CEYDA IYO CUMEER BAASKIIL WADOO KU TARTAMAY QOSOLKA ADUUNKA 😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2024

Комментарии • 613

  • @SakiLuizdiaz
    @SakiLuizdiaz 6 месяцев назад +347

    Hadaad Sugaysid Ereyga Qab Qab Waxa Laga Wado Like Saar😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 6 месяцев назад +94

    Ceyda iyo amira hade kujiran vedio 30 kabdan xita warabna anaka hadany tem qabqab ❤😂

  • @HadafYanis
    @HadafYanis 6 месяцев назад +59

    30 min labadiina bes rabnaa amiiro plz😂😩😭❤️

    • @Supr93
      @Supr93 6 месяцев назад

      Best baking dishes in your life no one ever 😂

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d 6 месяцев назад +85

    Anoon weli dhamaysan farxad ku Bilowdeyba vidio😂❤ team 27 isn’t easy 😂

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 6 месяцев назад +47

    Amira San lee nagu wad video ga 20daqiiqo waayo video anaga musalsal Aya ka dhigana keep going my sis ❤❤😊

  • @Saaba17
    @Saaba17 6 месяцев назад +62

    Qab qab fans ❤ ceyda iyo amiira video ay ku jiraa ima dhaafo 😅

  • @japriilmohamed2373
    @japriilmohamed2373 6 месяцев назад +34

    Amiiro adiga io xanaan ceyda prank nooga soo arai inta iga racsan like saar

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 6 месяцев назад +46

    Allll ma ankaba ceyda io amiro ka cajisena🥺jh so badi quruxeyy😂wlhi wani jeclhy 😂😂arrr amira ceyda telka matko kuhdlayey hoy ku laha❤wewe walx walax a daremoya😂ninkada ilasho ceb mahan

    • @SundusAbdi-cv1bh
      @SundusAbdi-cv1bh 6 месяцев назад +13

      Ma ila aragtey asina wuxu dhahay hanan waye 😂jah ❤

  • @mohamedfarleeg3191
    @mohamedfarleeg3191 6 месяцев назад +32

    Amiiiroy tartanka baaskiilada ku daraynaa koobka noo soo qaad😂😂

  • @HadafYanis
    @HadafYanis 6 месяцев назад +32

    Cumeer mxd ugusoo Dartay plz labadiina kaliya rabnaa wlhi😭😂❤️

  • @user-ph7ze9dc3y
    @user-ph7ze9dc3y 6 месяцев назад +36

    Video amiro is ceyda ah ima dhaafo sidan iskula jclhy leeeee😂😂😂😂

  • @Amiira252
    @Amiira252 6 месяцев назад +23

    Ilaahey hadaa jeceshahay like saar ❤❤

  • @ruushkaweydowweydowruushka1111
    @ruushkaweydowweydowruushka1111 6 месяцев назад +27

    Amiira hadeysan wax soo dhigin xitaa wixi hore aa ku naq naq sadaaa wlhi

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 6 месяцев назад +44

    Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

  • @MaxamedSiciidaxmed-om2ne
    @MaxamedSiciidaxmed-om2ne 6 месяцев назад +118

    team 27 is not easy😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 месяцев назад +30

    Amiira waa iwaalosa caawa waa lasoo dhaqsatay hada ayanba saladii maqrib kaso baxay saa video gan baa isoo dhacay wanba u qaadan waayay saacadaan jah waa naga farxisay qalbi wanaageey Thanks ❤❤❤

  • @user-mb5np9vh1f
    @user-mb5np9vh1f 6 месяцев назад +68

    Amiiroy full routine waa u xiisne nooso duub😂❤

  • @user-yx7qx7oi9b
    @user-yx7qx7oi9b 6 месяцев назад +34

    Wale waa yaa amiiro ayaa qosol iga keentay❤❤😂😂😂😂😂😊

  • @Niirabas
    @Niirabas 6 месяцев назад +23

    maanta lamaanayaashedaa lasoowade ceeda iyoAmiiro❤❤❤❤❤

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y 6 месяцев назад +17

    Ceyda iyo amira isfahanka ixtiramka dabecada wanagsan♥️Qiimaha wlaltimada wa sidas😍dadka views ka idinku rasado tktok waligin yey ni sameyn❤❤❤

  • @Hayaat835
    @Hayaat835 6 месяцев назад +21

    Asxaabta iga qora ceeda koofidas ma is ka dhigaayo wayo amiira aadhahday wakuqurxantahy❤

  • @user-jg4kq4qh5i
    @user-jg4kq4qh5i 6 месяцев назад +32

    Akhwaan manta waan kuu duceynay xillligan ku heysanaa ❤❤ 800k is here Amiira isn’t easy 🎉

