Maashaa Allah mahadsanid walaal aaad ayaa u jeclahay Nabi amaanada 1980-1990 la sameeyey waa Xasuuus😭😭😭 Shacabka soomaaliyeed waxay ahaan jireen Dad daacad ah is jecel aan is faquuqeen... Yaa Allah bari samaadkii inoo sooceli 🙏🏼🙏🏼 waan xasuustaa waan dharari jirnay waqtiga Afurka macalinla dugsiga ayaa inagu adkeen jiray..... afuraaay afuraaay
inaadeer suldaan qawdhan aad iyo aad baad u mahadsantahay heesa aad soo galisaa midba mid ka ma dhacado ee wad dadaalka heeso badan oo lumay baad runtii haysaa..thanks to LB channel & viva SOMALILAND/SNM
Maasha Allah Nabi amaanda &qaziiddoynka Ramadanka xasuus dheer iyo kolkii dalka aanu jogay so xasuusaty. marka afurka so dhwo yahay iyo kadib ayeey raadiyaha kaso kali jireen ..dareen wangsan igu reeban jzk sxb ken so opload gareey ay! !
LB channel sharaf iyo cizi ku noolow ilahay dambigagiyo ki walidkaaba ha dhaafo sxb qasiisadada 8aad oo dhamys Tiran abaal baan ku hayaa kolay marbaaanu shahaado sharf aad u qaaliya ku gudoonsiin shukrn sxb
Lb channel Siciid mire xayder Ma labo jeer wllo number 5 iyo Number 15 ma isagaa labadaba Adoo Raali ah--??? Mida kle heesahan amaa qasaa-id kan ma ka heli karaa page kan LB channell kaydka heesahaaga
LBChanel sxb ku mahdsanid heesaha xulka ah ee qiimaha badan kuna saabsan Soonka, waxaan kaa codsanaa heesta 11aad ee Maryan Mursal haddey YT ku jirto.mhdsnd sxb in bdn.
Maxamed sxb waxaan kuu sheegayay magaca fanaanada uun ee kumaan odhan YT ayay ku jirtaa.Hadaad u baahan tahay TY way ku jirtaa halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/K0ftcYucMh8/видео.html
Sxb waa hubaal in ay heesahani kasoo farcameen Radio Hargeysa, laakiin anigu radio hargaysa kamaan helin ee heesaha kaydkayga ayay ka yimaadeen. Heesaha kaydkaygana waan soo iibsaday badankooda oo lacagtayda ayaan soo siistay.
Maashaa Allah mahadsanid walaal aaad ayaa u jeclahay Nabi amaanada 1980-1990 la sameeyey waa Xasuuus😭😭😭 Shacabka soomaaliyeed waxay ahaan jireen Dad daacad ah is jecel aan is faquuqeen... Yaa Allah bari samaadkii inoo sooceli 🙏🏼🙏🏼 waan xasuustaa waan dharari jirnay waqtiga Afurka macalinla dugsiga ayaa inagu adkeen jiray..... afuraaay afuraaay
Hadana waxaa noqonay qurbo joog maba dareeno soonka Allow wadankeena inoo hagaaaji aamin idinkuna aamiin dhaha... Afuraa afuraa axdigii gudateen afuraaaaay😭
Xasuus wllh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭markan so xasuusto ilmeeya farxadeyda ika maqan ramadankan ilehy hdu nagarsiiyo😭2019
War ma noshahay 😅
caawa oo ah habeen isniin ah ramadaana kow tahay waxaan ku soomayaa wadanka sweden magalada Vingåker waxaan soomananaynaa 20 saac start 02:00 ilaa 22:15 hada saacadu waa 01:21 waxaan udiyaargarobayaa saxuurtii ilaahay ramadaantan teeda kale nabad qab hanagu gaadhsiiyo
War ma noshahay Sxb 7 year kasoo warwgatay😂
Haa alx😂
(1) Seynab Xaaji Cali Baxsan (2) Faadumo Cabdullahi Kaahin Maandeeq (3) Faarax Siidow Faarax AUN (4) Cumar Cabdulle Shooli (5) Saciid Mire Xeeydar AUN (6) Faadumo Qaasim Hilowle AUN (7) Maxamed Gacal Xaayoow AUN (8) Sahra Axmed Jaamac (9) kooxdi Iftin (10) Axmadeey Abuubakar Alcamaari (11) Maryan Mursal Ciise (12) Xaliimo Khaliif Cumar Magool (13) Xasan Aadan Samatar (14) Khadiijo Foodeey Nuur (15) Saciid Mire Xeeydar waa sidaas walaalayaal codadka saxda ah ee aad maqasheen LB thanks bro.
