@@ikranabdullahi5536 Adan. Nin xaaskiisa amasneyn miyaa jiro OO ceynaayo kaaga sii darane Dad hor fadhiyo may waaye. In lais amaano waa xaq laisku leeyahay labada is qabto.
Sheekadaan runti 2013-ki melahasa maqlay markas ayan is dhihi jiray qof meel xun usocdo meel wanagsan laguma karo balo maxey hesaha ka doontay o sheikhan wanagsan dhalinyaraha ah uga tagtay lkn maanta ilaah ban dambi dhaaf weydisanaya qaladkuna aniga malihi ileen waa war la iso sheegay oo anigana iska aaminay somaliyeey beenta haliska daayo sheekh allah ku xafido farxiyo fiska neh Allah so hadeeyo walshen
Am sorry sheikh mohamed kenyawi aniga xitaa saas ayaa la idhehe even dad kale ayaan usheege anigoo leh allah hasoo hanuuniyo iyo kheyrka sheikh kenyaawi xaguu ka mare allah ayaan kugu dhaariyee shekow icafi
Mansha alah shiikh ala haku xafido reerkaga iyo awladaada ala haku barakeeyo way nasib badantahay mida ilahy adi sawjada kaaga dhigay mansha alah ala haku xafido WL farxiya fiskana ala haso hadeeyo amiin
intii. nabiga. jecel. Like. saara. walaal
Scw
Scw
Scw
cumar films scw scw scw scw scw scw
❤
Inta sheikh keenyawi jacel like igu qabta 👐👐
Kkkklkkkkkkk
intii nabiga jecel like saara
Wll igu awi subscribe igu awi
Masha Allah
wil shidan
Inta shiqena kenyawi jecel codkisa like izaara
aha anaajecel shekheyga heerhargaysoiw kadaayashiikha beenta
Like radise 😂😂😂
Jazakalallah kheyran sheikh kenyawi runtii waxaan jeclahay qof adiga oo kale ah yacni sida aad xaas kada aad u amaanto , ninka aqliga leh ayaa amaano xaaskisa iyo wanaageda Allow u siyaadi Allow aniga iyo in tii ilamida nasii sojwanagsa iyo sowjo wanaagsan wiil iyo gabarba Aamiin
Deka Ahmed masha allh wlashey mcn dhamaanteen rabi hana siiyo aad ayaa kuslamyaa wlshey mcn thanks... Mohmedyasin1@instagram keyga weye
Aamin aamin wa runtaa wll aniga bo wan jeclahay hadan gursado INA amano xaskeyga
Subxanalah maxaa been low sheegayaa sheikh kenyawe iyo farxiya fiska isma gursan
@@ikranabdullahi5536 Adan. Nin xaaskiisa amasneyn miyaa jiro OO ceynaayo kaaga sii darane Dad hor fadhiyo may waaye. In lais amaano waa xaq laisku leeyahay labada is qabto.
Deka Ahmed Ameen wlshy
Inta nabiga jecel like sar scw scw scw
Mansha Allah shekh kinyawi wan jacelahay maxadaroyinkisa wlhi inta ila midka ah iska garo imad igu tagertid Shekh Alle haku dhowro
Masha allh Allah sheekh kenyawi runtii waan jeclahay
Ilayn ban idinku dharshe sheekha ceebta ka daaya like
War somaliyey Culumada daya Alle ka baqa
Muna
Sheekha daaya
Somali ale ka baka muslimena iskadhaf
Walaalaha Khayrka Jecel Kusoo Biira Chanelka Faafinta Khayrka Ee Riyaadul Jannah Barakalahufiikum
Wanaag Qof Aad Tustaa Waxay la Mid tahay Adigo Sameeyey
Allahuajbar
wllhi said ban ula yabanahy ninkan san u hadlaya miyaaa culumo
Asc
allaahuma aaamin ilaahey ha u aqbalo ducadaada farxiya fiska
raxmada alle ayaa kawayn qadarta rabi wxan lagayabaa iney noqoto qofka janada noogu hor gasho inleen raxmada alle sooma goobi karneee waaana midka rog roga qalbiyada ilaahey qalbigeed halmar khairka wuu urogi karaa ee allah wxan kabaryeenaa inuu nagu sugo diinteena aakhiro iyo aduunyaba shiikhana allaha xafido asiga iyo familkiisaba aamin yarabi
Keyf Ladan l
أمين يارب
Waayahaa
😋🤣🤣🤣
Keyf Ladan
Sheekadaan runti 2013-ki melahasa maqlay markas ayan is dhihi jiray qof meel xun usocdo meel wanagsan laguma karo balo maxey hesaha ka doontay o sheikhan wanagsan dhalinyaraha ah uga tagtay lkn maanta ilaah ban dambi dhaaf weydisanaya qaladkuna aniga malihi ileen waa war la iso sheegay oo anigana iska aaminay somaliyeey beenta haliska daayo sheekh allah ku xafido farxiyo fiska neh Allah so hadeeyo walshen
Hhhhh anigana 2013 kiii baan maqley saan jeclahey waablan yappana
waar beenta sheekha kadaaya from hargaysa
waywaalatay soomaali
Xaqiqdu ka hadlay
Waakhalad waryaa
Hhhh wllhi wuu yabay sheqa hhh
Waxaan ilaah uga baryayaa inuu ilahay farxiyo fiska soo hanuuniyo iyo dhaman fananinta soamaliyeed aameen yaa rabbi
war sheikha yaa ka been abuurtay oo cuqubo ku dhacday wali ma maqal bisinka 😅😅😅
safiyo adan badal Mohamud like 10 ayan kaga dhigi 😀😀
Nin sheikh eh iney Ilmo udhashay wan maqlay .
