HEES GALMUDUG WAXAY CAAN KU TAHAY ,KOOXDA MN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Dabaaldaga Galmudug.

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @zirzommalinho7169
    @zirzommalinho7169 4 года назад +61

    Galmudug waxan so maray bari an xamar ila hargeisa gadhi so raacay wlhi meel ka dad wanagsan maan arag Viva Galmudug 🤩🤩

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 года назад +44

    Habar gidir, Caagane Loobage Sheekhaal, Duduble, Murusade, Abgaal,
    Galmudug Nimo ❤👏

  • @mohamedhussein2172
    @mohamedhussein2172 6 лет назад +67

    Viva galmudug❤️💋🌹
    Gabar habargidir ah
    Weliba Sacad ah halaygu waco 🌹🌹

  • @nastehonalkiika360
    @nastehonalkiika360 4 года назад +153

    From Hargaysa somaliland💚💭❤
    Aad baan u JeceLahay GalmuduG allahaydin Dhawro Nabad waarta iyo Nolol wacan DadkaYGii

    • @sahramuuse9349
      @sahramuuse9349 3 года назад

      Mu

    • @sahramuuse9349
      @sahramuuse9349 3 года назад

      Idolizing iiookookkkokkoo kuu hhhhhhhhhhsasx hm bb BBC tv to tii tprqxz

    • @ahlaamey3392
      @ahlaamey3392 3 года назад +5

      Sidoo kale idin jecelnahay from galmudug nolol waarta baan u rajeeynaa hargeysa cadeey😘😍🍁

    • @nimcanuur4491
      @nimcanuur4491 2 года назад

      Amin wall anaguna somlilnd wllhi wan jecelnhy iny dadka usareydan jecelnhy nolada

    • @shamsocismaab889
      @shamsocismaab889 2 года назад

      SI DOO KALE WANI JECELNAHY RER SOMALILAND

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 4 года назад +33

    From Kismayo Reer Galmudug Waa Nasab Aan Munaafaqad Laheyn Viva Galmudug Viva Somali Weyn

  • @farhiafarah8699
    @farhiafarah8699 7 лет назад +140

    ani goo from puntland wacada kal iyo lab u jeclhy galmudug

    • @deeqmaxamed8378
      @deeqmaxamed8378 7 лет назад +3

      Farhia Farah inta samaha jecel cid ka xigta maleh galmudug wallo welcome

    • @filsan335
      @filsan335 3 года назад

      We love you too💖

  • @nafisafuad2191
    @nafisafuad2191 4 года назад +19

    Anigu from puntland lkn saxibkay jacaylkayga ah ah galmudug dumashiyal dumashidin baan ahe liketa igu soora waa jeclhy my xaajigay iyo caruurtayda i love galmudug

  • @somalivip8831
    @somalivip8831 7 лет назад +82

    Hambalyo Kal iyo laab ah Galmudug Hormar nabad waarta Salaan qiimo badan iga gudooma From Puntland
    Omg I don't care kuwa cuqdada qaba Viva Galmudug

  • @yazinhussein9404
    @yazinhussein9404 7 лет назад +197

    woooooow maamulka kaliya aanfiirno oo lala noolaankaro hadda nahay beelwenta digir iyo mirixle waxa tihiin gumeysi diid waxa tihiin dad ilbaxiin ah maskiinka aan takoorin aniga meel weynba iiga taaliin viva Reer boqortoyo galmudug waxaan hubaa hadda Somalia xukunkeda qabataan in lasinaandono maskiin iyo taajirba guula idinrajeyna

  • @zakariyeboss8489
    @zakariyeboss8489 6 лет назад +355

    from Burco Viva Galmudug reer abtiyaashey

  • @powerfulsyndicategulaid2798
    @powerfulsyndicategulaid2798 6 лет назад +263

    From hargiesa somaliland lakin maamulka galmudug ayaad ayaan u taageeraa .
    Reer guriceel like ta hayla dhaafina .
    Waa walaalkiin oo somaliland jooga gaar ahaan hargiesa cadeey.

