Masha allah walal waad ku mahadsan tahay garaadkaaga fiyow oo xikmadaha ku soo maaxayaan aad nala wadaageysid wn kaaga mahadcelineyaa hana ka caajisin in aad fakarkaaga ama aragtaada wanagsan in aad inoo soo gudbisid Thank you
mshlllllll wll wax badan kaa faa.idnay Alle haku xifdiyo kaftan yar wan guursan rabaa in aan gaber 5G ah raadiyo wayay caawa kadib si mustaqbal wanaagsan u dhisanno
Maansha allaH Allah Caqliga Haku siyaadsho walaal Waxad tahay qof aan Afkaar badan ka midaysanahay Waxan jeclaystay inaan wada xidhiidhno Muhiima ma aha inaan halkan kugula wadaago ciwaan kayga ama lambarkayga Waxase ii muuhima inaan ogaado inaad diyaar u tahay inaad isoo dhawayso si aan kula wadaago halkad igala so xidhiidhi lahayd waayo ma hayo meel khaas ah oo aan kala soo xidhiidho Waxan sugayaa jawaabtaada Insha allah
War niyow manta shaki aya igu beertay Aniga 18 ila 40 u dhexeeyaa 3 so sheegtay wax aanan aheyn aya ku mashquulay Caafimadkeyga mise jirkeyga aye wax ka qaldanyihiin miyaa maxaasa looga baxa sidaas
One of The most intelligent and wisest Somalis I've ever seen. Thank you bro. Allaha ku barakeeyo caqligaaga iyo xigmadaada❤👏👏👏
Garaadku markuu bisloodo aqoontu markay adeegto daacadu markey dadaasho sida wiilkaas ayaan gabigaa wada murti noqotaa mashaa allaah
Illhy ha ku sharfo ustaad❤
M.sh
Masha alaah ilahey aqligada ha ku siyadiyo hadii ad sidad u fakareyso an u wada fakarno Somalia wey hagageysa ilahey Somali ha so hadeyso amin
Masha allah walal waad ku mahadsan tahay garaadkaaga fiyow oo xikmadaha ku soo maaxayaan aad nala wadaageysid wn kaaga mahadcelineyaa hana ka caajisin in aad fakarkaaga ama aragtaada wanagsan in aad inoo soo gudbisid Thank you
Thnku alot 💯💯💯🖒🖒🖒🖒
mshlllllll wll wax badan kaa faa.idnay Alle haku xifdiyo
kaftan yar
wan guursan rabaa in aan gaber 5G ah raadiyo wayay caawa kadib
si mustaqbal wanaagsan u dhisanno
😂
Abdirizaq ninka kaliya video yadiisa aan dhameesto waxbadN kafa iday thanks ❤
Wiilkan magaciis hala ii sheego walalayaal
Abdirizak Dhoore
Aqoonyahan Soomaaliyeed 💯
Walhi wax badan ayaa kaa faiday allha ku xafido pro
18:52 18:56
Maansha allaH Allah Caqliga Haku siyaadsho walaal
Waxad tahay qof aan Afkaar badan ka midaysanahay
Waxan jeclaystay inaan wada xidhiidhno
Muhiima ma aha inaan halkan kugula wadaago ciwaan kayga ama lambarkayga
Waxase ii muuhima inaan ogaado inaad diyaar u tahay inaad isoo dhawayso si aan kula wadaago halkad igala so xidhiidhi lahayd waayo ma hayo meel khaas ah oo aan kala soo xidhiidho
Waxan sugayaa jawaabtaada Insha allah
Waxaad kala xiriirtaa Facebook oo uu soo geliyo muuqaalada abderazak mohamed ali.
Mashaa Allah wll Allah ha ku xifdigo
War niyow manta shaki aya igu beertay
Aniga 18 ila 40 u dhexeeyaa 3 so sheegtay wax aanan aheyn aya ku mashquulay
Caafimadkeyga mise jirkeyga aye wax ka qaldanyihiin miyaa maxaasa looga baxa sidaas
Halkan ayaan weli joognaa:
ruclips.net/video/ACS6EQWQ1Iw/видео.html