Wararkii ugu Danbeeyey xasan sheekh oo dhabarka ka toogtay dalalkii masar iyo Eretariya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 янв 2025

Комментарии • 98

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 21 день назад +9

    Allaw xassan wadanka ka qabo

    • @Ilka--case
      @Ilka--case 20 дней назад

      Adigoo ka qabta Moye cid aan ilahy ahyn uma maqna 😢😢😢

  • @abdikarinibrahim7257
    @abdikarinibrahim7257 21 день назад +5

    Bisha February ka hor waa inaan difaacno oo mudaharaado aan dhamaad lahayn lasameeyo

    • @Ilka--case
      @Ilka--case 20 дней назад

      Wyy waxpa Kama qabnee waanu mudaharaadayna maah3 xasan bidaartan dilaynaaye bal soo shega gorta 😢😢😢😢😢

    • @Caliya7
      @Caliya7 20 дней назад

      Umamaleynayo in magaalo soomaliya kamid ah inta dad iskugusobaxan ay madaharadayan, somalidu wey hadlan lakin ficil waxtara mayaqanan aan qabyalad ka,aheyn.

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 21 день назад +3

    😂 Masar iyo Elatareya Xasan Ma yaqanaan👍

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 21 день назад +1

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @musapmuhumed7242
    @musapmuhumed7242 21 день назад +2

    Xashiyow Barnaamijkii (Xulashada Dunida)
    Dunida mala iska daayay ,🤔🤔🤔🤔🤔

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 21 день назад +1

    WEYNU GUULAYSAN DOONAA INSHAA ALLAAH

  • @MaanJamac-i8e
    @MaanJamac-i8e 21 день назад +2

    Wallhi abii ahmad wuxuu wdaa kuqadi mahaysid

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 21 день назад +1

    WAY IS WEYDINAYAAN DOWLADUHU MW HASSAN SHEIKH

  • @ShRaage
    @ShRaage 20 дней назад +1

    Mahadsanid saleman waxan jogaa galmudug waxan qiyasayaa adna aad tilmantay muse io xasan mirkii horaba inay islawaden beecinta bada runtii waxad kudadaalaysaa inad ubayaniso bulshada somla waxa kadahson marka waxaynu ubahanahay in laisku garabsado kahortagista xarashka lagu samaynayo wadankeena

  • @MaanJamac-i8e
    @MaanJamac-i8e 21 день назад +2

    Walle somali xasan sheekh dhiiqo wadnka dhiiqo lugaha ugaliyaa wuxuu wadaa sheekada

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 21 день назад +2

    Madaxwenaha kuma tilmaami Karo Waxaan madaxwene Ku sheega ah 😭,💔😠 Xasan Markii La doortay WAA filaaye In u Yahay Masiibo 😭🇸🇴💔😠😭🇸🇴💔

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 21 день назад

    Horu fadhi mediya
    Xaqiiqad ayuu kahad lay.inta nin ajaanib ah
    Uu gadanayo ruux somali kadibna qofkaas asna uu gadanayo paar lamaanka hasugin horumar. Iyo nabad ka dhacda wadank!!!!

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 21 день назад +2

    يرجه تقويات العلاقات المسريه الاالتريه

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 21 день назад +2

    والامرات بي طرد منالسومال

  • @sadiasheikhmohamoudyussuf9462
    @sadiasheikhmohamoudyussuf9462 21 день назад

    Ilaahay xaqa ha tuso

  • @ShukriXasan-rh4dx
    @ShukriXasan-rh4dx 21 день назад +1

    Waan kugu raacay

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 21 день назад +2

    💔😭 Mesha ma aha in u sii Joogo WAA in ay Waajibkiisa La Mariyo 🇸🇴💔😭

  • @MukhtaarXuseen-p7x
    @MukhtaarXuseen-p7x 21 день назад +5

    Ha iska celiyaan somalidu

  • @nabanequraanhelp1273
    @nabanequraanhelp1273 21 день назад +1

    Xajii tiktok habaysan bay dhalinyarada uu bahan tahay chaneka ku soo kordhi please ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 21 день назад +1

    hays daalin caqiidada ciyaalkeeda sidasa

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 20 дней назад

    Yaa shaaxin duqani maaha mw soomaliywed

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 21 день назад

    Inkaar degdegga allaah Haku rido

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 21 день назад

    Somaali wadankeeda ha difaacdo xasan shiikh wadanka maleh kaligiis ee waa loo dhiibtey

  • @yusfcaliyusf-e2k
    @yusfcaliyusf-e2k 21 день назад +1

    Horfadhi heshiiskaas 2 wadan ee kalaa sixiixdeen ee kala ee bada soomaaliyeed ineey Ethiopia Galaan Gal ku yeelaneeysa wax dhibaata ine kajirta maahee iskaaga guudub taas

