Xukuumadd Hudhuudh iyo Bagaash ah ayuu Cirro Magacaabay Maanay "Suldaankii Ugu Horeyay ee Beesha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2024

Комментарии • 121

  • @MahadAxmed-u3c
    @MahadAxmed-u3c День назад +13

    Fayrasku waa odayaasha koofiyad bacla yaasha mw hala dhawro

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День назад +6

    Maxaad doonaysay ma kayagii baa laga tegay Sidaad Adigu filsysay Ayay noqon waydayn

  • @MahadAxmed-u3c
    @MahadAxmed-u3c День назад +6

    Haaaa ciro koofiyad baclayaashii wadadoodii wuu ka baydhay markii ay agyaacayeen waxay is lahaYeen idinkaatalin doonaa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano День назад +1

    Buuuuufi huwantaa xaarmajo ushaqeesa dameeeero xaarmajo faqasha xaarmajo huwantaa

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 День назад +2

    Anigu yabaye mala wuxu donayey tuugti hore ee wasiirada ahaa suldan nin waliba si buu wax u arka

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 День назад

    *Subxaanalaah adigoo cimrigaa taagan ayad ku dhaaranaysa wax soo socda oo aan dhicin alle ku qabay*

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z День назад +3

    Waar madax weynuhu wuu mahdsanyay kani waa kuwa laga dhaqaaqi waayay koofiyad baclaha iska ilaali waa tuuge bal eega wxaa

  • @kaamil1717
    @kaamil1717 День назад +1

    Nio Ilaahay ummada ha idinka qabto, Nin bay umadani u codsysaymee shaqadiina ku ekaada.

  • @Sirad47
    @Sirad47 23 часа назад

    Inta qaylinaysa oo dhan waa koofiyad baclihii doonayey midkasta inuu gaysto mid uu wax la cuno oo uu ku xuurtaysto anaa wasiir kaa dhigay anaa kursiga ku saaray.
    Adeerayaal koofiyadbaclayaaloow khadyaan baa la idinka joogaa ee ardaayadiinna ku ekaada.

  • @omarshirwa
    @omarshirwa 22 часа назад

    MADAXWAYNE CIRRO BARI GALBEED KONFUR WOQOYIGA SOMALILAND OO DHAN AYAA KU FARAXSAN O HAMBALYEEYAY SIDA CADAALADA AH EE U QAYBIYAY SAMIGA WASIIRADA SIIBA WASIIRAA MADHIBAAN AYUUB TOLJECLE MAANSHALLAh leeyahay anigoo reer gabiley ah

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 День назад +4

    Happy ayaan ku nahay wasiirka deegaanka 😊 waa A+ wuxuu doonayaa winner takes all sida dhaqankii xabashida

    • @mahamedjanaale7059
      @mahamedjanaale7059 День назад

      Kani ma suldaan boorashbaa maanta ka hor maan araggg kharash badan ayaa meel leexsan kaga maqannn

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День назад

    Caraxmaan Ciro WAANU ku Taageersanahay Taladiisa Guul madaxwayne Caraxmaan WAANU kugu Taageersanahay Ha ujoojin joojiya baclayaasha❤❤

  • @Sirad47
    @Sirad47 23 часа назад

    Suldaanka cadka baandhaynaya ma garxajisbaakkkkķ imaan Alla uur buuxsha. Adeer shaqa tak wasiirka la magaacaabaya shaqo adiga kuu taal maahee.

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 День назад

    Wali baroortii may dhamaan qudhmiye ilaa goormaynu sugnaa inta reerahani ay samir qaadayaan meeshu shax maahee orod shaxda iska soo ciyaar awalba adiga oo shaxda iska ciyaara ayuu prepaid ku soo dhici jiray jindagaagay ayaan maqli jiray kani waa hunguri dagaagay.

