Maxaa ku dhacay diyaaraddii madaxwaynaha iiraan? Shirqool mise Shil diyaaradeed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Maxaa ku dhacay diyaaraddii madaxwaynaha iiraan? Shirqool mise Shil diyaaradeed

Комментарии • 344

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 4 месяца назад +170

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw ❤❤❤❤

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 4 месяца назад +100

    Horta ma aragteen ayaantaan danbe oo dhan in mawtul qafluhu soo batey yacni qof aan xanuunsan lakin si kadis ah u dhimanaya ama shil ama asagoo seexday ha soo kiciwaayo ama dil iyo wax yaalo kale ayaantaan ma arag inta badan dad intey xanuunsadaan hadana dhinta ama dunida caan ka ah ha noqdeen ama somalidena dhexdeeda wlhy xiligii nabigu sheegay ayaa lagu jiraa in aakhiru samaanka ay geerida dag daga ah imaan doontoo dhul gariirada ayaaba ka sii daran😢ilahow khaytumada khayr noogu khatim

    • @IsmaelAtlas
      @IsmaelAtlas 4 месяца назад +7

      Wabigii furaat ayaa waliba sii gudhaya oo sii dhamaanaya

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 4 месяца назад +8

      @@IsmaelAtlas haa waxanba arkayey dad dahab yar yar oo quruurux ah ka helaya waxaan is iri ma buurtii nabigu scw sheegay ayey ka soo go,een
      Tan kale dhaxal sugaha sacuudiga aabihiis wuu xanuunsan yahay waliba wuu ka soo darayaa ayaa la lee yahay hadii uu dhinto malaga yaabaa 3 wiil ee nabigu sheegey inay kursiga boqortooyada isku qabsan doonaan inay halkaas ka soo baxaan
      Tani waa gabo gabo ilahay ha nagu amaansado aamiin

    • @shukriasaciid8586
      @shukriasaciid8586 4 месяца назад +2

      Haa wllhi shalay aa idanbese macalinkeega jaamacada mooto laba lugaaleey ku dhacday wuna dhintay aso wadada socda oo caafimaad qaba Allaaah unaxariisto

    • @queenliza596
      @queenliza596 4 месяца назад

      ​@@shukriasaciid8586amin

    • @aminaahmeday
      @aminaahmeday 4 месяца назад

      Amen ya rabi

  • @omaralinageye
    @omaralinageye 4 месяца назад +44

    Inla shirqoolay ayay ubadantahay anagoo qadarta alle swt rumaysan

    • @kinsialin8009
      @kinsialin8009 4 месяца назад +3

      Haa labadii diyaaradod ee keleba wey soo noqdeen

    • @ABBIR.OTO4
      @ABBIR.OTO4 4 месяца назад +1

      Jahannama Allah haku fogeeyo gaalka☝🏻

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel 4 месяца назад +23

    Wa ku salamay sxb abdirahman wabeeri waxa kamid ahay tageraha facebook iyo kuwa RUclips waxa kuku salamay salan kal iyo laab ah 😊

  • @HakiimiMuusa
    @HakiimiMuusa 4 месяца назад +30

    Bal ka soo diyaari barnaamij qaab mamulka iraan iyo sidaa uu ukala sareeyo ❤❤

    • @butlaanqardho9799
      @butlaanqardho9799 4 месяца назад +2

      Ibrahim Raisi waa laga sareeyaa
      Aayatulaahi cali Khomeini ayaa ka sareeya lkn Ibrahim ayaa badali lahaa Khomeini halka waziirka arimaha dibada oo isna noqon laha madaxwayne ayuu noqon lahaa waa shirqool Iran 🇮🇷

    • @Sooyalka
      @Sooyalka 4 месяца назад

      ​@@butlaanqardho9799 xogta xagaad ka heshay adigu wll

  • @Xariir77
    @Xariir77 4 месяца назад +11

    Shirqool inay ahyd. Way cadahay. 2dii diyaradood EE kale. Cimiladu. Waxba Uma dhimin. Tii madaxwaynhana cimilada iyo robabka udiiday inay soo nabad noqdaan. Wixii jiraaa way soo bixi bilahan soo socda 😢 Allah yarxama raaximiin.

