraman guure

  • @alibarre2480
    @alibarre2480 10 месяцев назад

    Mahad ballaaraan ha idinka gaarto adiga iyo ustaadka. Runtii waa aqoon guud oo aad laagu baahan yahay in wax laga barto.

  • @abdullahiahmedmohamed653
    @abdullahiahmedmohamed653 10 месяцев назад

    Aad baad u mahadsantihiin Mr. Shaakir adiga iyo Ustaad Guure.👏

  • @caseyryare4298
    @caseyryare4298 10 месяцев назад

    Masha Allah wax badan ka faa idnay

  • @ZainCabuudi
    @ZainCabuudi 10 месяцев назад

    Wax badan baa iiga baxay muuqaalkan , ku mahadsanidiin adiga & ustaadkaba.😊

  • @Dayaxism
    @Dayaxism 10 месяцев назад

    Waa xog muhiim ah

  • @abdulkariimibrahim1075
    @abdulkariimibrahim1075 10 месяцев назад

    Labada macalin wa ku mahadsanyihiin👍👍💯. Wax badan aan idinka faa'ideystay!!.

  • @ahmedosmanhalane1147
    @ahmedosmanhalane1147 10 месяцев назад

    Mahadsanid sxb wax badan ayaad noo faa’iideysay

  • @abdirahiimmohamed8449
    @abdirahiimmohamed8449 10 месяцев назад

    You are doing a great job, Mr Shakir, keep it up

  • @Zaakir1024
    @Zaakir1024 10 месяцев назад

    Odawaa wareesi kasoo qad😂