Cimrigi ba jacel wa cawaaqib xunyahey cudurkan ihaya wa maqasheyn magaceedana wa maqsheyn idinka wax fudud ba uaragtaan Anigana wax weyn bey ila tahey cashaq nin u heley walige wa cadibna anna lamid bn ahey cimrigi ba jacel wa cawaaqib xun yahey ❤
ceeb cayda daa nin nin macaayee hana danbaabin wax aadan hubin inay music ga iskala jiboodeen baa dhacda qof cabsan maa saas wax utuma ama sidaa uheesa
sxbkey maxamed kabanle caadi ma ahan heestaan maxamed saleeban tubaac ayaa i soo xasuusisay waad ka baxsatay heestana waad kiintay fifil sidoo kale qaabka uu u tumaayo kabanka waa uu diyaarsanyahay gabdhahaan ma iga dabeeyeen nairobi
Walahi labo nin oo waaween baa heestaa iskugu tagtay fanku waa fankii hore tubeec legend mahmed kabale ❤️🔥
🤎
Wow amazing codki maxamed saleeban tubec waso dhawaaysay legend maxamed kabanle lkn wilka qaaciga tumaya boqolkiiba boqol wkenay wlhi Mhdsanidin dhamaantiin, ninkaas manta faladagan iyo balbalarka ka caansan lagu leeyahy aduunyo wataasa fanan udhigma fanaaninta manta wa yaryihiiin lkn wakhtiga ka hiiliyey wa fanan buuxa wakhtugu wakan so saaray faladagan iyo balbalarka maxamed kabanle na la hadhay😢😢
Euei
Indeed.
Khatar Cadiim ! Ninka Cuudka tumayaa iyo Ninka heesayaba Well done
Alla maxuu filfil kabanka ku raaxaystaa.
Boqortooyo
Aflagaadadu/ Caaydu, waa astaanta kuwa war xuma tashiilka ah.
Salaan sarre abtiyaaal/ habyaryaal.
Waa runtaa aflagadadu waa dulinimo
Afkiina caano lagu qabay. Wonderful duos.
Msha allh m.kabanle
Iyo kabankoo ah fil fil hore usocda
Ustaad Filfil ilaahay gacanta ha ku barakeeyo 👏🏻👏🏻 caleek
Aamiin
Caashaq ruuxu helaa
Kolley waa caddibmaa
Curyaamowday Haduu
Cago kaa xidh-xidhee
Cimrigiiba jacayl
Wuu cawaaqib xun yahay.
Woow!! Innaba caadi ma'ahan runtii Maxamed Kabanle codkii Maxamed Saleebaan Tubeec wuu keenay barteeduuna dhigay
Filfil-na kal iyo laab buu ugu raaxeystay kabnakii woof caleyk 💯
Sun, 6/Oct/2024 1:36 Am habeenimo.
maa axlaa wamaa axsan kabanka FilFil😍
Maxamed maxamud maxamed xasan (kabanle) saqiir
Halkeedibaad dhigtay wlhi
Maasha allaah asna waa maxamed kale oo reer mudug ah keep going
Filfil waa gartay adis abab ayaan isku baranay wa nin aad u macquul ah maxamed kabanle waa rageedi markhti waxan ka ahay in uu fanaan yahay
ish qiyaasag yaa maxamed kabanle iyo ustaad filfil xayaakumulàah
My legend mohamed kabanle you star bro💯✔
Uk Studio
wllo qaraamiga badso walipa addigu heesaha Kendra daahir play back
meel innaga saaar
Wooooof yaa calayk ustaad filfil io maxamed kabanle ❤❤❤
Yaassalaam ya filfil wd na ruxden 👏👏
Adiga naga walaya inabti❤
Ninka musiga garaacaya ayaanba kahelay walahi siduu u dheelaayo
labo kala daran, cod iyo kaban waalan thnx sami maxamad.
mohamed jookar kkk
Wooow 😍Kabanle + Filfil
Legend fil and maxamed kabanle greetings from diktor wajir
From wjr
kabanle iyo ustaad filfil wlh wa rag culus
1:00 Filfil Amazing 😆
Cimrigi ba jacel wa cawaaqib xunyahey cudurkan ihaya wa maqasheyn magaceedana wa maqsheyn idinka wax fudud ba uaragtaan Anigana wax weyn bey ila tahey cashaq nin u heley walige wa cadibna anna lamid bn ahey cimrigi ba jacel wa cawaaqib xun yahey ❤
Liiban zhalookhis 🎉
Allah ha igu guuleeyo mirihisana rabbi ha ituso intey ila martaba wa ku adagahey ama wa i khasbaya o hal meel bu u jeeeda ee rabbi ha i fudeediyo🎉
Maanta yaa marqaansan waa jimcee oo kaban u baxayaa
Ninka cuudka tumaya Caadi ma aha Waa legend.
