ahhmed silanyo geesi buu aha wuuna ku saxna inu mucaridka xata wax ka siiyo dowlada hj geed buu ku xidhay oo 3 wasiir qudha buu siyaay kuwa kale 20 marku qaybiyaaay qaybtii ma qadane wuu qaybiyay lakin muuse fartiina eersan doontan markuu laha hj u jeeday waana oday aan aqoon lahayn aduunka mar qudha maha reerkiisiina may qayban hada wadanki hj debadu uga tuuray ogaada taas lakiin waxba maha wa abaal laawe muuse idinku dalkiina u dulqataa marku rerkiisa meel wlaba geeyey intii ka soo hadhay magaado siiyaay muuse waa nin qabiil qaday ha joojina beri bay imane
Waaa kuwii laga handaraabey dollarkii siilaanyo faraqi jirey. Xariif iska shaqo tag muuse ma xoolaad u dhiibatey waa ceeb shaxaadku camal kale yeelo xayraanimada aad ka baxdide xoolaha umada u daa.
Kanda rabi, Kkkkkk hhhhhh, Habar jeclo faanka laguma gaadho ila hadana wax kula tartama lama hayo bilada faankana iyaga biciya. sidaas ayuunbaanu u fahamnay hadalkaagii.
Lol war faanka beesha garxajis la yidhaahdo baanu billad ku siinay. Xitaa habeenkii marku dadku seexdaan baanu libaaxyo noqonaa bay ku sheekeeyaan hhhh
Ninkan oo kale ayaan ku haynaa Xamar,Fiqi,C c Shakur markii ay waayeen wasiirnimo,waxay noqdeen falaago qarrandumis ah nin soori kaa qaaday waa nin Seefi kaa qaaday.
Hunguri wayne madaxtooyadii baada bixin jirtay waa la badalay ama gabay ama habaartan ama cirka jeex soo dumi lagu aamusiin maayo matabcade kujare ku lahaa adaa lagugu jaray shaxaadkii
Asal Hargeisa, walaahi I crack up with laughter! aad baad iiga qoslisay, waayo kani wuu riyoonayaa waxa uu ku leeyahay maxaa laf aan feenfeento sidii dacawo xagaasatay la iigu soo tuuri waayey. Kkkkkk, kolkaasuu gabay ceyaal iyo budhu badhaa la soo fadhiistay. waa sida aad sheektaye waxa uu moodayaa dawladihii laalushka laga qaadi jiray. Allaylehe adigaa gabay xayraan/calacal la soo fadhiistay.
ma in beelaha darafyada ee somalinimada jecel in fikirkooda la afduubo oo xoog lagu maamulo miyaa democracy-ga?ma beesha dhexe oo kali ah ayaa dowladnimo rabta?
Ninkani waxa uu cadaystay inu hunguri ka keenay gabayga oo uu markii lag loo dhiibi waayey uu gadooday oo isaga oon is kala garanay in uu xisbigii ka baxay iyo inuu ku jiro oo miyir doorson ah ayuu gabagan ku miqiiqay deetana wuu helay jawaabtii. Kkkkkk hhhhhh, ha wadh layso.
abdirazak suleimana waa warey ma daraawish ayaad tahay haidii jawaabtu tahay haa waa ok hadii isaaq aa tahay waxaad u shaqeyen jirteen oo rufyaan u aheydeen ingiris waana la is yaqaan waxaad ku jirteen shaxaad siyidka ayaa idin sheegay ee soco oo taariikhda soo baro jaale siyaadna waxaad u aheydeen shaqaale iyo rufyaaniin ee waryaa ma xishooda yaal affkunoole yaal kkkkkkshut up
SAKHRAAAN khamriga iibiya Waligaaba Cadho Darteed Gabay ku Tiri Ama Ku Calaacal Hooyadaa iyo afar walalo yihiin toona wax ka qaadi maayan Dee Inaad bilaa aqoon tahay La ogaaday Naagoow
WAA KAA WUXUU U DAM IYO DIG U LAHAA WAXAY AHAYD DAN UU ISAGU LEEYAHAY. WAA KAA CADHADII IYO CIILKII UU M. MUUSE BADAY NINKII EX PRESIDENT. SIILAANYO LA CALOOL GUBYOONAYA.