Waa horaan maqlay dhoor sano kahor waaba yaabay.
Kkk wlhi wax lagu qoslo waaye lkn macquul weey noqon karta ineey gabar fanan ah guursato qof wadaad ah
safiyo adan badal Mohamud adiga malaha waaban kaa shakinaye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Shiikha Inta jecel Like Ii Saara
inta nebiga jecel like ha saaran kuwa leh naarta ka hoos mara
Sheikh allah ku xifdiyo
Inta ka Ben abuuuratayna
Allah cafiyo
069r9r696
wixi ilahay jecel like I sar
Soomaalideena qaar balaayo wye wacdale shiiq iyo fiskana ma isku dareen allow idin danbi dhaaaf sorry sheeq
Waa calaf waxn .Lkn Beenta ma fiicno
Manshaa Allah i met this shiekh yesterday.
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmmkk
Qadiijo max,mud cabdi barre hhh
somalidawabenalyal
inta zhiikha jecel like izara
war soomaalida been baa lagu saliday shiikha mxa benta loga sheegi illahay kacsbsada umada xaqa idin fahansiinsysa dulmiga ka daaya
sheikh alle haku xafido anbawan qale icafi
mnshalah shekh kenyawi ilaahay ha ka abaaalmariyo, ka daaya beenta sheekha oo ilaahay ka baqa
Allow ku barakee kuwa ceebaha ka sheege yana allah so hanuuniyoo
Am sorry sheikh mohamed kenyawi aniga xitaa saas ayaa la idhehe even dad kale ayaan usheege anigoo leh allah hasoo hanuuniyo iyo kheyrka sheikh kenyaawi xaguu ka mare allah ayaan kugu dhaariyee shekow icafi
walal ma ogtahy qadarta rabi iney ka wayntahy raxmadiisa
allaah qofka uu doono ayuu cadaaba qofka uu doonana wuu unaxriista oo janadiisa ayuu galiyaa ogow camal aad sameesatay jano laguma galo ee waxa lagu galaa naxriista alle hdba ma ogid adiga iyo farxiya fiska qofki hori galidoona janada alle..hdalkada wxuu u egyahy inad ula jeedo fiska iyo shiikh iney isku meel gali karin oo aad yaseesid fiska camalkeeda lkn allaah naxriistiisa ayaa wax walba kabalaaran oo hda ma ogid adi iyo fiska keeba alle unaxriisandoona blse quluubta alle ayaa dalacada oo qalbiyada rog roga mrka kaada ayuu rogi karaa kan fiska khairka ayuu uso rogi karaa mrkaasaa laga yabaa inaa saas kula dhimataan labadiinaba
ee marwalbo wxan rajeneynaa naxriista alle
Wax xubso koleyto wax badan ayadanan xubsanin ayad dameyseey xada ka dambe wax ba ba xashegin
Keyf Ladan 👌
@@keyfladan508 qof fcn ayaad tahay
subxnllh war culumada daaya soomaley alle alaga baqo
Inaalillaahi sheekha wuu qoslay markii uharaysay qosolkaasi waxaan uqaatay inuu sheekhu aad ogaxumaaday
سبحان الله لا حول ولا قوة إلا بالله
ألله أكبر
يا الشيخ محمد شكرا لك 😥😥😥😥
سبحان الله لاحول ولاقوةالا بالله الله اكبر ياالشيخ محمدشكرالك
Farixiyo. Fisika