  • @Najmaabdi904
    @Najmaabdi904 6 месяцев назад +11

    Ciyow so galisay mar waliba sidan ciyow uso gali queen amiira tageero number one ku ahay 😊🥰

  • @user-il1cp6pt7h
    @user-il1cp6pt7h 6 месяцев назад +16

    Amiira qurux xiliga hore noogu wad quruxyy wad mahadsantay habeenaadan xilli hore soo dhigta❤😊

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 6 месяцев назад +22

    AMIRA prank kama haayo aqwan ceyda Prank cabsi cabsi kuso samey plz ❤❤ 😊😊

  • @Mumtaazyyyy
    @Mumtaazyyyy 6 месяцев назад +34

    Cayda is not easy 😂😂😂😂

  • @Alisha847
    @Alisha847 6 месяцев назад +79

    Amiira :Hooooy
    ceyda :xanan lee waye la hadloya 🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻
    qabqab best couple ❤️❤️❤️❤️

    • @user-vp3fh8yc7u
      @user-vp3fh8yc7u 6 месяцев назад +11

      Sas haufikirin maybe wexe kawada camera kugusocda coz waxwalbu kuhadlikara

    • @Alisha847
      @Alisha847 6 месяцев назад +9

      @@user-vp3fh8yc7u micnaheeda waxa waye gbr kle lama hadlooyi wa luuqada lamanayasha sissy 😂😂😂adiga sida u fikirty na wey noqon karta

    • @anuali3632
      @anuali3632 6 месяцев назад +6

      Ani xita sas ufakire qof igu fikira radinaye o varkas ila so qabto 😂

    • @kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
      @kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k 6 месяцев назад +3

      Haa wlhi anoo ka fikirooya ayan arkay commentga❤😂

    • @aaminaxussen8345
      @aaminaxussen8345 6 месяцев назад +3

      Xanaan la hadlooya ha mastering cml waaaye var

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 6 месяцев назад +8

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Iztaahilapdy
    @Iztaahilapdy 6 месяцев назад +15

    Amiira waad mahadsanthy sidan noogu soo dheere videoga❤

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed 6 месяцев назад +20

    30 Masha 40 kaso dhig Amira wlhi kuma cajiseno 😢❤ nooso badi daqiqadaha

  • @ashoabdiali7254
    @ashoabdiali7254 6 месяцев назад +15

    King Ceyda ayantan kofida ka shidanthy😂😂😂

  • @Faiza-el4nr
    @Faiza-el4nr 6 месяцев назад +24

    Guy's meesho couples ay noqon laheyd amiira iyo cayda
    Koko iyi cumeer 😂😂😂 kwrn isku balamiskaas😂

  • @SalmoMaxamad-rj6nc
    @SalmoMaxamad-rj6nc 6 месяцев назад +13

    Amiiro caw ciyowa sodhigtay dhafarka maa iliskadeeyni rabtaaa😂😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 месяцев назад +46

    Amiira saxibyaalka way rafadeen 😅maxa waaye Nimankan darbiyada isku qaadaya ee marba meel jeexaya 😂😂 Ani waxan moodi jiray qofku marba haduu baabur wadoowga kasayo inaysan wax kale dhibin ileen saan moodi jirayba maahe wax walbo waa barasho 😂

    • @mohaataalyrics7838
      @mohaataalyrics7838 6 месяцев назад +1

      Hhhhh waa iga qoslise wlhi baskiil iyo baabuur wxaa fudud baabuurka qaar bdanaa jiro baaskiil kaseenin oo piolot iyo tariin wadaan hda kuwan waxeba ku marsimohoyaan 3 lug leeyahay baskiilka 😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 6 месяцев назад

      @@mohaataalyrics7838 miyaa 😂 maxan ka ogahay hee Ani waxa is dhahayay hadii babuur la kasayo waxan yarne horaa laga kaxaynayaaye 😀😀

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 6 месяцев назад +19

    Yaaqeyow amiro cawada wanagusoo dhaqsatay dabaaldag aan kujirnaa hadaan galmudug nahay muqaalkadana madhafikareee😂

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 6 месяцев назад +1

      Ani Hada aa dawaday xalay dabal dag aa ii jiray Hada galmudug nahay😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 6 месяцев назад +44

    Ceyda iyo amira lamanaha mustaqbalka ❤❤

    • @MaxamedFaro
      @MaxamedFaro 6 месяцев назад

      Waar dadka waa walaalo waxba kama dhexeeyo

    • @sagalahmedcade834
      @sagalahmedcade834 6 месяцев назад +1

      Lammano beel war cayda iyo koko ayaa isku nuuraya amira faceed harasato 30 jir weyaan😅😅heee