MADAXWEYNE MUUSE BIIXI SHAXAADKII QALIN CAS AYUU MARIYEY, HANDARAAB IYO QUFUL IYO WAXAAD DOONTAAN DHAHOO WALE AYUU KA MARAY, ISKA QADHAADHOO AMA KUN GABAY TIRI, WALAY KAA TAHAY. IS CUN IIMAAN LAAWE
NINKAN IYO KUWO KALE OO BADAN WAXAY LACAG KA SOO QATEEN FARMAJO SI GABAYO QABYALADEYSAN LA ISKUGU JAWAABO OO SOMALILAND LAGU BURBURIYO WAY KA HOREEYAN REER SOMALILAND IYO SHICIIBKUBA NACS CIDNA MA AHA LAGU JAWAABI MAYO DHAMAAN UMADA SOMALILAND WAA GOB ADIGA MOYAANE
NIJAASKA BILA CAQLIGA AH ANIGA U JAWABI LAHA EE MAXAN U JAWAABA INTU XAAR QASTAY AYU WAJIGA MARSADY KAN RAGA SOMALILAND IYO DUMARKUBA INAY U JAWAABAN UMA QALMO EE UMADA KA XIDHA NIJAASKA
habar jeclo dad aan aad u jecelahy rag deeq iyo dadnimo badan i love thi family
Mansha alaah ilaahay haku xafido maskaxdaada ayaad tuujisay
Waa gabyaaa tusaale u ah, Dadkii hore siday ugabyi jireen, midho waa waynaanta iyo warqad la'aanta ee korka laga sheegayo. Aniga waxba igama galin qadiyadiisa, laakin ixtiraam abwaanimadiisa, waan uqiray.
Habar jeclo=ficil iyo karti udaa
Habaryonis= faan iyo fatabakh uda
Arab= halgan iyo hal adayg udaa
Cidagale= gobonimo udaa
Sacad muuse=calaacal iyo hadal jilicsan udaa
Ciise muuse =xaasidnimo udaa
Ayuub =khayr udaa
Toljeclo= bulshaawinimo udaa
Gabooye= farsamoyaqan udaa
Samaroon = cuqdad udaa dhulbahante= mintidnimo uda
Warsangeli= Xarago iyo xoolo uda
FIQISHINI=ga'doon udaa
Gunnimo garxajis u daa kkkk
Muuse dameer waad karbaashay tageedii walaahi waad iga qoslisay kkkkkkkkkkk
Ciilay way allow yaa 10 nin ee ninkan oo kala ah, iiga sooraaro Soomaali idilkeed, Caalamku nama Haweysteene,
Illaahoow walaal ku daa,
Oo waliba ku xafid Aamiin.
Asaagaa wuxuu orod
Kuwaayana Eebe
Meel gaaban kaa sii
Aamiin yaa rabi,
Dadka meeshan caaayaya waaa sacad muuse LoL muuse local ba lagu hirgisay
Ha ugafin sacad waa poqortoyo 😏
Boqortoooyadeeee lol
Wlhi wa abwaan qaranka ku qali ah anigu waxan ahaa tagerayaasha kulmiye lkn markan arkey dulmiga kumiye waxan ku biiray xisbiga wadani dhawaan
ماشاء الله لا قوة إلا بالله العلي العظيم .
NINKANI WAA ABWAAN XIGMAD DHEER LEH. LKN ABWAAN MADAX WAYNAHA U TARTIIBI. MUUSE WAA MUJAAHID.
