Reer holland gabadhaas hala keeno waa la is wada yaqaanaa siiba dadkii hore maamadana allaha u soo sahlo gabadheeda dadkii walaalaha ahaa ayaa sidaa isku galaya bisinka ❤❤❤❤
SUBXAANALLAAH. MAMADA ILLAAHEY HA U SAHLO ILMAHEEDA INSHA ALLAAH. NAAGTA SIDAN YEELEYSO ILMAHA ISLAAMEED AY QASANEYSANA ALLAAH HA KA JAASIYO DHIBKAAS AY GEYSATAY INSHA ALLAAH
illahaya ha ka cabsata gabdha wataya caruurta yare manta waa adunaya bari waa aqira gabdha la soo hadalisa hooyadan Somaliya rabi ha ku soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa Mamma
Dadka Soomaaliyeed kalsooni iyo aaminaad ay isku qabaan ayaa sababto in duruufaha haysto ay ku dhiiradaan inay ubadkooda si fudud ugu aaminaan ehelkooda, asaxaabtooda ama dariskooda.
Naagtaas canugta weyxaday, sababtoo ah ma ogeysiin hooyada in ay qaxooti la aadeyso, waa in dowlada Holland lagu dacweeyaa, Allaha u sahlo gabadheeda, ehelka qaar waa cadaw , wexey u quuri weysay in ay la hadal siiso.
Waa tuugo xabsi in lagu tuuree istaahishaa ayda qalbiga xun, qaaimada ah oo naxariista daran. Balse in la cafiyo oo ayada iyo ilaahay la isku daayaa ka fiican. Gabadhana xaqqa Allaha waafajiyo.
Subxannallaah dhib baa jirta dadka dhib baa haysta dadka caruurtooda Qaxootiga la galey si ay gaalada ugu sheegaan ma yaqaanan dadka caruurtooda yaan la soo kaxaysan
Magaceed qofta caruurta kaa heysato walaal. Soo qor ilmaha magacooda. Meesha ay London ka degan yihiin. Qabiilkooda. Insha Allaah waalaguu raadinayaa. Allaah ha kuu sahlo ubadkaaga oo caafimaad qaba aamiin
Hadii loogu sheekeeyey reerkaaga waa dhinteen oo hada loo sheegay hooyayeed inay nooshahay waa in laga qaado dhacaanka hida sidaha ee u raadi maamada gabadheeda
Cabdicasiis waxaan ku jeclahay sida uu dadka waayeelka ah hadalkooda u dhageysto uguna naxariisto. Maasha Allah ❤❤
Reer holland gabadhaas hala keeno waa la is wada yaqaanaa siiba dadkii hore maamadana allaha u soo sahlo gabadheeda dadkii walaalaha ahaa ayaa sidaa isku galaya bisinka ❤❤❤❤
SUBXAANALLAAH. MAMADA ILLAAHEY HA U SAHLO ILMAHEEDA INSHA ALLAAH. NAAGTA SIDAN YEELEYSO ILMAHA ISLAAMEED AY QASANEYSANA ALLAAH HA KA JAASIYO DHIBKAAS AY GEYSATAY INSHA ALLAAH
Illaahay haku caawiyo hooyo taa gabadhaadii aad tidhi haku caawiso kaa qarisay xisaabteedu illaahay bay u taalaa
Mashaallah tabarakallah allahuma amin jazakallahu kheiran jana cabdi casiz
Illaahay hakuu soo dhoweeyo hooyo gabadhaada
Allah kuu soo dhaweeyo hooyo gabartaada❤❤❤❤❤
Allaha kuu sahlo gabadhaada qalbigeeda allaha kuu soo hadiyeeyo Insha Allah
Allaha ku Sahlo Hooyo, Mashaa Allaah waa Hooyo karti badan
Allah u naxaristo dadki dhintay mamada Allah u sahlo gabadheda wa khalad 6jir inad dhibto
Ilaahey ha u so sahlo gabadheeda Hooyadan.
اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم '''ilahow u naxariso inta dhimatey 3:12 mamada ilahey ha u sahlo yaa rabi
Walaahay waa calool xumo maamada maskiintaa qofka saas u dhibtay oo ayada iyo ilmaheeda kala qarisay ayadana dhib baa u dambeeya waxaan ilaahay ka baryayaa inay soo hadasho gabdhii ilaahay hakaa farxiyo hooyo. Soomalida holand joogta raadiya gabadha oo kusoo xira maamada
Waawalaasheed waxey gabadheeda kaqarineyso madadkaley unaxeysaa ilaahow usoosahal gabadheeda
illahaya ha ka cabsata gabdha wataya caruurta yare manta waa adunaya bari waa aqira gabdha la soo hadalisa hooyadan Somaliya rabi ha ku soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa Mamma
maansha Allaah wiiljaan waa wiil khayreysan siduu mamada u wsrrysanayo oo u ixtiraamayo guri iyo hooyo wanaagsan baa soo barbaarisay Ilkaahay ajar badan ha ka siiyo Somali waa dad walaalaah oo aadvisu jecel shaydaanviyo Amxaaro baa sixir iskh dhex dhigtey markaasey maantoo dhan dhexdoodii is dulminayaan laakiin wey isu soo gurmadaan cidkasto oh yihiin markii dhib ku timaado taas baabsn la heli karin. hooyadaan Illaahag gabadheeda Allaha u sahlo amii Soomaliyeey u kaca hooyada wayeelka ah siba dadka hollanx jooga waa h duceyneynaa Illaahay havu sahlo amiin
😂mamadan. Waa. Qatar sacuudi. Waa raadi. Lahay. Kuleh. Nimaad. Dhashay ku madhalin.