    • @Alisha847
      @Alisha847 6 месяцев назад

      @@sagalahmedcade834kir 30 beeeeel koley da’ hada ka hadasho amiira iyo koko kala ma weyna ee muhimada ah ceyda qoftisa iyo dooqiiisa waana amira 😁😁labadan ba wey isku nurayan adi hada isla jeclayn kumanan ba isla jcl naso

    • @janaad9933
      @janaad9933 6 месяцев назад +1

      ​@@sagalahmedcade834 koko iyo amiira waa isku da' wayo koko 2013 dugsi sare dhameysay sheko kunacay naagtas maa amira ka yar 26 sano kama yaro hade kabadnen
      Mideda kale amiira ninki helaa nasiib leh wayo wa maskin weka muqataa backgroundkedana ma xumo wa gabar guur kaso halaabay

    • @sagalahmedcade834
      @sagalahmedcade834 6 месяцев назад

      @@janaad9933 way iskacadayay inayka wayntahay koko iyo cayda wax barashanakum xirna dada ee waxayku xirantahay fahanka qofka kokoo maskax baasaran masha allh dhe 😂😂😂😛hadad nacdayna kuma oga amiradu waa qawsaar iska dheer isciyalaynaysa✋✋😅

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 6 месяцев назад +14

    Hadii aad kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤

  • @FaraxXuseen-bz8pb
    @FaraxXuseen-bz8pb 6 месяцев назад +9

    Cumeer big fun inta jecel like mr❤😊

  • @user-be4rk2jl2f
    @user-be4rk2jl2f 6 месяцев назад +10

    koko awaye Amiiro iyo ceyad isn't easy 😂

  • @user-xw8zl5ur4k
    @user-xw8zl5ur4k 6 месяцев назад +14

    😂😅😅cuumeer😅cayda is not esy 😅amiir qurux 900 inshalh akhwaati😊

  • @Hiiiiiiiiii.i
    @Hiiiiiiiiii.i 6 месяцев назад +10

    Amira wllhi video ga aad king cayda aso mobile kuhadlaya aad la hadashey wax kale ba kasoo dhigeynaa 1 hal saac nasug 😂😂😂😂

  • @nuurtoaadan-op3wf
    @nuurtoaadan-op3wf 6 месяцев назад +21

    Haday ciyaartu macaan tahay ❤😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 6 месяцев назад +16

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo Booqo channel keyga ❤

  • @user-iw6tw2dj8l
    @user-iw6tw2dj8l 6 месяцев назад +18

    Amiiro walasheyda farxadkunolow qalbiga kajecelahy🎉❤

  • @user-sw7lz7di4y
    @user-sw7lz7di4y 6 месяцев назад +9

    Manta qofka ugu horeeyo ayaa noqday 😂😂😂

  • @salmo3833
    @salmo3833 6 месяцев назад +11

    Haaa amiiiro video yada saan noogu dheerey😂😂❤

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 6 месяцев назад +9

    Congratulations amiiro qurux 800k camisoong

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 6 месяцев назад +10

    Amiro ciyoow ayey so galise muqaalka😂

  • @ApdallaApdallaAhmat
    @ApdallaApdallaAhmat 6 месяцев назад +8

    Cayda caawa waa iga qosliyay wllhi 😂😂

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 6 месяцев назад +10

    Team qab qab 🎉❤

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 6 месяцев назад +11

    Ceyda botada Nagada waxa ii Sawiran ceydo biyaha ku dhex_dhacey hhhhhh😂😂😂LIKE 👍

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad 6 месяцев назад +20

    Ceyda wa funny wale😂🥰

  • @saadaqcarab5216
    @saadaqcarab5216 6 месяцев назад +10

    Ceyda shiluu galay😂😂😂😂

  • @mr_mamett
    @mr_mamett 6 месяцев назад +6

    Only inta salaada jecel ASC ❤

  • @Jessyyy107
    @Jessyyy107 6 месяцев назад +8

    11:54 jabad gale juq gale kulha😂😂😂

  • @Mariyamohamed2023
    @Mariyamohamed2023 6 месяцев назад +5

    Cayda cawa waa iga qosliyay wllhi 😂😂😅

  • @salmomustaf831
    @salmomustaf831 6 месяцев назад +4

    Amiiro quruxeyyy ku jeclhy xabibty 🥺❤👸🏿

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 6 месяцев назад +7

    Welcome to Riyalati oo video eh cayda bootadii aawey wallhi qosol iguma hadhin😂😂😂

