besha xawale waxan ushegaya inaya isdajiyana daku dulmiga umasina wala sokhabanaya esuga ale udaya arinata wada guleyseneysan hadi ada ale ka cabsatan xawadale guulguul
Masaakiin Hadid laga barakiyo halkee lageenayaa dhulkii dhaxal u haddii LA barakiyo ilaah maad ka canasta mad is Llama ah hadiit ihiin mus Lin this iska Darya masaakiint dhulkood
Zxb umada ilaahey ha isku dirin oo shar ha u horseedin ilaahey ka cabso oo maanta.waxaad ku hadhasho barri markaad dhimatto waa lagu waydiin doona der illahey ba INTAN kuugu sheegaya qof qabiil kusocdo NEH haiimoodin ani Waxan umaleyna aduun gadoonki baa.sodhowe marka.ilaahey ka baq 🙏🙏
Hawiye waa landheere sida isaaq
illhey dartii sharciga kuxaliya oo wajibkoda halamariyee lkn iskadaya kuwan hoostiina jooga oo an qaladka idinka gelin somaliyey😢
Munaafaqnikada Iska dhaafa Hiiranweyn fiiriya Ninka lasooqabtay oo Sifiican Lagula Dhaqmay!
Xasan biiq waa bahal ummada soomaaliyeed loo soo diray
xawadale waligoda waldumin jiraya eiska samara ilhaya baidin gargaraya guulguul xawadale
Dowlad baa iskale buulo weyaan 😂
Xawaadloow guul ayasdjoogtaane eesceebeeynina xarga hagkdeenina kuwa dulmiga wada
❤❤❤❤❤
Waa diyaar qanijo qanija ka fujisa diyaar waa arin fcn
Wllhi wa nasiib dara in malin walba shacabka dhulkoda labobo ilahow dhibka kadulqad ummada somaliyeed
Waa sax wax lagaqabto
Shacabka hala dhaafo iyagaa rafadsan xsmar
besha xawale waxan ushegaya inaya isdajiyana daku dulmiga umasina wala sokhabanaya esuga ale udaya arinata wada guleyseneysan hadi ada ale ka cabsatan xawadale guulguul
Waa xaq darro
Nķ Buffalo Wild Wings😅
Xawaadle maaladoontaa shaqaysta joodax
Adeer askarta la laayay dad ma ahayn miyaa
Xawaadliiw karoonaada abgaal qofaan wax galabsan haku aar.sanina anagoo abgaal ama hawiye aheeyn yaa kanaxnay fursad hasiinina gacan l kudhiiglayaashii halasoo qabtee hor tiinana halagu toogtee suga askari qabiil ma aha
xasan shiikh ciidankoodu soomaaliya bolis iyo milatariba shaqadoodii umarin ee shaqo ugaar ah buu uadeegsanayaa ciidankuna madiidayaan yaab
Masaakiin Hadid laga barakiyo halkee lageenayaa dhulkii dhaxal u haddii LA barakiyo ilaah maad ka canasta mad is Llama ah hadiit ihiin mus Lin this iska Darya masaakiint dhulkood
Hadey dowlada tiirka keeni wayso weey u baranayaan hadhowti mujrimkasto waa dhiiri gelin hadhowtii
Dameeradiisi 🫏🫏🫏🫏 ayuu Dirsatay waa lagu talagalay in Xawaadle la baabi' iyo 😡😡😡
Zxb umada ilaahey ha isku dirin oo shar ha u horseedin ilaahey ka cabso oo maanta.waxaad ku hadhasho barri markaad dhimatto waa lagu waydiin doona der illahey ba INTAN kuugu sheegaya qof qabiil kusocdo NEH haiimoodin ani
Waxan umaleyna aduun gadoonki baa.sodhowe marka.ilaahey ka baq 🙏🙏
Aniga waxaan Aqaanaa isbatiibo weekiyo, buulo weekiyo ma Aqaan, haddeeyan Aheyn isbartiibadii.
Haddii baladweyne afduub ka sameyso meelaha kale abgaalka joogo maxaa ka dhici doono ninyahaw beenTa jooji oo fidnada afkaaga ha ugu qeyb qaadanin
Haddey sharci daro ku googen waa la Bur burin 👍🏻
Tasu Dowlad ku shegan qasab ayey ku tahay
Aad baad weriye hadal jilicsan tahay ama la ciqaabo waa maxay dil ka yar maleh
Maxaa ku diray dulka dadka
Mason tiin oo masalaadiid dheh ilaahey ayaa loosoomaa loonasalaadaa xaakaqaldan odagan mabili aadin aaloosoomaaa
Kaguura Dhulka Dowladda Qadhmuun yohow
Baaba' qaran adaa doortee ka xaaxaabsha. Unukaa leh, Farmaajo waa inow baxyaa, ar lugaha dhiiqada kala bax igaarkeeyoow, 91 aa lagu naqanaa waa tan waxay dhashay. Ilaa aad aammintaan inaydaa waxba qabiil ku naqan karin waligiin tiihaas baa ku jiraysaan. Amaa Isaaq idin barakicinaa, amaa Daarood idin barakicinaa, Armaa Raxanwayn idin barakicinee? Ka xaaxaabsha.
Dawladu waa. Waalanyahaye. Shacabka. Halaga qabto
Waa iib lacagma haysta
Wara xake aya jogadah dowalada shacabki deganaya aya barkicinesaha maxoga aya uhesha cxg oladilaya waraxasanow ilahey mataqanide iscasili
DADKAAN HALLAGA DHEXBOXO DOWLADDUNA XAMAR HAKU EKAATO BOOBKA SHACABKA XAMAR HEESKA SIIWADATO
HALLEYS DABADHABOOLOQO BAL AAN DHOOWRNO DHAXALKEE.
Dadow rag aan wax galabsan yaanloo waxyeelayn ee ku nool HIIRAAN
Yaan stoob qaban holgalka dhulku hanti qaran waxaana xaraan ah in lasiiyo shacab kali hantida qaranka
Beenta is ka dhaaf. Alshabaab ayaa tahay. Dadka ha isku dirin doqon yahaw
Been resaq laguma raadsho
Rabbi ka baq