Alle ha u sahlo gabadhaada insh allaah
Kheyr ilaah ha sahlo gabadhaas ilaah ha u sahlo maamadaas gabadha ka maqan ❤❤❤🎉
Xassbunullaah wa nimca wakiilan yaa allaah illaahow u soo sahal
Waalidka somaali waxaan kaga yaabay ilmaha eeydhaleen seey qof kale ugu aamineen waa yaab inta ilmo ladhibaateeyay ayagaa kamasul ah aqiro waa leeys weydiina
Dadka Soomaaliyeed kalsooni iyo aaminaad ay isku qabaan ayaa sababto in duruufaha haysto ay ku dhiiradaan inay ubadkooda si fudud ugu aaminaan ehelkooda, asaxaabtooda ama dariskooda.
Wlh wan yabaybo dad badanaa dad qaraabo la ah la siya dadka la siinana wey kala ficn yihiin dad xuna wey jiraan😢😢
Ilaah ha sahlo aamiin yaa allaah
Amin yarabi
Sumxanalaah war Alle ka baqa Ilaahoow uso sahal gabadheda ☝️☝️🤲❤️☝️☝️🤲
Maasha Allaah waa maamo
Hooyo mcn gabadhaada allaha ķuusoosahlo insha allaah
Yaa Rabi usoo sahal oo usoo cabiidi Hooyadan Gabadheeda.Dadka ilmaha inta dadka ka’kaxaystaan aan lasoo xiriirineyn waalidkii dhalay ilmaha miyeysan Allah & Aakhiro aqoon?
Gabadhaasi waa inay timaadaa oo dhiig ka qaadaa hooyada oo hubisaa
Alaha u sahlo aamiin❤❤❤❤❤
Ilhayoo kucaawi❤❤
Somalia nabad Hooyo ilmaha Allah kuu sahlo
Aamiin mansha allaah tabaraka
Asc hooyo illaaheey hakuu sahlo gabadhaada ee daahir calasoow ayaa Holland degen raadi isagaa dhegta kasoo qabanaayo xusbi allaah wa nicmal wakiil waa la dhimanaa intaadan dhiman hooyadaan gabadheeda la soo hadal sii cifisneh weeydiiso allaah ka baq😢😢
Alla ilaahow caawi maamadan🤲
Naagtaas canugta weyxaday, sababtoo ah ma ogeysiin hooyada in ay qaxooti la aadeyso, waa in dowlada Holland lagu dacweeyaa, Allaha u sahlo gabadheeda, ehelka qaar waa cadaw , wexey u quuri weysay in ay la hadal siiso.
Waa tuugo xabsi in lagu tuuree istaahishaa ayda qalbiga xun, qaaimada ah oo naxariista daran. Balse in la cafiyo oo ayada iyo ilaahay la isku daayaa ka fiican. Gabadhana xaqqa Allaha waafajiyo.
Hooyadaa soomaaliyeed ee gabadheedii aad kakaxaaysatee usheega hadiikale cadho ilaahaa baa idinkudhici insha alaah
Ilahayow gabadhaa hooyo dhibtey cawaaqib tus
Allaha u sahlo hooyadaan gabadheeda ma fiicna in ilmahaaga aad qof siisid
Allaha kuu sahlo hooyo mcn
Intii dhimatay ee xasuuqii shalay ku’geeriyooday Rabi Subxaana qaadiroow unaxariiso. Dhaawaca uboogo dhay. Yaa xayi yaa qayuum.