  • @amalhassan8576
    @amalhassan8576 4 года назад +23

    Hg waa dad aan jeclahay oo nadiif ah waa dadka somali ugu gobsan mashaa Allah, Allaha idin dhowro ❤️ aniga maahi hg

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 5 лет назад +75

    Viva Galmudug 😍💪 Viva Ceelbuur & Galhareeri ❤️💪 . Yaa ila daawanaya 2019

  • @khadarqallodayur1309
    @khadarqallodayur1309 6 лет назад +86

    from Somaliland maaamsh Allah galmudug gaalkacyo jecliyaa inaan imaado insh Allah soo dhawaynta ha LA idinka help habar gidir habartaynu waadagnaaye hhh

  • @z012y
    @z012y 4 года назад +12

    From Jamhuuriyadda Barakaysan 🙌
    Viva Galmudug State 👏👏👏

  • @mariahoney5276
    @mariahoney5276 8 лет назад +92

    galmudug wxey kucaantahy caqli iyo garashey kucaantahy been maadsheegin viva galmudug

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 9 месяцев назад +15

    Long live galmudug❤from south west 🙏

  • @greensportshd1308
    @greensportshd1308 6 лет назад +173

    galmudug 2018 viva reer abtiyaal
    from hargeysia cadey

  • @abdullahiiidow149
    @abdullahiiidow149 7 лет назад +62

    inkasto oo aan Galmudug kasoo jeedin hadana wax iga xigo malahan allow barakee galmudug iyo dhamaan soomaaliya oo dhan

    • @beygadaalo7670
      @beygadaalo7670 7 лет назад +1

      abdullahi iidow sax wax KaxiKo malaha ana hada JooGo hada imado meshs tabta canaha kucabe wll

    • @axlamali6332
      @axlamali6332 4 года назад +1

      Wa sidaas💪🏻🦋🦋

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 7 лет назад +217

    Galmudug geesiyashii An ka dhashay cadawgiina ma ciilbaxo

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 6 лет назад +33

    Viva Ceeldheer Caradeeda Udug ❤️❤️ Allow Balaayada Ka Haay Galmudug 😍😍

  • @bayinacismaan8000
    @bayinacismaan8000 4 года назад +24

    galmudug waxa ee ku caan thy geesinimo 😘
    from hirshabeele ❤

  • @ashakurali4848
    @ashakurali4848 8 лет назад +70

    I'm not from Galmudug lkn heestaan inaba caadi maaha ..... The best song of the year without a doubt

  • @kingdonyale1479
    @kingdonyale1479 3 года назад +51

    I’m from puntland, but I love this song
    Miraha 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Codadka 100%

  • @simanzakariye7182
    @simanzakariye7182 8 лет назад +103

    inkastoo aan aheyn galmudug hadane waa dadkeyga dhiigeyga dhalsho wadaagno cadawgiina ma ciil baxo viva galmudug

    • @shaakirsheekh6135
      @shaakirsheekh6135 7 лет назад +1

      Samiiro Zakariye thanks we love you too

    • @beygadaalo7670
      @beygadaalo7670 7 лет назад +1

      Cali Zakariye QlbikaGa nadiif ah kusoco caQlika cali wll Qalbi fican

    • @xaawokiin5538
      @xaawokiin5538 7 лет назад +1

      Cali Zakariye Masha allah abowe nolow viva galmudug

    • @anisafatxi7599
      @anisafatxi7599 7 лет назад +1

      from cadado viva galmudug

    • @simanzakariye7182
      @simanzakariye7182 6 лет назад +1

      shaakir sheekh ❤❤

  • @mostaphadaani2265
    @mostaphadaani2265 6 лет назад +136

    Heestan xaqiiqdii dhagesigeeda waanba ka daali la'ahay 2018 qofkii dhageysto like ii saar si an u ogaado inaa adne jeceshahay
    Viiva galmudug