Gabay laguma shaqaystee orodoo beer qodo talaan ku siinayaa nin gabya oo taajiray lama hayo
ahhmed silanyo geesi buu aha wuuna ku saxna inu mucaridka xata wax ka siiyo dowlada hj geed buu ku xidhay oo 3 wasiir qudha buu siyaay kuwa kale 20 marku qaybiyaaay qaybtii ma qadane wuu qaybiyay lakin muuse fartiina eersan doontan markuu laha hj u jeeday waana oday aan aqoon lahayn aduunka mar qudha maha reerkiisiina may qayban hada wadanki hj debadu uga tuuray ogaada taas lakiin waxba maha wa abaal laawe muuse idinku dalkiina u dulqataa marku rerkiisa meel wlaba geeyey intii ka soo hadhay magaado siiyaay muuse waa nin qabiil qaday ha joojina beri bay imane
kkkkkkkkkkkkk
kaftankaa runta la isugu sheegaa kkk...Muuse Xayraan
Alle ha caawiyo dadka dulman, hadal joojiyoo adhiile noqo ama askari
Reer waddani waa ku is tareexayane ugu bila calayk qoosolka day
Xaashee wax baa iga qabsaday xaajigaan waday😂 maanta
Waaa kuwii laga handaraabey dollarkii siilaanyo faraqi jirey. Xariif iska shaqo tag muuse ma xoolaad u dhiibatey waa ceeb shaxaadku camal kale yeelo xayraanimada aad ka baxdide xoolaha umada u daa.
Hhhhhhh Nin kaaa badiyeey uunba ka qaylaal siiyaa. Waa xaar ka biii 🤣🤣🤣😆😜
muxu badiyay wuu badiyaay wuu ceeboobaye xolaha umada miyuu ku badiyaay
Hadaan muuse xayraan aqaan
XIL uma dhiibteene xaashee
waxbaa iga qabsaday xaashigan waday
hadaanu nahey dad weynaa reer sland gabeygan kaftan ayaanu u qaadaney dabcan kaftankuna wuu furanyahey waxaanan filayaa madax waynuu haduu dhageysto inuu aad u qoslaayo
Kanda rabi, Kkkkkk hhhhhh, Habar jeclo faanka laguma gaadho ila hadana wax kula tartama lama hayo
bilada faankana iyaga biciya.
sidaas ayuunbaanu u fahamnay hadalkaagii.
Lol war faanka beesha garxajis la yidhaahdo baanu billad ku siinay. Xitaa habeenkii marku dadku seexdaan baanu libaaxyo noqonaa bay ku sheekeeyaan hhhh
Habar jeclo=ficil iyo karti udaa
Habaryonis= faan iyo fatabakh uda
Arab= halgan iyo hal adayg udaa
Cidagale= gobonimo udaa
Sacad muuse=calaacal iyo hadal jilicsan udaa
Ciise muuse =xaasidnimo udaa
Ayuub =khayr udaa
Toljeclo= bulshaawinimo udaa
Gabooye= farsamoyaqan udaa
Samaroon= cuqdad udaa dhulbahante= mintidnimo udaa
Warsangeli= Xarago iyo xoolo udaa
FIQISHINI=ga'doon udaa
@@daahirdalxiis4918 KKKKKKKKKKKK
@@daahirdalxiis4918 hhhh waad wada saxdee habaryonis iyo habarjecluun is waydaari
@@mustafeasad9377 maya sxb sidaa aan sheegay bay sax ku tahay
Abwaane Ab-waano ayaad tahay runtu wey dhibtaa nacaska
Ka waran nin hees qaadaya oo leh waa gabay maba kala yaqaa naan hees iyo gabay jeegaantu
URAAYE
Dabadhilifkuna ? hambo saqajaan aamus kolay jeegaan baad waligaa gacanta hoos hayne
Abdihaye Hansshi
Garxajiska iyo midgaha ayaa heesaha lagu yaqaan.
Kulux, Mooge, Qalinle, Joof, kharda dahir, Sahra Axmed
Dhuulle, Tubeec, Tahliil, Baacaleaan, Sahra Siyaad
Waakaa markhaatigii ee noo hees.
