Maansha allah Iskuul fiican oo dawladii hore xoog weyn saartay, wasiirkani waa wasiirka keliya ee aan ka saxay dawlada cusub inta kale waa garbage aan waxba ku fiicanyan ka khaarajigu ha ugu xumaadee liano nin dacwad dawlada Maraykanku ku haysato oo ka qayb galay tuuganimadii Somalida ree Muqdisho ku dhaceen gobolka Minnesota ayuu ka ahaa ta kale waa taageere Awdal State ah markaa ahadii aanad Somaliland ba rumaysnayn maxaad ka soo doontay ta kale beri waydun arki hadii maxkamadaa ku socotaa ku hesho title uu haystaa waxa la odhanaya wasiirkii khaarajiga Somaliland ayaa tuugada Somalida ka mid ahaa, ninkaa Ciro ha eryo oo boqolaal Somalilanders fiican ayaa ku sugan Borame ee ka soo xulo. Ta kale wasiir baabuurta baaliga ah iyo kuwo iska ladan oo ardaydu wax ku bartaan dawlada ka soo uruuri boqolaal ayaa la helayaa.