Mucalimuu mr filfil
maasha alaah ishcalaa kaban macquula qatar
🎸❤❤ waxaas baa Cuud ah
maasha allh maxamed kabanle wlh xusuus ayaad igalisay tubeec waad ku keentay adi iyo filfil allow idin dhoor
Walee i bille kabanlaha anteenaa u daaran kabax
Nice music fil fil💯✔🎶🎶🎶
Fil Fil hanoolado 3&9 guul dhamaan tiin iyo somaliya dhamaan tiin
Kabanle barteeda ayad dhigtay inadeerow ❤
Fil fil iyo xertuba way salaamanyihiin
SAMAAMULAAHI BRO
Come in ustaad fil fil whith Mohamed Kabanle📻❤️
masha Allah Macalimiina is helay Abdkadir FilFil & maxamed Kabanle Allah Idin dhowro sxpyaaal
weldone I love this kaban and the voice
USTAAD KABANLE
USTAAD FILFIL. oo ku raaxaystay cuudka
Sida Calanka saafigaa, Oraahda afka aanu ku'hadalo, iyo Gayi'geeno hooyo noo mideeyey, ayaa Max'ed Saleebaan(Tubeec,) Cumar Dhuule, Cabdi Tahliil Warsame, iyo Ina Ciise Bootaan Soomaali u'mideeyeen.
Vive med.
3:20 illaa 3:33 daawo
kuwanaba ka fiican dowlada!!!😆😆😆😆😆😆😆😆 well said; dowladu waa boring ama caajis hadey dowlad tihiin maxay kolkey xilka ka degaan debadaha ugu cararaan oy dadkoooda dhibka ula qeybsan waayaan?!!!
👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Well said corruption 👏
29 .6.2023 baan heeskan Aad ugu murqamayaa ❤
Legend Ninkii Yaqaana Yaqaana
Kabanle
maxamed wad gashay sxb laacib si fiicane waa laguugu tumay.100%
Dadkaas yaad ka aqoonsatey oo jooga 2021 oo caana
Mohamed kaban iyo fil fil waxaan jeclan lahaa sidaa inaa meesha jooga jeclan lahaa intee waye
10/04/2020 bandawga istanbul iyo corona virus baan kaga bxyaa
NINKAAN CODKA TUBEEC WUU SOO DHAWEEYAY FANKA RUNTA AH RAGA UU KU DANBEEYO AYAAD TIHIIN MAHADSANID Cabduqadir hassan SIDA AAD INOOLA WADAAGTAY MUUQAALKAAN
kkkkkkkkkkkkkkkk meeshu way shidantahay habluhu cadcadaa mise waa doqon iyo habeen baa madaw sxb kabanle waxaad tahay fanaan mustaqbal le
Cimrigiiba jaceyl
Wuu cawaaqib xunyahay
#Axsan
waaad keeynta bro go forward sxbw kuwakle oo aad u badan waan kaa sugeyna
Heesta ku raaxaysta marqaanka ragga haku mashquulinee maryooley waaxit lol
Sax maryooley warlee wadan
Haaa sxb runta usheeg
Waah waah caadi ma aha quba wixii hore.
Nin weyn waaye kabanle
Macalin FILFIL cimrigaa hajiro.
Ramadan kareen mr filfil wuu shiday nairobi. Waar horta ninkasi wa akhyaare wa goblke kaso jeeda?
Ramanadu mubaarak bro👌✋
@@filfilstudioproduction sxb walahi si waynban ku tagera from hargeisa. Heesaha dambe kamanka inoogu wad fananiin badan baad so sartay
Galmudug
Macalin fil fil boqorka cuudka
My miriqaaan walhi
From Ankara Turkey 18/6/2022
Rageedii wlhi kama daalo heestaan inaan Ku murqaamo
Yaa qaada heestan sxpow
Hadaan ku murqamaya sxb qali
Maxamed kabanle iyo filfil oo is helay waa duni kle
Fanka Nairobi waaka walaahi sanadkan dhamadkiisa nii imana iso dhaweeya
Wwwww Amazing
Kaban kamacaan ebedkeey ma maqlin
Filfil❤
Inaba Caadi ma ahan Yaa madad Fooxa Dabka ku Shubaa Qaaci Time
Waa dhaqankii waah waah
Filfil big man
Midka kabanka garaacaya Waa jilbaysanyahay...