Jeneral Sooyaal , 7 Abwaan Hassan sh muumin weeyi haddaanan khaldanayn.
Qasiidada 9aad iga caawiya waan baadhayoo waan waayaye
Sxb no 4 iyo 9 RUclips kumaarko sxb
Heesihi lumay Ramadan Mubarak to all Muslims
Inta maanta sonka Ramdan ka u bilatay 2019 farta taga like sara
Marxab marxab ya ramadan waxa ku luqeya aun ustad xasan sheekh mumin e maha gacal xayow
Alxmdullilah I'm here anoo caafimaad qabo oo nool happy ramadaan kariim
Bisha soon xurmeeyoo
Nafta xaakameeyooo
Aaqiro xaduusta!
Xusuus wlhy ramadaan iyo dalkiiba waan u xiisay markaan yaraa ayaan ka maqli jiray heesahan idaacadda bisha soonka
Aad iyo aad baan kuugu hambalyeeynayaa jazaakumalaah qeer
HEESTA ugu jeclahay waa ramadaaneey ramaadaaneey waan ku reyn reynee ramadaneey.............
inaadeer suldaan qawdhan aad iyo aad baad u mahadsantahay heesa aad soo galisaa midba mid ka ma dhacado ee wad dadaalka heeso badan oo lumay baad runtii haysaa..thanks to LB channel & viva SOMALILAND/SNM
Inta 219ka wali kuhaysata ramadaanta ee qurbo joogta ahee afrkudiyaarsanaysaaay ☝ iitaaaga
Ramadan Karıım, Xusuuso Hore.
LB walaaloow heesta nabi amaanka ah ee Xasan aadan Samatar (Alaahu maa salii calaa muxamad) plz ayadoo dhamaystiran intee ka helaa ?
💜💜💜💜❤❤❤👍💙💙 nice one i like ramadan Kareem all my best friend
¹
Heeska bisha soon xurmeeyo nafta xakameyo wax ku luqeya aun maxamed nahari e maha farax sidow
hadad utimi barri oo soon ah darteed like saar
bisha soon 1440
LB thx alot sxb wlhi shahaado sharf ama taalo ayaad mutaysataa
2020 Ramadan mubarak islamka meel walba uu ku nool yahay
🌙Ramadaan 23 March 2023 khamis insha alah
Allow khayrkeeda na sii
👍
Heeasta #1 Baxsan qaadayso erayadii iyo laxankii abwaan Cismaan Askari.
Waaw caadi maaha heesahaan masha allaah
Markaan caruuta aheen ayaan soo xusuuta mashaa Allah
Khadija Mohamed fooday
Sharka riixaay kgayrka reebaay Ramadan
Best song of Ramadan songs
RAMADAAN KAREEM ALL WALLAHEYGA QAALIGAA
Dadkii 9 kahor commentiyad dhiibtey wali wax mka noolyhn
Maasha Allah Nabi amaanda &qaziiddoynka Ramadanka xasuus dheer iyo kolkii dalka aanu jogay so xasuusaty. marka afurka so dhwo yahay iyo kadib ayeey raadiyaha kaso kali jireen ..dareen wangsan igu reeban jzk sxb ken so opload gareey ay! !
jamal007 ioso29
Mashaa allaah ramadaan kareeem
#5 sxb sen kuhela hah walahi wanjeclahay wan muxubon
Tan 1aad baan kuhaystaaa, Ramadan 2020- MOGADISHU ❤️
Ramdhan kariim
Haa sxb waan hayaa heesata #6
Mahadsanid suldaan xulka heesahan wanaagsan. Af xidh wanaagsan .
Hadaad nooshahey cimri dheer iyo cibaado suban hadaad dhimatey qabriga allaha kuwaasiciyo after 10 years ago
@@barisamadkii5128 Mahadsanid walaal.
@@nabadraadshe sdkle wll
@@barisamadkii5128 👍
marxab marxab aya ugu mcn anan ku haysta
L B plz heesta number 13 Xasan Aadan (Alaaahu Maasalii Calaa Muxamada ) oo dhmaystiran intee ka helaa plz
Radio muqdisho kala xiriir
Best song ever
Alle ha uwada naxariisto dhamaantooda
Ramadaan kariim walaahi heesaha ramadaanka waxyaalabadan ayaankusooxasuustaa ah adankeeygoow aloow cadawgaaga waa dadkii kugu noolaayee alaha kaaqabto ILOVE MY COUNTRY
Waayo waayo ❣❤💥💯💫❣💗
Baxsan fannaanad qaran
My favourite 3👌😚😍
LB channel sharaf iyo cizi ku noolow ilahay dambigagiyo ki walidkaaba ha dhaafo
sxb qasiisadada 8aad oo dhamys Tiran
abaal baan ku hayaa kolay marbaaanu shahaado sharf aad u qaaliya ku gudoonsiin
shukrn sxb
shaafici xassan Sxb aad iyo aad ayaad u mahadsantahay. Saaxiib imika codsigii heesuhu ma furna, fadlan i xasuusi markan codsiga dib loo furo.
qasiidooyinka #9 iyo #14 xaga laga helayo yaa igu caawin kara.
