Hadii gobaladiioo and tori waxba lagama siin adiga warkaas dowlada ka sheegey iney dowlada iyo maamulka laftagareen ay lacagtaasi ay wada qeybsadeen adigaa laga rabaa adiga lacagtaasi andan ingariis wax ma ka heshey
Doqon imi baad sheegi taadi nin la yiri dhul kaga aan qaato bixiya dhaxal awoowgii maxay tahay koonfur galbeed ma wayaan lahayn dad dalkooda iyo mustaqbalkooda caruur Roda in aan beri la gumaysan xasan wuu tagsya waa boqol sanadna waa u haray beenta uu kala sheegastayvuu rabo in uu dagal somali galiyo xataa aysan Sharif ah in aysan dagalo somali iyo mid kale somali iyo dowlad u dhaxeeya ka qayb ahayn in laayo malayacniviyo kuwa u saxixay waxgarafka iyo djalinyarada digil iyo mirif bay u taal in ay ka jawaban yiraahdan adamn mafoobe iyo lafta iyo sodogii waa iska kii. Qabanaynaa beri iyagu wsy carari xasana markii la tuuro dalkina idinka daya maanta qaban kartaan ka qabta koonfur galbeed kuwa gadanaya Inta goori goor tahay xasan waad ogtihiin wuu ku shaqaysan mooyee waana is jicil ajendadii waa afinka shishaysaa waa sidii jubbland markuu tagayey dad uu ku shaqaysto buu ka fiirsanayey wuuna soo ugu yaran pm marka is jira koonfur galbeed dadkeedu iskuudnada sida Hada jubbland somaliwayn iyo federal baa afin dan xoog Hada xukun haysa beri tagin yeysan ugu yaraan dagaal u adeegsan ciidan si uu uga fugeeyo baydhobo hadhowna ugu dabamaro buu ku jiraa fahma hada
LIKED
Guuuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
mar hadu laftageern gacanta a madobe buu isleeyahay waa soo qabankarta
laakin waa riyoday
Jini lacag ayey qabaan mida kale kuwa lacagta qaadanaaya ma ahan digil waa hawiye metalaaya digil .
Haddii Alle Idmo Xasan waxaa lagu duugi doonaa Koonfur Galbeed
Bal Ninkaa Beentiisa Ma Wilyam Ruuto Baa Xasan Shiikh Ku Dhihi Kara Ciidanka Aad Raaskambooni Geesay ka Qaad Waa Beenlow Ninkan ❤
SHARE
LIVE
DIGIL IYO MIRIFLE WAA U DHAMAATAY😢. XASAN CIDI RAACDA WAA UUKA ABAAL BAXAX, WEERARNA KU QAADAY😢
Wuxu ma Sixran yihiin Digil iyo Mirifle?
Laftagareen muxu beenta noogu sheegi jiray Isbaaro waxaan diiday anigo (20) Sano j jiro. ma yeelayo anigo (50) Sano jira !
Digil iyo mirif ma card xasan ku shaqsysansyobaa saw dad mamul xor ah leh maaha adaa good bay iska good marinayan
Hooyada was kan baraawe ma ma qaadan doonaan kaadi baraawe anaga difaaci doono.
Wasakh
Lacagtaas laftagareen waa inuu siiyaa masaakiinta haduu run sheegaayo
Wan kaxu mahay dhibaatata xasan ukeenay shacabkii kaambooni gaajo ayay ubaba ayaan
Abiye Ahmed oo u balanqaday Hassan sheekh inu maamul gobaleedyada ka soo xiraya tuubada, kadib markay aqal galeen
Ina suban sabriye dabku waday ma barewe buu ka dejiyey aragani
FOLLOW
Ninkan wax walba waxa kala weyn sidu meesha u sii joogi laha. Somali u dan ka leeyahay ma jirto.
Xasan nacayb uu uqabo digil iyo mirifle iyo daarood itoobiya ayuu ayuu dabada udhiigtay marna imaaraat ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Marunbaa warkaas😢😢😢
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲👍👍👍👍
Somali hada ayeey hagaagi
Isku dirka iyo danbiga walee in aadan irsaqad aad ka hesho waa xaraan cun iskadaya kuwan danbigoda wariyahasha iyo madax isku sheega kuli carada ilaaha nigu dhacday
Waa ninlii nooga dhigaayey laftagareen libaax adan ingariisoow sow godkaaga iyo magaalada baraawe sow laguguma soo gaming taciif ba tahy adiga iyo lafta gareen.umana soconeyso fully qasn kaar ah ba tahy wanna ka soo dhigeynaa
Anigaa kuu sheegi Ismaaciil Omar geele ayaa wada Warkan maxaa Reer koonfurgalbeed u xala waxaad tihiin kuwii meel walba lagu caayay ee Wecelad ahaa maanta dhulkiin ayuu Hassan u socodaa Itoobiya Abdicasiis waa inuu Doorasho qabsadaa Labada Hawiye meeshuu rabo hala qabto Ciidanka Itoobiya Haydin difaacaan.