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 День назад

    Huuro hoo dhul jiifka xil buu doonayay yaaahuuu

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 День назад +1

    Qorsheynta iyo maaliyada halkaas in uu kala weeciyo ayey ku habooneyd oo uu Garhajisna in uu hal wasiir oo A ugu daro. Markaa hore ha loo socdo xukuumafa intii badneyd baa hadhsan. Garhajisow heesihii qaranka qaranka taas noo balan ah

    • @User73343
      @User73343 День назад +1

      Maaliyada iyo qorahayntu waa xisaabiye lagu yidhi cashier isu noqo kkk hal reer xisaabiye plus cashier

  • @cabdiqafaarxasan1670
    @cabdiqafaarxasan1670 День назад +4

    Matuugtiibuu.doonayaa

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 День назад +1

    Tuuug weyaaan kan talow😂 ma reerkoodu😂 la rabay waxo dhan

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 День назад +1

    Waa kuwii looga digayey inuu iska fogaayo cirro maxaan cunaa yaahuu
    Ilaahay had idiinka qabto somaliland
    Somaliland waxa halkaas dhigay waa madax dhaqameed adeero dalka madaxweyne ayaa loo doortay markaa shaqadiina garta

  • @MohamedDhise
    @MohamedDhise День назад

    Goormuu wax kasheegayaa lama bay wareegin shaqo e waaar walaahi sidii muuse waa inaad xidhaa kii qufacaba

  • @cabdirisaaqdillaal2490
    @cabdirisaaqdillaal2490 День назад +1

    Laga yabaa sudaankani inuu jeclaa madaxya waynta uu sheegay inuu danka watay waa suldaan tuugo horgal u ah waa in la xidho tuugan cadaystay tuugonimada iyo inuu boobo hantida umada suldaana maaha waa iimaan laawe bilaa samira yaaaaaahuuu dhaha balo

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 День назад

    *kulaha ma hambalyeynayo adeer cidna hambalyo kaagama baahne oo wxd tahayba laguma yaqaane gurigaaga iska fadhiiso masaajidkana gal taasa kuu dan ahe* 😂

  • @aliissa233
    @aliissa233 День назад

    Wuxuu la mid yahay , aad dhaqan xumo in odayshii aad talada wax ku yeeshaan.
    Odayashii oo cabana ya , c/Ramaan waxa ay u haystaan in kuriga sareen.
    Madaxweyne waxaa doortay Shacabka somaliland ! Not odayaal list wata oo leh wasiir iiga dhig. Waxa soconaya ma ah.
    Odayaasha ha ka adkaado Madaxweyne Ciro.

  • @RashidMohamed-g6g
    @RashidMohamed-g6g День назад +3

    War kani waa niiccci

  • @yurub5288
    @yurub5288 День назад +1

    No more Suldan hala xidh xidho 👊👊

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed День назад +1

    WAXANU GARXAJIS MIYA SHACABKA HADAN NAHAY YEELI MAYNO WAXAAD LEEDAHAY WAAN SO DHISAYNA MAKA YEELAYNO MW CIRO HALO DAAYO MAAMULKA GARXAJISOW

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j День назад

    Waa kusaxnyahay in uu tuugta kareebo anigoo mucaarid ah ayaa kuraacsan ku soco madaxweene inaga ilaali qaran dumiska guuuuuuul somaalilaan guuuuuuul

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano День назад

    Buuuuufi huwantaa xaarmajo ushaqeesa

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz День назад

    Guulayso Somaliland country insha'Allahu amuuraha ❤❤❤😂😂😢😮😅😊🎉😂😢😅😊

  • @FayisaDahraan
    @FayisaDahraan День назад

    Masha allaa Masha allaa guuuuuuuuuuuuuuul madaxweyne ciro inshaa allaa khayr Ayaan leeyahay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 День назад

    Koof iyada iyo go aan dhib badanaa. Ader Somalilander Ayaan ahay hal wasiir reerkisa wali ma akhriyin.
    Adigu wasiir aad la dhalatay waxba kuu tari maayo