Gabay, Gobannimo, Geesnnimo = Habar Jeclo
adigu bal buraabur nala wadaag
Cildo galle ayaa ugu gabay badan iidoor iyo habar yoonis inta kale maansay gabay noogu sheegaan
Cagdheer na daa hadalkeed
Farax nuur ayuu a haa.
Been ilaah baa clay HJ gabay laguma gaadho.
@@aamohamed5102 ayaan maxaad cagdheer meesha u keentay ileen meesha waxaa isku haya iidoor meermeersan jeegaan iyo giraan markaa kkkkkkkk garab daar ayaad leedahay yaah
Muuse Wakhtigiisu dhamaa Alle ha Ina dhaafiyo Qabyaaladaystaha
Waa kuwi uu sheegay abwan gamadiid ee caqaarta ku gabyi jiray ku laha waxan doonayay Wasiir miya lays walayaa
Hoyadaabaa xayraamada markii money laguu dhiibi waayey😂
😁😁😁 Asma caydu maxay tahay, meesha tag tol ah baa ku kaftamayee
Muuse xayraan
LIBAAX abwaan iyo badh inagaa midgo wax ku darsanay iyo dad aan la aqoon oo jarso ku abtirsada
Ninkan oo kale ayaan ku haynaa Xamar,Fiqi,C c Shakur markii ay waayeen wasiirnimo,waxay noqdeen falaago qarrandumis ah nin soori kaa qaaday waa nin Seefi kaa qaaday.
Waa xaqiiqo in wadanka hantidiisii la boobay oo aan han dowladnimo jirin
Adeero hagbadbaa lagu jiree gacantii hore weydiinkii qaate ta dambe iska suga adiguse tii hore tii hore miyaanay wax kaa soo gaadhin
Wadanka ragbaa jooogaa wale muuse uu maydhay muuuse XAyraan kulahaaaa
Abwaan jiran baa tahay
Dadka waxa ugu hanyar qofka dhuniga ka fekera 🌆🌆
ulullululululullulululululululullululluluulululululullu geesi hj lagama lib helo weligiis dulmigana ma yaqnaan
fartiina eersnaysan wuxu ku laha waa beelaha kale odhan iyo habar jecelo hada waad arkaysan meel walba ciduu geeyeey
Muuse xayraaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waaar xishoo Dadkaa wadanka uu soo halgamey..Kaa xisho
Waaar muxuu gabeyi tuug buu u eeg yahee muuse ma xoolihii umaduu afka kaa qabtey
Hunguri wayne madaxtooyadii baada bixin jirtay waa la badalay ama gabay ama habaartan ama cirka jeex soo dumi lagu aamusiin maayo matabcade kujare ku lahaa adaa lagugu jaray shaxaadkii
Alleylehe idinkaa xayraana oo laba gaadhi soo raacay badownimaduna waa dadnimo madoo habar jeclo ah oo qabiileyste ahoo hargeysa aan kaga tagin digo xaadh ayaad nin sacad muuse ah ku caayi badonimo muuse waxbuu bartey balse dhaqan kisa ayuu haystaa
Kkkkk inader waa maxay cayda qabiil dhan iyo xanaaqa intaa leegi. Xoogaa abwaanku inyar oo tariikh ah buu taabtay sidaana uma fogaanine? Iyadoon awoowgii xukumin buu yidhi xayn yar oo adhi ah hhhhh
Nacaskuna ka yahay Boss iyo profisor tgy
EREYGAA wuu IGA GADAN YAHAY
Nin ku hadal cada muse xaryan ku tuf waxa reer kan isku yaqana Qaranka subeer awal
Kkkkkkkkk
Habarjeclo Gocasho iyo HadaL jilicsan udaa
Orod xabaalii fago wax kale kuma.fiicnidine
