Daawo Tani waa sheekada Abwaan Bilig Waxa igu soo dhacay Rati isaga oo hal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 37

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 года назад +1

    Abwaan bilig mansha allah wuxuu haystaa expirience aan caadi ahayn

  • @nasreenaliwaji8525
    @nasreenaliwaji8525 2 года назад +1

    Best actor mr bilig wuu iga qosliya

  • @anodosman9095
    @anodosman9095 2 года назад +1

    Bilgow xafso Ha cebesan sanadka run ka sheek

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 года назад

    C/shukriyoow loda iyo idahu waa raaxo jecelyiin ayaa laga wadaa oo dhib iyo abaar uma fiicno ee dumarka haloo naxariisto

  • @cabdulaahiaxmed1550
    @cabdulaahiaxmed1550 2 года назад

    Abwaan Bilig deegaanku uu sheegayo Tuurdibi iyo Balli soofe si fiican baan u garanayaa.

  • @axmedmaxamuud9740
    @axmedmaxamuud9740 2 года назад +1

    Hasha iyo awrka waqtiga ay isasaraanyihiin waxa ladhahaa ABAAHIN

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 года назад +3

    Amiiiiiiiiiin ya Allaah

  • @fahmoabdille2541
    @fahmoabdille2541 2 года назад +2

    Keep going Wll 👌👌🌹💞❤️❤️

  • @Birimo12
    @Birimo12 2 года назад +1

    War waan idin salamay Aadbaan uga helay mowduucaan run sheeg xogaa dhaqanka laga faaidayaa in lasii laba jibaara rajaynayaa aniga waxaan dhashay dayrtii biyo badan Gugii ka danbeeyay😂😂 cajiib baadiyaha waaba u xiisay

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 2 года назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Macquul weyaan ✅💯👌 1986 36 😜 inta kle ee ugu horeyso qadra iyo abwan abdinasir 😂 kucelis waaa😂

  • @roodacawilcilmixasan772
    @roodacawilcilmixasan772 2 года назад +1

    Oday C/naasir sugayaa oday soomaaliyeed oo xigmad yahana oo aan wax badan ka faaiido

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 года назад +1

    ALLAHUMA aamiin yaa RABI

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 месяца назад

    waa labo reer baadiye abdishugri iyo bilig
    waa reer mudug dumarkay daba guraan.

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 года назад

    Waa nin dhisan ninka sadexda caanaha macaan raacay naftaa ku daaban

  • @hilaalaxmed3932
    @hilaalaxmed3932 Год назад

    Aamiin aamiin yarabi

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 года назад

    Cabdishugri iyo abwaan bilig su'aal loda ma magacyadii nooyada mise waa magaca qofku ulabaxo hashiisa ama saciisa

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 2 года назад +2

    💝🌴 ماشاء الله🍀تبارك الرحمن عليكم🌴💝
    اللهم أمين يارب العالمين عاجلاً غير آجلٱ للجميعنا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💝
    💖🌟🎊 AbdiShukri Qasal & Mr. BiliQ Légende des légendes & Acteurs des Acteures Salan Gobed🎊🌟💖

  • @zamzamxaaji5346
    @zamzamxaaji5346 2 года назад +1

    Bowe meeqa Janal baad leedahay an wixi lasaari jirey an saare guul bowe

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 2 года назад

    Aaamin

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 года назад

    Kkkkkkk digirtu kaluunkii reer gaalkacyo miyaa 😂 😂😂

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 2 года назад

    Aaamiin yaarabbi

  • @somalitrucker214
    @somalitrucker214 2 года назад

    Kkkkk de mowliidka ka daaya cidi kuuma heysatee weyska quraafaad

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 года назад

    Wcs maanta oday bilig ilka ma iska soo jaray

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 года назад

    Subxaanallah war ninku waasigtay

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 года назад

    Kkkkkk Kkkkkk hadhow haodhan geel caadole Kkkkkk waarun qof aan afsoomaali aqoon ayaa hadana jawaabaya

  • @fowsiaismail7408
    @fowsiaismail7408 2 года назад

    Bilik waa jilaaygiina iga qosliyo

  • @nasreenaliwaji8525
    @nasreenaliwaji8525 2 года назад +1

    Waaliba marka uu lacag doonka yahay hhhhh

  • @ifraaxiftin6216
    @ifraaxiftin6216 2 года назад

    hhh funny wlhi cabdi shugri laftarkisa kuso casuma runsheeg😂

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 года назад +1

    Bilig markad kofiyada kaweyn sogashatid oo rerka gawada kaqabo tugsaneysi idahan iskuqabta yaxyax daraded ee gormad abo fican noqon od ka xishon rerka gawada kaqabo?

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 2 года назад

      Hadda runaa uga dhigtaye kkķkkk

  • @hodancadey3656
    @hodancadey3656 2 года назад +1

    Kkkkkkkk sideed jir guurdoona cajiib walee waa qoyslay ilka jaristii ayaad tana noogu dartay biligaw

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 года назад

    Kkkkkk waxan sugayay ciirta inay istidhi ilmana yaryar baahibaa keentay ee sii kkkkkkk cajiib caano hub loo'isticmaalay

  • @qamar2980
    @qamar2980 2 года назад

    Aamiin 🤲

  • @xabiibocabdullahi9027
    @xabiibocabdullahi9027 2 года назад

    aamiin maazha.allaah

  • @kawsarabdirisaaq1678
    @kawsarabdirisaaq1678 2 года назад +1

    kkkkkkkkkkkkk