  • @abdinasirjibril4450
    @abdinasirjibril4450 4 месяца назад +4

    Shiico faaido male hahalaagsamaan

  • @dayaxgeesey6316
    @dayaxgeesey6316 4 месяца назад +2

    Waxwalbo Allah ayaa og lkn waxow Ahaay ninki Israel kacab sanjirtay

  • @hanadhaykalofficial493
    @hanadhaykalofficial493 4 месяца назад +4

    Mar wlbo sidaan okle wax wlbo update ah ino so gudbi

  • @ahmedfarah-j5g
    @ahmedfarah-j5g 4 месяца назад +10

    Naarte allaha geeyo waa shiici gaal ah

    • @InnocentBlockGame-ee1hk
      @InnocentBlockGame-ee1hk 4 месяца назад +4

      yaa dhahay waa gaal qof muslin ah gal malagu sheegi karaa diinta baro wll

    • @Abu__yaxya
      @Abu__yaxya 4 месяца назад +1

      Amiin

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 4 месяца назад +1

      Ma ogtahay in haddii ay Shiicada iyo Gaaladu is dagaalaan aad raacaysid Gaalada “ akhri Suuradda Ruum” 🫡

    • @IkhlasMohammed-mg7ud
      @IkhlasMohammed-mg7ud 4 месяца назад

      Ayadee​@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi

    • @Abu__yaxya
      @Abu__yaxya 4 месяца назад

      @@Cabdi_Maxamuud_Cabdi jaahil aan waxba garanayn shiico qof kasta oo muslim ah ayaa og sharkooda
      Dee ma soomali shiicay ah baa tahay

  • @SaidCartan
    @SaidCartan 4 месяца назад +5

    magacagygu waa abdirahman cumar hlkani waa wabari media kusoodhawada muqalkeena maantay😮

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 4 месяца назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭 wuuu dhintay ax gaalo way farxayaaan iran way baabaday

  • @IsmaelAtlas
    @IsmaelAtlas 4 месяца назад +5

    Horta Ilaahay ha u naxariisto, Lkn arintani waa arin laga soo shaqeeyay ciday doontaba ha ahaatee.

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 4 месяца назад +1

    Waa first vedio oo logic ah oon arko iran iyadagaa dilay raisi waayo madaxweyne qaran sida iran oo kale ayaa diyaaradi iskala dhacday waa impossible

  • @NoahPakistani
    @NoahPakistani 4 месяца назад +5

    Ilaahay ha u naxaqiisto madaxwaynaha si kadisna wuu u dhintay. Yaa ila raacsan fikirkaas

  • @30MaM0
    @30MaM0 4 месяца назад +7

    Tani waa shirqool cad oo wakhti badan laga so shaqeyey

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 4 месяца назад +3

    أن الله ونا اليه راجعون 😢

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 4 месяца назад +2

    Waa lakal shakiyey, wXba jiro wa lakal shakiyey😅

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 4 месяца назад +1

    EEBE HAUNAXRISTO 😢

  • @cadkayaremaxamed4133
    @cadkayaremaxamed4133 4 месяца назад +1

    Dad an ogahy waxay umaleyan muslim war waa shiico dadkan badnkod diintana way kala fogyihin 😂 cabdiraxman sxb dadkan Shirakawa sharaxad uga so samee 😅

  • @SahalducaleAhmed
    @SahalducaleAhmed 4 месяца назад +1

    Way dhicikrata shirqol reer galbeed ku dhigen

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 месяца назад +1

    Marka laga imaado wxy aaminsan yihiin shiicadu
    waa dowlada bariga dhexe ku taala ee wax la isaga tiriyo waana sbbta weerarada iyo shirqolada dibad iyo gudaba leh loogu hayo.

  • @GuuledbashiirAxmed
    @GuuledbashiirAxmed 4 месяца назад +11

    KiNG VOICE ABDI RAHMAN ❤waan ku wadanaa❤.