Sxbow hadaad hesho ii so dir 6 sano wan raadin hayaa
Maryan cali muudey ayaa qaday brother waan so helay
#7 waa xasan shiikh muumin (aun)
ninkii lahaa Riwaayadii shabeel naagood
#9 Xaliimo muuse milano (aun)
Ramadan Kariim
SOONKA 2024 AYAAN DAAWANAYA ILAHOW NOO WADA DANBI DHAAF.
Ramadan Kariim 2021
#3 ayaan ku hestaa
Fartun Fartun
8888
777
kuhaysta
waaw
yaaa ila dhagaysanaya
Lb channel
Siciid mire xayder
Ma labo jeer wllo number 5 iyo Number 15 ma isagaa labadaba
Adoo Raali ah--???
Mida kle heesahan amaa qasaa-id kan ma ka heli karaa page kan LB channell kaydka heesahaaga
Garduur gawga Sxb dadka khibrada u leh heesaha waxay yidhaadeen #5 iyo #15 waa siciid mire.
Sxb heesahani maaha qasiido. Qasiido waa kuwa af-carabiga ku luuqeeya Janalkaygana waa ka mamnuuc, sababtoo ah anagu Soomaali ayaanu nahay oo carab shaqo Kuma lihin. Heesahan qaar ka mid ah janalkayga waad ka helaysaa.
asc wll ado mahadsan maiishegi karta magaca heesta ee khadiijo foodey .mhadsanit
Luula heesta waxa la yidhaahdaa RAMADAANEEY.
Sxb anigu kolay heestaa youtube kumaan arag.
LBchannel 9 ishega wlo
14 adigoo mahdsan xagee ka helaayaa khadiijo fodeey mhdsanid
Cabdiraxmaan sxb Khadiija fooweey youtube way ku jirtaa, laakiin ma garanayo meel laga helo heest #14.
+LBchannel 7 selohela bro
Cabdiraxmaan heesta #7 halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/Tl70m-5Oynw/видео.html
Ramadan kariim
Eesh cla hees 7 marxab marxab
LBCHANNEL sxb
#4 meel iigu sheeg
Ahmed Dhanaane ok wxd qortaa wwe.com
Farhan Abdi Mohamed saaxiib haa heesta #6 waan hayaa ayadoo dhamaystiran.
Walal pls i want #4 cumsar shooli maxa waaye maqacada?
+Ramii Shire Walaal ma garanayo magaca heesta #4. Hadaad doonayso Janalkayga way ku jirtaa heestaasi halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/Y_6IenDRHto/видео.html&nohtml5=False
LBchannel #9 baan u baahanay maryan muuday iyo kooxdii iftin
Heesta 10 sidan u malaynayo waa fananka axmadey abu bakar
Leal Aoao Heesta #10 waa asagii Axmadeey abuu bakar.
Waxaan kaloo sxbyaal idinka codsan inad ii tilmantaan hadu youtube ku jiro alban qasiidooyin oo shamso cumar lahayd. Oo qaraami ah
asc
7, Abwaan Xassan sh muumin weeyi siday ila tahay.
Thanks good job
Heesta Numberka 9 oo dhamaystiran yaa haya??
Cajiib
Qawdhan heeso xasuus leh ayaad soo dhigtay sxb ! Heesta #4 madaalaha cumar shooli iyadoo dhan soo gali bisha ramadaan !!!!!!
Sxb heesta #4 ayadoo dhamaystiran ma hayo. waxaan ka hayaa sadex daqiiqadood iyo sodon ilbidhiqsi oo qudha.
caadi maaha sxb
Djsubaidbk
Wll number 6 qofka qaaday yaa waaye magaceeda wll? Mahadsanid.
Cabdifataax heesta #6 waa Faadumo Qaasin.