  • @sahrokiin3606
    @sahrokiin3606 6 месяцев назад +6

    Amiiradeyda ❤ 800k soon Insha Allah

  • @Zoyaazuman
    @Zoyaazuman 6 месяцев назад +10

    Amiira ceyda ayee unaxeesaa😂❤

    • @farhiaabdikadir1673
      @farhiaabdikadir1673 6 месяцев назад

      Markuu ceyda mootada wado kama ag tagayso oo way ilaalinaysa marka ay wiilasha kle wadan camera ayee qabane kwrn😂😂

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 6 месяцев назад +16

    Ceyda biyo gale is not easy 😂😂😂😂

  • @alizamoha4845
    @alizamoha4845 6 месяцев назад +7

    15:00😂😂😂 waa haayaa😂😂😂 allaha wa furay cawada😂😂

  • @Nihaaleyyy-vj6td
    @Nihaaleyyy-vj6td 6 месяцев назад +20

    amiira prank kusoosamee ceyda😢😂😂❤

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 6 месяцев назад +11

    Ceyda waxpa helle 😂😂😂LIKE 👍

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 месяцев назад +8

    Ceyda markii hore wax baa ku xiran buu dhahaayay markay Amiira wadayne wuxu dhahay waxaan fudeed waaye 😂 hadey fudeed thy maa wadid xaa meesha u taagneyd booto badana 😂Cumeerna asoo taagan intuu jiiday kulahaa yaa riixooya 😂😂

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 6 месяцев назад +21

    Jh marku ceyda.abayo dhahay wrya aldhehe isla marki xanaan le wye muxu ula so boday omg meshs waxba kadremy😂❤😂

    • @H5D69
      @H5D69 6 месяцев назад +5

      Ani io Adi isku fikiranhy yala hadlosa maba ladhihin xanan la hadloya ula sobode😂😂

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 6 месяцев назад +7

      waaaaaaaa haysaaa lkn vaaarkas noo qari team qabqab hda nhy

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 6 месяцев назад +1

      Hye😂❤​@@Bellaa309

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 6 месяцев назад +2

      ​@H4ND421 mila argty 😂❤

    • @Afra_mohamett
      @Afra_mohamett 6 месяцев назад

      Daqiiqada iisheeg uu intaa dhahayo dulqaad aan ku sugo malihi wllhi😂​@@Bellahadid27

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi. 6 месяцев назад +18

    Allah is One ❤

  • @user-vh6ws3ci4r
    @user-vh6ws3ci4r 6 месяцев назад +18

    Snapka amiira ceyda kofidisa hees jacel ku duubta wow😂😂 Hdana hooy xanan le wye ya weydiyay qof wx kaala dhaxeyan le sas lagu dhaha hebel wye xirikina san le uqariya hdi kalo marax noqonesiin😂😂

    • @SundusAbdi-cv1bh
      @SundusAbdi-cv1bh 6 месяцев назад +2

      Allah wx garat tahay adi lee ila fahmay 😂❤

    • @NajahJama-ek8mi
      @NajahJama-ek8mi 6 месяцев назад

      Snapka amiiro maxaa kuqoran wll

    • @SundusAbdi-cv1bh
      @SundusAbdi-cv1bh 6 месяцев назад

      @@NajahJama-ek8mi amiira Qurux79

    • @user-vh6ws3ci4r
      @user-vh6ws3ci4r 6 месяцев назад +4

      Amiira diamond 💎 diomondka u saran xita waku so raciya e🤣🤣

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 6 месяцев назад +5

    Amira 800K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji 6 месяцев назад +4

    Adiyo Cayda marwalba noso duuba wllahi Dhaqso ku galayna 800❤😂

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 6 месяцев назад +5

    Ala kuwana wllhy berka i xanuny😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 6 месяцев назад +32

    I loved 🥰 this teams all come together I loved so much Amira sister keep doing on ❤ur very fun and ur have a good parsonalty connection love and a heart ♥️ Masha allah