Kkkk hala waasho wax badan aa dhiman war hooy somali waa dad wada dhashay mar walba somali somali baa leh
Waa abeam yaab le fariid
Run sheeg tolow ninku ma habar jeclaa
Muuse qof walaba xil ma siin karo kursi baad rabtey
Gabayga waxaa yaqaan gar xajis iyo ogaadeen inta kale heesahay qaadaan
Isaaq gabay salaan carabey iyo haadraawi ba looga hadhay wana habar jeclo isaaqa hj ba ugu haysta suugaanta garxajiska heesaaga ka dhasha
@Melanin Cushitic yuus baad meel kasta ku qasifteen iyo iyo aniga ahaa
Gabayga soomaali waxa yaqaan markaan nina soo xanbaarin reerkooda waa ogaadeen h/jeclo iyo dhulbahante garxajis iyo gabooye waa fanka ayaa looga baydhay ninkii taariikhda diidani waa yeelkadii
Kkkk muuse waaraba
Waar makuwii xabashiyadu sheekha u dhashaa
Gabay hunguri shaqayso baryada daa
Walhi kani waa intaalo dhisaa
WAR KANI WAA QARAN DUMIS IMAAN LA EE MAXKAMADU DALKA IYO DADKA HA KA QABATO WUXUU WADA ISKU DIR QABYALADAYSAN UMAD HA LAGA QABTO. NIJAASTA
caajiib
Tv Saab waa in laxidhaa
Sabab maxaa loo xidhayaa?
Farduus ery lamaxidhayee shaqo usoo doono
Shaqo so dono ader 😆😆
Asal Hargeisa, walaahi I crack up with laughter!
aad baad iiga qoslisay, waayo kani wuu riyoonayaa waxa uu ku leeyahay maxaa laf aan feenfeento sidii dacawo xagaasatay la iigu soo tuuri waayey. Kkkkkk, kolkaasuu gabay ceyaal iyo budhu badhaa la soo fadhiistay.
waa sida aad sheektaye waxa uu moodayaa dawladihii laalushka laga qaadi jiray.
Allaylehe adigaa gabay xayraan/calacal la soo fadhiistay.
adiga dacawada ka cali badan runtii waxad sheegto ma haysid
ma in beelaha darafyada ee somalinimada jecel in fikirkooda la afduubo oo xoog lagu maamulo miyaa democracy-ga?ma beesha dhexe oo kali ah ayaa dowladnimo rabta?
Dr.Gutale maxaad ka hadlay abwaankani
Waa nin habar jecla ah miyaad suuxdaa
Ninkani waxa uu cadaystay inu hunguri ka keenay gabayga oo uu markii lag loo dhiibi waayey uu gadooday oo isaga oon is kala garanay in uu xisbigii ka baxay iyo inuu ku jiro oo miyir doorson ah ayuu gabagan ku miqiiqay deetana wuu helay jawaabtii. Kkkkkk hhhhhh,
ha wadh layso.
Taalo haloo dhiiso
Diin malec siyaasiguu waa xadal weeyn
Ninkan walaanaa la xisbiga golahiisa li jirtaa galey ku dhaliili jirtey maxad mucaridaka ugu bir waydey
carabka waa kudhibaa aakhira maanta ayay kuu darantahay
Muuse xayraan hadaan aqaan xil uma dhiibteen
Adeer waad ciyaysaa noga dhig afka mdax waynaa
Waaryaahe xishoo yaan clacalku kaa badane afartii malyanee xirsi kadoono wax
hibo muse abwaanku wax jira ayuu
Sheegay ee huuno afarta milyan maxay
Ahayd waa war yaab le
MUUUSE XEYRAAN
Runtuu kahadlay waana xaaladda dhabta ah ee maamulka aqoonsi raadinta kudaalay ee isaaq...