❤
Fanaanku xidigaha miyuu marayaa mise anigaa mooday
Wlh waan hubaa shakina kuma juro inaa booskoodi buuxin.kartaan ragii hore
Way isla heleen lxnka kabanka codka hore usocda
Waaw
Filfil iyo kabanle waan taageeraa lkn nimanku ma cabsanyihiin waa yaabee
Hh waa marqaansanyihin qaadki ku bar go,ay🤣🤣
cuudkaa kan garaacaya waa jidbeysanyahay walee kkkk marba is iri ma oynayaa kkk
Kk ad ban ugu qoslay qoralkaga. Xidighu maraya
Kkk wllhi caadi mahan
CiiD MubaaraK🖐
Kaban dhan ninkaan markaan arko ayaan nacaa dhaqaaqiisa
Really cod wuu leeyahay lakin wuxu la so bixi wayay waan iska garanayaa😪😪😪😪😪😪
Sxb nosheg noh
Marqaanka ayaa waqtiga ka qaatay sxb
Hmmm waar waan kula fahmay zhp waa jajabantaa baaze lala qayilayoH ayaa shaadh madoobe kaa dhigayzaH 😁😁😁😁
yasalam kamanka ayaan kuhaysta hees iga dheh
Great Talent. Afkaada caano lagu qabay.
Top
kuwaanaa dowlada somalia ka Fiican
maxamed kabanle mgcga horay u maqlay
Waa waad marqaan
Kabanka waa fiicanyahay laakiin waxaan laga daba garaacaayaa fool xumeynaayo oo jugta iyo jaqaftaa
Maxamed kabanle kaama daaalo LEG 2020/09/13
War toloow FILL FILL xagee ku danbeeyay ??
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wallahi waa cajiib siduu afka u qaloocinayo ma hargeysaawi baa kkkkkkkkkk\
khadria osman aduuu mxd ka aaamizntahay aduu awow
Maya
Maya huunno kani wiil Xarardheere waxba uma yaqaan eray iyo luuq harfeysa with all due resoect dabcan .
Innaga daaya qabyaalad fanku waa meesha aynnu ku nasanno walaalayaal. Ilaahay boggeenna burcad haysu mariyo. Ilove you all Somali.
wle wiixi horeba quba
Talaw meeshani wa halkee ninkaasi codkii maxamed salaben tubeec wu kenay laysma caasiyo alla yacisak
ustat filfil iyo macalinka an kadhicin maxamed kawanle wad kabaxsaten waxan leyahay kixasit ah wadada cagta sar
Wah waah oroginal voice
Long time libaax codkaan kugu aqaanay ayaa lasoo baxday habeenkan sxb waxa isoo xasuusisay jam street. Iyo xaafadii ilagaro.magac masheegaayee
islii hahaha
Labaduba cabsanyihiin car ayaa Ila arkay sida kle rgeedii walhi
ceeb cayda daa nin nin macaayee hana danbaabin wax aadan hubin inay music ga iskala jiboodeen baa dhacda qof cabsan maa saas wax utuma ama sidaa uheesa
sxbkey maxamed kabanle caadi ma ahan heestaan maxamed saleeban tubaac ayaa i soo xasuusisay waad ka baxsatay heestana waad kiintay fifil sidoo kale qaabka uu u tumaayo kabanka waa uu diyaarsanyahay gabdhahaan ma iga dabeeyeen nairobi
Wwwwwwwwww my bro qalinle kusoco hestan wad kuso baxday bro laxameste an cadi ahen nah wuu kugaracah bro
Ustaad filfil iyo boqorka codka ayaa is helay.
Nacal ka wlh Inaa Meshaas Joogaa Umaleeyaa Sacab Idilay
Wa ku salamaya xage jogta wll
Hablaha fadhigan fadhiya qurux badanaa midba mida kale ka qurux badan weyow wey iskaabulunimo a caloosha i xanuujisay