+LBchannel Mahadsanid wll
7 waa sh.mohamed kylmiye
Asc walaal LB heesahan oo full ah xageen kahrli karaboo hal album ah. Xata hadey lacag yihiin wan ka gadan
Mahadsanid walaaal
Sxb Anigu heesaha ma iibiyo oo bilaa lacag ayaan shacabka uugu soo bandhigaa. Heesaha qaar meesha aad ka helayso ciwaankeeda ayaan ku siinayaa, qaarka soo hadhayna Janalkayga ayaad ka codsan karaysaa. Hadaba Heesaha #3, #5, #6, #7, #10, #12 iyo #15 waxaad ka helaysaa ciwaankan: somaliswisstv.com/2012/07/20/dhegayso-nabi-amaan-iyo-heesaha-ramadaanka. Heesta #2 hankan youtube ayay ku jirtaa ciwaankuna waa : Qasiido Ramadaan -Faadumo Maandeeq
Good Luck Saaxiib.
Walaaal ilaahey haka abaal mariyo aqiro iyo aduunba. Mahadsanid. waxa tahay somali asal ah dhab ah. Sababto ah somalidii hore wax yalaha badi makala gadan jirin ama iskuma dhibi jirin. Markalle mahadsanid
Abdi Farah Adigaa mudan walaal.
Shukran wll
#7 waa sh. Mohamed kulmiye
LBChanel sxb ku mahdsanid heesaha xulka ah ee qiimaha badan kuna saabsan Soonka, waxaan kaa codsanaa heesta 11aad ee Maryan Mursal haddey YT ku jirto.mhdsnd sxb in bdn.
Abdullah sxb adigaa mudan. Sxb codsigii heesaha waa la xidhay. ---->>>> ruclips.net/video/FLY9VZ5uQFw/видео.html YT kumaan arag heesta #11
Ramadaan kareem ❤️ 2019
SEYNAB CAAJI CALI BAXSAN SUNIHII NABIGEENA 1 RUclips AYAAD KA HELEE
Aaad bey u macyihiin suugaantan
Ramadaan kareem 🌙🤍 2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣
masha alaaaah
sxb #5 ml an ka heli karo ma ishegi karta ado mahsan walal
+Munasar Saamir Sxb youtube ayay ku jirtaa heestu. Halkan guji ---------->>>> ruclips.net/video/9CuIp0Llkxs/видео.html
mahadsnid sxb adbaan kaga mahacelina
15magaceed wlal
Adna ma garanayo magaca heesta #15, laakiin hadaad doonayso youtube way ku jirtaa halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/OHmaSORb4iE/видео.html
Dhamanba asxaabta wad salaamintihiin. Walal qasiidada #6 iyadoo dhamaystiran ma haysaan. Mahadsanidin
ta 9aad ayaan ka wadaaa sxb LB channel owneraw sxb
Waa hagaag sxb.
Shaafici sxb heestii #9 waan kuu soo bandhigay halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/brDdgCnlyOY/видео.html
#15 waa codkii AUN Saciid Mire Xeydar.
my favorite 14
heesta 1aad plz
Maxamed heesta #1 waa Baxsan.
+LBchannel baxsan maxa raacsan waanka wayay yt...
Maxamed sxb waxaan kuu sheegayay magaca fanaanada uun ee kumaan odhan YT ayay ku jirtaa.Hadaad u baahan tahay TY way ku jirtaa halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/K0ftcYucMh8/видео.html
Lb Ramadan kereem sxb heesta 8 plz sxb
Ramadaan wanaagsan sxb. Waa hagaag.
Khadra Nor Sxb heesta #5 ma garanayo magaceeda, laakiin waxaa ku luuqaynaya fanaanka magaciisa la yidhaahdo Saciid Mire Xeydar.
***** mahadsanid wll waan helay magaceeda ramadaan kariim
Khadra Nor Waa hagaag. Afxidh Wanaagsan.
***** maxaad kawaadaa afxidh?
Heesta 9 ishega walal
ruclips.net/video/brDdgCnlyOY/видео.html
14xge ka helaa
Adna ma garanayo meel laga helo heesta #14.
LOVES
@LBchannel Mahadsanid Suldaan Qawdhan.
❤❤❤❤❤❤❤
all xasuus wlhi xiligi Somalia jogay 🙄🙄
@2 nabi amaanka labada ku heystaa
#2
😢😢😢😢😢😢😢😢
LIVE
mahallah
Mashallahamashallahaa
aan Kula Kaftamee Ma Qolkii Keydkee radio hargeysa ayaad Soo Jabsatay Horta Sxb Lol
Sxb waa hubaal in ay heesahani kasoo farcameen Radio Hargeysa, laakiin anigu radio hargaysa kamaan helin ee heesaha kaydkayga ayay ka yimaadeen. Heesaha kaydkaygana waan soo iibsaday badankooda oo lacagtayda ayaan soo siistay.
Salah
LB thx alot sxb wlhi shahaado sharf ama taalo ayaad mutaysataa
jazmin lumia Mahadsanid sxb.