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 21 день назад +1

    ALLOW XASAN SHEEKH IYO XAMSE CADOWGA KA QABO

  • @HassansahalHassan-gg5vm
    @HassansahalHassan-gg5vm 20 дней назад

    Ethopian iyo somaliya winer ah somaliya Ayaan winer ah heshiisaka

  • @MaxamedBile-u7w
    @MaxamedBile-u7w 21 день назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @EsraMahumud
    @EsraMahumud 20 дней назад

    Lacag hdu arko ma kala yaqan saxibkis io cadowgis hada dalkenj sas miyu ku iibiyey xasanow wana bahdishiy illhy kubahdile😢

  • @laylaqayaat8903
    @laylaqayaat8903 21 день назад

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 21 день назад

    Fudeed badanaa oday xasan away dgaartii masajidkii

  • @JimcaaleHassan-o8m
    @JimcaaleHassan-o8m 21 день назад

    Sefseet eeraya enedhii iyo heshiisku sheegii muuse biixi cabdi shakuur xasan sheekh iwm waa dhacdo layaab leh waa khiyaamo waran turkigu waa khiyaamoole dantiisu wataa

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 20 дней назад

    Asc kudarsoo xaashiyoow sidee baa umada soomaaliyeed uga hortagi kartaa kawaran maba filayee hadii illaahay inoo bakhti afuufo barlamaanka oo ay khashinka ku daraan heshiiska

  • @sarifusdtcrypto
    @sarifusdtcrypto 21 день назад

    War dhulka aan soo ceshano xasana aan soo qabano

  • @AsadAliomar
    @AsadAliomar 21 день назад

    Walal xaanshi waxaat aat iyo aat ayat ugu mahat san tahy warar ka xaqiiqoyin ka aad noso gudbisit bis hadiii somali aan nahy dad nima deena iyo diintena iyo dalkeena waxan ka hor marina qabiil keena dalku dad dalnimo dadnimo iyo diin xambaarsan ayuu raba ee allo namide dadnima deenana iyo damiir keena dib uso celi

  • @MahamedCali-z3r
    @MahamedCali-z3r 21 день назад

    Dhubahte,usher,

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 21 день назад

    WUU UGA HOOS BAXAY MASAAR IYO ERITHERYA BALANTI.

  • @AbdiqadirAdanroble-dd5zl
    @AbdiqadirAdanroble-dd5zl 21 день назад

    Ilaa hada mafahmin waxa aad kahadashay noo sheeg waxa la iibiya bad iyo biri

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 20 дней назад

    Waa su'aal da'weynoo dakiraad ubaahane dskeenanai labaayacay lacagtaasi lagugado boorsaba maqaadee bangigee ladhigayaa

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 21 день назад

    dawlada halooga dabeeyo shaqadeeda

  • @QadarCiise-h3o
    @QadarCiise-h3o 21 день назад

    Xasan waa naceebeeye ilaahada waa iicuntamiladahay badii baalabixiye balakuqaadey

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 21 день назад

    gacalisadaadii warqad uma dareysid. 😂😂😂😂😂😂😂 #HAASHI waa khanaaqsanyahay runtiina waa wax dadka dhiigu ka kaco.

  • @DahirHassan-d6k
    @DahirHassan-d6k 21 день назад

    Maogalin hishiska lagubixinayo dhul iyo bada arigtiyda

  • @AxmadNuur-x4m
    @AxmadNuur-x4m 21 день назад

    Xasan shekh wadan kahalaga qabto intagori gortahay
    Soo maliyay

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 21 день назад

    اتمن جميع الشععب السومال يخروج للمضهرات لي اخراج اتوبيا من الارضي السوماليه واسقاط حسن شيخ محمود

  • @nabanequraanhelp1273
    @nabanequraanhelp1273 21 день назад

    In moddo ah oo tobarbar iso soday cawa soo galay warka iga daba gee wadanimodii smli

  • @CabdiiMaydhane
    @CabdiiMaydhane 21 день назад

    Asc

  • @jacfarridwaan7983
    @jacfarridwaan7983 20 дней назад

    Sheekadaan xaqiiq miyaa

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 21 день назад

    godey ku dhacday badii somakiyed xabashi waxii u gacan gala lagama qaadi karo arag dhulkii somali itobiya walooga sabray war kaca somali yeey arinkan ka banan baxa somali dhohaaneey isku dhiiraneey badii aan soo dhacsana inteey shekada cusubtahay