  • @salmaAlii4052
    @salmaAlii4052 День назад

    Asc madaxweynah iyo xilalka lamacabaya awaga loo buurburinmayo

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 День назад +3

    Kan in la waraystaba maaha

  • @CumarMire-dx4yc
    @CumarMire-dx4yc День назад

    nin walba ragisa kenay suldan iyo rerka grxjis imisa lahen war ciro wa borash inaga so bedel mesha nin kle ino ken marka tol wa idinki diday aragno ciro iyo baroshkisa ha iska walaqdo shantisa sano

  • @mubaarigismacil3250
    @mubaarigismacil3250 16 часов назад

    Now
    Soomaali xasad baa dilaya

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m День назад

    CITO BOORASH.
    WIXII LAGU SHEEGI JIRAYBA KUCAAATAY, WADANKANA LAGUMA AAMINI KARO.
    JILICSAN JILICSAN JILICSAN WEEYE

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День назад

    MADAXWAYNE Ciro Joojiya baclahan ha xidho tuug baad tahay Anagoo Mucaarad ah Ayaa ku qanacsan

  • @Sirad47
    @Sirad47 23 часа назад

    Tuuk tuugiisii laga tagay u ooyaya.Alla maxaad cad xulatay kkkkkkkkk.
    Ilaahay hanaga kiin qabto.

  • @Waryaa1234
    @Waryaa1234 День назад

    Suldaan maaha kan waa sun side. Ragii uu shaxaad ka doonan jiray ayaan ku jirin liiska. Naga aamu sacsac yahoow.

  • @IphoneDefender-py6fb
    @IphoneDefender-py6fb 23 часа назад

    Tuug waxad cunto ayad donaysaa

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline День назад

    Adeer anago kulmiye ah wansoshawaynaynaa
    Wayo kuwii iimanka xumaye
    Dumiyay dawldi kahoraysay
    Shaqada qabso walagategaye
    Nin wayno raglamida Boosh kushegaya waa cumamad halawday

  • @clmaalikmukhtaar5145
    @clmaalikmukhtaar5145 День назад

    Reerkooda in lawada siiyo buu doonayaa iyo afar midh ooy balan sii xidheen meesha aan jaqno bay isku ogaateen miyaa😂😂😂

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 День назад

    Kani suldan cid bu yahay nin weyn oo gacan qalin iyo fargal qaba niicda jilicsan meel la dayo waxba lagu sheegi maayo nin kasta og doqon loo sheegii mayon kkkkk

  • @dacar2345
    @dacar2345 День назад

    Ma adigaa lagu keenaa suldaan

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h День назад

    Ragan lamagacaabay horta waa rag cusub oo aan hore xil u qaban markaa maanay mudnayn inla hubiyo wasiirada? Oo madaxweynaana qaylada laga daayo.

  • @flipofiqey
    @flipofiqey День назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @User73343
    @User73343 День назад

    Maaliyada iyo qorahayntu waa xisaabiye lagu yidhi cashier isu noqo kkk hal reer xisaabiye plus cashier

  • @advyser
    @advyser День назад

    Adigu suldaan baad tahay, ku eekow shaqadaada dhaqan ka
    Ka bax siyaasada
    Ma afhayeenkii mucaarid ka tahay?

  • @yurub5288
    @yurub5288 День назад

    Waa waxa rugby somalilaan oday sita cumamad yaahuu 😮

  • @asiyasiciid727
    @asiyasiciid727 День назад

    CABAADWAYNE WAAR SAYLADDA ISKA AAD KUMA KHUSAYSO

  • @kiikoosahmed6019
    @kiikoosahmed6019 День назад

    No more suldan hala xidhxidho balaayo imaan beeshay weeyaan

  • @ahmedderiawarsamejiir
    @ahmedderiawarsamejiir День назад

    Adigu Odoyyaal Jeebada Kuugu Jira Ayaad Tabtaa Adiga Iyo Qaar Kaloo Kula Midiba.Sorry Inuu Jilicsanyahay.Dee U Daaya