سبحان الله والله اكبر ولا حول ولا قوة إلا بالله
Kuwan shiikha dislike saaraya ibliiskuu sheegayo miyaa shiikhu
Haa
Haa waa ibliis dhashiis
Inta Sh.kenyawi jecel like igu QabtaH
Inta ilatakersan sh. Kenyawi like isra blz
M.A Alle haku xafido shiikhoow
Meel walpo waad jogta
Aamiin
kafyan channel
aamiin
Salman Abdullahi
aammiin
Somalidu dhib bdna shiiqana maka been abuurteen Allaha ku xifdiyo Shiiqow ❤😌
Bismillaahi raxmaani raxiim oo aduunka sh saan Mali nabta qof caadiya ayaanba saas loo naban karine illaahay shartooda hanaga xijaabo Aamiin
Masha Allah culumanomada waxaa kuusii dheer xushmada Ada reerkaaga I hayso siyaado Allah nin geesi ah ayaa tahay Allah haku xafido
ALLAH hakuunaxariisto sheikhoow
Xumaan wad ku ogthy saa waba hesta wana is qawisa lkn adi hdad ku aragto xitaa kama shegi kartid masha allh alle haku xafido
ALAAHUMA SALI CALAA NABIYINAA MAXAMED AMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Sheikh xitaa dadkaan kama fakanaayo subhanallah 😣😣😒😒😓😓😓
Sheikh kenyawi Illahey hakuu dhowro qoyskaaga dhamaantodba Amen
Masha Allah sheiqh kenyawi Allah ha kuxifdiyo
Ma shaa Allah Abdiweli horey uso qeyrka aad noo soo gubdisey ...jazakallah khyr ya sheikh
Masha Allah sheekh maxamed kinyawi waan Ku salaamay alle dartiisa ayaan kugu jeclahay walaalkeyga qaaliga ahaa danbiga waalidkaaga iyo adiga Allah dhaafo insha alllaah
Masha alh wlh sheikh kenyaawi runtu shegay ilhy qayr hasiiyo
Subxaanalaah somalidu wey waalatay ilaahay kabaqa sheekhyadii bey naraysaa in laga been abuurto .sheekh ilahay haku xafido adiga iyo reerkaaga
Mashallah Sheekhoow Allah ha ku daayo 🙏🏽💯
Inta nabiga jecel scw like isaara
Mansha allah wllhi waa xanuun marka waxaadan ahayn lagu zaaro
MashaAllah Shiiq hal Naag ku eg lama sheekin lakin adiga waad ka fiican tahay kuwa kale
Allaha ku Xafido shiiq kenyawi
Masha Allah allaha kuxifdiyo shiiiQ
Asc
Asc
Mansha alah shiikh ala haku xafido reerkaga iyo awladaada ala haku barakeeyo way nasib badantahay mida ilahy adi sawjada kaaga dhigay mansha alah ala haku xafido WL farxiya fiskana ala haso hadeeyo amiin
Allaah ha kuxifdiyo sheekh kiniyaawi Allaah ha kubarakeyo dadka wangsan waa la imtixamaa
Allow noo barakee sheekh kiiniyaawi. Aamin Aamin
“Walaashey” Farxiyo Fiski
Sheikh Allaha ku sharfo gabadhaasna Allaha soo hadeeyo
Masha allah illahay haku barakeyo shekhunaa
Sheekh Somaliadu waa suntii maska specially kuwa social media Allah sharkoda hana dhafiyo Allah wanaaga hana waafajiyo amiin🤲
Hooda36.somalilander adiguna maxaa tahay. Wili mA is weydiisay?