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 21 день назад

    Adigu Ma Bad Baad Leedahay Maxaa Kaa Galay, Afqadhmuunayde

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 21 день назад

    waa been ciidanki egypt waa so baxeen waana imanayaaan

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 21 день назад

    Xashi warkiisa isaga ayaa beeniyey shaley wuxuu lahaa ERITREA IYO MASAR WAA KALIGOOD TALIYAYAAL SOMALIA LUGOOYO KU AHA AYUU XASAN SHEEKH KU EEDEYNAYEY

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 21 день назад

    Soomaaliya waxay u bahantahay inaynu ku dhawaaqno halgan difaaca dalkeena soomaliyey toos

  • @alimohamad4702
    @alimohamad4702 21 день назад

    Hadan nahay dhalin yarada soomaliyed wan soojed naa waxa oo sameyay xasan shiiq wan la soocoona

  • @MaxamadDaahir-u5k
    @MaxamadDaahir-u5k 21 день назад

    Somaliyeey can kacdoon sameyno

  • @CawkeMaxad
    @CawkeMaxad 21 день назад

    Somalida ha uducayno inuucadawgooga Allah tuso

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 21 день назад

    WAXAAN KA YABEY SIDA FUDUUD EY U ABI U HEELEY GUUSHA AY ITOBIYA GAADHEY.

  • @Ilka--case
    @Ilka--case 20 дней назад

    Waxa xala imika maxa la sameyn karaa 😢😢

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 21 день назад

    XASHI WAXA DAAWADA DADKA SOMALIA UGU JAAHILSAN IYADA OO LAGU JIRO 2025 OO XOG WALBA OO ADUUNKA AH SI FUDUD LAGU HELI KARO

  • @BareHalanmude
    @BareHalanmude 21 день назад +1

    Dhalin yaroy diyar garoba godkina aya biyo idin ku soo galeen si aad oga dagalantan jiritan kiina 😂😂

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 21 день назад

    Wariye xaashiyoow haday somali u hiilinayso wadankeeda odaygaan Diyaarada saaran 24hrs Baarlamaanka somalia xukunka ha ka Tuuraan sidii loo galay madaxwaynaha South Korea Baarlamaanka wadanka ha badbaadiyaan odaygaan hunguriga wayn wadanka halaga qabto 😳😳

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 21 день назад

    Waxa laga yabaa in uu dhax cegaga shidaal war kaca qabiil wax ma tarayaa u kaca badiina

  • @pukhariabdi847
    @pukhariabdi847 21 день назад

    Anaga waxba nagama galin sow idinkuba daarood ahaan noo laydun dagaalamin anaguna aad baan ugu faraxsanahay in aanu etheipia badda siino

  • @IsmahanMohamedMohamuud
    @IsmahanMohamedMohamuud 21 день назад

    xageen waxkabilawnaa hada dhalinyaroy intauusan xaalka faraha kabixin arinta hada wali waraaq xunbay joogtaaye

  • @DhuuxIsnaciil
    @DhuuxIsnaciil 21 день назад

    Dalia yaan laguhalayn xasan daaquud iyo xamze mrxuun qayladana kor halooqaado

  • @KafiYare-wd9tp
    @KafiYare-wd9tp 21 день назад

    Dalka Itoobiya Aderkaa aya keenay Madaxtooyadda iyo Magalada Xamar

    • @a.h.h4482
      @a.h.h4482 21 день назад

      KafiYare runtii ayaa taabsiisay MashAllaah.

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 21 день назад

    Xasan madaxnimada wuxuu u haystaa diyaarad la raaco ama meelaha laga qoslo.
    Muu fahmin siyaasada.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 21 день назад

    Xaashiyow dalkaani dad ma lahane rabi haloo baryo soomaali waxa jira ma ahan rabi baa talo ku filan

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 21 день назад

    Wa sidaas aad sheegtay s.xaashiyow cid isweydiinaysa dalkaan ninka kaliyi tuurta ku sito wa yaab iyo amakaag?

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb 20 дней назад

    Horta alaska waa gobolka ugu weyn mareykan 1 2 waxaad aqoon haka hadlin hashiskan waxuu yahay mataqan waxan waa social media marka hubso intad shegin

  • @farhanhaji8392
    @farhanhaji8392 21 день назад

    Somalia waa la iibinayaa adiga oo arkaya ma hadal baad wadi.

  • @sadiasheikhmohamoudyussuf9462
    @sadiasheikhmohamoudyussuf9462 21 день назад

    Odagaan lixbilood gudohood ayuu rabaa inuu ku dhammeeyo arrimaha uu ugu saxeexayo abiy wax walba

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 21 день назад

    HOYOYO HADEED MAXAA HADHAY OO LA SAMEYN KARA.