Hooyo Allaha kuu sahlo
Illaahey ha u sahlo gabadheedii maamada maskiinta ah
Hooyobadkaarta ha badiso laaxowda ha badiso weyheleysaa insha Allaha allena ha u sahlo
Subxaanallaah allaha usoo dhoweeyo gabadheeda
Aamiin Yaa Rabbi
Allaahu ma aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤🥰
Allahumma Amiin
Ellahay hakuu soo sahlo hooyo
Aamiin yarabi❤
Allaha ku sahlo gabadhaada hbo
Allaha u sahlo gabadheda runtii waa xanuun. In caruurta aad dhashay lagaa qariyo weliba qof aad u dhiibtay kaa qariyo 😢
Alle ha u sahlo ayago nabadqabo
Allah ha ku sahlo gabadheeda hooyo macaan 😢
Ilaahoq umadaan kala lumay is haleeshii
Allahu Akbar
Mafahmin duqdu maiyadaa DHAshay gabadha maqan
Ilahayaw u soo dhawee gabadheeda
Gabadhaada Allah haku sahlo. Allah hakuu fududeeyo raadinteeda. Allah ha kuu Sakhiro. Allah ha isku kiin keeno Bi Idni Allah
6jir hooyadiis mahilmaami karo ee ilaahey hakuu sahlo maamo
Yaa rani raxman iaahayow u soo dhawe ganadheda
Waa jiraan ilmoyaro somaali aqoonin
Allaha so saqiro gabdha maqan mamadana niyada allaha u dajiyo allahuma aamiin❤
Subxannallaah dhib baa jirta dadka dhib baa haysta dadka caruurtooda Qaxootiga la galey si ay gaalada ugu sheegaan ma yaqaanan dadka caruurtooda yaan la soo kaxaysan
Allaha usaqiro
Illhey ha u sahalo
Gabar magac wayn waaye ma dhumayso hadaa dhagta lasoo qabanaa Inshaa'Allaah.
Allaha u sahlo gabadheeda insha Allah.
Yaa rabi u salah
Allah uu sahlo mamadan gabadheda reer holand hoyada hala cawiyo
Casnigeel cab
Allaha ku sahlo
Allah swt hau sahalo gabadheda si fudud yaarabi
Ya Allah
Madamada alle ha u sahlo gabadheeda
Daahir calasaw laxdhiidh habartaa halasoo tarxiilo Holland kadacwee halasoo tarxiilo inay dhashay bay kudhooftay soo tarxiil
Wey jiraan dad aan Luuqada aqoon oo illaa afartan jiro ah
Safaarada Holland ee Nairobi u qoro waraaq aad telefoonkeeda iyo magaca islaanta korsatay aad ku qortid u dirso
Allaha unaxariisto dhamaantood intii dhimatay
Please Hospital la xayeysina se wax u wada, dukan, carwo mise business Mall, yaab 😮
Cabdicasiis xaalad adag ayaa kula kulantay hooyada u dadaala
waa murug waxa ay ka hadleyso
waa calool xumo weyn
Daahir calasoow haloo sheego habartaas ciyaalsuuqadaa asigaa qabaarkeeda keenaayee
Ajar allaha kasiyo wallkey
bismilah😢😢😢 sorry mama😢😢
4:47 ASC
Asc Allah ha kuu sahlo
Sad story walaahi
Amiiiiin
Asc walaal waajiraa qof somali ah oo aqooni afsoomaali
Yaab waaba walaalo maxay ka xasdaysaa allah ha usahlo gabadheeda
Wale kuwoo ilmo adeerta nahay weey sameey nayan alow hano bahinin
Aniga Hollaad jooga ilmaha kudhashaay xataa afsomaaliga waa yaqaaniin ee naagta gabadha kaqaarsatay ee ina abtida ah Walaalaheed iyo ehelkeedda raadi xagaas kasoo gaal si.aad uhesho gabadhaadda
Magaca ameey ka badashay hee dadkaan somaliyeed waxa hesto waa waxaan oo kale maxey ilmaheeda uga qarineysaa ilaahoow u sahal
Inaadeerteed Iyo dadka aad isku qabiilka tihiin ee degan wadankaas u sheego inay ku caawiyaan.
Cabdicasis ku sheer gare
dahir calasow
Waa sax u dira Daahir calasow
Gabadha abtigaa dhalay wax la dhashay maa radisid ayagaa ku shegsyee
Aniga waxa iga maqan labo caruur aha leygaga hesta Engariska edadood
Magaceed qofta caruurta kaa heysato walaal. Soo qor ilmaha magacooda. Meesha ay London ka degan yihiin. Qabiilkooda. Insha Allaah waalaguu raadinayaa. Allaah ha kuu sahlo ubadkaaga oo caafimaad qaba aamiin
Anigaa Degan ingiriiska ee ii soo sheeg magaceeda iyo caruurta magacooda anigaa ku caawinaya inshallah
Wey jiraan dadaan aqoon afsoomaali, waliba kuwa waagaas fog soo galey
Maskiin allaha u saqiro
Hadii loogu sheekeeyey reerkaaga waa dhinteen oo hada loo sheegay hooyayeed inay nooshahay waa in laga qaado dhacaanka hida sidaha ee u raadi maamada gabadheeda
Holland magalada ladee ka joogan hala soo shego? waa la helaa. waa les wada yaqan Holland inshaAllah.
Hadii ey guursan laheyd nin Somaali gabadha wey soo raadin la heyd hooyadeed. Waxaa suurtogal ah in ey heyso nin cadaan ah hooyadiis.