Sacad muuse afkay Ka hadlaan waxna iska ma ceshaan watii ader kay lahaa afkuna waydin dher yahay irbadna dhuub ma gelisaa. Marka rag is qabto waa fayf layaalhhhhhhh kadan beeya raga ragaa
Muusa xayraan kkkkkk
TVGA SAAB MASHRUUC SOMALILAND LAGU DUMANAYUU SOO QAATAY BAL U FIIRSADAS
Abwaan haybe faarax wuukugusoo maqanyahey hada ninkii tiriyey dayoy naa hooy dayo.....ninkasaa lagu hayaa waxkale ku odhanmaayo sxb
xuseen cilmi hadii dhaliil la sheego ma wax dumin baad u taqaanaa
@@aadencarab2043 idinku miyaad ilowdeen IRBAD DHUUB MA GALISAAN AFKUNA WAA IDIN DHEERYAHAYE DHALOOLYAHAY DHANKIINAA ISAAQ LOOGA SOO DHACAYE.
Ruuntu dadkaa kama wada qoslaa siisoo sxb gabaygu aragtidisuu cabiray
xuseen cilmi p
Haduu ulaahay xikmad ku barayo gabyaa kaama dhigo..wamaa calamnaahu shicra ilaa yanbaqiii
mantay ku haboontahay hadaalkasi
cishadi tagtiyo maa malmihii malasoo celiyo
aloow yaa casila oo markale dib u cusboneeya
bal inuu cid helo iyo inuu qof u codeen wayo
cali shire bal muusoo noqdo oo uu cod naweeydiyo
Qabiil Qaran manoqon karaa?
Dr.Gutale
isaaq waa dadkii ugu horeeyey ee dawlad noqda soomaali lkn waxanu u luminay somaliyadaa talyaanigu garaacaayay kakiciya
taas baa maanta maraysa inaad tidhaah qabiil somali oo dhanbaa qabiila
abdirazak suleimana waa warey ma daraawish ayaad tahay haidii jawaabtu tahay haa waa ok hadii isaaq aa tahay waxaad u shaqeyen jirteen oo rufyaan u aheydeen ingiris waana la is yaqaan waxaad ku jirteen shaxaad siyidka ayaa idin sheegay ee soco oo taariikhda soo baro jaale siyaadna waxaad u aheydeen shaqaale iyo rufyaaniin ee waryaa ma xishooda yaal affkunoole yaal kkkkkkshut up
Abwan gabaygaagu wuu xaaraya
DOORASHADAAN GALAY,
DACAWO IYO HABAR DUGAAG DAAWADOOD GALAYE DIGAAG IYO DIGIRIN DHAQANA WAY II DHAANTAA DIRKA HABAR XABUUSHEEN KU DOORSADAY DANABADII MAGAADIYO DAYRKII REERAHA !!!!
SUAAL:
DANABADII MAGAADIYO DAYRKA REERUHU WAA AYO !!!!
NINKII GARTAA WUXUU LEEYAHAY SHAHAADO SHARAF!!!!
bal eeg macallinka qeylinaya ee qanjuhu soo baxeen wax u qalmana aan la siinayn, iyo askarigan hurdo seegay ee aan la sii nayn wax u qalma, waliba
muuse shaani muuse xeyraan
ح
'.
waa xaaran gabaygu marku caydayahay ama dadka lagucaayayo islamka dhexdiisa
Abwaan .. maxaan cuunaa
democracy-ga lasheegayo ma in siyaasiyiinta,saxaafadda,Shacabka lacuno qabateeyo miyaa?
Iimaan laan ayaa ka hadlinayasa gabayna garan mayside
Waar kani Abwaana maaha, waa nacas afbaranaya.... Xildoon. Com.
MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CAYDA DHAG UMA DHIGO, IDINKAA DAALI
Afmiinshaar lacag baad doonaysaa
Waxa aad iga qosoliyay warbe hhhhhhhhh
SAKHRAAAN khamriga iibiya
Waligaaba Cadho Darteed Gabay ku Tiri Ama Ku Calaacal Hooyadaa iyo afar walalo yihiin toona wax ka qaadi maayan Dee Inaad bilaa aqoon tahay La ogaaday Naagoow
Somali American waaa laga dareeemaya LoL. Sacad muuse tahaaan u malaynayaaaaa
Caruur ayad tahay ciyaala kuwa cay tamaya ayaan shee gayaa ciyalka Ka xishooda ab waanka hoyadii ma. Wasee
Gabaygaas waxa tiriyay salaan carabay midhihiisii ayuunbaad badashay
Waxba yaanu xeerkay imarin xoolana isiine xaashee nin libin kaa xistiyay xumihii waa yaab
Dumarkuba xublada foisha way xanaf wareeraane bal inay xusuus daranyihiin xaylka kala mooge
Koore eye ninkan iyo salaan carabay
Waa isku beel waana abwaan dhamays
Tiran oon cidna ku halqabsasho uga
Baahnayn ee maxaasid nimaa ku
Waashay ood wax aanad aqoon uga hadlay
WAA KAA WUXUU U DAM IYO DIG U LAHAA WAXAY AHAYD DAN UU ISAGU LEEYAHAY. WAA KAA CADHADII IYO CIILKII UU M. MUUSE BADAY NINKII EX PRESIDENT. SIILAANYO LA CALOOL GUBYOONAYA.
Wlahi somaliland afku xooglayaashaas baa jooga aan garasho iyo aqoon wax kuraadsan karin 28kaa sano somaliland waxaa horjeega ragnooca ubadan oo jaanis kuraadinaya hantida umada war ilmaadeerayal dadkaasoo kale umada Allah hakaqabto
hadal heehaabaya aad haysaaye , waxa meesha ku dulman macallimiinta iyo askarta marwalba
mazhlla abtiyo qli ruunta ma diidna nolow
Hadaa xabuusho kufaantey dee habar yoonisba no kaa jabisey oo ciilkey kuu qabtey anaka nagula dhacdey ileen dhiigmalahee
Habaryonis Afkaga ka jeedi dhiloy
Nac nac
😅
Abwaanka magacii?
Cismaan axmed maxamed kujare
MADAXWEYNE MUUSE BIIXI SHAXAADKII QALIN CAS AYUU MARIYEY, HANDARAAB IYO QUFUL IYO WAXAAD DOONTAAN DHAHOO WALE AYUU KA MARAY, ISKA QADHAADHOO AMA KUN GABAY TIRI, WALAY KAA TAHAY. IS CUN IIMAAN LAAWE
Ayan A Mohamed ader afxumida balo ku cayday siilka agtiisa lagaaso bax oo nin ku guursada waa balo dhar xidhan
Muuse xayraan
NINKAN IYO KUWO KALE OO BADAN WAXAY LACAG KA SOO QATEEN FARMAJO SI GABAYO QABYALADEYSAN LA ISKUGU JAWAABO OO SOMALILAND LAGU BURBURIYO WAY KA HOREEYAN REER SOMALILAND IYO SHICIIBKUBA NACS CIDNA MA AHA LAGU JAWAABI MAYO DHAMAAN UMADA SOMALILAND WAA GOB ADIGA MOYAANE
Soomalilan down
Hhhh haye mee fadal dhiboogi udir dheh
Må muuse xayraanbaad walal qabiil wadaagtan ninkaniwaa wadaniya muuse handaraabna been kamusheegin
Mohamed Hussein hooyadaa farmaajo was
Kkkk muuse xayraan wallahi waa u egyaay
Muuse xayiran hhhh
shaxaad kii baa loo diiday hhhh
NIJAASKA BILA CAQLIGA AH ANIGA U JAWABI LAHA EE MAXAN U JAWAABA INTU XAAR QASTAY AYU WAJIGA MARSADY KAN RAGA SOMALILAND IYO DUMARKUBA INAY U JAWAABAN UMA QALMO EE UMADA KA XIDHA NIJAASKA
Deka Farah LoL waaa laga dareeeemaya. Sacad muuse tahaaan u malaynayaaaa