Malihid naxli mirahaga laxankaga ada laha waxa d kuso dartay sidan ugudnisosa hab masredkaga o cajiib waxa ustaad hore usoco wan kuqadane guul guul ma arag innan heeso dhageysanaye fanka somalida ad ayan ute laha ma arag mana jiro fanan kula mid ah hadi naxli laga tago guul heesaga mid mid karaco majiro guul guul❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤
Halkuu ku darari ba jaceylka la dajiya Halkuu ku duloobi ba ruuney laga soo duwaa Hadaan ku daneeya oo naftaada dardaaraba dhagtaadad daboolataayoo dilaal aad rumeysataa runta waa dabooshaa beena waa daneysaa ana waad idubataa Bal Dabeecada Baas maxan kaga daweyaa 🤔🙏🏻
Waxaabad mooda inuu aniga iyo xaaskayga naga hadlayo markaan u dabcana mashaakil furaysa markaan ka aamuso ama ay iga tagto ayay hadana ehelkayga iila so hadalaysa oo odhanaysa ninkaygi ayaan raba alle hayskaaya fahamsiiyo
Sidaan uguu cel ceshanayaay ayuu gadhigi baaytarigi igaa faarugaay oo rixaay oo mirgaanki igaa gaastaay oo atm cartigii igaa dhacaay oo 2 cisho banku xidnaa billa lacaag axaa xaasus wlh still listening with care
Waaaaa fanankayagi rer Djibouti🇩🇯 love u❤
Hees nin weyn i
Midho qiimo leh
Laxan iyo music aan kala dhicin
Ya salam.. ✌️✌️
Fanankan wan tagera wayo wa fanan hestisa la fahamayo qofkii ila arkay like sar
Sxb waxaad ifahamsiisaaa faa iidada ay kuuleedahay like 👍 tu
Heesaha Réer jabuuti heeso xigmaad leeh🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Ustad waxa tahay fanan gudbinkaro heestiisa hab masraxed leh ma arag gudbiye sidado kale walal guul mellan waxa qurux badan hab masraxkeda gudinna codkado qali guul ❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul fananke qaliga alla kusiyey cod dahabi ah miro manna lel wa hibo kasatan ustad walal hassan guul ala kusiyey cod dahab marwalbana miro macac qof walba udaremi karo guul fanan guul walal❤❤❤❤❤guul fanan qali walal guul majiro hab masrexedkada ma arag fanan kula mid ah gud binkaro ama k6raxeysto heestisa❤❤❤guul
Waa nin aragti.dheer xasan bille dhabiil.wado.inadeer noolow
hasan wado fanan buxa wlhi❤❤🌻
Hadal wngsan ayuu ku hadlaa xasan wado alha dhawro 😍
Waa fanaanka fanaaniinta qarnigan hassan wado
Heesihii xasan wado aadbaan u jeclahay waa fanaan fanaan dhaafay weeye.
Hees aad u Macan masha allah xasan wado
Malihid naxli mirahaga laxankaga ada laha waxa d kuso dartay sidan ugudnisosa hab masredkaga o cajiib waxa ustaad hore usoco wan kuqadane guul guul ma arag innan heeso dhageysanaye fanka somalida ad ayan ute laha ma arag mana jiro fanan kula mid ah hadi naxli laga tago guul heesaga mid mid karaco majiro guul guul❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤
Hasan wado nin culus lagu waye xage gashah inta ila wesay hasan like an idinka arko
Walee nin meeshaan ayaadbo ka hadleysaaa allow qalbiyadeena midey hadii ceeshkeena mid yahay hadii kalana noo kala fududeey
waaw xasan waddo hees shidan waa igu socotaa
LEGEND boqorka codka geeska africa..
Ilahey ha u naxaristo Cawil dahir
Sowt dhaab Lee wado inader fantastic
Xasan waddo wow noolow walaalo
Halkuu ku darari ba jaceylka la dajiya
Halkuu ku duloobi ba ruuney laga soo duwaa
Hadaan ku daneeya oo naftaada dardaaraba dhagtaadad daboolataayoo dilaal aad rumeysataa runta waa dabooshaa beena waa daneysaa ana waad idubataa
Bal Dabeecada Baas maxan kaga daweyaa 🤔🙏🏻
°.-2-😊😊❤❤❤
+
Islaaan meeshaana in uu ka hadlayaad mooddaa, Ustaad Waddo.
