Farqiga U Dhexeeyo Taakeeyaha Baraha Bulshada Joogo & Afar Xaaslaha Maxkamadda Taagnaa.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 ноя 2024

Комментарии • 40

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 Месяц назад +9

    War waxan walan e qurbaha kuso wareray o magac radiska hanagu warerinine naga xuma na dhafiya

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Месяц назад

      Sakhraan kasta oo soo wareera ama qurbaha ku soo waasha wuxu soo noqdaa inuu fawdo iyo fidmad ka shaqeeyo. Waxaan waa in xabsadi daa'in lagu xukumo waayo nin hoog iyo halaag buu soo wada. 35 sano haddi wax soo baranaayey isaga ayey ka muuqan lahayd.

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf Месяц назад +1

    Anigaba democraadiyad shaqo ay Gaalo leedahay ayaan u arkaa. Waayo laba nin oo isqabo iyo qofku diintuu rabo iyo dhaqan kastoo xun dalka gudihiisa kufaafin karo.

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 Месяц назад +4

    Subxanlaah war dad kaan gaalnimada la fududaa walciyaadu bilaah walciyaadu bilaah waleey naar aya buuxis rabto

  • @sharifoali5503
    @sharifoali5503 Месяц назад +1

    Magaciisa ugu yeera wll

  • @ahmedjama-r1g
    @ahmedjama-r1g Месяц назад +4

    war kan qashinka waa alqushaash ee tiirka geeya nijaaska

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 Месяц назад +1

    Shanti wariye uu dilay maa maxkamada loo saaro markhaatiyaalkii baa jooga waa nin faan badan wax uu bartayna ma laha xaqii Dadkuu dilay baa daba socda fr somalia to Canada to maraykanka to Kenya to jail meeshii uu shanta wariye ku dilay

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Месяц назад +1

    Dadkaan gaalaysiinaa hadana dalka in aan wax kanoqdaan rabaa👺 war bal waalidaan suudka xiran iyo tayga eega??????????????????????

  • @Arabfootballtv
    @Arabfootballtv Месяц назад

    Ala qorshaha xalane muxuu Shaqeeyay 😂

  • @heeganbuuxa-tx1te
    @heeganbuuxa-tx1te Месяц назад +4

    halaxero tuugaan beenta badan asagoo kale oo diinta ku qaraabanyo waa nawaaleen

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Месяц назад

    Afar xaasle kulahaa 😏.
    War hala toogto afartoodna asaay haloo saaro

  • @AshaJamac
    @AshaJamac Месяц назад

    Ninkani wuxu sameyey ma aragno ma xeer ilaaliyaha wixu yidhi uunban qadanaa war allah ka cabsada oo diinta islamka halaysku xukumo from hargaysa

  • @kazmerabshir9506
    @kazmerabshir9506 Месяц назад +2

    Inil xukmo ilaa laha

  • @HibaaqMako
    @HibaaqMako Месяц назад

    Waxaad. Stayed. Xaaraana.

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 Месяц назад +2

    Tv ga qaranka maxaa loo keenay waxaan

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 Месяц назад

    Waa Dilaa Shayddaan ah. Dadkii - weririyaashii uu Radio Muqdishu ku laayay maxay maxkamadda u weyddiin la'dahay?

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 Месяц назад

    Download islami ah manihin Download democracy manihin
    Aniga waa yaabee maxa nahay Soomaaliyeey

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 Месяц назад +1

    Waxaan maxaa loo dhegaysanayaa

  • @GacaloInamaxamad
    @GacaloInamaxamad Месяц назад

    Maqaar saar baa tahy liibaan cali yarrow eeyli😊

  • @midnimocadaalad8018
    @midnimocadaalad8018 Месяц назад +1

    Ninkan xeer ilaalinta ahi buun buunin miidhan weeye orda soo xidha abu mansoor .....

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 Месяц назад

    Asc waxaa kuugu dara aduunka afkaagu xabsi ha ku geliyo oo hadana hakaa saari waayo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AshaJamac
    @AshaJamac Месяц назад

    Inkaar miyaanad ka baqyn xeer ilalaaliye inkarrtiisa kabaqo aalh na kacabso

  • @Jumalefilms
    @Jumalefilms Месяц назад

    Odayga lawyer ka taakeye argagixiso ma wuxuu u yaqanaa arsenal kaliya 😂

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 Месяц назад +1

    Isla hadda hadii eey Afrikaanta Xalane joogto iyo Mareykanka eey Dalka ka baxaan Raggaan fadhiyo Maxkamada masii fadhi karaan, masa waa Qax ma hurayaal sida Maxkamadihii ka jiray Dalka Afgaanistaan ka jiray ka hor Augustus 2021?!
    Mahadsanidiin

    • @omarismail1123
      @omarismail1123 Месяц назад

      Xalane ma shabaab xamar ka saaray mise dagaal kula jiro? Kuwaas lacag bilaash ah aye iska qaatan waxa dhimanaayo wa wilal Somali ah

  • @degan4
    @degan4 Месяц назад

    Taakeeye, is xukun (hadaa og tahay in aad dishay dad somaliyeed)

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 Месяц назад

    Ninkaan waa halis maskaxda dhalinyarada in uu qalduu rabaa ee noloshiisa dhan xarig ku xukuma tv iyo wareysi toona yaan loo ogolaan noloshiisa oo dhan , wadankii uu joogay wey iska soo tarxiileen shacabka ayaad halis ku tahay ayeey dheheen , ee anagana naga xareeya, teeda kale ninkaan hore ayuu wariya yaal u dilay soowtii la lahaay dadkaas eheladooda hala raadsho .

  • @KaafiCaade
    @KaafiCaade Месяц назад

    Democracy haday tahay in xukunka shacabka loo celiyo, ilahan idinku dhariyaye ma shacabka somaliyed ayaa talo loo Eliyahu? Waa maya. marka ma'aha inan si indho LA,an ah anu u aminno

  • @mohamedabdi4603
    @mohamedabdi4603 Месяц назад

    Hala toogto ninkan

  • @FaaidMahmod
    @FaaidMahmod Месяц назад

    Taakeeye waba landhere so indha adag somali yuu ka yhy horta iishegi karo

  • @jirojogow
    @jirojogow Месяц назад +1

    wlhi was ku thy dhib umada somaliyeed tuug gacan ku dhiigle ah

  • @abdallearab6921
    @abdallearab6921 Месяц назад

    Wacalo meesha qaab qabiil lagu geeyay ayaaba cadaalad ka hadlaayo wlhi waaa yaaab maanta waa aduuun aduunka waa wax yar oo kooban horay na waa loo soo arkay munaafaqiin neceb magaca allah iyo diintiisa waxaad tihiin maxkamad gaalo aniga hada idin dhahaayo gaaalo ayaad tihiiin sababtoo ah waxaad diidan tahay in sharciga islaamka lagu maamulo dalkan

  • @ApdiRizaknageye
    @ApdiRizaknageye Месяц назад +2

    Halo togto ninkan wayo waxa uu halis ku yahay umada somaliyed

    • @MohammedAli-hm6yz
      @MohammedAli-hm6yz Месяц назад

      Xukunka Ilaahey waa halis Ayuu Somalia ku yahay 😢kan reer galbeedka nooga fiican !!!!!!

    • @Salaahudiinayuub34
      @Salaahudiinayuub34 Месяц назад

      ​@@MohammedAli-hm6yz ilaahay kitaabkiisa miyaa halis ah😢

  • @GacaloInamaxamad
    @GacaloInamaxamad Месяц назад

    Beenaale yaalka😅