    • @mohamdi6193
      @mohamdi6193 6 лет назад

      Mostaph Adaani
      waxaa kula dhageysanaya nin reer galmuduga oo laandheera

  • @aichamohamed7941
    @aichamohamed7941 6 лет назад +33

    Viva galmudug I ❤you waxaan idinka soo salaamayaa garoowe 😍

  • @fankaiyosuugaanta5548
    @fankaiyosuugaanta5548 9 лет назад +220

    Heestaan waxaa sameeyay labo qof oo aan reer galmudug aheen laakiin somali wadaniyiin ah sida reer galmudug.
    Aniga waxaan kasoo jeedaa (khaatumo) galmudugna waan ku faraxsanahay waana soo dhaweynay
    Miraha Mohamed Guun (Khaatumo state)
    Laxanka Hodan C/Rahman (Awdal State)
    halkaan waxaa ka garan kartaa in Galmudug soomaali badankeed u riyaaqday maamulkeeda cusub marka laga reebo Puntland iyo Somaliland.
    Viva Galmudug. Somalia

    • @cabduraxman1
      @cabduraxman1 9 лет назад +6

      Fanka iyo suugaanta waa runtaa walaal shacabka GMS abaalkaas waa idiin hayaan Khatumo State & Awdal State.
      allaw kor idinka dhig, cadawgiinana Rabiyow hoos kayeel insha allaah.

    • @suldaannuurdhagacun
      @suldaannuurdhagacun 9 лет назад

      Fanka iyo suugaanta khaatumo maxay ahayd adeer anaa imika laascanood jooga yaan been laydinku maaweelin wax awdal la yidhaadaan ma jiraan oo anaa samaroona sarkaal ciidanka somaliland ka tirsan ah yaan qabiil laydin madax marin btw viva galmudug

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 9 лет назад +1

      +Fanka iyo suugaanta
      *Viva mother Somalia, viva Galmudug state, viva Puntland state; they are brothers everyone has a right to self determination; good for Galmudug they should recieve only support and glad tidings from their brothers.*

    • @naimadahir431
      @naimadahir431 9 лет назад +2

      #fanka iyo suganta waxan u malena reer khatumo somaliland na WA idin furtay khatumo Wali ayadoo somaliland qabta oga xwife puntland waxan u maleya galmudug aa ku mehersatay hadanah kolee khatumo waa xaas qurxoon marba cida iska mehersate

    • @zakihajji1960
      @zakihajji1960 9 лет назад +2

      Adeer wadaninimo kama aysan aheen ee waa Fadlan lacag ku shubo Viva Galdumud state

  • @cabdiqaadirmaxamedaxmed620
    @cabdiqaadirmaxamedaxmed620 7 лет назад +323

    Galmudug Allow Nabad ku waartaa
    from walaalihiin somaliland oo idin jecel

  • @nasriinabdiaziiz6742
    @nasriinabdiaziiz6742 5 лет назад +188

    Viva Galmug
    Me from hargesia somaliland ❤

  • @Khadar_aden
    @Khadar_aden 8 лет назад +219

    i from somaliland i like viva galmudug allow calankeedu jiro

  • @fardosaabdi9540
    @fardosaabdi9540 6 лет назад +8

    Heestan Ayaan ugu jecelahay heesaha galmudug loo qaday inkasto aan aheen reer galmudug lakin waa dadkeyga ❤❤❤❤❤inta heestan ka heshay like waa xagiinaa

  • @fadumoahmed2584
    @fadumoahmed2584 3 года назад +9

    Heestan wa iska jeclhy wlhi waxan dawanaya 7 january 2021 galmudug allow calankedu jiro ❤❤❤