  • @user-dm1bf4sd3y
    @user-dm1bf4sd3y 6 месяцев назад

    Avant le ramadan 800k 🎉 inchallah amira qurux from djibouti

  • @Gabdhaha-Muslimaadka
    @Gabdhaha-Muslimaadka 6 месяцев назад +23

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 6 месяцев назад +4

    Cumeer kulahaa baaskiil gabdhed wye cayda kan😂😂😂😂😂

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 6 месяцев назад +8

    Amina ugbaad mesheey iska fadisate maskiinta😢

    • @user-kr6oe8bt9j
      @user-kr6oe8bt9j 6 месяцев назад +2

      Wllhi ka naxay wll ma ila aragtay cidlo dareemaysay😢

    • @ayaangacal3720
      @ayaangacal3720 6 месяцев назад

      @@user-kr6oe8bt9j ani xita wlhi

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 6 месяцев назад

      We firsanese iyada hada iyada lola jogo anaga maxa nola Dubai ne

    • @ayaangacal3720
      @ayaangacal3720 6 месяцев назад

      @@zahruujadeey4083 mo ogi wlhi

  • @user-cu5op2jz8p
    @user-cu5op2jz8p 6 месяцев назад +15

    Ceyda it's not easy 😂😂

  • @user-uw5fp9gb5x
    @user-uw5fp9gb5x 6 месяцев назад +20

    Qabqab is not easy❤❤❤🎉🎉🎉😊

  • @miirismayoowxasan5665
    @miirismayoowxasan5665 6 месяцев назад +24

    Ceyde bir kudhace❤❤❤❤❤❤

  • @miskishaly4320
    @miskishaly4320 6 месяцев назад +5

    Wara wa beentiin gbdha bees maahan😮😢 wilasha xita wey wadi karaan

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 6 месяцев назад +6

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @user-gi2rd2kg8j
    @user-gi2rd2kg8j 6 месяцев назад +4

    30 mahaen 50 xtaa Wan rbnaa amira anoo badi daqiqadahaa

  • @sima141
    @sima141 6 месяцев назад +5

    1:57 15:07

  • @AyaanAbdullahi-hz1mi
    @AyaanAbdullahi-hz1mi 6 месяцев назад +7

    War deeqow quruxloww waaba iska jeclaade ❤

    • @Aulihans3030
      @Aulihans3030 6 месяцев назад

      👫manshalah duumasho

  • @BarkhaD_MUkHtarr
    @BarkhaD_MUkHtarr 6 месяцев назад +4

    Amiira cod kaagu uu weyn yahay pls markaad hadleysid mikirifonka afka ha iska galin cey maha lkn wa
    iga codsi dhagaha i xanuujisay adi😊

  • @user-dy2bg9bx9m
    @user-dy2bg9bx9m 6 месяцев назад +4

    Lkn vedioga team 27 wa mashaa allahu walaalninmo iga dheh

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 6 месяцев назад +4

    Anka dhib naguma ah in aan fiirsano waayo film 2 hour soconaya bn fiirsanaaba
    Nooga soo dhig

  • @shukrihassan8437
    @shukrihassan8437 6 месяцев назад +5

    Ceyda gari wadow waa taqaana lkn baskil wadaw masoconeyso 😂😂

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr 6 месяцев назад +5

    Teamkan dhibbadna😅

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 6 месяцев назад +5

    Ceyda juqgale 😂😂

  • @user-kl4fb7xe5d
    @user-kl4fb7xe5d 6 месяцев назад +3

    Cumeerow ceyda dhaaf ka lexo waxwlbo wa barasho niyada haka dilin wiilka

  • @muxibojaamac3574
    @muxibojaamac3574 6 месяцев назад +2

    Walhi video yadooda sida musalsalkaan u sugaa way I farxad galiyaan team 27❤❤❤❤❤❤❤

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf1234 6 месяцев назад +2

    Cumeer aa ugu shidan meesha 😂😂😂

  • @user-gn1og9lu4i
    @user-gn1og9lu4i 6 месяцев назад

    Inasha allah wad gadhaysa 800k Ramadan ka kahore inasha allah❤

  • @ruqiyabiixi7380
    @ruqiyabiixi7380 6 месяцев назад +3

    Qabqab caadi ma ahaan wlhi qosolk igu diley ❤❤❤🎉🎉

  • @user-ql6nb6ey3z
    @user-ql6nb6ey3z 6 месяцев назад +5

    Qosolkah iga dhamadey😂😂

  • @Sagal27339
    @Sagal27339 6 месяцев назад +4

    Alla qusul badana juuqagaale biya gale amira ceyda cumeer shactaro shiina waaye 😂😂😂😂

  • @user-nq5hi6uu8m
    @user-nq5hi6uu8m 6 месяцев назад +5

    Amiira routine noo soo duub❤😊

  • @jamilaachannel9600
    @jamilaachannel9600 6 месяцев назад +2

    Horta maila aragten ceyda marku gadhiga wado kursiga danbe fadhisata Amiri cumeyr marku wadna kahore way kadhacda ceyda😂😂😂❤

  • @Salma-ht3wz
    @Salma-ht3wz 6 месяцев назад +4

    Soo badi adiga iyo cayda 30 daqiiqo❤❤❤