  • @respect19692
    @respect19692 4 месяца назад +1

    wx shiico la dhho ma jirto Islam ku wa hal dadkan aad shiicada leedahy yahuuda iyga ka daran oo dambiyo waa wayn galay say dadku dhhn wa muslim shiico ah wana ku dambi inay qof gaal ah oo nabiga cayay ilaahay been ka sheegay ina muslim dhhdaan hala iska saxo iran muslim wa joga lkn badnkooda wa kufaar gaalo ah

  • @sadamhusseinjamac7647
    @sadamhusseinjamac7647 4 месяца назад +4

    I'm first imisa like Aya u qalma 😊

  • @abdijeex169
    @abdijeex169 4 месяца назад +7

    Inaa.lilahi.wainailahirajucun.alee.haunaxaristo.dhamaan.muslim inta.iyo.ehelkii..samariyo.imaan.alaa.hakasiiyo

    • @cadkayaremaxamed4133
      @cadkayaremaxamed4133 4 месяца назад +1

      Kkk war waa shiico din way kla fogyihin dadkan

    • @watchwithme4303
      @watchwithme4303 4 месяца назад

      ​@@cadkayaremaxamed4133😂😂😂adigana diinta maisku dowdihiin mcnaha qaraabo ayaa tihiin cid kale ma lahan karto miyaa

  • @ReserveAreabank-l5v
    @ReserveAreabank-l5v 4 месяца назад +24

    Naxariisto Jano Allah Haka Waraabiyo
    Madaxwaynaha and Preministerkaba

  • @MaxamedMuxumed-io5dq
    @MaxamedMuxumed-io5dq 4 месяца назад +8

    Aragtideyda waxan dhihi laha si fudud kudhacden ee waa shirqol

  • @casuuseahmed979
    @casuuseahmed979 4 месяца назад

    Shilkan waxaynu ku tilmaami karna
    Shil siyaasadaysan oo kadhan ah
    Loolanka booska
    Jagada madax ti nimada
    Alle naxariisiti jano ha siiyo
    Dhaman dadka ku geeriyoday shilka

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe 4 месяца назад +3

    AUN😭😭😭😔😔

  • @HamdiMohamet
    @HamdiMohamet 4 месяца назад +2

    Iran 🇮🇷

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 месяца назад +1

    Madaxyo weyntii kacaanka shiicada waxa ka nool khumayni
    Maalin ba midba si yar ku baxaya

  • @-Y95
    @-Y95 4 месяца назад +8

    Subhaanalah 🤲

  • @ahmednasirabdurehman5957
    @ahmednasirabdurehman5957 4 месяца назад +4

    Diyarada mareeykan ba lagu farsameyey inta is ka sax saxib

  • @xadaari129
    @xadaari129 4 месяца назад +1

    abdirahmaan waabari kun jeer mahad sanid pro🔥🙏

  • @ismaeelmohamed1165
    @ismaeelmohamed1165 4 месяца назад +1

    Waxaa isweydiin mudan iyadoo qabow iyo roob jiro maxaa diyaarada gubey, teeda kale maxaa dadkii oo saraarnaa diyaarada kuligooda ka dhigey kuwo hilibkooda go go ay heer lakala garan waayo. Qadarta alle kasokow wax baa jiro tuhunka ugu weynba ha ahaado iranta dhexdeeda lagana yaabo in shirkado kalena ay ka caabiyeen.

  • @RaxmaMuxumed-m6o
    @RaxmaMuxumed-m6o 4 месяца назад +1

    ilaahay ha naaro shiiciga shiicug dhaly jahanba hakufogeeyo waan
    Kufarxsanhay geerdiisa😅😅😂😂😂😂😂

  • @ReserveAreabank-l5v
    @ReserveAreabank-l5v 4 месяца назад +4

    Waa Shil Iska Caadiya Siday Ila Tahay Walaal

  • @abdulkadiradam7450
    @abdulkadiradam7450 4 месяца назад +3

    Waa dhici kartaa laakiin innagu ma ogin, wallahu aclam.