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 20 дней назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 21 день назад

    Manoo cunrametso saxiixas turkiga godka ku riday badeene

  • @MohamedMead-b1c
    @MohamedMead-b1c 21 день назад

    Gabay 1992 markay somaali is cunaysay uu tirayay AUN abwaan gaariye oo ergo la yidhaahdo tuduc waxaa ku jirta uu yidhaahdo.
    *Dharar baa Iman doonto mujrim oogo madow islaam sheeganyaa
    Agblaay hanbaada isa sii kabo raacsdo*.
    Somali markay danteedi garan wayday qabiil waxaan naf lahayn dhaafi Kari wayday ugu danbayn waataa haadan ka laadlaada .

  • @UAM37
    @UAM37 21 день назад

    Kkk dhib malahan mar walbo qofkow la joogo oow ku aqli yahay hassan sheekh His mind only works on money lakin sow yaab ma ahan 37 sano Somali Qaxooti ah kan wadanki jogo iyo kan kamaqan isku mid qaxooti dhalinyarow an gacmaha isqabsano mooryanta an wadanka ka qabano hadi kale Qaxooti ban ku dhimaneyna dad an wadan laheyn

  • @SayidKheekh
    @SayidKheekh 21 день назад

    Xasan sheekh waa cadawga dhulka somaaliyeed iyo dadkaba waa shisheeye kalkaal waar dalka inagaale somaaliyeey aynu tashano oo kakaca jiifka oo dhan aynu uwada jeesano hala difaaco dalka iyo dadka

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 21 день назад

    Cabdulahi yisuf bu aha ninki cadimadena kenay ithopia deni wa ki kadegay adis abab .axmad madope wa kan hada bishi dhamatay uyeray 20.000kunocidan ithopian ah marnaba miyad kahadasha intaso waxagu wa hawiye nahacayb iyo xasan nacayb e jaw jale horfadhi media

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 21 день назад

    والمسولين الد يتعملون مع الامرات وكنيه واتوبيا اسقطهوم

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed9874 21 день назад

    Qudhun qabyaaladi buuxizey, maxaad siyaad barre u sheegi weydey oo soomaali galbeed u saxeexay Ethiopia, cudur qabiil baa kaa buuxa, dadkakana waxaad isaga dhigtaa nin wadaniya oo dalka difaacaya.

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 21 день назад

    Hawiye daameradodeeh iinay iskah dhaaqdaan wax uu dhamah maaleh because they do not know the consequences of their action when they ar represent a national they always have a conflict of interest it is the most damaging thinks this people have done to Somalia from Alshaba to corrupt no where to go

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 20 дней назад

    maxaan ahaan jirney maanta hakeen joognaa wadan aan cid leh lawaayey oo aduunkii oo dhan ku tartamayaan aan aadanaya iyo anaa qaadanaya aduunkii oo dhan nootalinayo maanta maxey dan noogu jirtaa itoobiya oo gobal asan joogin ma jirto wey na haysataa waxaa kula tartamaya jabuuti masar imaaraad ertareya keenya ugaadha mareykan ingiriis farans iyo dowlado kale uu xasan u soo saxiixay danteenu waa siduu ordogaan nagu badbaadiyey itoobiya uu nooga qorey giro waxaa nagu soo socdey intaas oo dhan oo isku dirirlzheydwey guban laheydsoomazliya tvyada carabta iyo caalamka ayaz sheegayey

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 21 день назад

    Nagalatak dagalka mediyaha

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 21 день назад

    Hakaboodin tii farmaajo e ahayd tan ugu e ahayd tan damacaba gelisey ithopia watan u u ogaladay afar dekedod oy malgashi kusamaynaysoiyo is dhax gal bulsho watii abi axmad uyimud xamar lana kulmay farmajo.after 3sacadodna ukulabtatay adis no shwg qudbadi abi axmed marku adis mu labtay mazay ahayd aniga ku shegiwuxu ku qudbeyey insomaliya ay u ogolatay 4dekedod e umalgashanayo.tas mashegeysid tas wakugu ceb hkrfadhi mediyow

  • @HassansahalHassan-gg5vm
    @HassansahalHassan-gg5vm 20 дней назад

    hofadh media Fake

  • @MohamedMead-b1c
    @MohamedMead-b1c 21 день назад

    Gabay 1992 markay somaali is cunaysay uu tirayay AUN abwaan gaariye oo ergo la yidhaahdo tuduc waxaa ku jirta uu yidhaahdo.
    *Dharar baa Iman doonto mujrim oogo madow islaam sheeganyaa
    Agblaay hanbaada isa sii kabo raacsdo*.
    Somali markay danteedi garan wayday qabiil waxaan naf lahayn dhaafi Kari wayday ugu danbayn waataa haadan ka laadlaada .