Aamiin ilaahay Hakala badbaadiyo. Aamiin
DOWLDA SOO SOCOTO XASSAN SH LEE WAAYE HEE
Naacasow
Ma xamaraa qaadi weysey cajiib
Warkaas adigaa laga rabaa runtiisa
Nin abihiilasogeday warkiisa waska sidas
Lama yeeli doon in xasan sheeg uu soo dego baraawe
Munaafaq Beenlow Cadow dalkiisa Cadow ku ah
Aadanow.sidii.dibiga.wa.iskayeertasoomalida.wakunaceen.gar.ahaan.digil.iimirifle.ilen.warxumay.kuganaceen
Wuxuu.rabaa.in.uu.bada.kagado.
LEGETA
Naacalata
Hooyafiin weso raxan wrong idinkuu idin qabasanayaa oo idin gumeysan doonaa taciif laftagareen ma xassan sheikh bey ka barysyayaan waxey xaq u leeyihiin 1901koodii baa soo noqoneyso. Adigana kuu daran tahy laguna waso doono
ITOBIYA XASAN MA AAMINAYSO😂. IN UU LABA WEJIILE YAHAY WAY OGYIHIIN. ABI AXMAD DOQON MAAHA😂
Mala calaf doonaa hassan iyo lafta gareen baa laga rabaa.adiga maxaa dhacaya lacagtaasi hadey Callan waayeen.turkina uu lacagtaasi ka baxdey uu helicopter waayey badaas.baraawe waa la difaaci doonaa
Hadii gobaladiioo and tori waxba lagama siin adiga warkaas dowlada ka sheegey iney dowlada iyo maamulka laftagareen ay lacagtaasi ay wada qeybsadeen adigaa laga rabaa adiga lacagtaasi andan ingariis wax ma ka heshey
Caado qàatayaasha iyo axmaarada u adeega ayàa qaranimada dhabar jebinaya waa lala xisaabtamo
Somali weey hagaag tay digil iyo mirif iyo xasan hadeey heshiiyeen
Iibinta beenta daa somali wsy is taqaan ogow
Nin timaha buruukada leh oo timaha sameystey oo oromaha ah maxa ka galey somalia kkkkkk qarashka timaha soo cesho 😅😅😂😂😂😂
Waa inta uu helayo suu rabo waa yeysan fahmin maanta in ay koonfur galbeed u roon tahay oo ay ka faidaystaan hada sanad kadib afgifte iyo barawe kuma yaqanan
Allow ha ku sirmina beenta uu rabo in uu ku xoogaysto lafta gareen iyo sodongii digil iyo kirifle habiska celayan labaadaas oday
Xassan wuxuu raadinaayaa meel uu uso maro oo uu kula dagaalo Axmed madoowe. Waana sugeyney shirkaas . Lkn kuma guuleysanaayo ciidankiisi waxaa la keeni doonaa golweyn oo ay ku baabi i doonaan.
Axmed maxamed muxuka qada hadu isku dayoh wanmeshuku jabilah
Adi ilmaa tahay yaa warkaa ku jiro
Xoole war aamus nacalaa kugutaale
Doqon imi baad sheegi taadi nin la yiri dhul kaga aan qaato bixiya dhaxal awoowgii maxay tahay koonfur galbeed ma wayaan lahayn dad dalkooda iyo mustaqbalkooda caruur Roda in aan beri la gumaysan xasan wuu tagsya waa boqol sanadna waa u haray beenta uu kala sheegastayvuu rabo in uu dagal somali galiyo xataa aysan Sharif ah in aysan dagalo somali iyo mid kale somali iyo dowlad u dhaxeeya ka qayb ahayn in laayo malayacniviyo kuwa u saxixay waxgarafka iyo djalinyarada digil iyo mirif bay u taal in ay ka jawaban yiraahdan adamn mafoobe iyo lafta iyo sodogii waa iska kii. Qabanaynaa beri iyagu wsy carari xasana markii la tuuro dalkina idinka daya maanta qaban kartaan ka qabta koonfur galbeed kuwa gadanaya
Inta goori goor tahay xasan waad ogtihiin wuu ku shaqaysan mooyee waana is jicil ajendadii waa afinka shishaysaa waa sidii jubbland markuu tagayey dad uu ku shaqaysto buu ka fiirsanayey wuuna soo ugu yaran pm marka is jira koonfur galbeed dadkeedu iskuudnada sida Hada jubbland somaliwayn iyo federal baa afin dan xoog Hada xukun haysa beri tagin yeysan ugu yaraan dagaal u adeegsan ciidan si uu uga fugeeyo baydhobo hadhowna ugu dabamaro buu ku jiraa fahma hada
Caruur maa u sheekaynee
Kkkkkkkkkk beenaale uskudire umada somaliyed
beenale kkkkkkkk