  • @ibrahimibrahim867
    @ibrahimibrahim867 4 месяца назад

    Waxbaa kujira meshaa sobabto ah 2 diyaradood ee lasocday maxay u arki wayen meshay kudhacday ama gurmad ugu fidinwayeen

  • @SaviolaHussein-jy6pc
    @SaviolaHussein-jy6pc 4 месяца назад

    Brother Wey Iska Cadahay Ibraahim Ra'iizi Iyo Sarakiishiisa Dilkooda Waxaa Kadambeyso Waa Yahuud
    1445/11/13

  • @NajiibAlva
    @NajiibAlva 4 месяца назад +1

    Mclnkyga wnku tageraa

  • @ZamzamDaimond
    @ZamzamDaimond 4 месяца назад +1

    😢😢😢❤

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 4 месяца назад +1

    Heheheh israil waa cadow wllhi😢

  • @najahosman3168
    @najahosman3168 4 месяца назад +2

    Shiici gaal ah Al xamdulilaah

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia 4 месяца назад

    ‏الإعلان رسميا عن وفاة الرئيس الإيراني ووزير الخارجية وعدد من كبار المسؤولين في إيران.
    انا لله وانا اليه راجعون 😢🇮🇷🇸🇴

  • @abdallamaxamud4360
    @abdallamaxamud4360 4 месяца назад +3

    Masha Allh

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 4 месяца назад +7

    Maskiinka alle haunaxariisto iyo intii lasocoday 🤲🏾

  • @warisFarah-z9r
    @warisFarah-z9r 4 месяца назад +1

    shico miyuu aha mise suni

  • @ahmedfarah-j5g
    @ahmedfarah-j5g 4 месяца назад +4

    Waa shiicii gaalo ah dhamantood allaha naarte geeyo

    • @Billcl8nyon
      @Billcl8nyon 4 месяца назад +2

      Afkaada edeb u yeel

    • @bushra445
      @bushra445 4 месяца назад +2

      Wuu ka sharaf badan yahay

    • @InnocentBlockGame-ee1hk
      @InnocentBlockGame-ee1hk 4 месяца назад +3

      somalida diinta kuyar yaa kugu dhahy waa gaal cadayn miyaa uhaysaa isagoo dhahay gal baan ahay diinta baro wlle addoo diinta garanayn inaad qof ku tilmaanto waa gaal adigaa masuliyadaas qaadi doono illahy markii la hortago

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z 4 месяца назад +1

      Islamic shiici ah dheh

    • @Abu__yaxya
      @Abu__yaxya 4 месяца назад +2

      Amiin alle haku fogeeyo gaalka xun

  • @MarwanAlii-g1p
    @MarwanAlii-g1p 4 месяца назад +1

    Alla ya raxma wa nin karti lahay aadna kunecbaay yahuuda aadna u jeclay islaamka qasatan heer falastin

  • @zakiyare2007
    @zakiyare2007 4 месяца назад +2

    Asc kuligiin❤

  • @CabdisugeNuuh
    @CabdisugeNuuh 4 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabduqaadirsheekh9113
    @maxamedcabduqaadirsheekh9113 4 месяца назад +1

    Alaahu akbar الله يرحم راحمين محرومين اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 4 месяца назад

    Waxanmaqlay in israiil shegtay inaysan lugkulahayn iyadowali diyaradiba lahelin baritankisocdo!! Taasmaxadkaledihiin asxabey?

  • @abdiqaniali8627
    @abdiqaniali8627 4 месяца назад +1

    Sirdoonka israa il in ay ka shaqeeyeen aa macaquul ah

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 4 месяца назад +2

    First comment

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 месяца назад

    Diyaarada helicopter waa duqoodey 1970 ayaa laga iibiyey USA wax lagu dayactiro lama heyn waayo cuno qabteyn ayaa saarneed

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 4 месяца назад +1

    Yuhuud ayaa sabab u ah nacdal haku dhacdo yuhuuda 😭

  • @salman0515
    @salman0515 4 месяца назад +4

    Alxamdulillah mujrimiinta ilaahay jahannama haku fogeeyo

  • @Mohsen.Molayari
    @Mohsen.Molayari 4 месяца назад

    Hello, I am Iranian, you may not know what atrocities the Iranian government is doing to the Iranian people, God will answer the Iranian government, Elahi Amin.

