"Maxaa Sababa In Dadku Diinta Islaamka Ay Ka Baxaan ?"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 80

  • @jalaalmedia
    @jalaalmedia  22 дня назад +27

    "Ilaahay ha inaga yeelo kuwo ku sugnaada diinta ilaa geerida. Rabbigeyow, qalbiyadeenna Ha leexin hanuunka Dabadii !" ❤🤲✅️

    • @sahramuuse4678
      @sahramuuse4678 22 дня назад +1

      Aamin yaa rabi

    • @xasuusogeerida1458
      @xasuusogeerida1458 22 дня назад

      Wll will qiimo badan oo diin leh baa tahee, dhag ha u dhigin dadku waxay ku dhahayaan. Comment waxaan ku arkay qof kaa sheegaya waxaadan ahayn .

    • @AmranIsmacil-c9z
      @AmranIsmacil-c9z 22 дня назад +2

      امين يارب ❤❤

    • @JIMCAALE__10
      @JIMCAALE__10 21 день назад +1

      اللهم أمين

    • @DiiriyeMaxames
      @DiiriyeMaxames 21 день назад

      Amen yaa rabi🤲

  • @HafsaAdem
    @HafsaAdem 22 дня назад +17

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك ❤❤

    • @AishaAli-p5v
      @AishaAli-p5v 19 дней назад

      Why dinta kirishtan aysomalidu uqatan what about hindu or juwish uqadan ma lacag ba .

  • @Salma-k3n
    @Salma-k3n 16 дней назад +3

    Wll nabi Muhammed scw wuxuu dhahay raga wax fcn Mahan in ay farta dhexe faraanti/Fargal xirtaa👍

  • @muna-Cabdi
    @muna-Cabdi 16 дней назад +3

    Alle ajar hakaa siiyo wllkey kheyraa aad noso gudbisey❤❤

  • @axmednuurmukhtar8376
    @axmednuurmukhtar8376 22 дня назад +15

    zxp wana ujada wadade guushad haysa ha quusan views wad hale🥰

  • @hudaismail278
    @hudaismail278 17 дней назад

    Alla yaa rabi wajigaaga quruxda leh ayn kugu baryayaaye wiilkaa yar daraaadaa ayaan u jeclaadee Ilahayaw kusug diinta islaamka ilaahayaw jeclaw amiin

    • @jalaalmedia
      @jalaalmedia  16 дней назад +2

      Aamiin Yaa Rabbi Dhammaanteen

  • @kadarahmed255
    @kadarahmed255 9 дней назад

    Masha Allah, Cabdifataax yare barnaamijyo qiimo badan baad soo gudbisaa halkaa kasii wad.

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 20 дней назад +1

    Ilahey hana lumin markad na hanunisey ka dib, qalbiyada ilaha rogrogow nagu sug iimaanka iyo islaamnimada🤲🤲🤲

  • @AbdiwasacMohamed-p4e
    @AbdiwasacMohamed-p4e 22 дня назад +4

    سبحان الله العظيم واتوب اليه

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 дня назад

    ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤

  • @TabinFikrad
    @TabinFikrad 22 дня назад +3

    Wallkey jazakallah aad baad u mahad san tahay allah ka abaal mariyo amiin yaa rabi.
    Hal talo iga qaado muqaalada ka dhaaf music 🎶 hindiga.
    Soo saaro islamic background nasheed no copyright

    • @jalaalmedia
      @jalaalmedia  22 дня назад +2

      "Waad mahadsan tahay talada qiimaha badan. Dadaalkaas waan ku dadaali doonaa oo waxaan isticmaali doonaa Islamic background nasheeds aan copyright lahayn, Insha Allah."

  • @SagalSalad-of8vb
    @SagalSalad-of8vb 21 день назад +1

    ربنا اء تينا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك

  • @Ahmed_sandheere
    @Ahmed_sandheere 9 дней назад

    Mansha Allah calayk

  • @Modern_Mindset7
    @Modern_Mindset7 22 дня назад +2

    channelkan 100m buu uqalmaa jasakallaahu khyr

  • @CabdiraxiinCabdisalaan
    @CabdiraxiinCabdisalaan 22 дня назад +2

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @DeeqocaliCabdiraxmaan-qv7xs
    @DeeqocaliCabdiraxmaan-qv7xs 20 дней назад

    Mhadsanid walaal taladaada. Alle ha inagu sugo diinta. Aamiin.

