I am deeply devoted to the affection and the love of my country, Somaliland! I live for it and I will defend it till the last drop of my blood! Rabiyow save Somaliland Amin.
Qofki been isku qanciya been buu walgii ku noolaada,shaydaamad qabaayaldu madax marty baa thy kabo ku leg baa lagu gelinayaa. Hal reer qaran ma noqon karo 30 prank ah baa ku jiraysaa
yaa ila arkay shiekha Somalia iyo Somaliland ayuu isticmaalaa marki uu Somalia ka hadlaayo sababta ma fahan? ma dhiiran gelin kala go' baa mase waa qancin oo kaliya?
Xaasidka SOMALILAND hadaad rabto inuu gubto somaliland somaliland uun dhawr jeer ku cel celi wuxuu u gubanayaa sidii qof jin ku jiro oo quraan lagu akhriyay 😂🤣🤣
QOFKA SOMALILAND JECEL INAY SII JIRTO HA KU CEL CELIYO JEEGAAN LAND JEEGAAN LAND JEGAANLAND, WAAYO WAA DADKA ISKA LEH SOMALILAND CID LIHI MA JIRTO OO AAN JEEGAAN AHAYN GUUUUUUUL JEEGAAN LAND
listen brove anfaar are sleeping like the way muslim people are sleeping.... do u think afaar has forgoten all this problem u making to them.... the predident of jabuti is our jwuwish...
i love listening to this intellectual Shiekh.
Waa shiiq runta ka hadlo mar walbo ee illaah ha xafido
Asalaamu Calaykum Sheekh jizakalah all your lectures Allaha ha ku barakeyo aduun iyo Aaqiro aamin yaa Rabi❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
mashallah sheikhayga wax badan ayaa ka faa,iideystay
1OOO ADOKALE HADAN HELI LAHAYN #SOMALIA XAG ILAHAY MOYE WAN HAGAGI LAHAYN
Masha'Allah Tabarakallah, Shiiqa Allah hainoodhowro Cimridheer caafimaadsan cibaadasuubban baan urajeynayaa Shiiq Towfiiqda Allah hakuuwaafajiyo, waad Mahadsantahay% Wafii'Amaanillaah WassalaamuCaleykum
Shiilh maashaa Allaah jizaakallah khaire , itobian maba aamini karno waqti bay qaadanee
aad ayuu u madsanyahay sh.cabdiraxmaan farshaxanimadda leh ee uu inoogu ibo furay fahanka siyaasadda
I am deeply devoted to the affection and the love of my country, Somaliland! I live for it and I will defend it till the last drop of my blood! Rabiyow save Somaliland Amin.
Igu dar shiiqoow
Great idea
Asc sh waxaan rabaa in aan ka mid noqdo ku wa cilmigaaga ga faa ii daysta haddii uu ALLAAH idmo
Siyaasada waa wax fiican oo u baahan in la fahmo
Shiiqa waa mahadsanyahau
sheikh Allaha ku dhowro.
Soamlia mid insha allah saylac ilaa raaskaboni
Jamuuriyadda barakaysan ee Somaliland Waa muqadis
Somaliland taaren kama wareriin ee oo dorasho xalaal ah kaa dhacde oo adunko dhaan kaa dhicin ee adeerka ina bare iyo xarmajo siqran uu sheik adeer somaliland magac cusuub mahaan ee somaliwyn waliged baa laa odhan jiiraye adoon dhalaan guul qaranka somaliland iyo Djibouti aniiga somali kale waax igama geelin ee
Qofki been isku qanciya been buu walgii ku noolaada,shaydaamad qabaayaldu madax marty baa thy kabo ku leg baa lagu gelinayaa.
Hal reer qaran ma noqon karo
30 prank ah baa ku jiraysaa
Masuuliyada iyo bad baadada Somalia wexe saarantahay dhalinyarada marka aan is aruursano is bahesano fikirkeenana balaarino. Yaa igu raacsan?
Wax isbahaysi layidhaa majiro!
Somalilabd caddaalad baa ka jirta" waanku qoslay, wadaadka, wax badan ayuuna ogayn
Sheekh ruun bad shegeysa adiga ka soo baxsadey Djibouti.