  • @KhadraJama-x5i
    @KhadraJama-x5i День назад

    iimaan laawe yur

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 День назад

    Way bilaamatay 😂😂😂

  • @ladnaapdy879
    @ladnaapdy879 День назад

    Nacas hadlayA yaa ka gura😂😂😂

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 День назад +1

    Kani ma wuxuu rabay inuu isagu soo magacaabo

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 День назад

    No more oday wareeray
    Dhalinyartaaa wadanka hogamin karta
    Oday dhaqameed nabada kashaqeeya

  • @caashacali2132
    @caashacali2132 День назад

    Imaan la,aanbaa haysa
    Maxaad doonaysay golaha cusub ee aan hore siyaasada uga muuqan
    Maxaadka ogtahay hunguribaad ku haystaa

  • @RashidMohamed-g6g
    @RashidMohamed-g6g День назад +1

    Niiccccc

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 День назад

    Somalind madawxayne u yahay Waxaad Rabtaaa aar gooosto taas madaexwayne ku noqon maaayo

  • @impireminimatches3745
    @impireminimatches3745 День назад

    Kroone fayras

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 День назад

    Madaxwaynaha isagaa la doortay ee howshiisa u daaya .

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 День назад

    Suldamada wa madax dhaqameed wasiiro in laga warsado ma aha

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k День назад

    Odayaal uu wax la cuno ayuu doonayaa suldaan ku sheegu ..
    Filimkaa aybaa cunay

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 День назад

    Cajaayib koofiyad baclayaashu waxy rabaan inay madaxwynha u taliyaan laydinka yeelimayo taas
    Jeel baa idin so bixi hadad jog sanwaydan

  • @FuadMohamed-k7o
    @FuadMohamed-k7o День назад

    Suldaan boosh.

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 День назад

    Madaxawaynaha Ha lo daayo shaqadiisa koofiyad baclayaal wadanka😂 waalay

  • @saalaxy
    @saalaxy День назад +1

    Dadkii cayda ka daaya..... Yaaab

  • @wxageeyes.theonly1486
    @wxageeyes.theonly1486 День назад

    Iman laawe shaqadaisi dayacay baadtahay walee

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed День назад

    MW CIRO WAA KU MAHADSANYEY KANU NIN REERKOOGA AHBU WAX LADONAYA NOOCAA LOOMA JOOJUNAYO NIICLAHA AH

  • @prosl11
    @prosl11 День назад

    Malaa yaacni foqol maala yaacni waxaasi baa oday sheeganiyaa

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 День назад

    Ciro maaamuli maysid waaaa mada Wayne somalind dooratay dad reerkiina duld aaan u tahay

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac7923 День назад

    War wxn koofiyada xun xun ba dalka rogaya, waa tuug dhuuni qaatayaala😂

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 День назад

    Waaa odayaasha rabay tuugtii dalka boobaysay in la magacaabo

  • @axmedcabdij.-cn9nx
    @axmedcabdij.-cn9nx День назад

    Noocaa suldaanka sheeganay ayaa ugu daran reerkiia ayaad u talisaa adigu ee iska fadhiiso wasiiradii madaxyo weynta ahaa kulahaa hhhhhh wuxu ujeeda kuwuu shaxaadka suldaanka yaqaaney muu magacaabin hhhhhhh waa nacas kani xaguu isagu ka taliyaa

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt День назад

    Ciro işga MWenye ah adigu koofiyadada ku eeko.