  • @cimraancadde7819
    @cimraancadde7819 7 лет назад +53

    viva reer abtiyaaashey an kufaaano inbadan cadawgiina cagta hosteeda

  • @ichbinmohamed7706
    @ichbinmohamed7706 8 лет назад +21

    waaaaaaaaaaaaaaaw
    Galmudug mcn aa aa tahay
    galmudug waa dhul somaliyed
    o qurux badan sharaf badana
    waana dad somaliyed Galmudug
    cadow geeda hoos Galmudug

  • @tahaniabdirizaq2880
    @tahaniabdirizaq2880 6 лет назад +9

    Galmudug waxa ay ku caantahy
    Ceeldheer iyo hobyeey ku caantahy
    Cabudwaaq guriceel bay ku caantahy
    Ceelbuur iyo balanbalay ku caan tahy
    Allow cadhada ka dhawro Allow calankedu jirro ee. 💙
    Hestan wan ka helaba illahy amarki From somaliland iyo puntland dhexdooda. 😍

  • @somaliahanolato4538
    @somaliahanolato4538 8 лет назад +18

    best song i have ever seen galmudug waxa ay ku caantahay ceeldheer iyo hobyo cadubwaaq wasil bay ku caantahayoo ceelbuur balanbale bay ku caantahay kii kaxun meelaha ha iska ceytamo

    • @ruuxii1093
      @ruuxii1093 8 лет назад +1

      masha Allah galmud Ka bar

  • @mohamedzommalinho8625
    @mohamedzommalinho8625 2 года назад +6

    Viva Galmudug wan idin jecelnahay from hargeisa somaliland😍😍

  • @umuzakiabdalah9024
    @umuzakiabdalah9024 7 лет назад +3

    Caabudwaaq wasil bay ku cantahyoo ceel buur balanbley ku caantahy
    Caabudwaaq iyo balanble ma dhulkayga an ku dhashay
    I💜 Galmudug
    💗💓💗💓💗💟💕💜💖
    Love g

  • @abdullahiaar8599
    @abdullahiaar8599 8 лет назад +278

    galmudug waxay ku caantahay gabdho shidan ay ku caantahay

    • @meiranmoalin7665
      @meiranmoalin7665 7 лет назад +37

      Abdullahi Noor Waa inoo dhameesay abow 😍 Sidoo kale Galmudug waxay caan ku tahay wiilaal qurxoon Somalinimo kamuuqato Iyo geesinimo😘💞

    • @xaawokiin5538
      @xaawokiin5538 7 лет назад +6

      Abdullahi Noor sidokali galmudug waxey kucantahay wiilal Qurux badan iyo sharaf leh iyo gesinimo viva galmudug

    • @queenjasmine7250
      @queenjasmine7250 6 лет назад +1

      Abdullahi Noor aad iyo aad

    • @riyaaqshow1192
      @riyaaqshow1192 5 лет назад

      waaaaw afkaga caano lagu qabay

    • @sumayaabdirahman8250
      @sumayaabdirahman8250 4 года назад

      Waaaw noolow

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 8 лет назад +400

    waryaada qofkii hawiye ah like ha saaro heesta kuwii kaleba 1k ayaa loo saarayee habargidir iyo dariskeeda like ta hala siiyo murusade duduble iyo kisto abgaal ah saara like ta waa hawiye lipaaxo😀😀😀

    • @galadomar2121
      @galadomar2121 8 лет назад

      +Prîncëss FáTxî Ina hassan all hawiye waye habargidir dhibkeda walaalahed wee kala jeesatay maatida majerrten ee bur bursi ku haayan

    • @ibtisamainamahamed9254
      @ibtisamainamahamed9254 8 лет назад +2

      .nice

    • @ahmedkafi8913
      @ahmedkafi8913 7 лет назад +18

      gallad subscribe anoo mareexan ah aya ku saray like apaaa somali waa somali nooo qabiiil

