Kooxdii Waaberi 🔥 Iyo Heesta "ODAY KA SHEEKE"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 19

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE 2 месяца назад +9

    Muusiga sida loo dhisay ayaan gartay in uu yahay laxankii cigaal, waxaa iiga sheekeeyay AHUN Abwaan Xasan Qawdhan ilaa waagaa waan u fiirsadaa laxanka iyo muusiga axmed cali cigaal

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 2 месяца назад

      Dee Oday weyn oo Abwaan ah ayaad nasiib u heshay inaad l sheekeysato AUNtee. Amiin. Waxaan aad ula yaabay sida Khadro Daahir, Magool AUN iyo Hibo laxamada loogu kala bedelay. Xataa backgrounka Ragga jiibintooda vodka Cigaal waad ka dhadhansaneysaa si aanu Muusiga u qaldamin. Waar bal hadda heestaan maxay Kalgacaylada heesaha u og tahay….?❤ laxanka ayaa Heesaha Dadka jecleysiiya. Odayga muxuu kaloo kula wadaagay…? Waan hubaa oo Cigaal ayuu u aaminsanaa xaga laxansameynyta inuu lambar one ahaa.

  • @abdullahihersi1188
    @abdullahihersi1188 2 месяца назад +2

    Waayo aad baad u mahadsan yihiin howsha wanaagsan ee aad noo haysaan. Waxaan hees waa dhaaftay xaga laxanka. Thanks. Waxaan ka helay sida Khadro Daahir, Magool iyo Hibo Laxanka loogu kala bedelay. AUN Intii dhimatay ee qeybta ka aheyd heestaan qiimaha leh. Amiin❤

  • @ahmedheello8138
    @ahmedheello8138 2 месяца назад +1

    Cod Macaan Ereyo Macaan Laxan Macaan iyo Hablihii Waaberi Safka Hore kaga Jiray Oo Luuqdoodii Tolmoonayd Innagu Soo Gaadhsiiyey Hees Xambaarsan Gobanimo iyo Sida Ummad Wax Iska Crlisa Lagu Noqdo, Maansha Allah.

  • @abdullahihersi1188
    @abdullahihersi1188 Месяц назад

    Fadlan ma soo heli kartaan hees la yiraahdo “ Dadweynoi Adigaa Leh” waxaa ereyada lahaa aun Abwaan Tukaale, laxankana waxaa saaray Cigaal. ❤

  • @odayafrikaan1266
    @odayafrikaan1266 2 месяца назад +2

    Sawrkani waaxilima

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 2 месяца назад +1

    Soomaalida haddii ay midoobaan oo hogaan daacad ah helaan cid gaadhi kartaa ma jirto, waxayna horumar balaadhan ka sameeyn karaan dhinac walba, u fiirsada suugaanta heerkii aynu ka gaadhnay waagii aynu qaranka ahayn

  • @alteso-offical4592
    @alteso-offical4592 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 2 месяца назад +3

    8:11 Magool siday ugu raxaysanayso bal dhugo oo earphones u kisho cod dahab sanaa Rabbow kuu naxariiso

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 2 месяца назад

      Aamiin

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 2 месяца назад +1

      maanta hog ayay ku jirtaa waa gabadha keliya ee caay iyo aflagaado iyo qori qaata 1992 biloowday, kaddibna shirkii addis ka dhacay timid, taariikhda fanka laguma xisaabiyo ruuxa sidaasa.

    • @Tubeec699
      @Tubeec699 2 месяца назад +1

      ​​@@mahamedcudhi7497😂😂 saxiib armaad awooda oo aad ka masixi kartaa buugeedii dahabiga ahaa ee umada somaliyeed ee kaga tagtay saqiir walaa kabiir qalbigee kaga taala 5sano jirka markaad waydiiso ama suganteeda mid aad dhagaysiiso horoo kaga jalboona yes bini'aadam baa tahay qofka dabeecad aragti iyo habdhaqan u gooniya buu qof waliba leeyahy hadii ay xiligaa qoray qadatay dee aduunyadaa sidaas ah waa harka labada gelin lkn waxaan kuu sheegaa magool in ay 1992 wixii ka horeeyay iyo hadoo 2024 lamarayo yaa laguugu maqlin magool baad sidaas aheyd cid kaa aqrisanayso majirto ilaa iyo qiyamaha Baqoradii codka soomaaliyeed un baa labada dhagood lagaaga naarayaa ee islaantaa hakaa jiifto iilka eeba waynana waan ugu baryaynaa in uu u danbi dhaafo iyada iyo dhamaantee ilaahay un baa garanaayo cidii wanaagaa oo aduul iyo aqiraba badbaadaayo cid waliba kitaabkeeda baa garbaha u saaran waana laga daba keenaa ee Allah ina wada saamaxo laga ilahay hortiis baa wada tagi cidii xumeed iyo cidii wanaagsaneed malinkaas bay xisaab jirtaa

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 2 месяца назад

      @@mahamedcudhi7497 Magool Taariikh kaaga baahno fanna masuul kama tihid rijimki siyaad barre ayey ceyrsaneysay shacab may rabin weyna ku saxsaneyd. Meeshay ku jirtana ilaahbaa og inkaartaada allah kugu celiyo. Magoolna Allah u naxatiisto Aaamiin

  • @alisalax5279
    @alisalax5279 2 месяца назад +1

    2 8 .2024
    Umad is raacsan o iman leh ba lagu aarsan karaya 🇸🇴
    Ala yaa raxma maamo magool khadra dahir
    Cimri dheer iyo c/fimaad hibo nuura

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 месяца назад

    Mirihii m.n.shareeco laxankii a.c.cigaal codkii hobolada waabari

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 2 месяца назад

      Saaxiib maxaad Shareeco u siisay Heesta miraheeda…? Mise waxaad ku qaldaysaa heestii “Saxansaxo” ….? Heesta dhadhanka gaarka Waxaa u yeelay waa Laxanka Cajiika ah ee saaran iyo sida loogu kala bedelay Khadro, Magool iyo Hibo . ❤

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar 2 месяца назад +1

    Mid majeerteen ahbaa wuxuu soo qoray heestaan waxaa loo qaaday calanka puntland
    Dadkaas ayaa dunidaan yar inagula nool

  • @abdimahamed-dk7rj
    @abdimahamed-dk7rj 2 месяца назад

    Abdimahamed Abdimahamed