Yaaaaab wlhi dadkaaan dadka la dawa dhigay Allaha so hanuniyo
Aaamiiin
Masha alh tabarakallah sheikh Allah kuxafido
Sheekh alaha ku xafido aduun iyo aaqiroba ilaahow aamiin yaarabi
Aakhiraa Warjiraa Alle hayna
Hadeeyo aamiin
mn sha allha shiiq
Masha Allah Allaha ku xafido shekhena
Inta rusulka jeccel like
Ma shallah بارك الله فيك
hilahyaw nacafi oo dabigayaga dhaaf shiikh maxamed ibrahin kinyawi lakin sidani waa fadexo ulakacah ax ialahay ba waxmamula arimaha ilahay hakuxafido shiikh kinyawi wanu kujecelnahay dabigaga hadhafo anaga iyo wixi islama amin amin
Dadka culumada doontay miyay ina daynayan inaga
msha allah sheikh xaaskda iyo ilmahaaga allaha kuu dhowro adigane allha idin xfdo
Sh kenyawi waa shiiq wanagsn waan jeclhy been abuurka ka dhaafa culimada somaliyed
subxana llah masheqyadi ba lo dhacay
❣⚘🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍🐅🐅🐅🐅
Shiikha masar baan wada joognay masha allah waaruntiis mudo isma arkin shiikha
Inta farxiyo fiska taagerto like ii saar
Allaha u deesto sheikha qoyskiisa
Sheikh❤❤❤❤
Waayaha
Masha Allah sheikh kenyawi ilhy haku barakeeyo
sheekh alleh ha Ku xafido adiga iyo xaruuntada iyo marwadad keep going
mansha allah ilahay ha ku xiftiyo sheekh
AAAMIIIN aaaamiiin ilaahay awlaada haynoo xafido
Asc
Shekha Allah habarakeeyo
Farhiya fiskana Allah hasoo hanuuniyo
Amiin inzha allh iyada iyo Kuwii lamida🙏🏻👐🏻
amiin amiin amiin ayaa Rabbi
Yaab shikha yaa kabeen aburtay alh kacabsada oo xurmeya culimada
Subxaanallah war culimada ceebta halga daayo kuwa ka been abuuray sheekh narta Alle Hagaliyo
Sheikhi dan ma been laguaburty
Innalillah, anakaneh inte jogna
Sheko srry illhy dartisa aa kujeclhy 😍😍
subxanalaah culimada xafidu quranka ah beenta ka daaya yuuna carabku Han qalaalka idinkaga dhagin sheekh ilaahay ha ku xifdiyo adiga iyo caruurtaada iyo xaaskaaga mashalaah gabdhana ducada alaha u aqbalo ilahay haka dhigo macalimad quraanka barto dumarka
Akubad
waa aakhiru zaman walahi ilaahaw na astur sheekhaasna soomaali muu ka amaan waayay subxaanalah
Allahu Akbar ducadaas Allah u aqblo farxiya fiska sheik na daayaa dulmigiina kala fogaada dadka ilaahey daahirey bu kamidyahy inshallahu
Ma sha allah sheikh kinyawi
masha allh allha ku xafido shekh
Masha Allah alle haku xafido
Masha allah abtii mcnee allaha kuxifdiyoo qofkii benkashegaynaa allaha kaga abalgudoo
shiekh kenyawi kuwaa xumandaa faafiyo iyo fasqiiq waa shaydiin iyo iblas
😭😭😭😭😭😢😢😢
Jazaka Allah yaa sheikh ilahaw soo hadee intii dhunsan
Mash aallaah sheik illaahay adiga iyo reerkagag illahaay xibihiina xifdi adaag ha galiiyo
Shiikha kal io laab Uqoslay soomaliyey shiikhyada dhaaafa o0 beenta iska daayah aniga waligeg sidaas ku maqlay
Masha allh alle hku xifdiyo owladaha iyo xajiyadada alle ha ka qabto xasiidka
Subxana allah 🤣🤣😅😅
allah barakeyio sheekh kenyawi runtii aad baan u jeclhy
Inta sheekh keen yaawi ila jec lek saar
Allaha ha inoo danbi dhafo
(إن الشّيطان لكم عدو )
Been abuurka Hala iska daayo SOMALI MOHAMMED
فتخدوه عدوا
فتخدوه عدوا
M.a allah ha ika barakeeyo insha allah sh ❤
Shiikh kenyawi iyo shiikh mustafa iyo shiikh siciid raage iyo culumdeena oo dhan illahay dambigooda ha dhaafo anagana sidoo kale
Mashllah sheikh kenyawi ilahay ha xafido dadkas wa ka been aburten ilahay ha xafido ad ban ujeclhy
Sheeq keeyawi ilahay hakuxafido adiga iyo anigaba
Masha alh sheka wa gob walshey bu leyahay wa qof wanagsan
Mash allah shiq kinyawi ilahey hakubarakeyo adiga iyo familkada ilahey dartis ayan kujeclahay
Subxanallha illhay hasoohadeeyo kuwan culimada kumashquuly illhy hakuxidiyo akhero iyo aduunba shekh kinyawi