    • @shukriyusuf2290
      @shukriyusuf2290 7 лет назад +2

      gallad subscribe shukri sharaf tii naskinta aheed sarty

    • @hanadhari6062
      @hanadhari6062 7 лет назад

      gallad subscribe hhhhhh

  • @abdinasirdhagadolol1474
    @abdinasirdhagadolol1474 4 года назад +5

    Maahi galmudug balse wxn u qiraya in habargidir tahay dad dil iyo deynba leh love from ogaaden

  • @Baddyusi
    @Baddyusi 8 лет назад +52

    Galmudug waxay ku can tahay hobyo iyo cabudwaag balanbale ceeldheer galkacyo geriban garacad golbodob guriceel cadaado
    Viva mudug galgaduud GALMUDUG

    • @SadePower
      @SadePower 8 лет назад +7

      Kkkkkk riyo.net war Caabudwaaq, Balaanbale, Gaalkacyo, Jeribaan, Garaacad iyo Galdagob waa dhuul Darood Ismaaciil (Mareexaan iyo Leelkase baa ugar leh ! Haa suhuran mooryanyahow

    • @Baddyusi
      @Baddyusi 8 лет назад +3

      Oooh dadka oo dhan Somali mahan?^
      Haday israaceen maamul sameesteen then what's wrong with that ? Galmudug is build on cadalad between hawiye darood dir and others unlike the rest

    • @Baddyusi
      @Baddyusi 8 лет назад +5

      I'm marexan and we don't want people like you
      Marexan is for hormarka Somalia not for division.

    • @abshirmohamed5899
      @abshirmohamed5899 8 лет назад +1

      +Wiiil Waaalen thankx walal qaali ah dadka caqliga yar u aqli celi xaqana allaha tuso somalia galmudug wa 1 no qabyaalad

    • @dahirabdi2776
      @dahirabdi2776 6 лет назад

      Wa runtaa

  • @user-pu8uz3po9f
    @user-pu8uz3po9f 8 месяцев назад +4

    From murle weytan , mandera kenya..we love you H.G❤

  • @nabaddoon5883
    @nabaddoon5883 6 лет назад +10

    I'm from ceelbuur. Gesiyada galmudug guleysta love glmug ❤💪

  • @khaatumoqueen5576
    @khaatumoqueen5576 7 лет назад +49

    viva galmudug from khaatumo state

  • @omarymzee661
    @omarymzee661 7 лет назад +428

    ree galmudug maahi lkn waa dadku dillo kuna nooleeyo habargidir magaciin hajiro😎😎

  • @odaycade401
    @odaycade401 8 лет назад +169

    waxaa mahad leh alihii geesiyasha galmudug iga mid dhigay

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 3 года назад +5

    Waa sax taas galmudug jir oojoog waligaa in sha allah

  • @xidigaxarakada5159
    @xidigaxarakada5159 6 лет назад +51

    I am galmudug boy but I never see our lands in galgaduud hope one day go to cadaado InshaAllah

    • @queensister7386
      @queensister7386 3 года назад +1

      Same to me here..eagerly waiting for that one day when i will visit to our homeland. in sha Allah .

    • @baab2094
      @baab2094 3 года назад +3

      Was there last year drove from galkayco to matabaan by myself never felt more safe. Loved it

  • @Atlaantastudio
    @Atlaantastudio 6 лет назад +13

    from Mogadishu Viva Galmudug reer abtiyaashey

  • @abubakarsadiiq6179
    @abubakarsadiiq6179 7 лет назад +56

    galmudug uma dhalan lkn wan tager sanahy wa dad wadaniyad kamuqato calanka ubadan mesha wa kii somaliyeed kii galmudug wa ku yaryahy guul ayan ura jeya galmudug

