Ruwaayadii ninba timo xamar heesta ii wad sheekada ee isla ruwaayadan ku jirtay isla fanaaniintan ayaa ku luuqeysa sxp noo soo gali adinkoo mahadsan fankii hore naga xaqab tira waayo waayijii wacnaa chennalkan aad baan ugu xiranahay mahadsanidiin howshiina halkiina ka sii wada
Waxayaabaha aan heestan ku jecelahay ayaaba durbaanku kow ka yahay. Iyo sida labadooda cod midna u yahay kii nin rag ah lagy yiqiinay iyo sida ay codkeeda dabacsan ee macaan ugu luuqeyneyso
Shantarad wa hab shaxda lo ciyaaro lkn magaca shantarad wa ciyaar gooniya ingriisi wa (chese) carabina wa (شطرنج) aya layidha Kilmada irmaan qaad heestan waxay micno ugu jirta wax iska celi weeye ama is daafac, Marka shaxda la ciyaarayo laga badiyo aya la yidha irmaan qaad oo is daafac ingriisi (checkmate) carabi (كش ملك) aya la yidha Marka fara ku boodhlayaasha kale hala weydiiyo haday dacwad ka qabaan...lol
Alah ha u naxariiisto dhamaantood waa riwaayadii ninba timo xamer Abwaanadii Boon xirsi iyo meecaad miigane iyo
Laxankana Heesaha oo dhan riwaayada Axmed Gacayte intii dhimatay ilaahay ha u naxriisto Aamiin
Sax
Kaasu waa sharkaaa
Anna waa sharkay'e
Ka shakaal dibnaha'oo
Sheedda kala colloow✍
Heeso waa HeesiHii Horre ..
◇Maxamed Axmed Kuluc
♧Amina cabdilahi xirsi
Alle Ha U naXariisto DhamaantooD😢
Waa Hees macaan oo waliba xasuus igu leh bari dhaxe baan aad u dhagaysan jiray heestan Aun Kuluc & Aamino Cabdulaahi
aliabdullahik062@gmail.com
Ruwaayadii ninba timo xamar heesta ii wad sheekada ee isla ruwaayadan ku jirtay isla fanaaniintan ayaa ku luuqeysa sxp noo soo gali adinkoo mahadsan fankii hore naga xaqab tira waayo waayijii wacnaa chennalkan aad baan ugu xiranahay mahadsanidiin howshiina halkiina ka sii wada
Waxan filaya in aay heestan qoraalkeda qaladaad yar ku jiran. (Majirto shanta diin Islam ee halkas iska sax sxb. Mahadsaniid)
Shanta tiir islaamkiyo weeye
Waan ku wataa bro hore u soco
Mahadsanid balse meeshaa waxaan filayaa Iney tahay
( Shabadeed dhacda "aheyd )
SHEBADII (YACNI GABADH SHEBAD AH WELI LA GUURSAN) BAAN U MALAYNAYAA.
SHEBADII RUNTA AHAYD
Erayadii Boon xirsi ( AUN)
Maleegtan micno weynbay Ku fadhidaa guulayso walaallo
Waa sidaa ina San waynana u gee
Meeshaa bal.hubi shabadeeda ( kelida ) aheyd
Malaha maaha sidaad u qortay shabadeeda ( dhabta ) aheyd
Ama shabadeeda (dhalad ( dhag ) aheyd
Sentence jumlo noqon meyso
Mahadsanid
Bal.yara hubi adoo mahadsan
Shaydaan iblays ku yidhi
Shifo kuuma laha kani weeyaan
Waa heesaha aan ugu jecelahay oo Runta sheegaya Bulshadana ka sheegaya Runta
Waayo waayo
ereyadii boon xirsi laxankii axmed gacayte yusuf
Laxan saaran culusaa! Marxuum Gacayte raad weyn buu fanka Soomaalida kaga tagay.
Heestani waxaa lahaa abwaan boon xirsi saddex heesood ka mid ah riwaayada ninba timo xamarýe
asaxabta waayo horay u socda hestan waxey ku jirtay riwayadii nimba tima xamar hal aburkii wadajired miicad miigane faxal iyo boon xirsi
WAXAD U CIYAARI KARTA MURTIDAN KOLKA QOFAD ISKU WACNEYDEEN LAGA SHAKISIIYo!😂😂👍👍👍
Sida boongaha iyi kitaarku u wada shaqaynayaan baa yaab leh. Isbeddelka muusikada seddex garaacis baa isku xiraysa. Cabqarinimo iga dheh.
Waxayaabaha aan heestan ku jecelahay ayaaba durbaanku kow ka yahay. Iyo sida labadooda cod midna u yahay kii nin rag ah lagy yiqiinay iyo sida ay codkeeda dabacsan ee macaan ugu luuqeyneyso
Waxay ku jirtay heestan Riwaayaddii Ninba timo xamar oo haddana xiir. Abwaan.Meecaad Miigane
Yaa salaam
Riwayad Niba tima xamar waxa wada wada Alufay AHUN boon xirsi bobay gab iyo macada migan oo macaleysh Riwayad waxan ku dawaday tiyetaarka hargeysa waxa hesa wada qadaya AHUN maxed Axmed kuluc iyo Amin cabdilahi xirsi
Waxay ahayeen labafaniin ah oowanagsan
waah waah
Shantarad waa ciyaayiree,
Shaxda dagoo irmaan qaad.
Maxaa laga wadaa yaa igu dhaama oo iisheega
Waa shax la ciyaaro afaray la yidhaah zxp qofku hadduu irmaan kugu sameeyo wuu kaa badiyey markuu sadex isku beegaba midhbuu qaadaya xoolahaaga
Dee malaha waa soo gabgabee oo Iguurso
Shantarad wa hab shaxda lo ciyaaro lkn magaca shantarad wa ciyaar gooniya ingriisi wa (chese) carabina wa (شطرنج) aya layidha
Kilmada irmaan qaad heestan waxay micno ugu jirta wax iska celi weeye ama is daafac,
Marka shaxda la ciyaarayo laga badiyo aya la yidha irmaan qaad oo is daafac ingriisi (checkmate) carabi (كش ملك) aya la yidha
Marka fara ku boodhlayaasha kale hala weydiiyo haday dacwad ka qabaan...lol
@@maogtahay4999 waad mahadsantey sxb intaad ii sheegtaa micna ahaan iga badan
@@maogtahay4999 Maxaad shax ciyaartay!