Masha Allah
Mahadsanid
Sheesh Somalia waa mid we make smog in Somali land dal goonni al salam
raganoo kalaa loo bahanyahay ما شا ألله
Amin inchallah
soom.aliyeey ogaada aduunyo waisbaheeysi itobiya hadaad aaminto waxbaka kaama halaa bayo Javan iyo mareeykanba wey is aamineen
Mashllh sheekh Alhaku barkeeyo
Ee halkeen iska qoraa shiikh
Shekh kheyr allah hakusiiyo aad iyo aad baan ula socod muxaadaroyinkaada habak aad waxa usoo gudbiso aad baan ula dhacsanahay waxaad modaa sida qof oman oo lasiiyay biyo
asc shiikh wanku salaamaya ilahayna haku barakeyo runtii wan kugu faraxsanahay aqontada niyad furnantada lakin halmid ban walal aanan kufarxayn waa mida jamhad hubaysan ban aburaya walalaw macane aniga dalkayga wakhti hore jamhad saluugtay nidamkii markas shaqaynayay ayaa ka kacday kadibna waxay noogu badalen oo aan colaad iyo kaladambayn LA.aan iyo isfahmi waa iyo mararka qaarkod muwadinkuna inuu xurnimo waayo ajinabiguna uu siduu doono habayn iyo maalin u dhexmaro ilaa aanu asaga kacabsano danahuu kawato dalka hadan kahadli lahaa marka kolay adigu aqonyahan batahay aqonyahankuna waa lafdhabarta umada iyo dalka iskusoo wada duubo sida aqonyahanada dalkayaga qaarkod hanoqon kadare
aniga
Asc
Maanaa la ii qarshaa midiyo la igu qali doono; Abtiyaal kala quusanee qoomamo la'aada.
shugran zainab osman
Asc waan codsanayaa anigu ah kayse mohamed ahmed
dabcan waa sax
Sh culimadii wadanka ayaa gabtay umada sidan qabo waayo xataa masaajidii ayaa kooxaysi ah oo midba midka kale iska eegayaa dadkana uu leeyahay kaas iska ilaaliya waa suufi waa itixaad waa salafi markaa dhibta umda dhextaal wadaad ayaa lootirinayaaye horta maad idinku heshiisan dadku wuu iska kiin raaciye
Adeer waxa aad ogtahay ciriiriga jabuuti ayku jirto meesha uu salka ku haayo cida kadanbaysa marka adoo ah aqoonyahan kii dalka hadaa jamhado ashkaas baaq aad udirto maxaa kadhalankara?
masha allah
Mashallah Sh. C/raxman allah ha ku barakeeyo fadlan na ga la so xariir horncsis.org/
Sheekh Cabdiraman Bashir wax yaaba badan baad iftimisay oo fican.
See waxad wacdiyeysa meeyd dhidhtay oo la yidha
(somali-weeyn) .
Sheekh +siyasi+wacyiga maanta= ????
Shiikh qaranimada prittish somali land waa muqadas kariim kaan ku dhaartee igana raali aHow hadaad xumaan ii aragto
Xoola ayaa tahay British somaliland kuye adeer ma gumeysi ayaad wali u ciil qabtaa
@@bbbccbbc365 aduu ma amisom iyo xalane aya dowlad ku ah
soomaali waa taas weligood isfahmi maayan waa dadxoolaa waxay isku heystaan xitaa xitaa mayaqaanaan😤😤
yaa ila arkay shiekha Somalia iyo Somaliland ayuu isticmaalaa marki uu Somalia ka hadlaayo sababta ma fahan? ma dhiiran gelin kala go' baa mase waa qancin oo kaliya?
Xaasidka SOMALILAND hadaad rabto inuu gubto somaliland somaliland uun dhawr jeer ku cel celi wuxuu u gubanayaa sidii qof jin ku jiro oo quraan lagu akhriyay 😂🤣🤣
QOFKA SOMALILAND JECEL INAY SII JIRTO HA KU CEL CELIYO JEEGAAN LAND JEEGAAN LAND JEGAANLAND, WAAYO WAA DADKA ISKA LEH SOMALILAND CID LIHI MA JIRTO OO AAN JEEGAAN AHAYN GUUUUUUUL JEEGAAN LAND
listen brove anfaar are sleeping like the way muslim people are sleeping.... do u think afaar has forgoten all this problem u making to them.... the predident of jabuti is our jwuwish...
Sheekhani been cad ayuu LA soo taagan yahay berigan iska aamus sheekh siyaasada waxba kama ogid
Sheekh siyaasada ciyaarta kadaa. Coz u don't know anything about politics. Waad na jahawareerisay. Waxaagu waa male .
رئيس اوزجتة حرامية
sheeq leave the political alon because it doesnt sod u.... if u want the president seat fight for it... dont used other people
sheekhu xaguu joogaa
sheekhu xagu jogaa
@@sahrahussein8394 wuxuu joogaa Ottowa Canada
Why would you write in English that you dont write grammatically and understand at all? Leave the visionary alone that you dont fit his shoe.
Asc