Qof kasta wuxuu sameya lagu soo xasusta malin aaqiro mamadan iney ahlu quran ahed waxa umar qatiya wiilka sxb xiis tusay mamada aniga waxan xasustaa markan yaraa xafadena sh masajidka geyi jiray feynusta mar marna isogoo uwado masajidka feynusta ayan wadada isaga hor iman jirnay wan xasusta malinta aaqiro waxan marqati ka ahay sh qaas inuu masaajidka uqid men jiray
Masha Allah allahuma baarik guulayso maamo labada daarowdba wlhi waa hooyo ku dayasho mudan adna waad mahadsanty macalin Nada ❤❤❤❤
Masha allah ❤
Saaxiib wanagsan daacad ah allaah dartii isku jecelnahay allaah hanagu deeqo aamii n❤
Allahu Akbar Hooyo ad iyo ad uu wanagsan waye wlh
Cajiiiiiib