Kkkkk
😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkk
Hhhhhh kii rag ahaa iyo kuwii dumar ahaa waxbaa kalahaysta walee waxaas unbaa nahaysta
♥️halku ku darariba jacaylka la dajiya💘
💞halku ku dulobi hunoy laga soo. duwa 💘intas wanka haya iyo dab damis fara badan oo kale
Waa heestii eryahay bishan dama dam
xasan wado warunta dumarkodhan basas sxb wankutagera wale libax
lgn kenaaa Hassan wado ❤❤❤❤
Hestaan Anay iga hadlee wlhi🙈😱😂
Anaa kula qaba
MAASHAA.ALLAAH adeero ninku gaadha waa la arki lkn nin ku dhaafa lama heli karo
Woof caleeyk alfaanan xasan wado
Yaa heestan TikTok kaso maqlay sidayda 🤦👍
Waxaabad mooda inuu aniga iyo xaaskayga naga hadlayo markaan u dabcana mashaakil furaysa markaan ka aamuso ama ay iga tagto ayay hadana ehelkayga iila so hadalaysa oo odhanaysa ninkaygi ayaan raba alle hayskaaya fahamsiiyo
Anee isla hadda ihesataaa
Ilhow hadaan cesh wadanhy qalbiyadena wada xasili
Hhhhh kii rag ahaa waa wada caban hayaa waxaas unbaa nahaysta hhhhh xiiin iyo muran baanu guursanay
Heestan mana layso qaday😂😂😂
Runtii 😂😂😂😂
Hassan wado legend
Waaw hees iyo badh
Ce chic et tres touchant mrci
wata ihaysata hadaa walahay dacadnimo way ugadarta haa. raxma xasaan wad dhib badantahay ax
Legend soo rogaal celi
Best song 🎵 Xasan Wado 💯💯💯💯💯
Xasan wado heesihiisu iska hadal ma'aha fanaan iga dheh
Farta taga inte tìktok kasoracdy
🔥🔥 legean 🙏🙏
Lajan weeyi ninkani
Hhhhhhhhh heestan any ika hadleysa allow sahal aduunka
Hhhhhhh kiii guur ahaa rabshad buu dhalay
❤❤❤
Wwww macha allah
Bonne chanteur dee Djibouti
Bisinka, tolow heesta ma aniga sameeyey 🤣
😂😂😂 dhulkaad kujiidaye
Kii rag ahaa waxaas unbaa haysta
Dam dam aabaa yaabay
:ᴡɪxɪ ᴅʜɪɪɢ sᴏᴍᴀʟɪɴɪᴍᴏ ᴋᴜ ᴊɪʀᴛᴏ ᴡᴜᴜ ᴋᴀ ᴅʜɪɪᴅʜɪʏᴀʏᴀ ϙᴏғ sᴏᴍᴀʟɪ ᴀʜ ᴏᴏ ᴅʜɪʙᴀᴛᴏ ʜᴀʏsᴀᴛᴏ ᴇᴇ ʜᴀᴅᴀʏɴᴜ ᴄᴀᴅᴀᴡɢᴇɴᴀ ʜᴀʟ ᴋᴀ ɪsᴛᴀɢɴᴏ 😪😪
Nice place bes
heestan waban kahelay
Eshcalaa fanan
😃😃😃😂😃😃
fanankan ilah amarkis hesihisa ka hela
Ma ex
reer boon saxiib qaliya
Waba hees mel fog Ka hadale
My favorite song
Legend
❤️❤️❤️❤️🤣👍🏽👍🏽👍🏽
Wlhy xarifkan wada socono bayba ka hadlaysa talow abwnku managu naga sameyay
Hhhh heestu naag saaqiday oo ninkeedii caasiday bay kahadlaysaa ee kama hadlayso nin caasi noqday
Waxad mooda inay igu socotaba
Hhhhhh kii rag ahaa calaacal buu kabixi laayahay waxaas unbaa nahaysta
@@xamsexalane7079 hhhhh haa zxp waxasa ina hayste
Dam Dam
Bal dabecada bas maxan kaga daweeya.. 😢🤔🥺
👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍
Hi
Waaa dhacda sorry marka qofka kajesado in u kuku meresto
reer boon❤❤