  • @Malaawi7
    @Malaawi7 22 дня назад +3

    Mahad sanid wll Barnaamujyo tayo leh ayaad noo soo gudbisaa hore usoco zxp
    Wxaan jeclaan lahaa inaad Barnaamuj noogasoo samayso dawlada islaamiga ah ee Afghanistan iyo raga halkaa ka hirgaliyay wx aan cidkastoo muslin sheegataa ku dhiiran karin iyo wadada geesinimo da leh ay qaadeen

    • @jalaalmedia
      @jalaalmedia  22 дня назад +2

      Abshir Wllo

    • @Malaawi7
      @Malaawi7 22 дня назад

      @@jalaalmedia thanks 🙏🏽

  • @RASHWAANCALI
    @RASHWAANCALI 8 дней назад

    ALLAHUAKBAR

  • @WAYRAMEDIASTUDIO
    @WAYRAMEDIASTUDIO 22 дня назад +1

    ماشاء الله تبارك الله يا أخي العزيز عبدالفتاح طيب😊

  • @Blacklight-s7p
    @Blacklight-s7p 18 дней назад +1

    Mar hore ayaa ogaa kan in uu gaaly yahay

  • @AbdiqaadirMohamed-sc5vr
    @AbdiqaadirMohamed-sc5vr 14 дней назад

    Video heer sare hore usoco ❤

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii 22 дня назад +1

    Alle hanaga haayo xumaantoda iyo Galnimadooda,"
    Zxb Mowduucyo Wax-tar leh ayaad So gudbisaa Wadna ku mahad-san Tahay" noso badi Mowduucyada Wax-tarka leh"

  • @Samira-cy8bm
    @Samira-cy8bm 19 дней назад

    هو الله لا شريك له

  • @Ahmed-d1k1r
    @Ahmed-d1k1r 19 дней назад

    Jasakala khayr

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 21 день назад +1

    جزاك الله أخي

  • @Cismaanfarxaan-n5w
    @Cismaanfarxaan-n5w 22 дня назад +1

    Masha allah

  • @SaleebaanXasan-p6w
    @SaleebaanXasan-p6w 22 дня назад

    Walaahi sifiican ayaad usoodiyaarisay

  • @MariaDahir-g9h
    @MariaDahir-g9h 21 день назад

    Amiin yarabi ilhayow diinta nuusuk 😢😢

  • @Maxamed20s
    @Maxamed20s 21 день назад +1

    Sxp qeybta udambeyso musica ka jar plz

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 18 дней назад

    Subxanaka yaarabni

  • @Muxamed-9
    @Muxamed-9 21 день назад

    MasHa Allah 😊

  • @Zakaria-Moha
    @Zakaria-Moha 22 дня назад +1

    Mahadsanid wll

  • @Abdirahman_mo17
    @Abdirahman_mo17 22 дня назад

    Wllky Abdifatah ❤ keep going mawduf wcn

  • @nuurdawlad4820
    @nuurdawlad4820 21 день назад

    Maansha allaah

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 18 дней назад

    Subxana Allah

  • @AaminaxuseenAaminaxuseen-r1u
    @AaminaxuseenAaminaxuseen-r1u 21 день назад

    Masha allaah ❤

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 18 дней назад

    Allah waaxid

  • @NimcoJimcale
    @NimcoJimcale 22 дня назад

    M.a wllo alle haku xifdiyo

  • @CabdiCadaani-e4t
    @CabdiCadaani-e4t 20 дней назад

    Muuqalka ciwankisa badal dheh maxaa sabaaby in wiilkaan/ninkaan somaliga ah kabaxo diinta suuban/islaamka

  • @hudashariif4254
    @hudashariif4254 20 дней назад

    Subxanalaah

  • @Halkuakaigs926
    @Halkuakaigs926 20 дней назад

    Qofka diintu doon ayuu qadan kara
    Allah ayaa kala xiisabtami
    Ee Niow danihina ku mashqula
    But don’t judge 🧑‍⚖️
    I am Muslim ❤

    • @UPDALLA-ISMAIL-philsopher
      @UPDALLA-ISMAIL-philsopher 20 дней назад +1

      Hadaba mid ogow qof kasta hdu dantiisa ku mashquulo ado kle o umi ah wxba akhrin wxba qorin ya u maqan iyo dadka nocago kle ah Camada ah

  • @rashiidusman-z9k
    @rashiidusman-z9k 13 дней назад

    walaal sawwirrada iyo videoyada dumar jidhkooda tusaya oon xijaab dhamaystiran aan qabin hasoo dhigin youtube, walaal calaamada cross ee chritianku ay leeyihin hafaafinin

  • @WAlal-c2c4z
    @WAlal-c2c4z 22 дня назад +1

    Walaahi waan naxay😢

  • @LatifaElmi-x1e
    @LatifaElmi-x1e 15 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @siiseycadde9810
    @siiseycadde9810 20 дней назад

    Ani wxaa os leeyhy waa LA sixray

  • @MohamedSulieman-h2i
    @MohamedSulieman-h2i 22 дня назад

    AsC wll apdi vataH

  • @BashiirFaarax-g3c
    @BashiirFaarax-g3c 22 дня назад

    ❤❤❤❤

  • @muhammedhassan418
    @muhammedhassan418 20 дней назад

    Wilkan horta hoyadisa somali ah isaga wa yamani een teda kale wxy ahayen dad masakin ah o la cawiyay waliba guri ay daganayen o islii ku yalay free aye ku daganayen lacag darted ayu dinta uga baxay