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 День назад

    Odoyyohow qolo ayaad doonaysa iney ka maqnaato dawlada tiina may dhicin waxaas ku shidaya ee ummada ka fadhiiso buuqii ayaad wadaan waxaad doonaysaan lama garanayo balaayaad u wadataa cumaamada

  • @fayr747
    @fayr747 День назад

    Suldaan huudheedh

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YusuusufkhalidKhalid
    @YusuusufkhalidKhalid День назад

    Niw suldan nada odhan In laga takhaluuso weyan madax waynaha aya wada siyadada ee u daaya

  • @MubarikCilmi-f8m
    @MubarikCilmi-f8m День назад

    Kadab kiiisii baa go,ay

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq День назад

    laba nin waligood isla keenimaayan nin dan gaara fikirkiisu yahay iyo nin umada dhanba sugayso

  • @KhadraJama-x5i
    @KhadraJama-x5i День назад

    tuugtii baad doonaysa aad wax laboobayasy waad la wayday kkkk

  • @sultanahmed5021
    @sultanahmed5021 День назад

    AQOONTA CIRRO INTAAS BAA INAGAGA FILAN

  • @MubarikCilmi-f8m
    @MubarikCilmi-f8m День назад

    Kani waa tuuuug

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 День назад

    Sul'daan naftaada beenbad
    U sheegtey

  • @CabdiJaamacDhimbiil
    @CabdiJaamacDhimbiil День назад

    Waar kani waa kuwani qatanaa intii muuse bixii joogay wuxuu islahaa imikaad charging iimaan laawe

  • @KhadraJama-x5i
    @KhadraJama-x5i День назад

    ee naga aamu waxun allah ku saarye beenaale yohow urayaa

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed День назад

    MACAACDANU YA UFA DHINTAY WAXAN LSGU SHEEGAYO DOQON

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k День назад

    Macaaaac macaaaac

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 День назад

    Husband hus baanu ku leenahay

  • @axmedhaaruun2195
    @axmedhaaruun2195 День назад

    Nacas waxaa oo somaliland laga qato mooyaanee

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed День назад

    WAX LAGU SHEGAYA MAJIRTO E BAL DHUUSO KU LAA ANYAYUF

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo День назад

    Halkee markaa loosocdaa

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq День назад

    Kuwaass ayaa markooda horeba dalka la hadhay.

  • @Ismaaciilabdi-mk5gl
    @Ismaaciilabdi-mk5gl День назад

    HANBALYO ciro

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k День назад

    Horta waa qoloma kani cabaaadayaa

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 День назад +4

    😂😂😂😂😂 dhuuso qadh muun waar garxajis siyaasadii baray walaahi, garxajis wuxuu ogaaday in Habar awal Ay dowlad na dumiso dowladna dhisaan 😂😂😂😂 koofiyad bacle Cudur Habar awala Ayaa haya umada

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz День назад

      QABIILKAN YAR EE AAD MEESHA LA ORDAYSO EE SHEYMA AWAL
      CIDIBA UMA JEEDO CIDINA MA OGA ADIGUUN BAA ISKA SII BAROORANAYA IYADOO CIDIBA WAX KU YEELAYN DHEDIG ISAAQAW.

    • @hajiabdi5927
      @hajiabdi5927 День назад

      @MABDI-nj4pz kkkkk Naa waan ku fahmay in Aad tahay ciyaal dad kii 1990 wixii ka dabeeyay dhashay, kolay sidaad u Hadashay cadawga habar awal Ayaad tahay, kol hadii garxajis iyo habar jeclo daanta sacad muuse iyo Biyo shiinaha xaarka iskaga maydhan, oo Ay igu afsomali bartaan sidii mooge iyo Buurmadaw,maxay iga qaadi karaan

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 День назад

      Umada wax u ogalaada siiba beelaha darafyada

    • @hajiabdi5927
      @hajiabdi5927 День назад

      @ahmedyaasiin5881 kkkk waa hadal wanag san

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День назад

    Dad you waday baa laga diiday kkkkkkkkk

  • @cabdiqafaarxasan1670
    @cabdiqafaarxasan1670 День назад

    Waarkansuldaanaanfiianan😊