  • @kabtanfiqqi9971
    @kabtanfiqqi9971 8 лет назад +26

    wonderfull !!! Galmudug Guusha bey ku Caantahay 👍👍

  • @shaficikhaliif5925
    @shaficikhaliif5925 5 лет назад +4

    Masha allah my tolkeega idinma waayo rabi adin mideeyo cadawga majecla farxadeena ayako somaliya ee hadane galmudug u arkaan kenyan wayo majecla geesiyaasha galmudug iyo dumarkeena geesiyaasha wayo cadawga an leenahay waa kuwa dariska nala ah wayo midnimadeena majecla lkn gulmudug tashato tagtay lagaari maaye na daba socdaaa

  • @qamarcismaanqamarcismaan1850
    @qamarcismaanqamarcismaan1850 4 года назад +9

    I am abgaaL galmudug WaaN jclhy hawiye nimo 💋❤

  • @hamdiali8238
    @hamdiali8238 7 лет назад +32

    viva ceel dheer and ceel buur❤❤

  • @Ayaaana21
    @Ayaaana21 5 лет назад +17

    Galmudug waxay ku cantahay karti iyo aqli. Galmudug love you

  • @mandeqabdulkadir7025
    @mandeqabdulkadir7025 2 года назад +13

    Love you too walaleheen somaliland 💚🤍❤️ from galmudug

  • @bureqpmaxamed9445
    @bureqpmaxamed9445 5 лет назад +8

    Wow galmudug caldheer iyo hobyo my hooyo and aabo 😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍

  • @hamdiabdirahman5311
    @hamdiabdirahman5311 5 лет назад +3

    Galmudug waxy ku can thy dhalin yaro cudon bay ku can thy oo curad iyo hablay ku canta hayoo is calool xartay ku canthy 😍😍😍😍😍
    Am proud to be from galmudug state❤26/4/2019🎧🎵😘♥️🙏

  • @sxcxiseoul_5723
    @sxcxiseoul_5723 5 лет назад +9

    I‘m from dhuusamareeb viva galmudug❤️

  • @princemohi8750
    @princemohi8750 9 лет назад +34

    Galmudug Waxa Ay Ku Caantahay Ceeldheer Hobyo Ku Caan Tahay Cabuudwaq Wisil Kucaan Tahay Ceelbuur Balanbale Ku CaanTahay

  • @axlancadey4376
    @axlancadey4376 6 лет назад +5

    Runti Aniga galmudug bn kaso jeda hadana kumafano Somali wayn wan idin jeclahy galmudug butland jubaland Somaliland komfurgalbed jabuti iyo intan katagay I love All Somali people

  • @dmohamed
    @dmohamed 4 года назад +2

    Galmudug my homeland from Balanballe, Galgaduud, Galmudug Alle ha xafido dad wadan jecel weeye ree Galmudug tusaalena u qaado hoggaanka hadeer talada Soomaaliya haya.

  • @hassanabdiyussuf8706
    @hassanabdiyussuf8706 8 лет назад +13

    somali women have wonderfull voice. just take note on each of them.
    on the other hand all of these men have melodious one to listen

  • @deeqaahmed6820
    @deeqaahmed6820 2 года назад +1

    Fanaaninta somaliyeed markey isku xiran yihiin wax ka qurux badan malahan . Waagas qalbiyadooda nadiif ayuu isku ahaa. Maalin ba gobol ayeey utumi jireen ayagoo waliba isku xiran oo isku faraxsan. ❤❤❤

  • @asadmahamoud2510
    @asadmahamoud2510 7 лет назад +8

    this song is amazing really really 😍😍😍 rer Galmudug walaala Heey somali Yeeed cisi iyo sharaf

  • @hanimahad971
    @hanimahad971 2 года назад +1

    Heestan waaba iska jeclahy inaa marwalba dhageysto markii lasoo qaaday ilaa hada markan arko maba ka gudbi karo inaa dhageysto maahine one of best song 🇩🇯🇩🇯💪💪viva galmudug ❤