    • @FanTube0001
      @FanTube0001 18 дней назад

      Are you sure of what you saying? Halkee baydeganyihin rerkisa

  • @GUURE10-r
    @GUURE10-r 21 день назад

    Diinta Islamka sadax sano kahor Ayaan kabaxay Lakin wali diin kale ma aannan qaadan Waxaana hada amisnahay diimaha oo dhan ineey qurafaad yihiin, Lakin Waxaan layaableh in Somalida isku qanciyaan in dhmaantood hal diin wada heestaan !!

    • @jalaalmedia
      @jalaalmedia  21 день назад +4

      “Somalida waxay ku qanacsan yihiin hal diin, sababtoo ah Islaamku waa diinta runta ah oo dabiici ah. Qur’aanka waxaa lagu yiri: ‘Waxaa kaamil ah Diinta Islaamka oo keliya’ (Aal-Cimraan: 19). Inta badan dadka soomaalida, iyagoo baaraya, waxay ogaadeen in Islaamku yahay diinta ugu xaqiiqda badan. Ma kula tahay in hal milyan oo qof ay si qalad ah u wada arkeen runta?”

    • @GUURE10-r
      @GUURE10-r 20 дней назад

      @jalaalmedia Haa dabcan wax ka badan 1.0B oo dad ah Ayaa shekooyin qurfaad ah diin ahan u amisan weynaa dhici kartaah midna ogow runta Laguma qiimeeyo badnaanta,
      Quraafooyinka iyo sheela xariita Qurafaad iyo sheeko xariir unbey ahaànayaan xita hadii eey malayiin dad ah rimeesan yihiin
      Waxaase laaybleh oo isweydiin mudan ilaheyga malayiinta galaxies abuuray maisla ilaheyga Abu lahab Soo caaye !!🤔

  • @marshalgentilman
    @marshalgentilman 22 дня назад

    jaahilkan wa ku qosla walaahi waba doqon yaa wax ka rumaysanaaya wuxu sheegaayo wa wax u faafinaayo u firsada wajigiisa wa mashruc u faafinaayo una yahay

    • @LamineYamal-i3u
      @LamineYamal-i3u 22 дня назад

      Kee weeye maxaa ka wadaana

    • @marshalgentilman
      @marshalgentilman 22 дня назад

      @@LamineYamal-i3u kan hadlaaya Jalaaal media waxan u sheegaayo wa mashruc u faaafinaayo waayo wajigiisa u firso u yahay qofku wuxu yahay wajigiisa bay ku taaala wuxuna u shaqeeya fathia absie ee iska ilaaaliya

    • @jalaalmedia
      @jalaalmedia  22 дня назад +5

      "Walaal, waan ka xumahay inaad sidaas u aragtay. Ujeedkeygu wuxuu ahaa inaan xogta ama fikirkeyga si hufan ula wadaago dadka, mana ahan wax aan dan gaar ah ku leeyahay. Haddii aad aragtidaada qaldan u aragtay, si daggan ayaan u caddeyn karaa."

    • @jalaalmedia
      @jalaalmedia  22 дня назад +4

      ​@@marshalgentilman"Walaal, waxaad sheegeyso waa aragti aad adigu qabto, laakiin ma saxna in qof la iska xukumo wajigiisa ama cidda uu la shaqeeyo. Ujeedkeygu waa inaan xog ama fikrad ka dhiibo mowduuca oo aan la wadaago bulshada, ee ma ahan wax shaqsi ah ama dano gaar ah. Haddii aad hayso aragti kale, waan soo dhaweynayaa inaad nala wadaagto."

    • @marshalgentilman
      @marshalgentilman 22 дня назад

      @@jalaalmedia yaabka adunka sual sxb adiga hada hadu shaydan run ku sheego maad rumaysan? run iyo been waxa ka horeeya shaqsiga qofka wax ku sheegaayo qof aad garanayn wuxu yahay waxad ku xukumi wajiigisa wuxu sheegaayo ee anigu qof an ngaranayn waligay waxba kama rumaysto waayo shaydanku xita runta u sheega si u dabin kugu riido wa taalo walaltinimo ee waliga hadal ha xukumin ee qofka xukun waayo ana ku neceb baan oron kara wan ku jeclahay . hada ma fahamtaay qof ba la xukuma ee hadal lama xukumo yaabka adunka

  • @sahrasunshine8038
    @sahrasunshine8038 18 дней назад

    Masha Allah

  • @CabdimuncimSayidAxmed
    @CabdimuncimSayidAxmed 22 дня назад +1

    سبحان الله العظيم واتوب اليه