  • @kingabshaofficial4147
    @kingabshaofficial4147 4 месяца назад

    Haa waa shirqoole ugu tala galay America Iyo Israel

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 4 месяца назад +1

    Subxana allah 5000 ooqof ohalmar lodilay arimosiyasaded iyo koxodimed awoda kubaratamaya arinsahlan mahan wadhacdo dhelitirka awodaha iiran waxkabedeshay

  • @OmarDinajaad
    @OmarDinajaad 4 месяца назад +2

    illaahaw unaxariiso

  • @ilyaascabdulqaadirIlyaascabdul
    @ilyaascabdulqaadirIlyaascabdul 4 месяца назад +2

    Waa shir qool

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor 4 месяца назад +3

    Ustaad Hortaa Ayaan daaawanay. 😮❤

  • @MohamedAli-x1c
    @MohamedAli-x1c 4 месяца назад +1

    haiskadhinto maxuutarayay

  • @SubeerSaid
    @SubeerSaid 4 месяца назад +2

    AUN AMIIN

  • @dalfactv9356
    @dalfactv9356 4 месяца назад

    Israel ayaa shirqool umaleegtay waxaana fulayay unug katirsan mosad Azerbaijan kusugan sidaas ayey iilatahay

  • @CumaraxmadA
    @CumaraxmadA 4 месяца назад +1

    Allaha unaxariisto

  • @faniabdulahi6340
    @faniabdulahi6340 4 месяца назад +1

    In shirqool lagu dilay bay ubadantahy lkn ilaahay baa xaqiiqada og

  • @Khadar_Hassan
    @Khadar_Hassan 4 месяца назад +2

    Alle ha u naxariisto
    Dhamaan intii ku dhimatay
    Shilkii diyaarada

    • @MALIPIRATE
      @MALIPIRATE 4 месяца назад

      Shiico ayeey ahaayen mxa

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 4 месяца назад

      Warya jahiil wa shiico diinta mawada haystaan ee ha u doceen

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 4 месяца назад

    Diayarda ma ruushka aya lagu warshadeeyay mise Amrika. Amerika weyan sidan maqly

  • @FshdhhDgeuru
    @FshdhhDgeuru 4 месяца назад

    Malaxaqiijiyay shilka diyaraded ekugeeriyoday madax weynihi arn madaba xisad ka alosantahay bariga dhexe

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 4 месяца назад

    Nin Ka Qatar Sana Jogo Oo Gar Cad Tallow Asina Muxu qabtaah

  • @SamiirZaam-xd7im
    @SamiirZaam-xd7im 4 месяца назад

    Anigu waxaan u arkaa arintaasi in ay shirqool tahay waayo maxay diyaaradii kale ucaawin waayeen ama warbixin saxa uga sheegi waayeen arintan hala hubiyo insha allaah ilaahay xaqa ma qariyee

  • @meaktooni
    @meaktooni 4 месяца назад

    Ninkan inuu basasyatahay umalaynayaa maxaad sawiro Africa u dagsetaa adigoo og inaan isku ekayin Africa somali nahay ha adeeg san sawiro Africa

  • @ProSHARMARKE
    @ProSHARMARKE 4 месяца назад

    WxaaN arkey VIDEO iyadoo diyaaradu dhaceyso,
    Waana shirqool loogu talagalay.

  • @yuuyash
    @yuuyash 4 месяца назад

    haa waa side aad sheektay waxaa tuhunku ubadan yahay ninka dhaxlka sugayo

  • @Sirad47
    @Sirad47 4 месяца назад

    Ma waxa la arkay dad muslim sheeganaya oo 12 imaam leh..?
    Imaanka Allah ha idinka qaado edeb darana.Ilaahay ku been abuuranayaan.

  • @FarahAbdiali-t9y
    @FarahAbdiali-t9y 4 месяца назад +2

    Alle ha u naxsriisto aaamiiin aaamiiin

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 4 месяца назад

    ANIGU WAXAAN KA SHAKIYSANAHAY YUHUUDA,
    OO FURSAD QAALIYA,
    MARAKAY SADEX QOF OO YUHUUDA DHIBKUHAYAA
    AY DIYAARAD ISUGU OO AY SOO WADA FUULEEN.
    FURSADAA OO AAN DIB LOO HELIKARAYN.
    WAXAY,
    MADAXWAYNE HII IRAN,
    WASIIRAL KHAARAJIGII IYO
    SARKAAL HERSARE MILITARYGA IRAN AH.
    YUHUUDU CIDAY NONAANBA HA U DIREENE,
    FURSAD AYAAY U HELEEN
    INAY BUURAHA CERYAAMADA QARIYSAY KU LAYAAN RAGAA.