  • @fadumomohamed4686
    @fadumomohamed4686 9 лет назад +16

    my mom from galmudug I love rer abtigey

    • @omarxomarx8511
      @omarxomarx8511 4 года назад

      Well thank you💙 you can call me abtii

  • @yariisoow1735
    @yariisoow1735 6 лет назад +8

    yaa habar gidir ah oo heestan dawanaya

  • @idaacada2459
    @idaacada2459 5 лет назад +3

    Galmudug wa caasimada shidaalka Soomaliya ee ugu badan tahay.. hawiye is rich now mashallah 😍

  • @mahadcade4406
    @mahadcade4406 9 лет назад +14

    best of galmudug i cant keep mi eyes of it wlhi its so wonderful

  • @ahmedollaaad2690
    @ahmedollaaad2690 7 лет назад +80

    Reer baraxley like isaara wllyal deriskiina ahaye 😂

    • @Ahmed-tk2uq
      @Ahmed-tk2uq 6 лет назад +1

      rasta faari AR7 hhhhhh waad iga qosLisey

    • @queenaraweelo9749
      @queenaraweelo9749 6 лет назад

      Kkkkkkkk

    • @shiedwgamimg4780
      @shiedwgamimg4780 5 лет назад +4

      Dariska Qeelada badan reer bardacad Dislike baan ku saaray 😂😂

    • @dhalboqortooyogm5252
      @dhalboqortooyogm5252 4 года назад +6

      UUR CALEED OFFICIAL CHANNEL reer suusacleey waan kuu saaray deriska 👍

  • @waxkuficankabaro6065
    @waxkuficankabaro6065 8 лет назад +151

    allow galmudug cadowgooda cagta kahoos mari

  • @regularwarya
    @regularwarya 7 лет назад +3

    tanna ma qaadeen reer galmudug wallee fanka somaliga raqam.culus onay ka yihiin waan ogaa laakiin jiilkaan waa ka hareen fankaan lahaa .
    esh calaa hees .

  • @ismailhidig343
    @ismailhidig343 9 лет назад +5

    waaw caadi maahan hees iyo bar iga dheh viva galmudug ,,,, si lee loo shidanyahay heestan jira oo jooga waligiin galmudug

  • @hafsamire1170
    @hafsamire1170 7 лет назад +39

    I'm from puntland and I love Somali weyn

  • @muzaismael5010
    @muzaismael5010 4 года назад +2

    Galmuduh waxey ku caan tahay ceeldheer iyo hobyey ku caan tahay😍😍❤.

  • @omargoley8490
    @omargoley8490 8 лет назад +13

    waaaw Heestaan waa Hees laka soo shaqeyye nice Song Vivi Galmudug

  • @mohamedbashir6464
    @mohamedbashir6464 Год назад

    Ceel dheer iyo hobyey kacaan tahay, caabudwaaq wasiilbay kucaantahay Ceelbuur balanbalay kacaan tahay ❤❤from ogodenia
    Aadbaan ujeclahay galmudug
    Nabad waarta iyo nolol wanaagsan dadkaygii❤❤

  • @mohamedachraf8346
    @mohamedachraf8346 7 лет назад +7

    I'm from khatumo viva galmudug state ❤️

  • @FarhaanAliAbdi
    @FarhaanAliAbdi Месяц назад +1

    My dhiiga hesantan kama daalo inaa marwalbo soo boqdo inta ila jecel waa salamey ❤

  • @yumnamohammad5701
    @yumnamohammad5701 7 лет назад +44

    walalayaal sheekadii qabilada walajojiyay like isaara wixi iga dambeeyo aa socoto ee maxa kajiro 😂😂😂😂