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 4 месяца назад +1

    Rest in peace

  • @MaxMax-t5z
    @MaxMax-t5z 4 месяца назад

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @CabdiwaliFaandhe
    @CabdiwaliFaandhe 4 месяца назад

    Weligood ayey dili jireen ninku haduu guuxisa ka dheereeyo Iiraniyiintu way iska qaptaan ninkana iyaga uunba dilay oo kursiga ka riiixanayey ilaahay haw naxariisto

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 4 месяца назад

    2018 ilaa hada ayaa ku tageraa waa malinkii igu horesay an comnts so baxsho❤❤❤

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 месяца назад

    FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE RUclipsR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY SAXAAFADII

  • @hashimtahir6393
    @hashimtahir6393 4 месяца назад +1

    Coming soon 500k😊❤😊

  • @Abdulrahmanmoaliim
    @Abdulrahmanmoaliim 4 месяца назад

    Murimkan naarta gal Ilaahay idinkii muslimiin badan OO suni ah ayuu laayay Ibraahim wuxu ahaa nin Yuhuuda ushaqeeya aad baan Ugu farxay wllh

  • @abdirahman7282
    @abdirahman7282 4 месяца назад

    Diyarada waxaa lagu farsameeyay canada 🇨🇦 waxana dib u casriyeyay USA iska sax rush masameyn diyaarada

  • @zdd77-oj4pk
    @zdd77-oj4pk 4 месяца назад

    Hada waa loogu yaacay madaxwaynihii iiraan talaw dunidan booskeenkaga jirnaa waa yabe dagaal bay dunidu kujirtaa lamana rabo dal wawood yeesha lkn ka somali ahaan waxaan kanahay kuwa cagta hoosteeda lagu hayo oon larabin in aykabaxaan 😢😢😢😢😢😢

  • @abdihakimmohamed6594
    @abdihakimmohamed6594 4 месяца назад

    Brother diyaaradahaan waxaa farsamaysay Dowlada Mareekanka ee maaha Ruushka halkaas naga sax warbixintaada waan ku xiranahaye

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 4 месяца назад

    Waxbaad is dhex dhigaysaa hogaamitihii u horeeyay ee iiraan waxaa la odhan jirey cali khumeyni

  • @ayuubdaahir2557
    @ayuubdaahir2557 4 месяца назад

    😢😢😢

  • @UbaxCabdi-b5y
    @UbaxCabdi-b5y 4 месяца назад

    Haa sababtoo ah side madaxwayne dhan odagaalo farbadan kujira elikabtar qdiima loosara ilaalintisa xilbadan laikamasarin xitaa isagoo saran ayaa laduqaynkara

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 4 месяца назад

    Say Ila tahay nimankaas iran 🇮🇷 waxa lagu haystaa maxaad QAZA u garab istaagten intii yarayd oo ay afka ka hadleen un baa laga raacay lkn waxba u noqon mayaan islaamkuna haday kooxa kooxaha iska daayaan wlhi baan cidina ka adkaateen madaxwaynahana allahow naxariisto tiisi baa intaa ku e kayd

  • @CabdiraxmanDaud
    @CabdiraxmanDaud 4 месяца назад

    Waakii duqeeyay yahuuda markaa waxay u badantahay inay shirqooleen

  • @huseinabdi2884
    @huseinabdi2884 4 месяца назад

    Geerida madaxyawayntii shiica farxad ayay utahay dadka muslimiintabah ee sunida , waana in lagu farxaa halaaga uu ilaahay halaagay cadawgiisii iyo kii muslimiintaba

  • @Axmedmaxamedcadiqadir
    @Axmedmaxamedcadiqadir 4 месяца назад

    Lkn isku daay janalkaga lawad in ad marwalbo ad video sodhigeyso in ad comments hos sodhiig waxa laga yaba dad badan hada inesan ogeynin sida aniga oo kale video dhamadkisa dadka ugu sheg in ad janal lawad ledahay

  • @aboodysportnet9307
    @aboodysportnet9307 4 месяца назад

    qadarku waa dhacaa lkn aniga waxa iga dhaadhici la ciidanka cirka ee Iran maxay qabanayeen marka madaxweynahoodu kaligii safrayey , dunida wadamada waaweyn siiba madaxweynayasha waxa ilaaliya ciidanka cirka ee wadankiisa.