  • @abdirisaqabdi1279
    @abdirisaqabdi1279 4 года назад +12

    4/ 8/ 2020 hadaa wali dawaneesi like iisaar HGdirinimada hawaarto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shahbaaz2756
    @shahbaaz2756 7 лет назад +64

    viva guriceel janaad

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 8 лет назад +78

    Viva my Abtiyaal dhulkeyga 2aad cid kaama xigto wallee inaad gubtihiin

  • @amalhassan8576
    @amalhassan8576 4 года назад +6

    Dadka xanuunsan Allaha caafiyo galmudugna allaha guuleeyo❤️

  • @dhiidhaa1007
    @dhiidhaa1007 8 лет назад +24

    reer galmudud heesa macaan baad leedihiin indyaal fanku waad u dhalateen

  • @nuur7842
    @nuur7842 8 лет назад +49

    viva ceelbuur

  • @bintusadiaabdi1321
    @bintusadiaabdi1321 4 года назад +1

    Galmudug ma dhahayo dad khaasa dagan waa meel Somali oo dhami dagan yihiin waana dad goba dadkaasi wlhi illahay ha xafido

  • @faadomonuur8668
    @faadomonuur8668 6 лет назад +15

    Culumaudiinka ayay ku caan tahay culumadu wa qabiilkeyga shiikhal waxana ka mid nahay galmudug ayaga ku fana waxna laqaybsana waligena ayaga nahay

  • @abdumussa5931
    @abdumussa5931 9 лет назад +1

    farxiya is best with soft sound i love your soft sound farxiya even i am not understand somaliska song grund of your soft sound i start listen somali song

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 8 лет назад +4

    amiin allow calankena uu jira viva galmudug......cadowgeda cagta hosteda inshallh

  • @hafsodahir2187
    @hafsodahir2187 8 лет назад +39

    viva hobyo n galkacyo 💋💋💋💋💘💘💘💘💋💘💋💘💋💋💘💘💋💋💘💋💘💋💘💋💘💋💘💋💘💋💘💋💋💘💋💘💋💘💋💘💘💘💋💘💋💋💘💘💋💘💘💋💋💘💘💋👌👌👌👍👌👍👍👌👍👌👍👍👌👍👌👍🙏🙏👈🙏👈👈👈🙏👈🙏👈🙏👈👈🙏👈🙏👈🙏👈🙏👈🙏👈🙏🙏💪

    • @user-bi3xd5pr8w
      @user-bi3xd5pr8w 7 лет назад

      Hafso Dahir 😍😍😘😗😗😗💙💙💗💗💞💖💟💟❣❤💋❤❤❤❤💋💋💋💋❤❤❤❤❤💋💋💋

    • @fartunmohamedmcn9210
      @fartunmohamedmcn9210 6 лет назад

      Hafso Dahir Hafsa Anaa Galmudug

    • @duceysanlone7968
      @duceysanlone7968 5 лет назад

      Mee too wlhi

  • @dhalboqortooyogm5252
    @dhalboqortooyogm5252 4 года назад +5

    Viva reer galmudug ❤️ HG ilaa white house ka mareykan ka baa magacooda lagu qoray, allow dhowr galmudug iyo HG na janadii geeey.

  • @nouhsheikhsaid5524
    @nouhsheikhsaid5524 5 лет назад +13

    Hadaan fiirsooyaa 2019 june 7
    Viva dadkii.liga beerow galmudug

  • @ayaanhasan4401
    @ayaanhasan4401 9 лет назад +4

    Hees Iyo Bar Wlhi Galmudug Statte Of Somalia Long Life Yakhe ❤❤❤

  • @casayr.9913
    @casayr.9913 4 года назад +3

    Galmudug wax walbay ku caan tahay allaaha barakeeye from puntland ♥️

  • @norayusuf132
    @norayusuf132 8 лет назад +22

    Wlhi wanba iska jecelhy galmudug iskaston waligey socod lekumarya

  • @mohamedibrahimabdi6985
    @mohamedibrahimabdi6985 2 года назад +4

    I love to visit in my loving country somalia 🇸🇴 who can give me direction from 🇰🇪 kenya respect 🙌 I salute 👏 🙏 nice intertainment keep going